Halkee maraysaa tirinta codadka doorashada Somaliland? | Qubanaha VOA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 ноя 2024

Комментарии • 24

  • @KiinMoustapha
    @KiinMoustapha День назад +7

    Somaliland c'est un pays avec trop de paix mancha allah , avec des gens respectueux ❤❤❤

  • @MahamedHadi144
    @MahamedHadi144 День назад +5

    Alle khayr iyo wanaag haynogu dhameeyo
    Guusha waxan u rajayna muuse rooble

    • @Kaysemaxamed-n5t
      @Kaysemaxamed-n5t 19 часов назад

      Iimaanso dalka in badan xilka soo hayseene
      Dad aan talin jirin hanagu noqonina

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 День назад +3

    Somaliland way horumartay wayo waxa kaqabsooma doorashooyin shacbigu ay codkooda kudoortaan madaxweynaha ay markaa hogaminta dalka udoortaan somalida kale waa inay kaga deydaan somaliland dorashoyinka

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 День назад +1

    👋 Weriye Sandheere.

  • @Bambelmo
    @Bambelmo День назад +2

    Bacaha la isticmaalaayo waa iska dhamaanaayaan hadii soogalinta wadanka laga koontaroolo.

  • @RammadTV
    @RammadTV 23 часа назад

    Illaahay Khayr iyo Guul Ha inoogu Dhameeyo Insha allaah Guushana Waxaan u Rajeynayaa Xisbiga Tallada Dalka Haya ee Kulmiye……❤❤❤❤

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp День назад +2

    Somaliland is democratic country and soon will be providing America a military base because top republic party members have been in touch with Somaliland because of Somaliland strategic importance and president Trump inner circle has been in contact with Somaliland
    Democracy is the way forward.
    Somaliland forever

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 21 час назад

    C. CIRO GUUL❤❤❤

  • @RamadanMohamed-f2z
    @RamadanMohamed-f2z 23 часа назад

    ❤❤❤❤❤

  • @SARAHSGAMIIEZZ
    @SARAHSGAMIIEZZ День назад +2

    ILLAAHOW MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI NOOSOOCELI ILLAAHOW AAMIIN ❤❤❤❤VIVA KULMIYE

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 День назад

    👋 Weriye Shirwac.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 21 час назад +1

    SOMALILAND INKASTOO Q1BIILKA ISAAQ AY KA CODEEYEEN, LAMA ORANKARO WAA MAAMULKII SOMALILAND 😊. SSC MAADAAMA AY KA GO´DAY. KOLBA WAX SAN BAANU U RAJEYNEY BEELAHA ISAAQ❤.

    • @AbdikarimAdem-v8n
      @AbdikarimAdem-v8n 30 минут назад

      Waxaan qabaa hal qabiil oo gobonimo ku wada nool oo Inay cod isku badadalaan ayaa dhaama kumanaan qabiil oo gunimo kuwada nool oo aan dooran Karin ciday rabaan imika teendhada cidaan rabo laguma doorto wllhi ee cid wadamo kale rabaan baa la doortaa gunimaan qaadanay

  • @ANDAAZ143
    @ANDAAZ143 День назад

    Voa

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 День назад +1

    Somaliland guul insha Allah ❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 День назад +5

    Somaliland waxaa isku dooranayo hal qabiil oo isaq ah nothing is new

    • @dalxiischannelvlogs14
      @dalxiischannelvlogs14 День назад +3

      Hhhhhhh is deldel maseyr dartii
      Kaba soo qaad hal qabiil ayaa is doortey
      Adiga deegankaga ama qabiilkaga saas ma sameyn karaa?

    • @ZakiMohamed-k2y
      @ZakiMohamed-k2y День назад

      😂😂😂 💯 👋 💕 ​@@dalxiischannelvlogs14

    • @ibnubashe4453
      @ibnubashe4453 День назад +1

      Ma xuma ee waa qpiile 1,2 million qof ba dorasho u istaage adu ado qapiilo isu tagay ah mxd isu doran kari wayday 😅ugu yaran waa qapiil dabaqay qaranimadi wxy tahy ee adu mxd udabiqi kari laadiin qaran wuxu yahay wad ku guul daraysaten somhn 😅

    • @dalxiischannelvlogs14
      @dalxiischannelvlogs14 23 часа назад

      @ waar Wxn caqli mlha e haku daalin waa dad qanigan 21 naad meydka dadkooda 🐕 eydu xeebaha ku cunayse
      Soomaliland ba hdy maqlaan xasaasiyad baa ku kaceysa iyo allergy

    • @MusTafa-wp1nt
      @MusTafa-wp1nt 22 часа назад

      Exactly 😂😂😂