Loolan Nooc Kale Ah | Qatar vs Germany | Marti galin iyo marti galin |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 181

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 3 месяца назад +96

    Maraykan iyo yurub jabkooda hadaa jeceshahay farta taag ☝️

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k 3 месяца назад +3

      Hadii aad america 🇺🇸 iyo Uerope aad neceb tahay maxay dadka somaliyed U tagaan oo mahaad u tagiweyday Khaliijka Somali Waxa ay ku fiican yihiin gumeysiga carabta

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 3 месяца назад +6

      @@Dowlo_-2k Adigu hadaa u xiiso qabtid America iyo yurub dee orod aad Xaako malab ha lagaga dhigee, mid kalena ku darso halkaa dadka mad madow ee joogana daanyeerada ayay ku tiriyaan cadaanku, orod daanyeerka ha lagugu tiriyee aad

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k 3 месяца назад +1

      @@Cabdiraxman..Mudug. Qoysaska somalida badan meesha ay lacagta ka soo diraan waa America 🇺🇸 Australia 🇦🇺 Uerope Western Waad ogtahay in Somalida joogta Carabta sida loo galo In dumarka la guursado oo La furo cidlo laga dhaqaaqo jaariyadahana la gumeysto Anigu ma garaniyo Somali 2024 Carab wax ka sugaya Nasiib daro

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 3 месяца назад

      @@Dowlo_-2k America miyaa lagaaga soo diraa lacagta adigu❓ teeda kale carab iyo anaga maxaa iska kaaya galay diinta un baa naga dhaxaysee waa maxay gumaysigaa ka hadlaysid 😳❓

    • @ghst4487
      @ghst4487 3 месяца назад

      Carabta iyo reer galbeedka labAduba waa inaa iska ilaalinaa ​@@Dowlo_-2k

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 3 месяца назад +12

    OGAANSHO CHANNEL ❤👏🤝

  • @farxaanAydiid
    @farxaanAydiid 3 месяца назад +10

    Team Cumar ismuujiYa 🎉❤

  • @CfitaaxClaahi-m5g
    @CfitaaxClaahi-m5g 3 месяца назад +9

    Germany iyo farence labada wadan ee ugu xagjirsan

  • @LearnEnglish1438
    @LearnEnglish1438 3 месяца назад

    Palestin will never die

  • @abdulqanimoha187
    @abdulqanimoha187 3 месяца назад +1

    Ustaadi waad ku mahdsantahy barnamijyada qiimaha badan ee aad halkan nagula wadaagto 😊

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE 3 месяца назад

    Iyo abu tariika 😂😂😂

  • @MucaadDaahir-ru3dw
    @MucaadDaahir-ru3dw 3 месяца назад

    Sxp wanku taageeraa😢😢😢

  • @LabaykTerry
    @LabaykTerry 3 месяца назад

    Omar wadanke ku noshahy

  • @Northwest0
    @Northwest0 3 месяца назад

    Free palestin ❤

  • @BeesoMedia
    @BeesoMedia 3 месяца назад +1

    Jarmalka sidiisaba waa mujrim iyo reer galbeedka dhanba, tooda dadke ku qasbaan cultureska kalana wa yasaan mana ixtiraamaayaan

  • @axmedcumar3718
    @axmedcumar3718 3 месяца назад +21

    Thanks Qatar 🇶🇦 for your support our Religion and culture 🙏

  • @HildidSigad
    @HildidSigad 3 месяца назад +15

    Qatar dal Muslim dhaba ah runtii waa dal qiima badan WE love qatar❤❤

  • @haa8793
    @haa8793 3 месяца назад +9

    يدخلون الحمامات بدون ماء ولا تغسيل 😂😂😂 ayagas ayaba afka qabsan ya Allah

  • @Iskoblo
    @Iskoblo 3 месяца назад +13

    Qofkii 5aad ee daawada ayaan ahay waa kuwee afarta iga horaysay 😅

  • @CaaqilYare-hs3ph
    @CaaqilYare-hs3ph 3 месяца назад +15

    اللهم أعز الإسلام والمسلمين❤❤❤

  • @ismailmohamedadennorgumaad707
    @ismailmohamedadennorgumaad707 3 месяца назад +24

    Kusaliya nabi muxamed scw❤

    • @Xaaji-el9hl
      @Xaaji-el9hl 3 месяца назад

      Scw

    • @MohamedAbdi-hu7ej
      @MohamedAbdi-hu7ej 3 месяца назад

      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LegendTLegend-fo1rb
    @LegendTLegend-fo1rb 3 месяца назад +23

    الحمد لله على نعمة الإسلام
    اللهم انصر اخواننا المسلمين في كل مكان وخاصة في فلسطين 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸

  • @abdirahmandekow8525
    @abdirahmandekow8525 3 месяца назад +58

    Free Palestinians ❤

  • @asiyeahmed1722
    @asiyeahmed1722 3 месяца назад +7

    🤲اللهم انصر اخواننا في غزة يارب🤲🥺🇵🇸

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 3 месяца назад +37

    Dunida masoo Marin ruux lamida nebigena Muhammad scw❤

  • @AbdullahiAbdirizak-bc3cf
    @AbdullahiAbdirizak-bc3cf 3 месяца назад +6

    Allah ka cabso walaal omar, ha isticmaalin sawirka haweenka cariyaadka sabab kasta oo ay ahaato.

  • @AnasAbdi-dz2mj
    @AnasAbdi-dz2mj 3 месяца назад +6

    Free Palestine

  • @HildidSigad
    @HildidSigad 3 месяца назад +2

    Qatar dal Muslim dhaba ah runtii waa dal qiima badan WE love qatar❤❤

  • @HistoricalTube-ys8nn
    @HistoricalTube-ys8nn 3 месяца назад +4

    Macalimow ogaansho waanku taageera waana kuugu xiranahay in badan lkm laba mid inaad ilowsan tahy laga yaabaa tan koobaad oo ah inaad iska deyso dumarka aan xijaabneyn aad spo dhigeyso taasi dambi unbey kuu keeni io lacagtada iney xaaraan ka dhigi karto maadaama eyna banaaneyn dumarka jirkooda qaawan in lasoo bandhigo sido kale wax aadan ogeyn 💯 waan hubaa aad dhehyso keep going teacher

    • @abdirashidahmed3109
      @abdirashidahmed3109 3 месяца назад

      Khaniis baa tahay waraa waxaa bad wax ka dhigaysa😂

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 3 месяца назад +3

    Qadar baan tageeraynaa wayo muslim waa walaalo ❤

    • @Xaawaluul124
      @Xaawaluul124 3 месяца назад +1

      ha wlhi qatar wa wadamada musliminta wadanka ugu ficn 😊❤

  • @HildidSigad
    @HildidSigad 3 месяца назад +1

    Qatar dal Muslim dhaba ah runtii waa dal qiima badan WE love qatar❤❤

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 3 месяца назад +2

    WAA GAALO NIJAAS AH BILAA AQLAAQ AH MUNAAFIQIIN AH
    SADEX WAJIILAYAAL AH LKN ADUUNYADA OODHAN HADA WEEY ARKEEN
    MUNAAFAQADOODA

  • @Ubdeqani007
    @Ubdeqani007 3 месяца назад +1

    :video ga waad ogtahy inaan kaa hor daawadee like saar 😅😅

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 3 месяца назад +3

    Ilaahow galadu adunki way fasahadise naga qabo

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 3 месяца назад +2

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين ❤

  • @Moha57959
    @Moha57959 3 месяца назад +2

    الحمد لله الدى هدانا لهذا وماكنا لنهتدي لولا أن هدان ألله والحمدلله على نعمة الإسلام والإيمان

  • @AhmedAlnazri
    @AhmedAlnazri 3 месяца назад +3

    Comentgi ugu horeyey❤❤

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 3 месяца назад

    Waxa aad ka ilowdey In Aan la ogoneyn Xayeyiiska Qoomu luud ka Oo la Joojiyey In calankooda la soo muujiyo la xidho laguna Dabaal dago!!!!!

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 3 месяца назад

    Waxa aad kaso hadashaa dhamaadka lacgta Dollar ah
    50sano OO heshishki aha in sacudigu shidalka ku ibsado dollar aheeed waa dhamatay sucudiguna waa diday markale inuu saxiixo OO bricks ayuu ku biray😮😮😮😮😮😮

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 месяца назад +4

    Aad iyo aad

  • @AbdulFaarah-c5h
    @AbdulFaarah-c5h 3 месяца назад

    Waxa igu daran kuwa islamka ah oo aqbalayo yacni lacibintoda qayb aya Muslim shegta sida rudiger iyo gundogan😂

  • @warfaa_soysoy
    @warfaa_soysoy 3 месяца назад

    Cumar markaan Jarmalka joogno dhamaantayo waxaan ku hadalnaa Afrikanisch 😂
    Sida shucuubta jarmalka ee aqoonta ( umadaha kale) ka aradan aaminsan yihiin

  • @nimcanjamaise353
    @nimcanjamaise353 3 месяца назад

    Maalintii 1 aad meeshu dadka way qaadi waday xata dibada marka dadka waa loshegay iska jooga meeshu waybuuxdaaa😅😅😅😂😂😂😂

  • @Exsagaaro
    @Exsagaaro 3 месяца назад

    Gacta kaligeda in xabsi lagu xukumo bee ahed oo kiwirkeda lajawiyo

  • @MrMazwena
    @MrMazwena 3 месяца назад +3

    Jarmalka waa wasakh wllhi khaniisin ah

  • @MooHair
    @MooHair 3 месяца назад

    ustaad dooda labada asaasaq ee maraykanka bal falanqaynteeda kusoo dhakhso. waliba video dheer ban sugayaa anigu kkkkkk. waxaan yahay architect mashaariicdayda markaan ka shaqaynayo bn aad u dhagystaa barnaamijyada ee lasoo dhakhso. selaama

  • @juleybib2859
    @juleybib2859 3 месяца назад +1

    قل با عبد اللذين اسرفو علي انفسهم لا تقنطو من رحمة الله ان الله يغفرو الذنوب جميعا انه هو الغفور الرحيم😢😢

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 3 месяца назад

    QaLadka MusLimiinta ayaa Lahaa waayo marka faLkaa sameeyeen inay sii cayaaraan kubada may ahaynba in lasoo eryo ayey ahayd oo la yidhaahdo akhLaaq xumay sameeyeen oo la ganaaxo

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 3 месяца назад +1

    Alx mar hore ayaan iska daayay daawashada ciyaaraa hada cup ka Yuruub ee socda hal ciyaar ma daawan mana rabo in daawadoe

  • @akraamcade
    @akraamcade 2 месяца назад

    Zxp qof qofka kalya waxan kuleeyahay allah dambiga ha dhaafo ❤

  • @hm1c586
    @hm1c586 2 месяца назад

    Adeero anaa kunol magaladaas ii ha kufogaan 😂😂😂😂😂😂😂

  • @aboumedhoussein3446
    @aboumedhoussein3446 3 месяца назад +1

    Falastine will be free

  • @xuseenxisbi6527
    @xuseenxisbi6527 2 месяца назад

    Rudiger muslim wye maxaa qaniis taageerid u geeyey

  • @SuhaybAhmadAbdi
    @SuhaybAhmadAbdi 3 месяца назад

    Free falastin guul xamaas yuhuuda way jabtay

  • @abdinasiryahyanor7329
    @abdinasiryahyanor7329 3 месяца назад +1

  • @MohamedmuqtaarCumar
    @MohamedmuqtaarCumar 3 месяца назад +1

    etopia iyo mataban Somalia 🇸🇴 kaso hadal sxb🙏💪

  • @salaadmohamed5368
    @salaadmohamed5368 2 месяца назад

    Niyow shire xirfad inten ka helaa?

  • @fatuush675
    @fatuush675 3 месяца назад +1

    Cumarow english ma lagu bartaa korsada plz

  • @Ibnbaali
    @Ibnbaali 3 месяца назад +1

    Aniga waxa aan u fahmay hadalka M. Abuu tariinka German haddii ay afka qabsadeen anagane indhaha maxeranaa!

  • @sayidnasri6412
    @sayidnasri6412 3 месяца назад +1

    Qadar waxay ahayd abid martigaliyaashii ugu fiicnaaa ee aan arko koob wayn sidee u maaamuleen❤

  • @Dowlo_-2k
    @Dowlo_-2k 3 месяца назад +1

    Gumeysiga carab Lama dooniyo Hate is it have home Democrats win LGBTQ+ right

    • @DarkscapeHorror
      @DarkscapeHorror 3 месяца назад

      Gaal

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k 3 месяца назад +1

      @Spreadingthelight267 Somali Gaajooniya ayaad tahay Lacagta badan ee Somalida laga soo qaado ayaa masjid lagu dhisaa iyada oo dadka ay gaajooniyaan Bilaa caafimad Halka Ethiopia 🇪🇹 kenya 🇰🇪 ay horumareen Orod oo isoo aas doqon Somalia 🇸🇴 only Qarax

    • @MisMursal-ui4su
      @MisMursal-ui4su 3 месяца назад +1

      ​@@Dowlo_-2kRaqiss pro max ayathy ee 2024 walina waxba lagumeriya mia aya lamarayaye hurdada kakac att dheresty wll ee dhunida aqoon aya layisku dhafe waxbaro intii waxlagumerin laha

  • @frombaadiyocali2615
    @frombaadiyocali2615 3 месяца назад

    abu darika waiga qosliyey

  • @fahdka1668
    @fahdka1668 3 месяца назад

    lacana lahu al maanii al kufaar

  • @abdixafiidabdiwakiil9680
    @abdixafiidabdiwakiil9680 3 месяца назад +1

    Germany wuxuu noqday wadan liita marbuu ahaan jiray quad caalami ah lkn hadda dhaqan xumo buu kusoo aruuray

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah 3 месяца назад +2

    Jarmalka ayaan kaa daawanaya Omarow. Runtii waa wax layaab leh sida dhaqanka Qoomuluudka u caadiyeynayaan. Meel kasta istaagto waa calankooda lagama yaabo inaad ku dhiirato inaad durto xitaa

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 3 месяца назад

      Meesha sidaas ah maa iskaga soo tagtid maxaa u sii dhex fadhidaa, mise adna in aa la quustid baa rabtaa qoomkaas sii dumaya 😂

    • @DarkscapeHorror
      @DarkscapeHorror 3 месяца назад

      ​@@Cabdiraxman..Mudug. Waala jooga. Waana lacaynaa. Gaal faaido malahane

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 3 месяца назад

      @@Cabdiraxman..Mudug.oo mxd uhaysa waa adiga kasoo tag lage lacagtuu malin ku shaqeeyo 10sano xata kuma shaqeyn kartid😂

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 3 месяца назад

      @@APDUL7HI Anigu wadan gaalo kuma nooli si sharaf leh baan u noolahay muruqaygana waan cunaa, adigu dalalkaa foorara ee qomuludku ka jiro orodoo ku laba kaloodiya dee😂

  • @daadirmaxamuud4393
    @daadirmaxamuud4393 2 месяца назад

    Abu tarika 👍👏👏

  • @MohaYare-tb1hr
    @MohaYare-tb1hr 3 месяца назад +1

    الله يحفظك يا عمر انشار ❤

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 3 месяца назад

    Garman waa Dalka fiicana

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 месяца назад +2

    9:30😅 ii tarjum

    • @haa8793
      @haa8793 3 месяца назад

      Lgbtg qowmu lut xarantodha ayaa lodiday

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 3 месяца назад

    Subxaanallaah

  • @abditajirali5702
    @abditajirali5702 3 месяца назад

    Nacalatullah

  • @Dowlo_-2k
    @Dowlo_-2k 3 месяца назад +1

    Qatar 🇶🇦 Aad u hiilinayso waa ta Ukrain soo qaatada caruurtooda Ee diida caruurta Falastin Qosol aduunka maalinta aad doonto Waxa aad doonto ku hadal Nin waalan

    • @DarkscapeHorror
      @DarkscapeHorror 3 месяца назад

      Gaal baa tahay

    • @horninsider
      @horninsider 3 месяца назад +1

      Google ku qor
      Waxa arki doonta falastiin badan qatar 🇶🇦 la keenayo

    • @husseindalmar3812
      @husseindalmar3812 3 месяца назад

      ​@@DarkscapeHorrorsidee u odhan kartaa kaaL ayaa tahy qof Muslim ah

    • @UpdyKhaaluq
      @UpdyKhaaluq 3 месяца назад +2

      mawduuca in laga baxo waa jahli tn kle qatar waa wdn ka si weyn u taageeraya palastine adigana comment wlba wxaa la taagn thy jaahilnimo iyo calaacal adoo wx fcn soo qoraya lama arko

    • @guletizmail8349
      @guletizmail8349 3 месяца назад +3

      Ala neef sanida, wadamada khaliijka wadanka ugu dhaw Palestine 🇵🇸 waa Qatar 🇶🇦, Orodo soo dawo inta Palestinian ah ee Qatar la geetay intanad iska hadlin, takale ma ogtay wadanka kaliya ee xamaas ugu dhaw inu yahay Qatar🇶🇦, xafiiska ugu wayn ee xamaas inu ku yaalo Qatar 🇶🇦 ma ogtay, madaxa ugu sareeya xamaas ismaacil haniya fadhisinkisu inu Qatar 🇶🇦 yahay sido kale ma ogtay, Adoon waxba ogayn hayska hadlin.👍

  • @abdulshire1574
    @abdulshire1574 3 месяца назад

    الله اكبر ولله الحمد والشكر على نعمة الإسلام اللهم انصر اخواننا المسلمين المستضعفين في فلسطين اللهم آمين يارب العالمين

  • @SaaXasan
    @SaaXasan 3 месяца назад

    🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤔

  • @AbdiSamad-p5r
    @AbdiSamad-p5r 3 месяца назад

    🏳️‍🌈 good 👍

  • @Yomooh
    @Yomooh 3 месяца назад +1

    Aduunka waa iska sidaan

  • @Wasiirka98
    @Wasiirka98 3 месяца назад

    Aan ku saxee Rasaysulwasaare Maaha Markus Söder waa Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Bayern wana xisbiga CSU

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 3 месяца назад +1

    الله اكبر ولله الحمد والشكر لله

  • @huudbinali4852
    @huudbinali4852 3 месяца назад

    High ❤

  • @MaxamedAhmed-jc4qw
    @MaxamedAhmed-jc4qw 3 месяца назад

    Baraafo🎉

  • @عبدالقادرعلي-خ8ب
    @عبدالقادرعلي-خ8ب 3 месяца назад

    Cumarow brother korsadasi ee waxbarsho sidenku helaya carurtedu ayan uraba iso jawab aquya

  • @ibrahimjan5320
    @ibrahimjan5320 3 месяца назад

    ASC MR OMAR WAXAAD SHEEGTEY WAA XAQIIQDA MAANTA RUNTA LA ISU SHEEGA CABSI MA JIRTO TEEDA KALE MR OMAR KOORSADA AFSOMALIGA FADLAN ISOO DIR ASC

  • @fankachannel
    @fankachannel 3 месяца назад

    Ustaad waad ku mahad santey update ka aad ma siisey

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 3 месяца назад

    Maxamed abu tarike iyo cismaan shawali waa geesiyal runta kaleexan ❤❤❤❤❤

  • @muscabMUXYADIIN
    @muscabMUXYADIIN 3 месяца назад +1

    Ogaansho best channel i have ever seen❤

  • @dahabomacalin235
    @dahabomacalin235 3 месяца назад

    Asc setahiin dhamaaan team ogaansho waxan diinka codsanaa in aad iso boqatan youtubekega plz mahadsanid

  • @FatimoMohamed-k4k
    @FatimoMohamed-k4k 3 месяца назад

    Ma aqaano sababta lkn aniga waxaan Mar kaste ka welwelaa dalkeen io dadkeen cid umaqn ma u maleey saa etopia in ey wax maagan thy 😢

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 3 месяца назад

    Cwm ana joga ku imi fasax waxa dhacaya wad yabaysa ciyaarti xalay holan iyo faransiska waa laystumayay marki la sakhramay marka dhul silaambay sharafi talay mahadsanid wialal cumar inshar 🥰🥰🥰🥰🇵🇸🇵🇸🇵🇸🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🍉🍉🍉

  • @Xaawaluul124
    @Xaawaluul124 3 месяца назад

    galo awalba fa ido malehen alxamdulillah cala nicmatal islam😊❤

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 3 месяца назад

    Cumar waxaan doonayaa shere xirfad lkn wax dhaqala ah mahayo nashaqeeyo

  • @osmanabdulkereem6001
    @osmanabdulkereem6001 3 месяца назад

    Wllhi wax badan waa Ii binamisay alxamdulilah
    3 shey ayaad iga badashay

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 3 месяца назад

    الحمد لله على نعمة الإسلام ❤❤❤❤

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 3 месяца назад

    Mashaa Allah alxamdulilaah inaan nahay umad islaama

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 3 месяца назад

    Waan ku salaamay saxiib omar inshaar

  • @mohamedkhalifyusuf7857
    @mohamedkhalifyusuf7857 3 месяца назад

    Cumar inshaar Faalooyinka ma'aqrisaa ?

  • @AxmedIbrahimAmiin-cx4zy
    @AxmedIbrahimAmiin-cx4zy 3 месяца назад

    Indhaha kuhay illa dhamadka uro

  • @maryuumkhader
    @maryuumkhader 3 месяца назад +1

    Aniga aya u horeeya 😂

  • @abdaal818
    @abdaal818 3 месяца назад

    duli illaahay ha ku salido wixii qoomu luudnimo wada.

  • @nuurmahamad2978
    @nuurmahamad2978 3 месяца назад

    Yaa cumar inshaar podcast gaaga shaah la,aan baa ka daawadaa

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 3 месяца назад

    الله اكبر ❤❤❤❤❤❤

  • @abditajirali5702
    @abditajirali5702 3 месяца назад

    Allahu akbar

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 3 месяца назад

    Garman ❤❤Garmaya Baste land❤❤

  • @XamdaCali-q4d
    @XamdaCali-q4d 3 месяца назад

    Falastiin freeze

  • @MachadkaTahbir-oe1nm
    @MachadkaTahbir-oe1nm 3 месяца назад

    قطر قدوة ❤