Bandhigga VOA: Gabdhaha da'da yar ee loo guuriyo maleeshiyada Al-Shabaab | VOA Somali
HTML-код
- Опубликовано: 14 ноя 2024
- Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay culeysada bulsho iyo sharci ee ka dhasha gabdhaha da'da yar ee loo guuriyo maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaasi oo dhawaan la soo taagey maxkamadda milatariga ee dowlada Soomaaliya. Gabdhahan oo qaarkood aan gaarin da'da qaangaarka ayey maxkamadu ku wareejisey hay’ado caawiya.
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Idaacada yahuuda
Aaamu candhooy 😂😂
Da'yarta in laguursado shareecada qabto
Xog xasaasi
Okay xuquqda dumarka marka America laga hela miya
10sana kale aan sugno inta Yuhuud ay ka qabsaneysa Somalia 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Gabdhaha Ninka gursada Badan kooda sharaamid hadii dhamaan la wada dilo arinta waa joogsan lahayd in loo so diro Galmufug😂😂😂😂😂😂😂😂
Idaacada kufaarta
Idaacada yahuuda ee ushaqeysa gaalada gabar ninkeda usocoto maxa lagarabaa alshababta waa muslimiin mujahidiin ah kuwan kalena waa murtadiin Murrad shuute iyo guur guurte waa tuugo wax bana kama qadayaan
Shabab waa yahuud😂
Hhh waa laydin fahmy yuhuuud yuhuud dhashay ku wa qaza la gumaadayo maad ka hadshaasn tuugo
Dal sabool ah ,dadkisana jaahilnimo iyo xag jirnimo diimeed isugu darsantey , siyaasiyin tiisana jeebkoda ka caqli badan waayen, rajo so muuqata ma lahan😔