Wixii aan ka digeynay habeen & Maalin ma dhaceen mise? Aroosyada & Xafladaha iska fadhiya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 дек 2024

Комментарии • 112

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  12 часов назад +10

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @AbunawafAljabarty
      @AbunawafAljabarty 3 часа назад

      NATIIJADA
      "LOOMA JOOJINAAYO" WAA SIDAA ARAGTAAN.
      MISE MAQAASHAAN
      DALKA SOMALIA 🇸🇴 ALLAH BAA UMAQAN.

  • @Remember1977
    @Remember1977 10 часов назад +14

    Puntland waa dad caqli badan Masha Allah, waana u hambalyeenayaa. Guul iyo gobanimo. Cidii xamar wax ka sugtaa way waalan tahay.

  • @lulm6983
    @lulm6983 6 часов назад +4

    Dulmi diid, waa sax hadalkaagu, Dowlad cadaalad ah illahey ha inoo keeno inshallah.

  • @Yaaku-r9w
    @Yaaku-r9w 10 часов назад +6

    Bismilaah waa dalka ka quusta hadalkaas,
    Subxaanallaah yaa rabul Carshil kariim wa rabul waaxidul axad,
    Dal soomaaliyeed waxaa loo fududeeyay gumeystayaasha dalka in loo kala goo gooyo,
    Illaahoow na caawi rabiyoow jashiliin aan wax fahmeynin ayaa na haysatee.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 11 часов назад +7

    Wallaahi shiikh dulmidiidaw waxaa kadaran tan soo socota waayo wadanka waxa kataliya dad soo shaqatagay

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education 9 часов назад +6

    Wllhi maherad an lahaa baa iga xirmatay marki lacagta la diiday. Sababto meherada waxa lagu gadijiray sambuuska iyo hambeegarka waxana gata caruurta caruurtana malaheen sahal Lkn haddi lacagtu timaado inshallah dib ban u furan

  • @aasuf119
    @aasuf119 11 часов назад +7

    Shaqadooda dhan waa xaflad heeso iyo dad isku dir dagaalo ah dadkii la baabi’naayo is dhac dhul boob xaraash canshuur laga qaado ummad bahan oo waxba haysan ummadas allaah u maqan u duceeya in allaah soo hanuunsho lacagaha caawinaada nala siiyo meel kale ay ku bixinayaan

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 9 часов назад +3

    Shiikh lacag mahaysano
    Marka dani inuu lacag noo sameeyo waan rabnaah

  • @ruun9679
    @ruun9679 7 часов назад +2

    Ar daniyow ilaahay afka kuma gooyo Mantaa aya waxa ku riyoon jiray sameysay. Masha Allah bari nah wan goosanay aya ka sugayaa. Ader nooloow daniyow. Dulmi diid mahadsanid

  • @Nasir-s3n
    @Nasir-s3n 9 часов назад +2

    Scw sheiqow xafladahaan aye joogan waxay ku leeyihiin sheerar marka waain ay xayeysiin u sameeyaan Measham rag dowladnimo wax ka og mahan

  • @Umuyahya6866
    @Umuyahya6866 12 часов назад +7

    نسأل الله الفرج العا جل من شعبان. 😢

    • @DauudHasan
      @DauudHasan 9 часов назад +1

      نسأل الله الفرج العاجل لشعبنا

  • @dahabm499
    @dahabm499 11 часов назад +3

    يا شيخ دلمديد الله يحفظك ويرعاك
    Wallahay meeshaan kuyaabay baan fadhiyaa Tusaalaha Aad sooqadatayna waa sax
    نسأل الله السلامة والعافية.

  • @abdullahibihi1044
    @abdullahibihi1044 9 часов назад +2

    Dani maanta talaabo fiican ayuu qaadey ha guuleeysto.

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 10 часов назад +1

    Ilaaahy hakubarkeeyo. Shiiikh

  • @seed3966
    @seed3966 27 минут назад +1

    Asc 🫵🫵🫵. sheikhow deney waa runtii ee dowlad majirto jeclow ama diid ✅✅✅

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 10 часов назад +2

    Falanqayn qiimabadan ❤❤

  • @abdullahibihi1044
    @abdullahibihi1044 9 часов назад +1

    Asc sheikh maanta ayaa cadeysay in aad dhinac tahay oo reereysan tahay, barasho wacan .

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 10 часов назад +3

    Sh somaligii meeshii uu ku dhintay gebiba waa PL marka hadalkan waa iska rag iska celi

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 10 часов назад +1

      Cuqdad puntulaan udhimo ciilan baatahay

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 8 часов назад +1

    Wcs shiiq dulmi dìid
    Somali hadan nahay malihin shacab uhogansan inay runta ushegaan ku mudaharadan dowlad ku shegan tuugada ah gur gurte waligiis moryaan ahaa

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 11 часов назад +4

    Waxa joogo ninkan garan Waxa so socda ma garto.
    Runti Waxa naga lumay yarti kalsonida iyo heykalka dawladnimo aheyd ee farmajo ka aregney. 😭😭😭😭😭😭😭

  • @seed3966
    @seed3966 29 минут назад +1

    Asc ✅✅✅. anigu waan soo dhoweynayaa puntland lacak iney sameysato waayo ubd mar haday somali kala didisey oo wax sharci ah uusan jirin iyo dowlad midna 🌎🌎🌎

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 4 часа назад

    Walaale Xasane 100 Jeerbuu Duulaye Hadana wax kuu ka Soo sheegaye majirto ama uu sooqabtaye majirto Lacagbuu samaynkaraye marka Puntlande waa Sax santahaye waana ugu Hanbalyayenayaa

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 2 часа назад

    Xamara dowlad kamjirto,waxaan uu rajeena puntland guul iyo guminmo

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 11 часов назад

    🥺 🥺 🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 2 часа назад

    Xamara dowlad malaha,waxaan uu rajeena puntland guul iyo guminimo

  • @foxtrotmc.
    @foxtrotmc. 10 часов назад +4

    Oo dulmi diidow Shaki maa kaaga jira in somali aysan wax lacag ah laheyn oo xitaa dalalka deriska aqoon saneyn ee hadii somaliland iyo puntland sii sameystaan lacag u gaar ah maxaa ku jaban mise mamulka moryaanta Mogadishu ee guryihii umada barakicinaayo ayaa laga sugaa lacag dal uu leeyahay 😂
    Dulmi diid wax badan ayaa kuu dhiman

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 8 часов назад +1

    Walee maxeey maamul goboleeyd yada riyo kunool yihiin muxuu yiray dawlada buudlaan waa iney heshaa lacag ugaar ah soomaali waa wax loogu talagalay kala qeeyb sanaanta balse waa lagu soo socdaa ma'oga

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 9 часов назад +1

    PUNTLAND WAAN KU AMAANAYAA FIKIRKEEDA WANAAGSAN EE CONFEDARATION INAY QAADATO WAAYO ISKU DAYGA XASAN DHIIQO WAAN ARAGNAA KUWO KASII XUN AYAANA XUKUNKA QABSAN KARA.

  • @User-s8x2d
    @User-s8x2d 10 часов назад

    Subxaana Allah Somali alha u gargaaro yaarabi noo gargaar.

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 10 часов назад +1

    Dulmi diid anaga somalia lacag ma heysano waxaa lacag inoo ah doolarka marka ha sameystaan cidii lacag sameyneyso waxbuu qabtaan dhihi karnaa

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 10 часов назад +2

    Deni good job 🔥🇺🇿 👀 💪🏽

  • @RaA-l6e
    @RaA-l6e 9 часов назад

    Puntland anigaa jooga waa looga baahanyahey lacag sailing soomaali ah dolar baa la isticmaalaa sadaqadii waa yaraatey sababtoo ah lacag soomaali ah kama jirto dowladii dhexe lacag waa samey weydey

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 5 часов назад

    Asc sheikho madaxdena waa kuleyguda waa qayrul masul waaye wax ilahey ka cabsaney majirto waa dadkan wadankena waay gateen xabashiida manta farxad ayee la dhimanayan turkiiga wuxu garab istasgey xabshiida taasi waa mid lasuugey

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 9 часов назад

    Xassan shiiq ayaa ku fiican soomaali

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 4 часа назад

    Puntlande waa sax waayo Dowlade majirto oo mooryaane gaajaysane waad aragtaa hooyooyinka iyo Saqiirada ooyaya oo labarakicinayo Uguyaraane 3000 kabadane buubarakiciyaye walaale puntlande waa dad dadaalaya

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 10 часов назад

    Mnsha allah puntland waa ku saxanyihiin inay tashataan, ilaa somali wanaagsan ay dib dawlad u dhisanayso,tan hada jirto dawlad ma ahan

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 10 часов назад

    Villa soomaaliya waxaa caado ka noqotay in qof ku mashquula burburinta wax umada u dhisan oo aan qaban shaqo saxa sida lacag iyo waxyaabaha muhiimka u ah dalka iyo dowladnimada.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 12 часов назад +1

    Allaa maxa laga digay war xasanow kadaa dad hakala eryine ee dastuurka kuso laabo dee waakas puntland tashatay

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 10 часов назад +1

    Punt land Somalia way ka goaday lakin ma cadeesaneso!
    Jahil walan
    Gul Somali wayn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @IbrahimAfrican
    @IbrahimAfrican 10 часов назад +1

    Inta waxaa loo safaraa kaliya. In lacag. Ladoonto. Mayane hda nahay. Somali madax noo maqan majirto

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 10 часов назад +1

    Waxwalba oo nagu Dhaca hadan somali nahay waxaa masuul ka ah barlamanka fadhiidka ah dastuurka qabyada ah aan dhamaystirayn xagee lagu arkay madaxwayne ituu iska baxo heshiisyo khatar ah la soo saxiixanaya wadan cadawad inag dhaxaysa oo aan barlaman lahor keneyn inta aan heshiiska la gaarin oo dadkii aan waxba laga dhadhacsiinayn dalkaan ilaah ayaa u maqan waa maxaad dhici kartaa inta aad meesha haysataan wax ay is dhaamaan dawladahii somaray wadankaa burburkii kadib malahan

  • @qassimyusuf9694
    @qassimyusuf9694 11 часов назад +1

    dani wasiduurab in somaliya babado Lakiin mamulka ilahaybale

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 9 часов назад

    Buntland markii horba lacag ugooni ah ayey madxdooyadooda lagu sameyn jiray waqtigii cabdiwali ayey jirtay iska wada shaqadiin.....faderaalqabiil wixii laga dhexlo halaga helo...maamulgoboleyd ka hadalaayo bada la bixinaayo ma aragteen.....allow siyaasi danley ah na dhaafi

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 10 часов назад +1

    Dowladii xaflado iyo aroos bay taagan yihiin ilmihiina dayacme in loo soo digo un bay sugayaan😅😅😅

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 10 часов назад

    Waxaan xasuustaa doorashadii madaxweynaha 2022dii inuu yiri Dani waxaan soo saaraa lacag haday Somali idoorato

  • @لميسعلي-غ5د
    @لميسعلي-غ5د 11 часов назад +1

    ابوس ايدك بس صعدوا تعليقي خل يشوفه الناس والله تمر ايامنا وليالينا واحنا لانملك شي اين القلوب الراحمه ضااااق حالنا ووضاااااق بنا الحال والله ما كتبت هذا الكلام الا من الضيق وقسوت الضروف يِآ نآس يِآآمٌـٍة مٌحًمٌد صِآرتٍ قلّوبگٍمٌ بلّآ رحًمٌهً ولّآشفُقهً ولّآ آنسآنيِهً گٍمٌ شگٍيِتٍ وگٍمٌ بگٍيِتٍ گٍمٌ نآديِتٍ وگٍمٌ نآشدتٍ ولّگٍن لّآ حًيِآٍة لّمٌن تٍنآديِ هًلّ يِرضيِگٍمٌ آن آخوآنيِ يِبگٍون ويِمٌوتٍون مٌن آلّجُوع وآنتٍمٌ مٌوجُودون يِعلّمٌ آلّلّهً آلّعلّيِ آلّعظَيِمٌ آننآ لّآ نمٌلّگٍ حًتٍى قيِمٌـٍة گٍيِلّو دقيِق آبيِ مٌتٍوفُيِ ﻭﺃﺧﻮﺍﻧﻲ ﺻﻐﺎﺭ ﻟﻴﺲ ﻟﻨﺎ ﺃﺣﺪ ﺃﻗﺴﻢ ﺑﺎﻟﻠﻪ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ ﺃﻧﻬﻢ ﻧﺎﻣﻮﺍ ﺃﻣﺲ ﺟﻮﻋﺎﻧﻴﻦ ﻭﻫﻢ ﻳﺒﻜﻮﻥ من الالم والولايات ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﻫﻞ ﻳﺮﺿﻴﻜﻢ ﺃﻧﻨﺎ ﻣﻦ ﺃﻣﺲ ﻟﺤﺪ ﺍﻵﻥ ﺑﺪﻭﻥ ﺃﻛﻞ ﻳﺎﺃﺧﻮﺓ الأسلام يافاعلين الخير انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيتنا ايجار الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد يطردنا من البيت للشارع لانناماقدرناندفعله الأجار وما يروح الئ بعدما نبكي ورجعوتكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع واذا دفعنا له حلف يمين بالله بيخرجنا إلى الشارع بدون رحمه واحنا.مشردين من بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سغار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا يقف جاانبنا في هذه الظروف القاسيه ومامعي اخوان كباره يقفوا معنا في هذا الظروف اخوتي سغار ولكن انا بنت لااستطيع ان اشتغل اقسم بلله ان اخواني خرجوا على للشارع وشافو وشافو الجيران ياكلو راوقفو وقفوا عند بابهم لجل يعطوهم ولوخبزه يسد بها جوعهم والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلقو الباب وطردوهم ورجعویبکوایموتومن الجوع والله ما نجد لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في كيلوا دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير فيا اخي انت رجال إذاشفت اسرتك جاوعين المستحيل من اجل تامن لهم الأكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي أب مثلك واخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع أنا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلاعمدوبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق ومن قسوت الضروف والحال الذي احنافيه وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﺍﻟﻲ ﻋﻨﺪﻩ ﺍﻟﻘﺪﺭﻩ ﻋﻠﻰ ﻣﺴﺎﻋﺪﺗﻨﺎ لايتاخر علينا لحظه هاذا رقمي واتساب 00967717018744الذي يقدر يساعدنا يراسلني على الواتساب نرسله ألاسم الكامل يحولنا بقدر استطاعته جزاكم الله خيرتــــــــــــــ الجزاء

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 5 часов назад

    Waa Ganacsato ,ee ma ahan dad u Adeegaya Danta guud shacabka >>>>:public Services .

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education 9 часов назад

    Guul madaxweyne

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 10 часов назад +1

    Ay ay dhalay baa thy maxa madaxda kaa galay koofiga dhig

  • @abdirisaqabdulahi6194
    @abdirisaqabdulahi6194 8 часов назад

    protocolka maba dhigaayo in ay is ku meel joogaan madaxda dowlada oo dhan hadii la qarxiyo kulina waa la laayneeyaa marka dad ku marka aysan faham saneyn sida wax loo wado qatartaas ayeey dadka iyo dalkaba gelinaayaan

  • @FartunK
    @FartunK 8 часов назад

    dowlad gobaleed yada iyo waxa dowlada dhexe maamulo dalkii waaku ciyaareen dad aqoon Leh ma aha

  • @faisalabdiali2073
    @faisalabdiali2073 10 часов назад +2

    Ninkaan waa waashay ilaah haa dhaafiyo umada Dani iyo Axmed Madoowe

    • @YasinSuuleey
      @YasinSuuleey 4 часа назад

      Kula fidmo xassan allaha na dhaafiyo mandhargaha

    • @muktara.9989
      @muktara.9989 4 часа назад

      Ilahay hadhaafiyo kan hooyada maskiinta Cagafta ladultaagane Dani iyo Axmad dadkoodaa jecele 🏅👑🇸🇱💯💙🤍💚

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 4 часа назад

    Sheekhow lacagtaa aad baa loogu baahan yahay ,dadkii waayeelka ahaa illintii baa ka dhamaatay si mobilka lacag loogadiro ama sticmaalkiisaba mayaqaanaan,lacag bay u baahanyihiin .iyaga oo doollar qaraabadu u soo dirto ayay kagaajaysanyihiin
    .

  • @MaryamCarafat
    @MaryamCarafat 11 часов назад +4

    Kkkkkkkk allow burcada naga qabo dhulkiibuu iibinayaa markaasuu dadka ku mashquulinayaa lacagbaan samaysanaynaa wixii aad Qatar karto qabo buuraha ha fuuline

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 10 часов назад +1

      Dhulka xasan dalxaraashe baa iibsha

  • @Cabdimaalikshariif
    @Cabdimaalikshariif 9 часов назад

    Si aan loogu mashquulin arimaha itobiya bada loogu siiyey ayuu u sameeyey xasan shiiq saa ma u ogtihiin

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 9 часов назад

    Sheekhow madaxdeen ma yaqaanaan wax la yiraahdo maamul dawoladeed

  • @moallim1000
    @moallim1000 7 часов назад

    Kulli waa Xaaraan Cunayaal.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 10 часов назад

    War Ka tashada Xamar
    Dawlad ma joogte

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 11 часов назад +2

    Kkkkkkkkkkk Allahayow dalkeena qaainul wadaniyiinta baabi'iyey naga qabo.

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 2 часа назад

    Somaliland goormay samaysatay lacag gaar u ah 😮 al most 20 years ayaa Lagu siqayaa buntiland imika Balse waan so dhawaynaynaa

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 9 часов назад

    Malindhow waxaad arkidoontaan iyagoo Caloolay xafladeeda xargaha kajarin oo caloolay Saf ugu jira 🤩🤣😂

  • @shwomp3368
    @shwomp3368 10 часов назад

    Waxa ogu wacaan waa shaqo la anta. Masha waxee ufadiiyan waa musharkoda iyo bililiqada lacaaga adunka kano. Subixii waxa xafiisada furaan 9 subaxnimo waxan xiiran 12 :00. Shaqo qaranka ee u hayaan malah

  • @Maher_somali
    @Maher_somali 11 часов назад

    walaahi aad baan uga xunnahay waxa dhaha shacbiga maqlaya

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 4 часа назад

    Dsni Guulayso waa tiigsi iyo wax qabade waa ku garabtaaganahaye ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤💙🤍💚🧑‍🤝‍🧑👭👭👫👫👭💑👨‍❤️‍💋‍👨👨‍❤️‍💋‍👨👨‍❤️‍💋‍👨👩‍❤️‍💋‍👨👩‍❤️‍💋‍👨👩‍❤️‍💋‍👨👨‍👩‍👦🧑‍🤝‍🧑🧑‍🤝‍🧑🧑‍🤝‍🧑👭👭👫👫👬👫🤡👹

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 10 часов назад +1

    Soomaaliya qabiil bay noqotay oo dawlad ma jirto

  • @abdiqanihassanelmi2362
    @abdiqanihassanelmi2362 9 часов назад

    Lacataasi xageey ka soocdoona

  • @aanahmed1023
    @aanahmed1023 7 часов назад

    Somalia kagees iyo kagees dadka xilalka uhaya waa wada dad cilaaj ubaahan waana nasiib daro dalkeena qawsaaro siyaasiyiin ah ayaa iska haysta

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 7 часов назад

    Wan soodhweyn lcgta cusub Ee puntiand yeelan doonto
    Wxn leeyahey Guul iyo gobanimo puntiand Waa dowlad ka facweyn mida muqdisho ilaa bur burkii mana ahaa mamulada yar yar ee cashuurta muqdisho afka logu guroo damal jidid bood ama ha boodin waxba kama duwana Bisad yar oo meelahas ka yoowle 😂

  • @FadxiFadxi-t4e
    @FadxiFadxi-t4e 11 часов назад +1

    Sheeqow adiga iyo dadka kulamidka ah howshiina keliya haka dhiginina hadal ee intaad is aruurisaan oo isla hadashaan aas aasa dad hogaamiya, S Y L 2 oo qarashakane guubaabada cidkaataa idinkuso raaceysa

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 3 часа назад

    Dulmiidoowe Qof wax samaynaya iyo Qof wax Burburinaya hasimini kowe

  • @moallim1000
    @moallim1000 7 часов назад

    Dani waa soo wareeray miyaa. Abu Dhabi ma qancin waysay .?

  • @abdulrahmanbaarebaare5902
    @abdulrahmanbaarebaare5902 11 часов назад

    Aslm Nin abkhari ayaa yiri Xassan sheikh waa nin Somali inuu utaliyo istaahisho khabyaaladii oo madax ah

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 9 часов назад

    Waa wada juhalo waxa madaxda u eh Somalia 🇸🇴 mid mid dhma mala ha waa wada copy iyo ku xu mees uun

  • @khadijosalad5781
    @khadijosalad5781 7 часов назад

    Saciid Dowlad soomaali ma arko dadka reer puntland nolol ayey u baahanyahey

  • @maryamokeyton9176
    @maryamokeyton9176 8 часов назад

    Maadigaa dhiiba ticket ay ku baxaan?adigu is xisaabi ninkow khabiilkaad wado jooji

  • @NimoAden-t8i
    @NimoAden-t8i 9 часов назад

    Soomaaliland laakiin waa dawlad taas ogow maaha maamul goboleed haday Lacag samaysatay iyo hadii kale hawl kuu taalla maaha

  • @hodanmohamud4288
    @hodanmohamud4288 7 часов назад

    Wallee wixii nooli waa arki doonaan maamul gobolladaan tirada badan oo mid walba iskii loo ictiraafey macquul ma ahan 35 sano kadib saan inaan sii ahaano dadkeena iyo madax deenana meeshii aqligu geli lahaa hawaa ka buuxda sorry 😢

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 2 часа назад

    Jumhuuriyada puntland, jumhuuriyada somaliland jumhuuriyada jubaland jumhuuriyada G/mudug jumhuuriyada H/shabeele jumhuuriyada K/ galbeed. Jumhuuriyada Banadirland jumhuuriyada khaatumo iyo kuwo kale oo badan oo soo socda, waxaan maqlijirey ilaahey idin kala jar jar

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 11 часов назад

    😅😅😅😅😅😅 pudlaan waataa soomaliand raaaacday😮😮😮😮

  • @ubah-tb5wl
    @ubah-tb5wl 7 часов назад

    "let them eat cake"

  • @abdiomar6406
    @abdiomar6406 10 часов назад

    Xasan somali haday kabadbado naseb yay ledahay somaliya umashaqeyo xasan bal eeg shisheyaha markuu arko wuu sujudaa somalidana wixu yedhadaa luujuujimayo

  • @jacobxj387
    @jacobxj387 4 часа назад

    Saciid Dani mucarad baan kuaha lakin hadha waxan uqire in siyasi weyn u yahy

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 4 часа назад

    Waa goosanayna ku xigsii 2025 hadalkaasaan gartaa

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 10 часов назад

    Dulmidiidow imisa yaa muqdisho loo xayirnaani hadaan dadka villa soomaaliya joogaa aaneyba dhaafeyn 4 sano oo laysla meereysto iyo kudadaalid sidii loo soo noqon lahaa oonan dawladnimada federaalku dhaafeyn magaalada muqdisho saw puntiland daw uma laha in ay katashato ooy dadkeeda dantooda kashaqeeyso lacag sameysasho yaad la yaabantahaye hadaan raga federalka fadhiyaa garosho bixin dawladnimadana umada sorry oo dhan gaarsiin in dawladnimada lalaleeyahay garowsan taladana dhexda soo dhigin waxaa ku xigta in ay kudhawaaqdo in ay dswladnimo ku dhawaaqdo oo sidii soomaaliland goosasho ugu dhawaaqdo markaasna ay tusbax furtey noqoto maxaa yeelay buntiland falaaganimada ay bolowdo waa looga daydaaye yaa yiraahda war hooy talada dhexda haladhigo

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 11 часов назад

    Sheekhow kuwan waa tuugo calooshood usha,qeystayaal ah oo somaliya utashatsy Dan somaliya aa wadin marka aa khiro latago ayee ogaandonaan xaqiiqada

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 12 часов назад

    wadanku wuu dayacanyahay soomali way iskaqan weyday xasane

  • @IsmailhaniyaHalane
    @IsmailhaniyaHalane Час назад

    Nin rol model uyahy dani maxow culumo ka dheegay oo laga dhageysan dani oo midnimada umada soomaliyed diidan oo qaran dumis ah

  • @mahamedomar3474
    @mahamedomar3474 5 часов назад

    Tuugada xamar taagan yaa mustaqbal ka sugayay dhiso dabaqyo tuugadii xamar osbaaro ku dhaqantay dawlad lama fahansiiyo karo Banaadir halaga tago somaliyeed 100 sano jiilashii tage sxb

  • @ugasoelmi2138
    @ugasoelmi2138 11 часов назад

    Kow toodiibaaba kajartee adeerow maad kajoogtid

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 11 часов назад

    Sheekhow adduunyi waa laba beri oo maxaa laga qaadaa , annaga haddaan nahay madaxda annaga iyo caruurteenna waan raaxeysaneeyna lol .

  • @axmedcisman7524
    @axmedcisman7524 5 часов назад

    Budlan.waa.dowla.weyna.awodaa.
    Wax.walbo.sameysato.dowlad.dhaxe.ma.jirto.xsn.shk.weydii

  • @yuusufcabdiraman4808
    @yuusufcabdiraman4808 8 часов назад

    maxaa ka quseeya putland
    xasan munafaq
    uma jojinaysee
    halkaa ka bax

  • @billadhaji
    @billadhaji 4 часа назад

    Sheekhoow adiga sideey kaa noqotay maxaad kasugeeysaa meesha madaxweynehii dhamaa ee wadankanka Masaakiinta jingadahoodi fuqsanayo oo waliba uu leeyahay waxbo kamagalin hooyada soomaaliyeed waxbo kamagalin waxa aan dhisanayo xageey dowladi taalaa dani iyo maamul gobaleedyada mid walbo gobolkiisa ha dhisto oo dadkiisa ha u daneeyo 😂😂😂 haduuba kari karo sax????

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 11 часов назад

    Sangub nabada kaladirira gabay dagal siwalbu kuiman kara xaq hadu sogalo midkin hoos wax ueegin ilah inuu kugu naxarisanayo qeer kunoqon karaa

  • @sahrasaid-i1d
    @sahrasaid-i1d 9 часов назад

    Waxay ila tahay in aad ever tahay oo filter kii ka lumay aad ku Kala saari lahayd meeshii Somalia la iran jirey maanta dowlad ma ka jirta meesha waa wadaa madaxweynayaal mamulgoboleedna xasan xamar ayuu madaxweyne ka yahay Deni dhulka ka balaaran Kan xasan joogo ayuu madaxweyne ka yahay no more Somalia wax la dhaho taas hadda garanweyday oo iska dhigay wadani aad sii jilayso adiga ku taal Axmed madoobe waa madaxweynahaa jubaland ku farax ama ka nax puntland dowlad goniyaa ayey tahay

  • @abdulrahmanbaarebaare5902
    @abdulrahmanbaarebaare5902 11 часов назад

    Aslm Nin abkhari ayaa yiri Xassan sheikh waa nin Somali inuu utaliyo istaahisho khabyaaladii oo madax ah

  • @moallim1000
    @moallim1000 7 часов назад

    Dani waa soo wareeray miyaa. Abu Dhabi ma qancin waysay .?