FILO PART 97

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 июн 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 903

  • @horyaalofficial3536
    @horyaalofficial3536 Месяц назад +258

    Beri ka faidaysta malinta sagalaad ee carafo team filo wa malin qayr badan❤❤

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 Месяц назад +10

      inch'Allah illahy haa inaga dhigo kuwa ka fa'idaysta amen amen amen yaa Raabi

    • @FarhiyoCadinur
      @FarhiyoCadinur Месяц назад

      ❤❤❤❤

    • @MohamudMohamed-sk7bz
      @MohamudMohamed-sk7bz Месяц назад +1

      Thanks waa I xasuusisay insha Allah an wada soono

    • @aaminaxussen8345
      @aaminaxussen8345 Месяц назад +3

      Malmahan dhan wa somnaa illahey haiga aqbalo biri lee idhiman inu illahey idhameystiro iso duceeya I.a

    • @MaryaNmaxmedxasan
      @MaryaNmaxmedxasan Месяц назад

      In.sh❤

  • @ramliinaahmed2421
    @ramliinaahmed2421 Месяц назад +303

    Istelka xoshey inuu ilhy u naxristo usoo duceya inta dhimty ilhy hau naxristo 😢😢😢😢😢

  • @abdinasiralimohamed6057
    @abdinasiralimohamed6057 Месяц назад +59

    Ilaah ha u naxriisto istelka xoosheey u duceeya plz inta meeshan ku jirto😢😢😢

    • @maryanxasanmaxamed9962
      @maryanxasanmaxamed9962 Месяц назад +1

      Ilaahey haunahariiso waankanahey wllhi 😢😢

    • @MudanInahooyo
      @MudanInahooyo Месяц назад +1

      Ilahy haw naxaristo😢

    • @Janno66
      @Janno66 Месяц назад +1

      Ilaheey hau naxaristo maanta leba ogaadey😢😢😢

  • @booraq_bashir224
    @booraq_bashir224 Месяц назад +135

    Soo dhacyeey dhalinyaro manta waa jimce saliga nibigeena suban yaan la ilaawin scw scw ❤️ tiim filo 1000 like 🎉🎉

    • @NajimaMaxamed-xe1xh
      @NajimaMaxamed-xe1xh Месяц назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-gt9jl3kl2f
      @user-gt9jl3kl2f Месяц назад +2

      Scw scw scw scw

    • @AyaanAli-gn3tf
      @AyaanAli-gn3tf Месяц назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @user-tm2vb9eo7w
      @user-tm2vb9eo7w Месяц назад

      عليه أفضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-rk4jh6ye9h
      @user-rk4jh6ye9h Месяц назад

      Scw scw❤😊

  • @hodannisha8053
    @hodannisha8053 Месяц назад +59

    Balan Iga Qaad Inaad Salaada Ilaalinaysid😭❤️🙏🏾

    • @nadifamohamed5297
      @nadifamohamed5297 Месяц назад +2

      😢balan waye 😭 💔

    • @FarhiyaFarah-mp8gi
      @FarhiyaFarah-mp8gi Месяц назад +2

      Waa baln😢😢

    • @user-tm2vb9eo7w
      @user-tm2vb9eo7w Месяц назад +2

      Ma sha Allaah wa balan walal Allaah ha dheereeyo cimrigaada caafimaadna Allaah ha kusiiyo Aamiin ya rabiy qeer Allaah ha kusiiyo Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤aan kuwada salino rasuulkeyna scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم

    • @hodannisha8053
      @hodannisha8053 Месяц назад

      @@user-tm2vb9eo7w scw amiiiin wllo ❤❤

  • @user-yw2lk9ld9y
    @user-yw2lk9ld9y Месяц назад +79

    Qeebta sumayo iyo hooyaded waaqiiro walhi maalin eeka shalaayeh😢😢

  • @AaziizMohamedMohamed
    @AaziizMohamedMohamed Месяц назад +60

    Manta wa jimco ku Sali xabiibkena scw🥰

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 Месяц назад +38

    Thank you abukar Mahdi sidaad nooga farxiso marwalba illaahay hakaaga farxiyo ❤❤❤❤❤🎉

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Месяц назад +53

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @SalmashariifSalma-qp4sq
      @SalmashariifSalma-qp4sq Месяц назад

      Scw❤

    • @user-jw2qh4lu1t
      @user-jw2qh4lu1t Месяц назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @aweesahmadmohamad
      @aweesahmadmohamad Месяц назад

      Asxbta saliga nabiga scws community laguma qore qalbiga iyo afka loga saliya scws

    • @user-wz1kc6od8w
      @user-wz1kc6od8w Месяц назад

      Scw scw

    • @user-tm2vb9eo7w
      @user-tm2vb9eo7w Месяц назад

      عليه أفضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq Месяц назад +28

    Mr Halaag😂😂😂 Cajiib buu u wadaa filmka😂 Lkn jabkaaga waan sugayaa inshaAllh’. MashaAllh si fiican ayaad uwadaan Filmka👏👍

  • @doceysaneleewaaye0fficial906
    @doceysaneleewaaye0fficial906 Месяц назад +119

    Halmar ku Sali nabiga scw ❤

    • @user-fo7kk1rb3h
      @user-fo7kk1rb3h Месяц назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-um5ci6vo8g
      @user-um5ci6vo8g Месяц назад +1

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @maryanruun348
      @maryanruun348 Месяц назад +1

      Scw scw scw

    • @asiyaberger7719
      @asiyaberger7719 Месяц назад +1

      أللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا محمد ❤

    • @Fatxichannel218
      @Fatxichannel218 Месяц назад +1

      Salalaahu calayhi wasalam

  • @user-fw4bb9du8j
    @user-fw4bb9du8j Месяц назад +16

    Ascww dhamaan inta daawaneysa yar iyo weyn ciid wanaagsan kulucaam wa antum biqeyr walaalayaal iisoo duceeya muraad ayaan leyahay afartan qofood ducadooda waa la aqbalaa shukran

  • @ibrahimshide3367
    @ibrahimshide3367 Месяц назад +67

    Beri dambe oo ah yomul carafa an kusalino saliga nabiga s.c.w

  • @abdisalanali4298
    @abdisalanali4298 Месяц назад +68

    Ku saliya nagbiga scw aniga u horeeyey

  • @nasteexodhaqane9137
    @nasteexodhaqane9137 Месяц назад +38

    Come soon 26 juun🥺🇸🇴💕💋💋💋💋

    • @saidnimamiel
      @saidnimamiel Месяц назад +2

      Hanbalyo my country 27juin 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️❤️❤️ and my one love second country🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️, somalie one nation , one love ❤❤❤❤

    • @jasonmeaney574
      @jasonmeaney574 Месяц назад +1

      I am OK

    • @NasteexoCshakuur
      @NasteexoCshakuur Месяц назад

      Come soon🇸🇴🎉26 juun🎉❤

  • @user-nz6cm5kd1k
    @user-nz6cm5kd1k Месяц назад +243

    Team marwoyin like ta kushuba hee❤😂

  • @user-jb9lw8wf8l
    @user-jb9lw8wf8l Месяц назад +21

    TEAM Single one like😢❤😂

  • @sahraqueen532
    @sahraqueen532 Месяц назад +9

    Nayaaa sumayo intaad ninman cabtoo ah u socotid lajoog hoyadaa hadii kalle marlee ka shalayn doontaa hoyadaa waa qiiroon ee qLbiga u qabooji😢😢😢😢

  • @AyaanBilan-ff1zc
    @AyaanBilan-ff1zc Месяц назад +20

    Film kama cajiso dawashadiis wlhi team gurmad shukrn🥰

  • @Iglaan
    @Iglaan Месяц назад +18

    No ex
    no next for me allh the best❤😢🎉

  • @zuzanamare8489
    @zuzanamare8489 Месяц назад +35

    Ku sali xabiibkena scw❤

  • @user-uk2ou9py8n
    @user-uk2ou9py8n Месяц назад +23

    Dhamaantiin jimce mubaarak kooxda gurmad salaan sharaf baan hada idiin soo mariyey maamo faynuus sheekh daahir ma arko allow caafi aamin yaarabi

    • @user-sc6uh9hy3g
      @user-sc6uh9hy3g Месяц назад

      29:16 hey an mah dah rab maxmed mmme Anwar Ahmed nalij ka bax Flimka wa took ka sukran 😂😂😂😂

    • @user-sc6uh9hy3g
      @user-sc6uh9hy3g Месяц назад

      Baldoos Flimka ka bax and Anwar Mohmed meme ka 2 of em sukran 29:16

    • @user-sc6uh9hy3g
      @user-sc6uh9hy3g Месяц назад

      Ha so kean Baldoos an bax Flimka ka

    • @user-sc6uh9hy3g
      @user-sc6uh9hy3g Месяц назад

      Anwar Ahmed nalij maxmed meme 29:16 Baldoos his face wajaheses wal tooss ka Bax Baldoos okay sukran 29:16

    • @user-sc6uh9hy3g
      @user-sc6uh9hy3g Месяц назад

      Balldoos ka Bax Flimka mal o keno karo 29:16

  • @GudonM143
    @GudonM143 Месяц назад +22

    Yes🎉 Deee Dr wuxuu zheegay inuuu ku dhahay PaxzaN PaazLaawe kuma dhaLin WxKle Muu odhan

    • @zakihajji1960
      @zakihajji1960 Месяц назад +1

      Ka dibna uu ogaaday in Baaslaawe dhalay

    • @user-jq7cr2yk6w
      @user-jq7cr2yk6w Месяц назад +1

      Saas ma aha inee hibo iyo baxsan isladhasheyn baa la qarshy

    • @user-fv1rz4zq9v
      @user-fv1rz4zq9v Месяц назад +1

      Shekada sidas wey kaweyntahay ila tahay inan ogana ayan rajeyn3yna

    • @quruxsaninajelle
      @quruxsaninajelle 26 дней назад

      Ine baxsan oo baslawe dhalin waanola shegay ee waxklaa jiro oo laqarinaayo

  • @aishamohmed842
    @aishamohmed842 Месяц назад +19

    First one me❤❤ kusaliya nebiģa scw scw scw

  • @user-xx1ff8pb1t
    @user-xx1ff8pb1t Месяц назад +10

    Manta waa jimcee aan kusalino xabiibkena muxamad scw scw scw scw scw scw ❤

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad Месяц назад +18

    Asc asxbta filo jilayasha isku duba ridaha camirada dhaman maso Kobi Karo Kan kenay ra yiga dhaman waxan idin le yahay asc sharaf Ku wara ino so badiya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdirahmansaid248
    @Abdirahmansaid248 Месяц назад +18

    Fadlan wadaa filmkan sabtii iyo Axaad waanugusotha waa iga odsi fadlan

  • @maryamolad3094
    @maryamolad3094 Месяц назад +4

    Mashaa'allaah wlky mahdi dadaalka halkaa kawad balse wlky waxaan ka codsanayaa in diinta la dhowro dadkaan hadeey ajaanib kalo yihiin salaanta gacanta iyo laabta la is galinaayo hala iska dhaaf insha'allaah mhdsnd wll adiga team dhan waad ka baxsateen qaab jiliinka.

  • @HodanFaarax-nx7gu
    @HodanFaarax-nx7gu Месяц назад +5

    Woow xalqadii igu mcn masha allah wan sugaynaa hbn danbe abukur mahdi thanks again 🙏 ❤

  • @user-lt8fj9gv4e
    @user-lt8fj9gv4e Месяц назад +5

    Sabariin ayada maga baxday flmka waxan sugeynaa in kilidii inalobixiye mise astan dhaxal ayey ku haysadaa dajirnimada anaga jeli meyno qabyo mama feynus alle ha cafiyo

  • @umumuhanad
    @umumuhanad Месяц назад +4

    M.a filimkeyni wuu so dhacay thnks abti abuukar ❤❤❤❤

  • @Hodanxaaji-su6ln
    @Hodanxaaji-su6ln Месяц назад +14

    ilhay hayno wada danbi dhafo dhalin yaro murad ban leyay wana xanusanya 40 hadii Duceyan wala Aqbala iduceya walalayal 😢 idinkana ilhay Muradkina haydin wada sahlo

    • @fqaran8302
      @fqaran8302 Месяц назад

      Ilaahey haku shaafiyo walaal

    • @user-ho5iv3fc5y
      @user-ho5iv3fc5y Месяц назад

      Ilahy waxkasto jeceshahy hakuu fudeeyo❤❤❤

  • @user-yu7jz9uj2b
    @user-yu7jz9uj2b Месяц назад +27

    Goorma bilowdeen Ina anaga wax naga qarisaan😢

  • @mamaunique411
    @mamaunique411 Месяц назад +5

    Berri waa sagaaladkii yowmul carafa soonka laba sano denbigoda baa lagu dhaafa ka faidaysat Somali Mohamed ❤❤

  • @user-tm2vb9eo7w
    @user-tm2vb9eo7w Месяц назад +2

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤❤❤❤❤لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤استغفرالله العظيم الذي لاإله إلا هو الحي القيوم واتوب إليه الحمدلله على نعمة الإسلام

    • @AmalAhamed-mn8sg
      @AmalAhamed-mn8sg 3 дня назад +1

      صلى الله عليه وسلم ❤️❤❤❤❤❤❤

  • @abuboukhari9456
    @abuboukhari9456 Месяц назад +2

    Thanks you very much director abukar mahdi and his team filo

  • @aaminoladan8839
    @aaminoladan8839 Месяц назад +2

    Anigo qaybihii hore daawanayo isoo dhacay thnks team gurmad ❤❤

  • @Soumayramohameth-me9ce
    @Soumayramohameth-me9ce Месяц назад +5

    Team gurmad walhi waa nii jeclahay abuukar mahdi adigana aad umahadzantahay zaa noo jeceshahay aa kuu jecelnahay❤😊

  • @NimcoDagan-fq5jf
    @NimcoDagan-fq5jf Месяц назад +1

    Thanks Abukar I was waiting ❤️

  • @neimanura9583
    @neimanura9583 Месяц назад +2

    Filimka hadu mcnkisi bilabmaya thanks abukar mahdi iyo teamka dhamantiba

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 Месяц назад +7

    thanks abubakar mahdi and All teams gurmad ❤❤❤❤❤ 1 min ayu yala hada vidéo ku

  • @husseinmahamed5762
    @husseinmahamed5762 Месяц назад +4

    tuugtu markay wax xadayaan way heshiiyaan lkn wixii ay xadeen markay qaybsanayaan ma heshiiyaan
    like shariif halaag and Mr. right

  • @AshaaweysAsha
    @AshaaweysAsha Месяц назад +1

    Walee filimku cadi ma ahan ❤❤❤❤ m.a keep going My dear team

  • @MuwahibAhmed-fc5vr
    @MuwahibAhmed-fc5vr Месяц назад +29

    Hadad arakto qoraalkeyga kusali nabiga scw😢

  • @user-vl5iq5en6t
    @user-vl5iq5en6t Месяц назад +41

    Waa malin jimca wana malin qeee badan igu duceya inu ale owlada bariya isiiyo qalbiga ixanunaayo walhi😢😢😢😢

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 Месяц назад +5

    Cilmi baarita shaaha rinjiga lasemeyey wax ka ogow faidada uleyhy kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤❤😊

  • @AbdullahiDuran
    @AbdullahiDuran Месяц назад +1

    Kama daalo wada shadina thanks 😊 horay usocda dhamaan tiin guulaysta

  • @mouminabouh5906
    @mouminabouh5906 Месяц назад +1

    MashaAllah filmku wa so furfurmay.merci groupe gurmad

  • @CabdiwahaabTusbax
    @CabdiwahaabTusbax Месяц назад +25

    Umada soomaaliyeed meel kastooy joogaan ciid Mubarak ❤❤

  • @CabdiwahaabTusbax
    @CabdiwahaabTusbax Месяц назад +9

    Alifluhu wuxuu idinka soo salaamayaa England Barta filinka 😂 waan idin jeclay dhamaantiin❤❤❤

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Месяц назад +2

    Eid Mubarak kooxda gurmad dhamaantiin abuukar Mahdi Habaryar thanks ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-so2uw3qr8t
    @user-so2uw3qr8t Месяц назад +3

    Abookar Mahdi wllhi waxa kuuku mahad celiyo ma aqaan aqligaaga ilahey hakuu barakeyo thanks ❤

  • @hanaadam-xh7pr
    @hanaadam-xh7pr Месяц назад +3

    Sharmakan ku haystaa siduu wax u mataylo another actor🎉 go foward prother❤🎉 Filmkii malap ayuu noqoday walee😂🎉

  • @nastehaomar8663
    @nastehaomar8663 Месяц назад +22

    Kusaliyaa rasulkena mohamed ( SCW)

  • @deeqosheikh4150
    @deeqosheikh4150 Месяц назад +4

    Masha Allah tiim gurmad wad mahadsantihin gar ahan abukar mahdi

  • @CabdiwahaabTusbax
    @CabdiwahaabTusbax Месяц назад +8

    All Muslim CIID MUBAARAK❤❤❤❤❤

  • @shuceebcabdi737
    @shuceebcabdi737 Месяц назад +50

    Allaha is one ❤❤❤

  • @IkraanBintuamaan-iz6uq
    @IkraanBintuamaan-iz6uq Месяц назад +4

    Filo filmkii ugu qurxoona ee ugu macaana alle haydin xiftiyo ❤

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Месяц назад +1

    Thank you abuukar mahdi❤️❤️❤️✅✅✅

  • @user-pd9bd9rb4i
    @user-pd9bd9rb4i Месяц назад +2

    Thnks you Abukar mahdi 😊

  • @nimcocali3748
    @nimcocali3748 Месяц назад +6

    1ilaa 97inta lasocotay lik isaara😊❤

  • @Caliya7
    @Caliya7 Месяц назад +3

    Allaah waxaan kabaryaa inuu dembiyadeena dhaafo dhamaanteen ciidan ciideedana nabad iuo caafimad nagugarsiiyo dalkeenana Dowlad dadkeda iyo dalkeda daacad u,ah oo horumar iyo nabadgelyo gaarsisa nookeno.

  • @NatouAhmed-mr4zn
    @NatouAhmed-mr4zn Месяц назад +1

    Jumaca Moubarak May Allah accept our fasts, prayers and duas

  • @amrilabdirizack5508
    @amrilabdirizack5508 Месяц назад

    Am the 11th person today ❤😂 keep rocking team Abukar mahdi

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 Месяц назад +10

    CIID MUBARAK TEAM GURMAAD🌹🎉😘

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 Месяц назад +3

    ALLAHU AKBAAR ALLAHU AKBAAR ALLAHU AKBAAR LAILAHA ILALAHU ALLAHU AKBAAR WALILAHIL XAAMD CIDUKUUM MUBARAAK TAQABALLLAHU MINA WAMINKUM SALIXAL ACMAAL

  • @XalimoXawo
    @XalimoXawo Месяц назад +3

    Hadaan soodhacay warka isiiya filinka ansoodawanaa filo aduun waxkasto kafilo❤❤❤❤❤

  • @user-oy1kf5yl2h
    @user-oy1kf5yl2h Месяц назад +2

    Waxan kujirnaa maalmihi qhyrka badnaa Allahayow muraadkeena aan macsi aheen ino sahal🤲🤲🥺ani iyo inta Muslim ah insha allah

  • @najmadirieadan1625
    @najmadirieadan1625 Месяц назад +7

    Asc dhamaan umada muslimiinta jimco mubarak❤❤

    • @FarhiyoCadinur
      @FarhiyoCadinur Месяц назад +1

      ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @user-my5zs9ve7x
    @user-my5zs9ve7x Месяц назад +2

    Ayy thnks timm guramad from sacuudi 🇸🇴🇸🇦❤️💋🫶❤️‍🔥

  • @mandekhoussein4938
    @mandekhoussein4938 Месяц назад +2

    MashaALLAH on vous attendait avec impatience

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Месяц назад +2

    Wow!!!!
    These are very interesting and amazing scenes ❤❤❤❤

  • @KadraMahamoud-df5ll
    @KadraMahamoud-df5ll Месяц назад +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤ Asc walalahay jumca mubarak ciid mubarak tim gurmed🎉❤

  • @user-tq3ps5wk2d
    @user-tq3ps5wk2d Месяц назад +3

    Filo waa film aad uu fill roon ❤❤❤

  • @ashamoalim8764
    @ashamoalim8764 Месяц назад +1

    Thank you Abuukar Mahdi

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 Месяц назад +2

    Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN WAA FARXAD CIDEED MALMAHAN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 Месяц назад +4

    Sharmarke wa caaqil wuxu xusuustay labada mujrim 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉bravo sharmarke

  • @SAEEDYNWA14
    @SAEEDYNWA14 Месяц назад +5

    Big respect Director abukar Mahdi maalinba maalinka ka dambeya wuu sii macaneynayaa film ka Salute Big Grammy Award 🎉❤

  • @user-hp3ir3wn1n
    @user-hp3ir3wn1n Месяц назад +2

    hello i love how you feel friday sunday today i watch it and she is so lucky and funny sometimes and i really loved it and you and your team i say i love you guys so much❤❤❤🎉🎉🎉

  • @hamdijama9150
    @hamdijama9150 Месяц назад +2

    1m coming soon ..kabadan uqalintiin team gurmaad

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 Месяц назад +20

    Allah is one ❤

  • @samsammaxamed8579
    @samsammaxamed8579 Месяц назад +3

    Filin macquul asxaab macquuul masha allah

  • @ABUUAFNAANPRODUCTION2
    @ABUUAFNAANPRODUCTION2 Месяц назад

    Ciid mubarak team gurmad ❤

  • @qadromaxamud-sr3mg
    @qadromaxamud-sr3mg Месяц назад +2

    Mahadsanid abukar mahdi🎉❤

  • @hawomohamed6596
    @hawomohamed6596 Месяц назад +4

    Iga qora Dr waxuu dhahay hibo baxsan iyo amiin waa walaalo

  • @HodanFaarax-nx7gu
    @HodanFaarax-nx7gu Месяц назад +15

    Anigu sooman ban daawanayaa 😂

    • @user-lf5zs7zp7y
      @user-lf5zs7zp7y Месяц назад +1

      Sidokle anigaba wan somanahay wll ilahay hanaga aqbalo

  • @updrahmankey
    @updrahmankey Месяц назад +1

    Qeebti ugu maceed waye plz soo badiya xayeeysiiskana naga cuna

  • @muuminabduqaadir1739
    @muuminabduqaadir1739 Месяц назад

    M alaah abti horey u soco viva ❤guul 😊

  • @user-vf5vs1ld2i
    @user-vf5vs1ld2i Месяц назад +4

    Wow am de fastq

  • @riyaaqhappy124
    @riyaaqhappy124 Месяц назад +1

    Coming soon 1m🎉🎉🎉🎉 congratulations 🎉🎉🎉🎉team gurmad

  • @faadumomaxamed4865
    @faadumomaxamed4865 Месяц назад

    1m 🎉congratulations 🎊 abuukar mahdi

  • @warsameahmed585
    @warsameahmed585 Месяц назад +4

    Dhaman Asxabda dawasho wacan guleysda

  • @nadiifocismaan398
    @nadiifocismaan398 Месяц назад +4

    Kani filin waa dhafay waa filimo ciid Mubarak dhamantin

  • @saladomaxamud9378
    @saladomaxamud9378 Месяц назад +1

    😂😂😂😂😂😂 wallee manta wa maalin xamasadeda leh i love you team gurmad ❤❤❤❤❤ jiroo jooga

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 Месяц назад

    Asc abuukar mahdi iyo tiim kiisa waan idin salaamay ciidwanaagsan mama faunus ilaahay ha caafiyo aamiin filofiloaduun waxwalbaa kafilo was runaduunka wax lee maqlee ama arkee dadbadanaa muraaflee ilaahay muraad kooda ha sahlo aamiin 🤲

  • @NafisoMahamed-lq2wf
    @NafisoMahamed-lq2wf Месяц назад +13

    Qof walbo qoralkega arkaya wall mcn muradan le yahe iso duce please 😢

  • @AbshiroMohamed-du5mw
    @AbshiroMohamed-du5mw Месяц назад +5

    Asc dhamn tem abukar mahdi iyodadka ku xiran isoo duceya wlalyal wan xanusanhy manta wajimco ilahey iibarya 😢

  • @farhiacagta1396
    @farhiacagta1396 Месяц назад

    ASC waad salaamantiin kooxda gurmad dhamaantiin Dr Ali iyo loyar waxay ka wada hadlayeen in baxsan uusan baaslaawe dhalin !

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Месяц назад +1

    Barakumu Allah jamiican ❤❤❤❤

  • @MarwaMuhyadin
    @MarwaMuhyadin Месяц назад +6

    Aniga way Ila tahay in doctor ka loo hanjabay marki nurse ka uu baldos ku laha waxa laygu dhahay waxba ha qaban