Waan ooyayay o ilmada ceshan wayay wlhi anago ahyn dad saan isku caawi jiray o ahyn dowlad xoogan o ahyn libaaxyadi Afrika maanta magaceeni wuu lumay waxan jira 22 sano waligey dowladnimo ma arkin illahey hana siiyo nabad waarta 😭
Ummad kasta marka ay dooneyso isbedel waxay martaa dhibaato sidaas si lamid ah xornimadii kadib dalkeena waxow so maray xaalad midda hadda jirta ka liidata taas oo dhalisay in siyaasiga laga aamino khaainul wadan dadkuna ay dhahaan allow jiho noo bixi. Milatry ga oo sheeda kala socdey waxa dhacaya iyo jawigu sidow ahaay ayaaa af ganbiyey dalka maskaxdana ku haay somalia ciidankeedu midkan hadda lenahy wuu ka yaraay kana tabar yaraay kadibna dalka waxaa gacanta lo geliyey 5 nin oo is fahansan. Waxan ku rajo weynahay in markale arintu waddo la bixi doonto sidaana aan lagu jireynin ee caloosha adkeyso aniga ayaad iga oohin gaartaye.
Warsame khadari sxb aniga oo ku nool puntland sxb aad iyo aad baan uga xumahy duqaynta la duqeeyey gobolada waqooyi somalia marka aan midowno waxii somali ku dhacy ku dhace ee hadda is daba qabano
Tan waa sababta beenta iyo waraabe u taaga reer koonfurku ay ku marin hababinayayn dhalinteena somaliland waana sababta bqolaal dhalinyaro somalilandders ahi ay u hanqaltaagan koonfur iyo somalia
Radio buulaxubey aad u bogaadinayaaan barnaamijyada ceynkaan oo kala ah wllhi wax ka fcn ma lahan umad tariikhdeeda dib u xasuusato eee waxan dalban lahaa inaa tariikhihii hore aaad inoo soo badiso 🙏💯
SubxanaAllah waan ooyay markan daawaday taarikhdan quruxda badan ee Somalia soo martay. 😭😭😭 Aad baa u mahadsan tahay wallalo waxaad na bartay wixii la soo maray. JazakAllah😊
Waligey ma arag muqaalkan quruxda badan mahadsanid ustaad xaqiiq wax wey qabatay waxna wey haleysay ee intey qabatay ma arag ayadoo la shegayo Dowlad allah na siiyo
Waa sidaas weliba kacaan dhallinyaro oo islaami ah oo aan aheyn sidii kacaankii hore ee shuucidda ahaa ah, kaas oo aad diinta islaamka iyo caqiiqada sax da ah ula dagaalamay.... Waxaa 100% hubaal ah in ay somaliya haddii ay kacaan islaami ka bilaabmo ay caalamka ka talindoonto muddo kooban gudaheed.
@@dr.gutalealmuqdishawi9575 Adaa mudan walaale, runtii dalkeena ifafaale fiican ayaa usoo muuqda oo aan weliba rajjeynayaa, waa ayyo anigu laba meelood aan arkay sida jig jiga S. Galbeed dhallinyarteedu inkasta oo shisheeya ku hoos jiraan haddana waxbadan ayay u miliqsanayaan dawlad somaliyeed oo mar uun gacan qabata si ay ugu biiraan walaalaha somaliyed, Meesha kale waa hargeysa oo aan u dhashay markan laga tego madaxda s. Land ee kacaankii siyaad barre islaayeen weli na muqdisho sidii uga didsan, dhalinnyarta hargeisa inbadan waxweyn ayay iska beddeleen waayihii adduunkana way la haystaan, wax badanna ogaade.. waa inta aqoonta leh ee wax indho indhaysay.... Markaa hadddii Soomaali isu timaadda la rabo reer muqdishoow laba arrin baa waajib ah gaar ahaannna idin haysta.... hortay xukuumadda muqdisho dhibta meel hayska saarto, oo xamar uun ha nabadeyso, alshabaab iyo waxaas na haka takhalusto, ta kale waa in haniyo hiigsi loo yeeshaa sidii dawlad islaami loo dhisilahaa" wallaahi haddii kale alle innama taageerayo iyadoo shacab alle rumeysan" dawlad cilmaani ah ama hanti wadaag ama hantigoosad lagu duldhiso" illaa aynu diinteena u noqona hagaagimayno, Marka dhallinta muqdisho ee kala wada shakkinsan hawl culus ayaa u taala, inkastoo qaraxaasi dhibweyn idinku hayyo oo in lays aamino ay yaraatey
wlhi video gan waan dhamaystay inta aan dawanayey jiririco iyo ili iga imatay waayo ma arag dad iyo dawlad saas isku raacsan meel ka soo wada jeedsaday allow dib inoo gudhis mid taas ka sii wacan
Qof intisa wanagsan lagaga daydo ayu ahaaa somalina cadaw ayaa kala fogeyay inshlh waxn ku hamiya in an mar labad somali qaran u dhisno wanay dhici donta inshalha never give up
Mnsha Allah ❤️ radio buulaay Allaha barakeyo ♥️ waa wehelkeyga wanaag ayaan kubartay waa chanal diinteena I jecleysiiyay waaya badan Allaha barakeyo ♥️
Dawladnimadu macaank ay leedahay iyo sida ay manta wax mayaqaanintu dadka dhiogoda uga ganacsanayaan😥😥😥 Allow umadyda somaliyed dawladnimada tus allow is raaci dadkayga 😥🇸🇴
Allow ku naxariisto aabo mcn maxamed siyad bare janatul ferdowza illahay hakugu bishaareyo waxad waalidkeyna uqabatey cid qaban karto majirto lkin illahay mar labad hana siiyo nabadan oo kale
Wariye hassan cisman haji mahadsanid wa tariikh ay hooyaday abahay ayeeyooyinkay all fmlyga noiga shekeeyeen waxay ahayan dadkii somaliland laga qaday runtii wax badan oo wacan wa la qabtay tariikhda odayga waxa laga racay marki uu quranka alle ka horyimi ee uu dhahay raga iyo dumarku waysimanyihiin
Alla nasiib xumiyaa 😭😭😭😭 saa dadkaygaaba iga burburiyey dawladaaa 21 jirban ahay dawladaas maan arag qabiil meel lagu hayee mooyee meel wadinayadi taallona indhaha ma saarin😭
waalidkay ayuu badbaadiyey allah swt sakow waxna baray alla dowlad wanaagsan mcnaa
Da'deyda waa 21 Dowlad io Nabad ma Arag.😢
Waan U xiiso Qabaa Nabad io Dowladnimo.😢.
Da'deyda Inta aysan gaarin 30-ka.
Alle Hanoo keeno Dowlad WanaagsaN.
توكلنا على الله رب العرش العظيم.
# Mahadsanid Xasan Cusmaan Xaaji🙏❤.
Idaacadda Buulo Xuubey.❤
Abdul-Naser Yussuf insha allaah wll waan halidoona dowlad wanaagsan
Amiin❤😭
Aamiin
Waan gaaraynaa Poowe aanu dawladeena hada tageerno
@@akdream5313 Haa N&N❤🇸🇴
Hooyaday weyka so qeb qatay ❤️❤️❤️ Macalimad ayee Ahed
insha'Allah way soo laabaneysaa Soomaalidii Hore
Ilaahayoow Qalbiyadeena Isku nadiifi Oo nabad waarta Noo sahal💯🥰❤☝🏽
Naxaristi jano allahaka waraabiyo siyaad barre 😥🇸🇴
Allahuma Aamiin
Inta dareenty qaranimada
Salaama✋
Dowladnimo in layeeshto waa waajib Diinteena suubana aay nagu amartay.
ilaahey ha'unaxariisto Madaxweyne Maxamed Siyaab Barre.
Ilahy dadka somaliyeed midka dhig🌍✌♥
Yarti tiktok inta ma jogte😂😂
Amiin allah qabyaalada ha inaga daweeyo
Somaaliya illahowu Horumarkeedi uso.celi
dowladnimo waa taas
dowlad la'antuna waa midaan aan anaga joogno 2020
alla yaa iga nasiib xun aniga
Ilaheey dowladnimo hanagu soo celiyo yaa allah ilahoow umada qalbigooda budhcad isu mari😭 waan ilmyeeyay runtii
Xasan aad baad u mahadsan tahay, xusuusinta anaga iyo dhalintaba mashaariicdii tayadda lahaa ee la qabtay xilligaynu Qaranka ahayn ee aynaan qabiilka ahayn. Mahadsanid markale Xasanoow
Waan ooyayay o ilmada ceshan wayay wlhi anago ahyn dad saan isku caawi jiray o ahyn dowlad xoogan o ahyn libaaxyadi Afrika maanta magaceeni wuu lumay waxan jira 22 sano waligey dowladnimo ma arkin illahey hana siiyo nabad waarta 😭
Ummad kasta marka ay dooneyso isbedel waxay martaa dhibaato sidaas si lamid ah xornimadii kadib dalkeena waxow so maray xaalad midda hadda jirta ka liidata taas oo dhalisay in siyaasiga laga aamino khaainul wadan dadkuna ay dhahaan allow jiho noo bixi. Milatry ga oo sheeda kala socdey waxa dhacaya iyo jawigu sidow ahaay ayaaa af ganbiyey dalka maskaxdana ku haay somalia ciidankeedu midkan hadda lenahy wuu ka yaraay kana tabar yaraay kadibna dalka waxaa gacanta lo geliyey 5 nin oo is fahansan. Waxan ku rajo weynahay in markale arintu waddo la bixi doonto sidaana aan lagu jireynin ee caloosha adkeyso aniga ayaad iga oohin gaartaye.
😭😭😭😭😭
😭😭ilhy ayaa noo maqan in sha aallaah inoo na gar gaari dona
Wn kula qabanaa murugtaas wll mc
"Dowladnimo Ayaa Macaan"
Laa Ilaaha Illaah Muxamedu Rasululah Maxaa Soomaali Udiidan Inay Dowladnimo ka doorbidaan Qabyaaladda...huh
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Qabyaalad lee
@@cabdirisaaqmaxamud9298 Waa Xaqiiqo Biyo Kama Dhibcaan ah
😪😪😪😪
Runtii waan 😢
Runtii Marna Waan 😘
Lkn Hadda Maxaa Nahelay Waan Yaabnayee
Dhuuni Leeba Gacanta Ugalnay💵💸
الله اكبر الله اكبر
ياالله
Noogar Gaar
Ax anigo ah reer somaliland mar walba wan u duceya madxawynaheni m.siyaad samaanta iyo heerka somali u gaadhsiyay
Warsame khadari sxb aniga oo ku nool puntland sxb aad iyo aad baan uga xumahy duqaynta la duqeeyey gobolada waqooyi somalia marka aan midowno waxii somali ku dhacy ku dhace ee hadda is daba qabano
Tan waa sababta beenta iyo waraabe u taaga reer koonfurku ay ku marin hababinayayn dhalinteena somaliland waana sababta bqolaal dhalinyaro somalilandders ahi ay u hanqaltaagan koonfur iyo somalia
@@waxwalba1408
Hhhh Hadaad tihiin beel ay duqaysay dawlad keligii talis ah waa idiin rajaynyaa in aad ka jarataan ragii waxaan falay Anga waa idinka jaran wixii SNM kasamaysay gobolada Awdl Zll Geblay
@@xogtacilmiga4459 adoo ayo ah aya wx kanjaraya
Cidlaad ka hadahshay Hanna sheegan qadhmuunyahay
🤥🤥 dawladnimo ☻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴somalia wey so laban insha allah mar labaad
Hakayaabin
@@maxamedxajiok2967 mxd ku diidanty
@@ismajahmed5076 adoo cirka soo ranjiyeeya ayaa Ka fudud
@@mukhtaarciise7438 salad soomalida way dhismaysa
Inshallah nabad way noqoneysa naxarista rabi waxkasta kasareysa waxa nahay umad muslimin ah marnabe allah mana hojinayo sikastoo dibka uza,ida waxa sodhawata dheefta
waan oooyigaarey wlhy 😭😭😭😭
🇸🇴🇸🇴allah ha unaxaristo aabe siyaad
Waaba ooyay ani😭😭
Naxariista janno haka waraabsho awoowehega Muhammed siyaad barre😢🤲waa bil Ramadaneey
Hadaa saas aan ku soco laheyn kawarama 😭♥️
Siyaadb ku xaary
@@AhmedAli-yc7sl siyaad kuma oosan xaarine kuwan caloshod u shaqeysta yaasha ah aya ku xaray
@@Amirwaye12 kuweeee markaaaas
DIINTA AYAA KHALKAHL NAGA GALILAHEYD
@@AhmedAli-yc7sl bro bil aadam qalad damaa
ee maxaa u sameysay aan ka tagno ee aan u socono maxaa noodhi man
😭😭😭 Waar Aaway Dadkii sidaa isku Caawinyy , Aaway dadkii Soonalinimo Isku soo Dhawaynyy , Aaway Dhulkii Aan lakala lahayni, Aaway Dadkii Wax wada qabsanyy. Hada waxn nahay Dadka Aduunka ugu Nasiibka Xunle 2020 Ayaan bilaa dowlad nahay Aduunka oo dhan waa kaligeen Runtii sidaan 1900 ahayn ayaan dib ugu laabny. Dhalinyaroy waad Is arkysan Halkay Aabayashen iyo Awowyashen ina dhigeen Dib ha u ogolanina Inay waxni Soo laabtaan
Somalia 🇸🇴 😭😭😭
😭🎤☝️🤲🏻Yaa ALLAH Allahayow noo gargaar
8:12 markaan arkay Somali sidha isu raacsan oo is garab taagan waxaad modaa in maanso iqabatay jiririco jirko dhan......Rabiyow na midheee
Masha allah nabadoon
Anagoo dhan waan u ooman
Nahaay kacaaki hore mid lamid ah
Walaahi walaal isku dareen ayeynu noqonay
Masha Allah qof waliba sharaf wuxu kuleeyahay wadankiisa ilaahay hanoo soo celiyo wadankeena nicmada iyo qeeradka Leh insha Allah
Waxan ahy somali 🇸🇴 waligeyna wan ahandona dalkeygina wuu hagagi dona
Aamiin Inshaa Allaah
Inshallah
Dowladnimo dhagtaan ka maqlaa moye man arag hadeynu nahnay dhaliin yarada manta misna wxaan aad u jclaan lahaa inan arko ciidan somaliyed oo xuduudaheyna fadhiiyo intaas dowladnimo ka rabii lahaa
Hadan saan kusi socon laheyn godax iyo dani kuma mereysanen iyo Sh Shakir😭
😭😭😭😭😂😂😂
Waan ooyay ilmaa iga timi .ilaahay soomaali midee😭😭😭😭😭
Muqaalkan jidhidhico darteed baanan daawankarin, anigoo dowlad arag baan dareemayaa saamaynta ay horumarka ku leedahay, xitaa DOWLAD LA'AAN DOWLAD XUN BAA DHAANTA.
Illaahay dawlad barakaysan hanuu keeno .amiin dhaha wlla yaal 😓😱👈🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Bal kawarama dadka caaynayo siyaad bare oo dhahaayo waxba muu qaban, 😭😭
Waa kuwa hurada
Lol faqash u dhulkoodi abaarta ka soo waday kismaayo iyo dhulkaas cagaaran. Cadale ka carareen lakin 🤣🤣🤣🤣
Aqoon laanta waxee kugu kalifeesaa inaad wax caaydo so marka hala yaabi waa iska maryooley
Wllo noosoo badi Barnaamij yada nuucan ah Allah haku barakeeeyo waayo waa waxa laga faaidayo soomaalidu halkay kasoo Aasaasantay iyo dhibtay soo mareen soo kale waxaa laga faaidayaaa Faaidada wada jirka iyo wada tashigu inay leeyihiin mire minfac badan🙏🙏🙏❤
i get emotion 😪😪 my allah bless our people
Masha allha wall Jazaka allahu kheer walhi wan ilmeyey runtii mar kan dhageystay allow dowlad nasii adaa nasiyekaree
Madaxweyne Maxamad siyaad barre
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allaah ha unaxariisto
14 min walhi bilhi daaacad aa ulimeeyey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 wax kale maahin ee dadka dabaasha iya hab beerashada labaraayo alla dowlad nimo macaanaa
Sorry
Radio buulaxubey aad u bogaadinayaaan barnaamijyada ceynkaan oo kala ah wllhi wax ka fcn ma lahan umad tariikhdeeda dib u xasuusato eee waxan dalban lahaa inaa tariikhihii hore aaad inoo soo badiso 🙏💯
😢😭😭 Abbe siyaad ilaahay ha naxiristo😍
Hadda waxaan jeclhy inaan dib u helno tan iyo mid kafiican alle idinkii waa hadii aan qabyaaalad reebno oo aan wax barasho ku badal qabiilka.
allah ha unaxariisto jaale max`ed siyad bare, waxaan aaminsanahay inuu yahay halyey somalia mar soomaray.
20 ayaan jiraa kudhashy Burco kuna barbaaray,kudhaata dalkayga iyo dalkayga,waxaan ahay soomali,
Waxaan kurajo waynahay midaynta umadda somaliyeed,soocelinta haybadda soomaliyeed.
Habeen qudha iima dumo anoon dawlad soomaaliyeed taagin waanan kadhabayn hdii alle idaayo oo ogolaado
Ax ax wxaan ahy 22jir hdii aan waqtiga noolaan laha farxdby ii haan lahyd love from awdal boram😭
Heer waan gaadhi lahayn sadex sababood ayaa Naga hør istaagay
1:rabbi aynu ku caasinay
2:qabyaalad iyo madaxwaynihii xiligaasoo xilka jeclaystay
3:aduun waynaha oo gaalo ubadan ayaa arki Kari waayay dad African ah Waliba Muslim ah oo hormarkaa laxaadka leh muddo kooban ku gaadhay so illaa hadday Naga dhax shaqeeyaan.
Lkn Guushu Islaamkay udanbayn sidaa darteed yaynaan niyad jabin Mar Un cududeennii way soo laaban Intaan rabbi ku xidhannahay😢
SubxanaAllah waan ooyay markan daawaday taarikhdan quruxda badan ee Somalia soo martay. 😭😭😭 Aad baa u mahadsan tahay wallalo waxaad na bartay wixii la soo maray. JazakAllah😊
Mahadsanid wllkey xasan noosoo badi taariiqda dalka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ALLAHA U naxaristo madaxweynihii
Iyo dadkii u istaaggay wax u qabadka dadkoda
masha allah aad bd u mahadsantahey ustaad wx badan ayaad inoo iftiimesey oo taarikhda dadka iyo dalkaba ah
9.3k commentiga ayaan akhriyay 1 qof oo negetive ah kuma arag
Hanniyad jabina waynu gaadhayba halkaa marlabaad
Hadii aan wada positive lawada noqonin nabad lasugaayo majirto dhalinyaroow dalkiina utashta
Haaa
Waligey ma arag muqaalkan quruxda badan mahadsanid ustaad xaqiiq wax wey qabatay waxna wey haleysay ee intey qabatay ma arag ayadoo la shegayo
Dowlad allah na siiyo
Anigo ah Eng abdiaziz waan idin salama wa next siyad bare
Wlhi ilmhaa iga taaday, bal meeshaan maanta joogno eega!!!
Aabe siyaad iyo dhamaan dowladii kacaanka waa heer ey dunidii oodhan kamaseydhey ilaahey midnimadeenii hanoosoocesho war aamin dhaha
Ilaahay haunaxariisto siyaad barre runtii waan qiirooday
😭😭😭😢 Iska dawo iskana ilmee wye wlhi
Dowladnimada mcnkeda wxaa ogan kara qof ay ka maqantahy
Ilahy dowladnimadeenii hanoo soo celsho
Amen
Xasan cismaan xaaji
Midan aya ah somaali nimo guul baan ku rajaynayaa wll walibo waxaan jeclaa inaad Taxane inooga dhikta
Dowlad taas lamid ah eebe heyna siiyo amiin
Hassan Osman Haji Go Forward Bro Nin Codkar ah Ayaa tHy Hdana ka Hadlaya Qodobo Muhim ah 🤩👍🏾
SooMaalida xukun Milateri ayaa ku fiican
Waaaan ku salaamay MR Xazan Osman xaaji
inta jecel somalia ine nabad noqto oo horumar gaarto like isara
waa muqaal aan wax badan ka faaiday. mahadsanidiin team buuloxuubay radio.
Siyaad Aabahay ayuu baray
Sida wax loqoro iyo Sida loo aqriyo ale janatul fardawsa ha geeyo siyaad bare
Wax aanay soomliyi waligeed qansan karin ayuu u qabtay ragii riday maanta meel haka warabiyeen
Alle ha u naxariisto siyad barre
Ilhow wadankeena u gargaar
From hargaisa
M.A sxb niyada ayaad noodhistay kudayasho ayaaa nagala rabaa iyo go aan really life waaye tani👈👈👈👨🏫
Afka laguma qabto wllow jir oo joog ilaahay idinkiis💙💙
MaanshaAllh😭maantana xaaladeena Allaah uun baa og awel horumerkaasaan samayn jirney
😭😭😭wlhi wan ceshan waayey ilmada ilhaw somali qalbiyadooda isu fur amin yaa rabbi
Xasan cismaan xaaji ustad barnaamij fcn baad noso gudbisay
Adna wad u mahadsan tahay ustaad
Hadda ayaan sidaa iyo si ka sii fiican gaari karnaa wa haddaa daacad nahay haddii qabyaalad meel la iska dhigo. Somalia meel wa la garsin kara.
Aniga Waxaanba Isleeyahay Soomaali Waxay Ubaahantahay Kacaan Cusub Neo-Revolution Oo Waliba Ah Kacaan Dhalinyaro Youth-Revolution Kuwasoo Umadda Soomaaliyeed Dib Isugu Raadsha Mideeya Dowladnimo Soomaaliyeed na U abuura...
Waa sidaas weliba kacaan dhallinyaro oo islaami ah oo aan aheyn sidii kacaankii hore ee shuucidda ahaa ah, kaas oo aad diinta islaamka iyo caqiiqada sax da ah ula dagaalamay....
Waxaa 100% hubaal ah in ay somaliya haddii ay kacaan islaami ka bilaabmo ay caalamka ka talindoonto muddo kooban gudaheed.
@@MusseMNur Ustaad Waa Xaqiiqo Marka Anigu Dhahayay Kacaan ma dhihin Kacaan Hanti Wadaag AMA Shuuci ah ee Waxaan uun dhahay "Kacaan Cusub Oo Dhalinyaro" Waxaana Qasab ah Inuu Noqdo Kacaan Islaami ah Oo Ka fog Dhiig iyo Dagaal Kuna Dhisan Islaaxin iyo Hishiisiinta Umadda Una Horseeda Umadda Soomaaliyeed Horumar iyo Hiigsi Fiican oo Ah Inay Dunida Ka Muuqdaan...
Waad Mahadsantahy Ustaad Muuse
@@dr.gutalealmuqdishawi9575
Adaa mudan walaale, runtii dalkeena ifafaale fiican ayaa usoo muuqda oo aan weliba rajjeynayaa, waa ayyo anigu laba meelood aan arkay sida jig jiga S. Galbeed dhallinyarteedu inkasta oo shisheeya ku hoos jiraan haddana waxbadan ayay u miliqsanayaan dawlad somaliyeed oo mar uun gacan qabata si ay ugu biiraan walaalaha somaliyed,
Meesha kale waa hargeysa oo aan u dhashay markan laga tego madaxda s. Land ee kacaankii siyaad barre islaayeen weli na muqdisho sidii uga didsan, dhalinnyarta hargeisa inbadan waxweyn ayay iska beddeleen waayihii adduunkana way la haystaan, wax badanna ogaade.. waa inta aqoonta leh ee wax indho indhaysay....
Markaa hadddii Soomaali isu timaadda la rabo reer muqdishoow laba arrin baa waajib ah gaar ahaannna idin haysta.... hortay xukuumadda muqdisho dhibta meel hayska saarto, oo xamar uun ha nabadeyso, alshabaab iyo waxaas na haka takhalusto, ta kale waa in haniyo hiigsi loo yeeshaa sidii dawlad islaami loo dhisilahaa" wallaahi haddii kale alle innama taageerayo iyadoo shacab alle rumeysan" dawlad cilmaani ah ama hanti wadaag ama hantigoosad lagu duldhiso" illaa aynu diinteena u noqona hagaagimayno,
Marka dhallinta muqdisho ee kala wada shakkinsan hawl culus ayaa u taala, inkastoo qaraxaasi dhibweyn idinku hayyo oo in lays aamino ay yaraatey
@@MusseMNur Masha Allah Allahu Akbar Allahu akbar Allahu Akbar Masha Allah Waxaad Nooleysey Ruuxiyadii iyo Kalsoonida Aan Ku qabo In Aan Wali laga Quusan Kareyn Raxmadda iyo Rajada Alle...
Runtii Waxaad Tusaale Nool Utahay Nooca Dhalinyarada Cusub Ee Soomaali Ubaahantahay Kana Madhan Xasuusaha Iyo Gocoshada Tagtadii Ina Dhaaftay Diiradna Saara Taaganta Iyagoo Maanka Kuhayo Timaadada Iyo Muqtaqbalka Qurxoon Ee Lagaadhayo Hadii Umadda Soomaaliyeed Ay Iscafiyaan,Isi Saamaxaan,Isu Calool Xaadhnaadaan Midoobaana Sida iyo Sumadda Soomaaliyi Kuyeelan Lahayd Dunida Inaga Tagtay Maanta...
"Waxaa Muhiim Ah in Lahelo Jiil Cusub Oo Ruuxiyad(Diin) iyo Wadaniyad Xambaarsan Kana Madaxbanaan Siyaasadaha iyo Fikirada Ugub ah Ee Ku Suntan Naceybka iyo kala fogaanshaha Isla markaana Kashaqeeya Sidii Leysugu Soo dhaweyn lahaa Umadda Soomaaliyeed Iyadoo Dhalinyaradu Isku Xidhmeyso Xidhiidh Joogto ah Oo Kalsooni kudhisnatahayna Abuuraya Si Ay Ula Yimaadaan Isbedel iyo Kacaan Soomaaliyeed Oo Islaami ah Oo Umadda Soomaaliyeed Dib leys kugu Celinayo Dowladnimana loo Abuuraya si loo tiigsado Dunidaa Inaga tagtay oo Inaga tilaabsatay intaan talo xumada Kujirnay"
Micnaha Waxaa loo baahanyahay "Masuuliyad Wadareed" "Collective Responsibility" Oo ah Inaan lasugi Cid Noo qaadaa masuuliyadda Ah Inaan Hishiino,Iscafino,Wadahadalno islamarkaana Dowlad Midnimo Qaran ah inoo dhisto...
Waad Mahadsantahy Indheergarad Xeeldheer Ayaad tahay Aqoonyahan Muuse M.Nuur Barasho Wanagsan Saaxiib Aad baan Ugu Faraxsanahay Inaan Barto Shaqsiyadan kudayashada Mudan...
Allohoow intii dowaladii riday oo kursi iyo qabiil daritii ubaabisay mustaqbalka somali inta dhimatay cadaab sal uga dhig inta noolna ha naxariisan waxay na badeen dibjirnimo 😥
wlhi marka aan arkay muqalkan iyo tayadii aan la hayn ilinta cishan waye 😥😥
wlhi midnimo wax lagu yahay 🙏🏿
somali shisheeye nakala dilay
wlhi video gan waan dhamaystay inta aan dawanayey jiririco iyo ili iga imatay waayo ma arag dad iyo dawlad saas isku raacsan meel ka soo wada jeedsaday allow dib inoo gudhis mid taas ka sii wacan
Qof intisa wanagsan lagaga daydo ayu ahaaa somalina cadaw ayaa kala fogeyay inshlh waxn ku hamiya in an mar labad somali qaran u dhisno wanay dhici donta inshalha never give up
Mnsha Allah ❤️ radio buulaay Allaha barakeyo ♥️ waa wehelkeyga wanaag ayaan kubartay waa chanal diinteena I jecleysiiyay waaya badan Allaha barakeyo ♥️
SUBXANALLAH waligay ma arag sidaano kale Masha Allah Allow nawad barwaqaysan nasii Aamiin
Ilaahey ina dhaafiyey . Ninkaas afweeye ayaa mahad leh. 🇸🇴guul soomaaliya
Hormar wacan sxb noosoobadi waxqabadka dowladahiii dalka soomarey,si'somalida loogubeero wadaninimo .
Siyaad Bare isana xumaa
sina u fiicnaa Balse Allha
waxan ugu Baryaa inuu dambigasa
dhaafo 🤲🤲🤲🤲🤲
Dawladnimadu macaank ay leedahay iyo sida ay manta wax mayaqaanintu dadka dhiogoda uga ganacsanayaan😥😥😥
Allow umadyda somaliyed dawladnimada tus allow is raaci dadkayga 😥🇸🇴
Saxibkey Xasan cismaan waadku Mahadsan tahay isma celin karo qiiro darted Yaa ALLAH 😭🎤☝️🤲🏻
sxb mahadsanid marka hore inoo soo badi barnaamijta ceynkaan oo kale kuwaa oo taariikhda ina xasuusinaya
Allow ku naxariisto aabo mcn maxamed siyad bare janatul ferdowza illahay hakugu bishaareyo waxad waalidkeyna uqabatey cid qaban karto majirto lkin illahay mar labad hana siiyo nabadan oo kale
Ilaahow midaasi mideena kadhig🤲🤲🤲
Wariye hassan cisman haji mahadsanid wa tariikh ay hooyaday abahay ayeeyooyinkay all fmlyga noiga shekeeyeen waxay ahayan dadkii somaliland laga qaday runtii wax badan oo wacan wa la qabtay tariikhda odayga waxa laga racay marki uu quranka alle ka horyimi ee uu dhahay raga iyo dumarku waysimanyihiin
Mashallah . You did great job for collecting the information.
Masha allah xasan cusmaaan xaaji alle ha ku dhowro.
Wad mahad San thy
Ustad 🙏🙏🙏
Anigu kuma dhalan dawlad soomaaliyeed mana arag balse waan rajaynayaa in aanu dalkaygu dhiman maalin uunbaa lagu farxi 😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
muuqaalada nuucan noosoobadi wllky si aan u xasuusano somalidi hore
Alla nasiib xumiyaa 😭😭😭😭 saa dadkaygaaba iga burburiyey dawladaaa 21 jirban ahay dawladaas maan arag qabiil meel lagu hayee mooyee meel wadinayadi taallona indhaha ma saarin😭
Nasiib kaagu maxuma ee adigaa heesta waqti fiican oo aad taariikh kusameen kartid qaladkii dhacayna sixi kartid oo adiga iyo kuwa kula midka ah ayaa dowladnimada ka shaqeen kara dib usoo celin kara qaranimada iyo wadaniyadii luntay balse waxaa nasiib xun kuwii dowladnimo iyo isku duubni macaanteeda inta soo arkay hadana gacantiisa ku burburiyay oo dalkeena iyo dadkeenaba sidaan ubahdilay iyagoo danahooga gaarka eeganaya oo calooshood ushaqeesta yaal noqday lkn anagee cashir inoo tahay
Walee Somali Wa Dadkii Waxa Hadda Joogo Wa Uskak Iyo Qurun Oon aniga ka mid Ahy Walibo 😢😢 celi Bacaadka 💪💪💪
Waxaan ahay Somali waan jeclhy wana ahaan donaa wana jeclaan doonaa allow dowlad iyo dad is jacel nasiii
Masha allh wll Xasan Cismaan Xaaji Aad Bad Umahadsantahay Runtii wa Barnamij Qiimibadan Waxan Rajeynayaa inad Noosobadin doontid, Waxay Noosahlaysaa in aanu Taarikhdii wadankena Waxbadan ka Ogaano mahadsanid mar 2 iyo mar 3 aad ba 🌹🙏👍
Allaha uraxmade mudane maxamed siyaad Asagoo kale malahelayo saanafiican in dadka labaro waxa soo saarka wadanka bari iyo badaba wadankena waa wadan wax soo saar leh lkn dadki ayaana kafa'iideysanen Intaan anaga iskumaqanahay wadanki dowlado shisheyaa kafa'deystey oo hantida wadanka guranayo marwalbo somaliyey usoo jesta waxqabadka dalka iyo dadka illaahey kabaqa.
Hassan aad baad u mahadsan tahay arin aad u qiimo bdn ayad la wadaagtey somalida maantey oo qabiilka iyo qoqobka diley ayaan waxaad tustey waxa ay tahay wadaniyada iyo somalinimada waxa ay tahay mar 2aad aad bad ugu mahadsan tahay keep going.
Soomaalinimo waa taa
ILLAAHOOW Dhulkeena Barisamaadkii Ku sooceli
Mansha alla dal iyo dad kama danbayn ❤❤ from hargaysa
walhi maanta waa qiirooday m.siyad bare allh unaxriisto
wlhi nin baray dadkiisa sida kaligooda wax u qbsan la haayeen
allow noo toosi wadanka
Xasan Cismaan Xaaji walaal sida tanba aad iskugu xilqaantay, waxaan kaa codsaneynaa in aad taariikhda soomaaliya oo dhan walba leh wixii aad awooddo in aad codkaaga wanaagsan noogu soo gudbiso saacado hadey qaadato hadey kama daaleyno dhageysiga.
Dhaxalku waa noo sabarsiin wixii naga lumay.
Mahadsanid walaal.
Waxaan jiraa 25 sono waxaanan qirsanahay inaan ka midnahay da'yarta ugu nasiibka xun aduunka
Mxaa yeelay ma helin waxaan xaqa ugu lahaa dawlada mana arag meel dawladi joogto
Markaan dib u milicsado waayihii dawlad nimada waxaa igusoo istaagta lilmo MXAA yeelay kamaan mid ahayn intii nasiibka u heshay wakhtigaas
From soomaaliland