FILO PART 98

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

Комментарии • 760

  • @Bariyeeey
    @Bariyeeey 4 месяца назад +67

    ayy ugu damben wey ogden ine walalo yhiin baxsan iyo maxamed amiin🥰

  • @dahranbintixuzein7746
    @dahranbintixuzein7746 4 месяца назад +144

    manta malin qerkeda wadata ee yomul carafaad alle hanaga wada aqballo sonka malmahan sowadne muradkena alle ano aqbalyo ducada aqrinta quranka saliga nabiga istiqfaarta an badino insha allah alle mustaqbal wanagsan hanawada siiyo alluma aamiin team gurmad wani wada salamey

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 4 месяца назад +23

    Mama faynuus ilaahay caafimad ay noogu soo noqodo oo ilmaheeda ugu noqodo ilaahay hasiiyo amiiin

  • @nimahassan5865
    @nimahassan5865 4 месяца назад +78

    Somali weyn iiducey in Allah awolad khaire iisiyo

    • @BilqeysaAbdi
      @BilqeysaAbdi 4 месяца назад +1

      Amiin apayo Allah kusiyi❤❤😊😊

    • @aniisa3638
      @aniisa3638 4 месяца назад +1

      Waan somanhy ilaahy waxan kaga baryaya inu awlaad baari ah kusiiyo wllshay❤

    • @Hilwaabdullahi-i7o
      @Hilwaabdullahi-i7o 4 месяца назад

      Ilahi ha ku siyo ❤❤

    • @SamiyaMuhidinKhaliif
      @SamiyaMuhidinKhaliif 4 месяца назад

      Allah ha ku siiyo abayo kuwo baari ah oo aad ku indho qabowsato 🤲

    • @Layliish-qh1en
      @Layliish-qh1en 4 месяца назад

      Alle haku siiyo kuwo badan oo baari ah

  • @Oontira123
    @Oontira123 4 месяца назад +106

    Guushu Wey so dhawdahy team Mohamed Amin ❤

  • @XalimoXawo
    @XalimoXawo 4 месяца назад +37

    Filinkii meelmacanuumarayaa abay baxsan aboowe maxa aamiin😢manta wey isheleen labadii walaalaha ahaa ee dhaxdooda qaraxa ladhaxdhigeey m.a lacag waxmatarto walaalnimada kaween😢😢

  • @husseinmahamed5762
    @husseinmahamed5762 4 месяца назад +17

    Dr. Cali dhibaatada la galiyay waan ka naxay inta ka naxday like saara 👍👍

    • @baldoos-manaxe
      @baldoos-manaxe 4 месяца назад +3

      ani ka kow waka naxay maskiinka

    • @husseinmahamed5762
      @husseinmahamed5762 4 месяца назад +2

      @@baldoos-manaxe baldoos sxb somalia iska joog London hakuu waa booliska ku qabane 😂😂😂😂

    • @baldoos-manaxe
      @baldoos-manaxe 4 месяца назад

      @@husseinmahamed5762 thanks wa igu ogtahay 😂😂🙌🏻

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 4 месяца назад +35

    Eid Mubarak team gurmad 🙏 sanadkaan sanadkiisa kale alle nabad qab hanagu gaarsiiyo🤲🤲dhamaanteeen

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 4 месяца назад +6

    Filimkan ino yahay heer calaami ah waxa ku cadayn inta dawado ..BAXsan iyo m Amiin❤❤❤❤❤

  • @jhashim739
    @jhashim739 4 месяца назад +20

    Very emotional! Happy Bahsan has found her brother - truth has finally preserved ❤ excellent episode 👏 Thank you boss Abukar Mahdi ❤

  • @queenquruxwanag1241
    @queenquruxwanag1241 4 месяца назад +9

    Alle ducada manta haa inaga aqbalo aameen teen umada islam ka ah o idiil aameen yaa allah

  • @UmuAbdallah-n3h
    @UmuAbdallah-n3h 4 месяца назад +23

    Team marwooyinka liketa kushuba hee❤️😘

  • @idmanxaji4227
    @idmanxaji4227 4 месяца назад +14

    Inta ku faraxday Amiin iyo baxsan iney ogadan walalnimada

  • @aliorkey5045
    @aliorkey5045 4 месяца назад +16

    Inta ku faraxsan baxsan iyo maxamed aamin iney is heleen iney walaalo yihin like

  • @InaHassan-mr8kl
    @InaHassan-mr8kl 4 месяца назад +76

    Inta sooman ilhy haka aqbalo sonka iyo ducadaba intaan soomina naxariista rabi korkooda Allaha ka yeelo ane isoo duceeya please 😢❤❤❤

  • @ciltireproduction7824
    @ciltireproduction7824 4 месяца назад +55

    Jakarta markan arkay waxan moday inu filika idafay inta ila midka eh like 😂😂😂😂😂

  • @MudanInahooyo
    @MudanInahooyo 4 месяца назад +11

    Ilahy haynga aqabalo soonka malinta carafo amiin 🎉

  • @farhiyaabdullahi8862
    @farhiyaabdullahi8862 4 месяца назад +54

    Wxaa ka dhibman 1 million Subscribers in ka yar 24kun come guys🎉🎉🎉 abukar mahdi

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 4 месяца назад +2

      Wuu istahilaa million ka badan dad badan aa fiirsado oo subscribe u aheyn intaas hadeey u saraan million ka badan uu gaari lahaa aniga 7 sano ka badan uu subscribe ii yahay team gurmad guuleysta habaryar Feynuus alaha caafiyo 😢

    • @AminabareIbrahin
      @AminabareIbrahin 4 месяца назад

      Maha kudece habo Feynus​@@sadiasheikh1413

  • @Nurromohamed
    @Nurromohamed 4 месяца назад +12

    Asc kooxda gurmad iyo ascaabtaba maalintii carafo weeye maanta ee khayrka badnayd aale haynaga aqbalo aamiin aamiin ❤

  • @SiciidoMahad
    @SiciidoMahad 4 месяца назад +58

    Inta ayago soman dawaneyso allha hano akhballo ❤😊

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 4 месяца назад +5

    Walaalo isheley maanta ayeey guusha bilaawatey mashallah thanks kooxda Gurmad. Abaayo baxsan aboowe Mohamed aamin sadax jeer ayaan kucesh ceshtey 💑🙏.

  • @lulhassan5890
    @lulhassan5890 4 месяца назад +7

    Alaa Wan kufarxay baxsan iyo mxmed amiin

  • @barwaaqoshiinebarwaaqosh-oh2mj
    @barwaaqoshiinebarwaaqosh-oh2mj 4 месяца назад +5

    Soomali weyn imtixanka dawlada ayaan galayaye inan baaso i so duceya wlalayaaal❤😢

  • @Siman.qalbi-lacka
    @Siman.qalbi-lacka 4 месяца назад +19

    تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ❤

  • @cadnaanmaxamed9402
    @cadnaanmaxamed9402 4 месяца назад +31

    40 qof ducadooda waa la aqbala maalmaha ducada la aqbalo ka mid thy maanto carafa hooyaday iga xanuunsan iguso duceeya wllaha muslimiinta😢

    • @fartuuncarab4047
      @fartuuncarab4047 4 месяца назад +1

      Allaha ku caafiyo walal cimri dheer iyo cafimad Allaha nosiiyo walidintena Aakhirana janada

    • @hamdiahmed7761
      @hamdiahmed7761 4 месяца назад +1

      Allah cafimad tam ha siiyo hooyo mcn

    • @basrabashir5726
      @basrabashir5726 4 месяца назад +1

      Illahay caafimad taam ah haku siiyo hooyo Aamiin

    • @Abyan-qv1np
      @Abyan-qv1np 4 месяца назад +1

      Alle hacafiyo

    • @mubarekismail5535
      @mubarekismail5535 4 месяца назад +1

      Cafiimad tama alla ha siiyo hooyo mcn

  • @Blue_Ocean_003
    @Blue_Ocean_003 4 месяца назад +9

    لَبَّيْكَ اللَّهُمَّ لَبَّيْكَ، لَبَّيْكَ لاَ شَرِيكَ لَكَ لَبَّيْكَ، إِنَّ الْحَمْدَ، وَالنِّعْمَةَ، لَكَ وَالْمُلْكَ، لاَ شَرِيكَ لَكَ

  • @mohamedibrahim-hf3kw
    @mohamedibrahim-hf3kw 4 месяца назад +4

    MAASHALAH what a lovely and fantastic series keep that spirit up @team gurmad #Mahdi and wishing you,iyo inta daawato lasocto kunaxiran filo iyo dhamaan muslimiinta ciid wanaagsan

  • @Mustafe_Mohamed_Cabdi
    @Mustafe_Mohamed_Cabdi 4 месяца назад +37

    الحمد الله 🙏🏻
    Intii Soomayn Maanta Sidayda Alxm Soo Dheh Nabigana Halagu Saliyo
    ❤🎉🎉 ‎ٱللَّٰهُمَّ صَلِّ عَلَىٰ مُحَمَّدٍ وَعَلَىٰ آلِ مُحَمَّدٍ
    Si Gaar Ahaaneed Waxan Ugu Mahad Celinyaa Team Filo && Abubakar ❤🎉
    Ciid Mubaarak❤🎉❤🎉❤🎉🙏🏻✍

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 4 месяца назад +8

    Asxabta manta waa carafo aan u duceyno habaryar Feynuus in uu ilaheey cafimaad siiyo xanuunka dembi dhaaf alaha uga dhigo 🤲🏾soonka alaha naga aqbalo eid mubarak dadkeygi❤

  • @WueenArwa
    @WueenArwa 4 месяца назад +14

    Asxabteyda ee filo igula xeran maanta waa malin carafo arinbaa isku key xirxiran iisoo duceeya pls allow amuurahayga sawir pls maanta maalin kheyr iisoo duceeya

    • @iqra11rok43
      @iqra11rok43 4 месяца назад +1

      Ilahey amuurahaga hakuusahlo

  • @cabdirisaaqjimcaale4213
    @cabdirisaaqjimcaale4213 4 месяца назад +7

    Mashaa allaah haddii Max'ed amiin iyo baxsan walaalo is fahmay noqdeen

  • @hamsenour2714
    @hamsenour2714 4 месяца назад +7

    Waa pest film xaqiiq.
    Thanks abukar shaqo adag ba heysa

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 4 месяца назад +11

    Wxa rjeynaa intuu filo dhmanin inu abukar mahdi 1M subscribers xiro insha-allah 😊❤

  • @SAEEDYNWA14
    @SAEEDYNWA14 4 месяца назад +3

    BEST SOMALI DIRECTER OF ALL TIME ABUKAR MAHDI 🙏

  • @YasineApdallah
    @YasineApdallah 4 месяца назад +16

    Flim ka haduu shidan yhy oo la daawan karaa yaa salaam 👍

  • @salmabani9957
    @salmabani9957 4 месяца назад +19

    (Abaay Baxsan Abow Maxamed Amin )soo cool at last 🎉

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 4 месяца назад +22

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 4 месяца назад +9

    Ciid mubarak dhaman muslimiinta o dhan

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 4 месяца назад +13

    Ciid Mubarak baan leyahay walaalaha noso gudbiyay filamkaan qurux badan fanaaniinta iyo jilayaasha iyo abukar oo aah lafdhabarta kooxda farxad iyo caafimaad ku ciida ❤❤❤❤❤

  • @NaimaAhmed-wk9cm
    @NaimaAhmed-wk9cm 4 месяца назад +6

    Omg wllhi meel fcn iga dhamte thnks team filo ayy saa usugaaye Lee omg mhdsnd abuukar mahdi❤❤❤

  • @hamdimaanka
    @hamdimaanka 4 месяца назад +4

    Jah Bari WA ciidi karaa mahadsanid eng abubakar ❤❤ ciiid wngsn dhamantin hadiba bsxsan iyo maxamed amiin walalo noqdeen

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 4 месяца назад +6

    Lawyarku waa very perfect,si run ah ayuu sharci yaqaanimada u jilayaa.

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 4 месяца назад +13

    Kuwaan anaga ayeey darenkena kacinaayaan baxsan iyo max aamiin

  • @QaliHabibo-pd5yf
    @QaliHabibo-pd5yf 4 месяца назад +18

    Thanks my team And Abukar mahdi 🥰♥️ waxan ni leyahay ciid wanagsan 🎉

  • @buskudbaasha9267
    @buskudbaasha9267 4 месяца назад +4

    Walee Musal sal kani wuu dhaafey 98 midna ima dhaafin keep going 🎉

  • @fariidoxaaji8738
    @fariidoxaaji8738 4 месяца назад +9

    Waaaaaw filmka dhiindhiin uu marooyaa tuugadii hadaa godkoodii biyo ugu soo galeen

  • @waqtiyoutube1863
    @waqtiyoutube1863 4 месяца назад +5

    Filim Musalsal Somali ah wlhi Abuukar Mahdi maahane qof kale oo samayn karo malahan 100 Xalaqo oo sheeko ahaan isku xiran lehna shekoyin qurux badan Shactiro, Jacayl, qiyaano, Wacyigalin IWM.
    Abuukar Mahdi Guulayso walaalkeey Laguma gaari karo.
    I am Standing with you Bro

  • @NaciimaShire
    @NaciimaShire 4 месяца назад +3

    Ever one ciid mubaarak🎉

  • @NasibaCali
    @NasibaCali 4 месяца назад +4

    Wlhi waa oyey😢 alxamdulilaah hadey baxsn iyo maxmd amin wllo noqdeen

  • @abdullahiibrahim1555
    @abdullahiibrahim1555 4 месяца назад +4

    So amazing waiting next episode, wakina baltos na mr write, sharif halag and koronto washikwe

    • @Kifax2020
      @Kifax2020 4 месяца назад

      mgangs wa flim😂

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal 4 месяца назад +2

    Kooxda gurmad iyo umada soomaaliyeed dhamaantiin Eid mubark ilahay sandaka sandkiisa caafimaad ha ingu gaadhsiiyo iyo inkabadanba maamo faynuus ilaahay caafimaad taama hasiiyo salaan qaaliya iga gaadhsii maamo faynuus sheekh daahir abuukar mahdi allow ina wada xafiti dhamaan teen❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asiamohamedmahamud2750
    @asiamohamedmahamud2750 4 месяца назад +22

    I wish to all the Muslim around the World and to Team Gutmad Eid Mubarak 🎉🎉🎉

  • @BarlinShiekhhassan
    @BarlinShiekhhassan 4 месяца назад +2

    Ciid mubarik umada somaliyed alha idin dhowro mel walba aad jogtaan❤❤❤❤

  • @FahadmahamedNur
    @FahadmahamedNur 4 месяца назад +3

    ilashey dartiis 1 love ❤❤

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 4 месяца назад +3

    ASC AIDMOUBARAK ADHA ALL PEOPLES GURMAD DIRECTOR ABUBAKER MAHDI TANK YOU VERY MUCH FOR GOOD 🎥 FILO FILO KAA FILOO ADDIUNNE WAHAAKADTIBAA KAA FILOOO VERY AMAZING 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 4 месяца назад +3

    Abuukar maanta waa nag faraxiseye mar hadi Maxmed amin Iyo baxasan aa walaleysaye ani waxb Ka baqayeye iyagon isa ogeyn iney isku taraaraxasn😂😂😂😂😂❤❤❤❤ filmka ahaan yaan si Kale lo lexin 😂😂😂❤❤

  • @Sabirinmohamed143
    @Sabirinmohamed143 4 месяца назад +3

    Baxsn iyo mxamed Amiin iyo sabirin eid Mubarak 3 qof aan ka tagero filo iyo Abuukar mahdi ❤

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 4 месяца назад +2

    Ciid wanaagsan team Gurmad,
    Kulu caam w antum bikheir 🤍🌸.
    Codsi wadanaa Abukar Mahdi, Xalqadda Talaadada maad maanta noo soo deysaan sidi ciidi hore oo kale, xaqul ciid cml qadada ciida aan ku fiirsanee thnks

  • @NasroshariifCali-jf9rw
    @NasroshariifCali-jf9rw 4 месяца назад +43

    Team baxsan one like l🥰

  • @maryamaahmedkulane1370
    @maryamaahmedkulane1370 4 месяца назад +1

    Alxamdu lilaah allw xaqa soo daaalac baxsan mahamed amiiiin guuuul insha allh❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Najmakusow
    @Najmakusow 4 месяца назад +7

    Inta dhararsaneysa baxsan iyo mohamed amin inay walalo yihin is ogaday ❤

  • @salman-gamer22
    @salman-gamer22 4 месяца назад +1

    Ciid wanaagsan dhamaan bahda gurmad ku midawday 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
    From Djibouti 🎉

  • @doceysaneleewaaye0fficial906
    @doceysaneleewaaye0fficial906 4 месяца назад +3

    Halmar ku Sali nabiga scw 🥰

  • @CanabCumar-yt8or
    @CanabCumar-yt8or 4 месяца назад +8

    Bari iid waaye ma ogtihiin reer comment❤

  • @mohamedabdullahi1147
    @mohamedabdullahi1147 4 месяца назад +6

    Feeling emotional 😢🎉 abaayo iyo aboowe ❤

  • @Kalsoonimedia
    @Kalsoonimedia 4 месяца назад +35

    Hadaa iga danbeyso like ii saar wll😂

  • @faraxsanchanal4146
    @faraxsanchanal4146 4 месяца назад +2

    qeybta mohamed amiin io baxsan waa ilmeeeye😢😢 thnkz abuukar mahdi❤

  • @axmedsaki12axmedsaki12
    @axmedsaki12axmedsaki12 4 месяца назад +2

    waligay man dawaan filim afsomali ah oo ka wacan waxan rajaynaya inshaa allh inaad qaar kasiiwacan aad nalasoo wadagtaan waxad tihiin team dhisan oo u dhigmaya hoboladi wabari waxan idin leeyahay guulasta dhamantiin

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 4 месяца назад +1

    ASC kooxda gurmad dhamaantiin abuukar Mahdi Habaryar thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤ciid Mubarak 🎉❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 месяца назад +2

    Wonderful and great team. The episodes and acting are stunning ❤❤❤❤. Professionally designed ❤❤❤

  • @rashidahmedgulled4022
    @rashidahmedgulled4022 4 месяца назад +1

    It's indeed fantastic, kudos director abukar & team gurmad,idd Mubarak to you all and the entire Muslims globally.
    May ALLAH protect Muslims

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 месяца назад +3

    Gurmad team, you make me cry, although it's a fiction story when Baxsan and mohamed Amiin released that they're brother & sister 😢😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 месяца назад +2

    Masha allha wan ku farxay walalaha baxsan iyo maxamed amiin ❤❤❤

  • @XalimoXasan-bx2zq
    @XalimoXasan-bx2zq 4 месяца назад +4

    Asc dhamman inta ku xiran channelka adeer abuukar waa malin qeryr ayaa lagu jiraa igu soo duceeya wiilkeyga oo mudo shan sano ah iga xanuunsan xitaa qoorta iima ceshanaya iguso duceeyo 40q0f ducadoda wala aqbalaa inta aan awlaad heysana alle ha siiyo❤

    • @MadameAuhn
      @MadameAuhn 4 месяца назад +1

      Allah ha caaafiyo

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 3 месяца назад

      Allaah ha ku caafiyo Abyo
      Hana kaa farxiyo

  • @AshaaweysAsha
    @AshaaweysAsha 4 месяца назад +2

    Ciid Mubarak ❤❤❤ illhy sanadkan sanadkisa kale cafimad ha inagu garsiyo

  • @Muheyma
    @Muheyma 4 месяца назад +1

    Abukar mahdi 1m wax yar oga harsan m.a🎉congratulations brother

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 4 месяца назад +6

    Mohamed amiin iyo baxsan plz don't make me cry with happiness 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤💞💞💞💞💞💞💞💕💕💕💕💕💕💕

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 4 месяца назад +1

    Meeshii ugu macaaneyd ayuu nooga go’ay. Mahadsanidiin Bahda Gurmad.

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 4 месяца назад

    Ciid mubaarak Abuukar & kooxdeena jira oo jooga , mama feynuus alaha noo caafiyo ameen ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ShukriIbrahim-u3t
    @ShukriIbrahim-u3t 4 месяца назад +1

    Ciidmubaarak dhamaan kooxda gurmad samo Ku ciida.❤❤❤

  • @mohamedaliiii1021
    @mohamedaliiii1021 4 месяца назад +153

    One like team real Madrid ❤

  • @sameerabd5180
    @sameerabd5180 4 месяца назад +1

    Wow ciid wanaag san ciidkaan ciidkiisa bash bash iyo bar waaqo kugaara insha allaah

  • @ashamoalim8764
    @ashamoalim8764 4 месяца назад +1

    Thank you Abuukar Mahdi

  • @nancyamin8344
    @nancyamin8344 4 месяца назад +1

    احلى حلقة في المسلسل ❤

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 4 месяца назад +2

    So cute 😍 mahamed amin iyo baxsan walaalo waa qiirooday 😊

  • @hoodoaxmed4489
    @hoodoaxmed4489 4 месяца назад +1

    mashalllah wlhi waaan kufarcay baxasan iyo Maxamed Aamiin wlala weyi

  • @HodanFaarax-nx7gu
    @HodanFaarax-nx7gu 4 месяца назад +1

    Mash allah ciid mubarik team film filo gaar ahaan abubakar ❤🎉

  • @zakariyecaafidheel8766
    @zakariyecaafidheel8766 4 месяца назад +1

    Film hada ayuu Mel xasaasi ah gaaray 😮😮😮😮😮 mansha allah bahda filo iyo Abu kar mahdi mahadsanidin

  • @haliimoali6947
    @haliimoali6947 4 месяца назад +1

    Ku Sali habiibkeena Muhammad Scw scw scw scw ❤❤❤
    محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا عدد خلقك ورضا نفسك وزنة عرشه ومداد كلماته 📿❤❤❤❤

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 4 месяца назад +2

    Abokor mahdi our best world Somali Director. Long live axada inoogu dar you and all the other Gurmad team long live you all deserve the the best world Somali trophy 🏆

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 4 месяца назад +3

    😢dhamadka ilin iga imaday wayo wlshey ayan so xasuatay alaha u naxaristo 😢 wlshey

  • @kismayoiyokistada8443
    @kismayoiyokistada8443 4 месяца назад +4

    Asc abukar mahdi Adeer mcn allh ku caawiyo oo kul caam wahal kheer

  • @IbrahimCabdulle-fq6xt
    @IbrahimCabdulle-fq6xt 4 месяца назад +1

    Ciid mubaarak team gurmad bari ciid ino so daay fimilka please sidaa ciida waqti ugu qaadano

  • @ahmedabdikaadirducaale7514
    @ahmedabdikaadirducaale7514 3 месяца назад

    Asc Abti Abukar Mahadi wan ku salamaay Dhamaan family Gurmad wad Salaman tihiin Dr Ali Wllhi Runtada Sharciga Ciyaalkaga Hadii la dilo Kuma Soo celinaayo Lkn. Ogaada Yaah waa Filim wax aan ka hadleyno 🙏💯✅

  • @Caliya7
    @Caliya7 4 месяца назад +1

    Asxaabey barakada iyo qeerka kujira maalintaan Allaah hanawaafajiyo dembiyadenana hadhaafo. Eid mubarak kulucaam wa, antum bikheyr 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @fardosa9749
    @fardosa9749 4 месяца назад +2

    Today filo was best....❤

  • @Axmednursiciidaxmed
    @Axmednursiciidaxmed 4 месяца назад +1

    Sanad ka dib wan guulaysanay taem maxamed amiin ❤

  • @saadeaali9231
    @saadeaali9231 3 месяца назад +1

    Masha Alllaaaah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @JamacAbdi-ws1qb
    @JamacAbdi-ws1qb 4 месяца назад +2

    Jikaarte isna maso galey😂😂 legend waye ninkas

  • @fadumaiman6535
    @fadumaiman6535 4 месяца назад +1

    Maasha alaah musalsalka markaan waa gabo gebo si fiican ayuu ku dhamaanaa 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🩷🩷🩷🩷🩷🩷