Boqor Buurmadoow - Ragga Aniga Isoo Jawaabay hasoo dhiciyaan Guryahii Isaaq ee Hassan Hawiye siiyay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on RUclips, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on RUclips.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our RUclips channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Комментарии • 776

  • @samatardahir813
    @samatardahir813 8 месяцев назад +21

    Boqor Buurmawdow Soomaalida Xalaasha ah oo DHAN buu Madaxa u Saaranyahay ❤❤❤

  • @samataradde686
    @samataradde686 8 месяцев назад +1

    Boqor buurmadow ma aha nin qof jeeb gashan karo waxuu ka hadlaa waxa dhabta ah xataa hadii ay noqonayso in lagu xiro arintaas well done❤

  • @seed3966
    @seed3966 8 месяцев назад +14

    👉👉👉 Dir oo dhan waa labo safiir 👉haye daroodna waa intee 👉haye digil mirifle 👉haye beelaha jarerweyniyo xulufadooda 👉 boqorburmadow runbuu sheegey ✅

  • @Galxoor91
    @Galxoor91 8 месяцев назад +12

    SSTV well-done waa inaan lagaxishoon runta waxa Boqorku sheegayo waa runtiis Xamar dowladnimo mataal hasana nin xishooda ma aha ceebna ma karto koley anigu maxadwayne kuma sheegeen kaas.

  • @xasan127
    @xasan127 8 месяцев назад +27

    boqor buurmadoow waa runtiis♥

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 8 месяцев назад +12

    Guul iyo gobanimo dadkaygii reer awdal states of somalia from Gadabursii samaroon saciid 🇸🇴🙏❤️✍️💯

    • @diiriyeali1073
      @diiriyeali1073 8 месяцев назад +1

      GUDABIIRSI naga fadhiiso meel dadkii waawaynaa aa is heystee.

    • @diiriyeali1073
      @diiriyeali1073 8 месяцев назад +2

      Xasan GURGUURTE MUUSE BIIXI DADKII KU masquiliyey markaasuu boob raaxada UGA QAADAY Somaliya.

    • @ALLAYAQAN
      @ALLAYAQAN 8 месяцев назад

      MIYAAD ILOWSAN TIHIIN IN NINKII ISGOYSKA SOOBE 3000 EE QOF DAQIIQADDA KU DILEY INUU AHAA NIN ISAAQ BINU DIR BINU OROMO AH !!!!! MIYAADAN OGEYN IN NINKII SOOBE QARAXIISII LABAAD 1700 EE QOF ISKU MINITKA KU DILEY ISNA UU AHAA NIN ISAAQ BINU DIR BINU OROMO OO UU WELIBA MUSE BIXI KU FAANAY OO YIRI HADDAADAN NA AQONSAN WELIGIIN NABAD ARKI MAYSAAN !!! MIYAADAN AHAYN KAN BARQADA CAD KANIISADUHU KHALIIFAYAAN OO IN LA GUMEYSTO U YAQAANA XORNIMADA !!! MIYAADAN AHAYN KA QABIILKA U YAQAAN DAWLADDA !!
      SAMAROON IYO CIISE IYO WARSANGELI IYO DHULBAHANTE OO WAXAD SOLAND KU SHEEGTAAN IDINLA DEGGAN AYAD SLAND U TAQANAAN HABAR-CANJEELLO AMA HABAR-AWAL IYO HABAR-JECLO !!! WAXAD AFKA U DIIDAYSAN INAD TIHIIN DAD LA HAYSTO OO 33SANO GACANTO ITHIOPIA KU JIREY !!! WAXAAN IDINKA SUGNAABA WAA IDINKOO WAA DHOW SIDII INGIRIISKII DUSHIINNA KU SIDA ITOBIYAAN OO HADDANA KU DOODAYA "NAMA GUMEYSTAANE WAY NA ILAALIYAAN" SIDII INGRIISKA!

    • @King_Budnacab
      @King_Budnacab 8 месяцев назад

      @@diiriyeali1073 hhhhhhhhhhhh runta isku nacaa xigo. daarood iyo hawiyo iyo isaaqo wax loo layey

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 8 месяцев назад +26

    Absolutely this is true GOVERNMENT in Somaliya just is one family 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @mohamedhassan5617
      @mohamedhassan5617 8 месяцев назад

      Qof xanuunsan ayaa tahay

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 8 месяцев назад

      @@mohamedhassan5617 Sasaa Qof waliba Idiinla yaabanyahay.

  • @DeeqMuhammad
    @DeeqMuhammad 8 месяцев назад +13

    Somaali oo dhan oo wada socota hadii larabo xamar caasimada haa laga badalo

    • @gebehie1769
      @gebehie1769 8 месяцев назад

      Adeer wax dhaamo lama arkaayo waayo magaalooyinka kale waa ka liitaan

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 8 месяцев назад +2

      ​@@gebehie1769Meel cidlo ah oo haddeer la xaarxaaro ayaa dhaanta in aay Xamar Caasimad sii ahaato, inta Caasimad lagu sheegayo magaalo Hanti wixii aay lahaayeen shacab iyo dowlad ummadda Soomaaliyeed, sidaa unbay Soomaaliya u ekaaneeysaa!

    • @abdifatahhassan5561
      @abdifatahhassan5561 8 месяцев назад +1

      Anigu waxan qabaa in laga raro xamar caasimada waayo magalo somaliya isugu iman karto maaha

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 8 месяцев назад +1

      Waxaas oodhan waxaa kadaran amni way noqon wayday 35 sano

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 8 месяцев назад

      Boqor Buur Madow Ummadda Soomaaliyeed afkeeda ayuu ku hadlay. Ka waran magaalo Caasimad lagu sheegayo oo aay dadka ku nool kala yihiin qaar loo yaqaano Looma Ooyaan iyo qaar loo yaqaano Lama Taabtaan?! Waa magaalada Nin Mooryaan ah oo Wasiir si kas ah u dilay la leeyahay, wiilkeena Raxanweyn loo qisaasi maayo! Waa magaalada Madaxweyne kuursiga fadhiya uu Madaxweyne hore ku leeyahay, kuwa ka xoog weynaa baan saarnaye kan muxuu noolaa JOOGAA?!!! Suma wallaahi waan ERYEEYNAA!!!!

  • @hassanomarabdillahi1330
    @hassanomarabdillahi1330 8 месяцев назад +16

    Boqor Buurmadoow runtii xaq ayuu ka hadlay, waan wax u baahan in la saxo

    • @Darwiishdaweeye
      @Darwiishdaweeye 8 месяцев назад

      sirdoonka itoobiyuu matalayaa. waa fahmi karaa ninkii meeldheer wax ka eegi yaqaan. .ceeb maaha somali wax hakaa cuno. Lkn waxa ceeba amxaar isirkaaga necebi wax hakaa cuno

    • @hassanomarabdillahi1330
      @hassanomarabdillahi1330 8 месяцев назад

      Waa ayaan daro in aad Cunto wax ku cabirto, ilaahay amarkii.@@Darwiishdaweeye

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 8 месяцев назад

      Adeer gacaliye ninkani runta ayuu sheegay cunid lahayne.

  • @aserofarah4222
    @aserofarah4222 8 месяцев назад +2

    Adeer guriga madaxtooyada muuse biixi waa gurigii General Morgan ee u sheeg inuu celiyo.

  • @abdiashur9266
    @abdiashur9266 8 месяцев назад +1

    Sstv you guys doing great job shaqo qaran bad haysan mahadsanidin dadka bulshadu xisayso ayad wareysatan

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 8 месяцев назад +13

    geesi Geesi dhalay kusoco waxaan maqlijirey marna risaaq marna rashiid intakale marootibaa subxaanallah allah xassan dhiiqo waxaan leenahay keligii cunoow keligaa ciyaar keligaa celceli

    • @Maria28832
      @Maria28832 8 месяцев назад

      Waryaa sheegadii 34 sano ka hor weeye hade reer ooyaayaye hawiyeh dhulkooda ku filan

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 8 месяцев назад +2

      Yaa ooyaya dadka adigaa ugu liita.

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 8 месяцев назад +19

    Walhii runtii boqor buur modow 😂😂😂😂

  • @AhmedMohammed-oq5bp
    @AhmedMohammed-oq5bp 8 месяцев назад +1

    Madaxweynihii ugu horeeyey ee qaad-walle noqda. That was hard one. Sorry xasan Qoslaaye

  • @Dr.kenndy
    @Dr.kenndy 8 месяцев назад

    Boqorow Hawidaar haku xiiqin. Reer Somaliland 1960kii ayay ogaadeene.

  • @Baareey
    @Baareey 8 месяцев назад +12

    Boqor buurmadoow wax run ah ayuu ka hadlayaa

    • @qabyoninweyn88
      @qabyoninweyn88 8 месяцев назад

      Ileen md xasan sheq wax lagu xanta waxba kajira.Allow cebta astur

  • @samsamabdi2788
    @samsamabdi2788 8 месяцев назад +5

    Hodan waxaa Dagana Mj malaqaban,iyo Reer waqoyi and harti you right boqorka 👍🏽💯

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 месяца назад +1

    Boqor buur madow mid bu run ku sheegey xassan sh dalki wuu burburiyey

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 8 месяцев назад +1

    Boqor Buurmadow hadalkiisa 100% waa run. XASAN SHIIKH waa shaqsi aan damiir laheyn oo aan xishoon.

  • @AxmedfaaraxAxmedfaarax
    @AxmedfaaraxAxmedfaarax 8 месяцев назад +19

    Boqorka geeska africa geesi kabaha la dulmar maxasta hawidaar

  • @SaleIsmacil
    @SaleIsmacil 8 месяцев назад +1

    Boqor buurmadaw waa halyey qaran

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 8 месяцев назад +11

    Baraavo boqor buurmodow ❤❤❤

  • @kamalabdulk4765
    @kamalabdulk4765 8 месяцев назад +2

    Bal dameerkaa maqal waan go'nay iyo xildhibaanada isaaq guryo ha raadiyeen bal isqabadsiiya munaafaq hud-hud.

  • @hudeyfamohamed4784
    @hudeyfamohamed4784 8 месяцев назад +21

    Xaqa marka Lagu adaamo dad bay dhibaysaa.

  • @nimahussein3348
    @nimahussein3348 8 месяцев назад

    👍buur madaw isku islaaxi umada soomaaliyeed caqligana alle hakuu barakeeyo 👍

  • @cabdicasiismaxamed4461
    @cabdicasiismaxamed4461 8 месяцев назад +1

    qabyaali qabyaali dhalay Tuugan muuse ah ayaa i xiga oo reerkayaga ah waar kabax tuugyohow arimaha soomaalida adiga ayaaba qabyaali ah ee maxaa ugu diidaysaa Xasan sheekh

  • @SayidAliZayid
    @SayidAliZayid 8 месяцев назад +14

    Xaytahay iyo Xuuyahay kkkk

  • @Aboumasud
    @Aboumasud 8 месяцев назад +1

    Kuwaa isaaq Hargaysa ku haystaan oo aniga iga haystaan ha keeno Boqor buurmadow .

  • @Hidfhjccbxcbhc
    @Hidfhjccbxcbhc 8 месяцев назад

    Waa runtiis Boqor buurmadow, hal qodob oo aan jirin ma sheegin, waa dawladnimo la kufsadey oo Xasan sheekh ku bilaabata Hassan sheekh ku dhamaata.

  • @abobasement346
    @abobasement346 8 месяцев назад +5

    waa run dowlad ku shegah xamar waxay ku so Arurtay villa family iyo unukah leh xamar kk

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 8 месяцев назад +7

    Adeer su’aalahaagu ma fiicna waayo odaygu waxa uu ka sheekeeyey wax run ah markaa dee ha ku celcelin wax aad ka cadhaysantahay wax cad buu kuu sheegay oo ah waxa xamar ka jira iyo boo ka markaa cidii beenineysaa fadlan kusoo dhowey waraysigaaga

  • @samatardahir813
    @samatardahir813 8 месяцев назад +4

    ASC, Ilaahay (S.W.) ayaa Boqor Ah, Boqor buurmawdow waa Runtii, waan Ku raacsanahay oo waan Ku taageersanahay 100 %.

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 8 месяцев назад +1

    Boqor buuryo madoobe waa ninkii Axmed Godane, oo xasuuqay tobanaan kun oo maatiya, u tacsiyeeyay!

  • @samsamabdi2788
    @samsamabdi2788 8 месяцев назад +3

    Boqorka ku soco no more silent 🔕

  • @BedelAli-c4c
    @BedelAli-c4c 8 месяцев назад +4

    Boqor buurmadaw waa geesi
    Run sheegaya ee waan garab taaganahay

  • @awaalenuur1578
    @awaalenuur1578 8 месяцев назад

    Tuug boqor kusheeg anaga somali baa nahay ee ethopian rabo inuu qilaaf sameeyo

  • @Osmanhersi-o9n
    @Osmanhersi-o9n 8 месяцев назад +7

    Buurmadow shalay iyo maanta!
    Hadda kahor waxaa laga qoray Somaliya waxaa kajira 3dawladood dirbaana madax Ka ah
    1 sland
    2federalka
    3 iyo Al shabaab
    Wadaadku markee buu waalanyahay?

  • @jibriilabdule81
    @jibriilabdule81 8 месяцев назад +4

    Mudane madaxwayne xassan sheikh shaqo wanaagsan baa umada somaliyed u haysaa Allah yaxfadak

    • @FatimaAHMED-l5q
      @FatimaAHMED-l5q 8 месяцев назад +1

      Gurigiisuu u shaqeeyaa dhabtii iyo runtii waa madaxwayne beeleed shaqadiisuna qabyaaladuu 5 sano kahor lacaraystay ayuu hadana. la. Uskakay ee walaal soomaali muqdisho maahan ninku reerkiisuu u shaqeeyaa hadal dhamaantii

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 8 месяцев назад +1

      UF UF . WAA TUUG MADOOW OO GOGOSHIISA KU XAARAY. TUUG AH OO BEENAALE AH OO DOQON AH.
      QASHINKAAS AYAA BOQOR SHEEGANAYA.
      HABAR JECLO SUMCAD XUMO UMA HARI. BAALASHLE AYAA KUN JEER KA SHARAF BADAN AKH

    • @abdinasiryalahow9077
      @abdinasiryalahow9077 8 месяцев назад

      Boqorkuba shaqada wanaagsan oo ow umada u hayo ayoow sheegay wax kale masheegin shaqadii loo doortay ayoow hayaa

    • @axmedcabdimaxamud4214
      @axmedcabdimaxamud4214 8 месяцев назад

      ​@@Liiloowewll caayda iska dhaaf qofna ha u caayin qabiil dartiii lkn u jawaab adigoon caaytamin

  • @alix02511
    @alix02511 8 месяцев назад +48

    Long live Awdal State United we stand divided we fall 🇸🇴💪🤝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 8 месяцев назад +3

      𝐬𝐚𝐲𝐥𝐚𝐜 𝐬𝐭𝐚𝐭𝐞 𝐰𝐚𝐲 𝐣𝐢𝐫𝐭𝐚𝐚😅🇩🇯

    • @BedelAli-c4c
      @BedelAli-c4c 8 месяцев назад +9

      ​@@art_lto2450
      Somaliland is one ❤

    • @ibrahimahmed3701
      @ibrahimahmed3701 8 месяцев назад +2

      Beenale saylac state majirto

    • @ibrahimahmed3701
      @ibrahimahmed3701 8 месяцев назад +4

      Guul iyo gobanimo dadkaygii reer awdal states of somalia from Gadabursii samaroon saciid

    • @khalidmahamud1756
      @khalidmahamud1756 8 месяцев назад +1

      Tag mugdisho dhulku ma guuro ee dadka ayaa guura nacaa abahaa io samaroonka tahayba ku yaale habashida ayaa xaq uleh boorama walhii

  • @cabdigaraadismaaciilducaal106
    @cabdigaraadismaaciilducaal106 8 месяцев назад +11

    wariye boqarka abti baad utahaye rumayso waana siyaasi shacab badan

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 8 месяцев назад

      Balaayo waa taas oo ma daarood baa dhalay

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 8 месяцев назад

      @@maryamadirie8722 Saa Wuudhalay ma wax beenuu Sheegay? Ninkaan waa Isaaq iskadhala Oo layaaban Maamul Xumaddiina.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 8 месяцев назад +5

    Buurmadaw, Faarax macalin iyo maxamad abiib iyo jaamac shabeel iyo maxamad Khalif somali ha maamulaan

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 месяцев назад

      xagaad Somali u habaartay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 месяцев назад

      Ma noocaad baad taageersan tahay misinka

    • @issiabdi4593
      @issiabdi4593 8 месяцев назад

      😂😂 kuwaasi habeen madow baa midba midka kale biraynayaa 😂

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 8 месяцев назад +1

    Bravo buurmadaw run baad sheegtay caasimada xamar halaga bedelo

  • @abdulkarimjama3875
    @abdulkarimjama3875 8 месяцев назад +7

    Boqor Boormadow❤ Mahadsanid

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 8 месяцев назад

    AFKU KUMA GO´O.
    RUNBAAD SHEEGTAY BOQOROW❤❤ UMADA SOMALIYEED TAAS WAY OGTAHAY OO MA QARSOONA.

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 8 месяцев назад

    Boqorku arimaha uu sheegayo waa run, Xasan Sh. Maxamuud Soomaali kama dambeyneyso. Subxaanallaa war ninku miyaanu ogeyn in uu dhiman doono.
    (سبحان الله) (لا حول ولا قوة الا بالله)

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 8 месяцев назад +3

    6:01 Edbe daranaa Buurmadoow.Lahjada reer leeyahay maxaa kaa galay, Reerkiinana waa iyaga Waryee ku waashay cidna waxba kama sheegto abid. Halka Galbeedka Aga la yiraahdo. Soomaali waa kala lahjado ceebna ma aha.

  • @LJama6119
    @LJama6119 8 месяцев назад +3

    Xaqiiq jirta oo aan la qarin karin ayuu boqor buurmadoow ka hadlayaa.

  • @sicidmahamed7623
    @sicidmahamed7623 8 месяцев назад +8

    Wariyu muxuu ugu casuumay tv ga haduu dhagaysanayn

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 8 месяцев назад +6

    Run badanaa ilaahayow maxadaaga raaji kkkk tuug mooryaan ah baa meesh qabsatay mahad salaad 1991 baa loo noqonayaa meesha dawlad ma joogto

    • @Maria28832
      @Maria28832 8 месяцев назад

      Futada u sheeg

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 8 месяцев назад +1

    Badii itobiya buu ka xanaaqay oo loo diiday ineey isaaq gataan

  • @saidmuse6904
    @saidmuse6904 8 месяцев назад +16

    God bless King Burmadow.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 8 месяцев назад +5

    Samaroon oo xamar laga kari là’yahay hala gadhisiyo 😭😭😭

    • @clraxmaansaleebaan4016
      @clraxmaansaleebaan4016 8 месяцев назад +2

      Maxaa kaa galay dantaada raac walaalow anagaa ikhtiyaarka leh meshaan doono ayaan tagaynaayee

    • @hassanabtidoon5452
      @hassanabtidoon5452 8 месяцев назад

      Samaroon Xamar lagama jarila,a ee bal adigu Wuxuu kugula joogo noo sheeg 32 Sano oo oohin iyo waanala xasuuqay iyo Faan iyo Fata bakh aan meelna usocon Intan UU Boqorku Ku eedaynayo hawiye waxay Ka dhacdaa Hargaysa

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 8 месяцев назад

      ​​@@hassanabtidoon5452 8 Sano ayay madaxweyne somaliland ka ahayen madaxweyne ku xigeen aan dhicina wey leyihiin meel kastana iyagaa shaqaale ka ah iyago borame oo qudha ku rawaxa halka somaliana dabeysha laga reebin xtaa hadii loo naxariisto hal wasiir ayay somalia sineysaa lkin adigu oo rer somalia ahi markii aan kula midobey Intan samaroon u qabtey mey qabatey wadigii I qabyaladiyey ee iska aamus😂

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 8 месяцев назад +1

    Waa runtii ladooranmaayo 100sano hawiye danbe

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 8 месяцев назад +3

    Kkkkk waanaga horeeya boqorku

  • @AbukarAhmed-n9v
    @AbukarAhmed-n9v 8 месяцев назад +1

    Waa sax boqor. Burmadow

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 8 месяцев назад +3

    Kkk. Xamar hawiye ayaa iska leh ninkii diidayow kii aan diideyn

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 8 месяцев назад

      Waan ognahay lkn masuuliyada Caasimada dalka somaliyeed uma qalanto ayu yidhi boqorka.

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 8 месяцев назад

      @@wondroussoul5414 hadday yidhi iyo haddii kaleba xamar waa caasimada somaaliya cidina kama bedeli karto feerkaasna waxbaa laga waydiinayaa

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 8 месяцев назад

      Weliba saami kasta iyagaa u badnaanaya runtu ma fantaa

  • @IssackAbdi-zq5vn
    @IssackAbdi-zq5vn 8 месяцев назад +2

    Kani waxaa dhiiga dhaqaa jiyey waxaa weeye wuxuu maqlay inaay dowlada federalka somalia inaay maamul usameeyni rabto awdal state oo ka madax binaan somaliland sida S.S.C khaatumo state marka adugu wuxuu ku nacay xasan sheekh waa aqoonsiga uu siin rabo awdal state 😮😮😂😂😂😂

  • @samatardahir813
    @samatardahir813 8 месяцев назад +16

    Qarankii Qaraabo iyo Qoys buu Ku danbeeyey ?!!

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 месяцев назад

      Qaranku ma dhagxaan baad mooday dee waa dad iyo qoysas rag dumar ciyaal odayaal islaamo

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 8 месяцев назад

      @@TogdheerBurco-x3p Caqli 6 Saac canbuuladiina iskudagaala.

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 8 месяцев назад +3

    Unukaa leh , ha looga guyro Muqdisho, cawaanta, Masayda Nairobi ayagaa leh mana kudhagno lugaha dowladnimada
    Unukaa leh 😂savage is a savage

  • @jamaali6347
    @jamaali6347 8 месяцев назад +1

    Boqor Buurmadoow muxuu kaga jawaabayaa dhismaha dowladdiisa S/land ee dhamaan jagooyinka muhiimka ah qabiilkiisu haystaan, haddana qaranka sheeganaysa.
    Muxuu ka loo kaga jawaabayaa dhulkii dowladda ee laga iibiyey ganacsatada Isaaq.

  • @Fahma
    @Fahma 8 месяцев назад +6

    Waa runtii waa in casumada laga raraa xamar walhi somalia waa udhamaatay

    • @drgarad
      @drgarad 8 месяцев назад

      Maalintii Xamar lagu kala tagaa Soomaali kala tagte.

    • @MohamedAli-rt2lw
      @MohamedAli-rt2lw 8 месяцев назад

      Xagee laga dhagaa hee duca qabtoy noo soo sheek

  • @abdiomar6406
    @abdiomar6406 8 месяцев назад +7

    buqur keep going

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 8 месяцев назад +2

    Intee ku arag qof madoow oo adoon ah oo boqor waaye la leyahay. Taariikhda ma jirto qof madoow oo boqor noqday soomaalida waa dad waalan waxaan baa lagu leyahay boqor waaye. Wadamada qaar hadoo tago oo dhaho boqor baan ahay. Daanyeer ahaan beey u dilayaan wlhi

    • @Zimu.H
      @Zimu.H 8 месяцев назад

      Oo Xassan gurguurte ya ka madow iyo shiikh sharif xagay ka kenayn inay madaxweyne noqodan oohintaa jooji runtu waa dawo

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 8 месяцев назад +5

    War odaygaan weydii Matagi kartaa Dheh gurigaga hargeysa ku yaal balanna qaad hal isbuuc in aad ku tageyso hargeysa markaas ayaan warkaga u qaadanayaa in aad tahay Boqorka geyska afrika. Hada waxaan ku aqaan oday meelaha iska meeraysta

    • @abdirahmannblue4891
      @abdirahmannblue4891 8 месяцев назад +1

      Adi hargeisa iska daaye waxa uu ka hadlay ma beenayn kartaa

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 8 месяцев назад

    Boqolaal agaasime qaybeed ayaa jira ee inta hawiye waa sheegtaye kuwa kalena sheeg

    • @yonisabdiaziz6368
      @yonisabdiaziz6368 8 месяцев назад

      Agaasime guud buu ka hadlay agaasime qeyb kamuu hadlin, hadey labadaasi isaga kaa qaldanyihiina dib ugu noqo maamulka dawladnimadu sidii u shaqeeyo.

  • @MursalmaxamedBiixi
    @MursalmaxamedBiixi 8 месяцев назад +2

    Viva boqor buur madow nooloow genesis somaliyeed

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 8 месяцев назад +4

    wax badan oo run ah ayuu boqor Buurmadow ka hadlay, dadka Soomaaliyeed waa arkaan sida wax u socdaan balse cid tiraahda war halaga daayo Boqor Buurmadow baa ugu horeeyey waxaana filayaa inuusan ugu danbeyn ee arinkaa si fiican looga doodo tooshkana loogu ifiyo, qof kii isdaahila meesha uu joogo oo aqoon teeda leh cidna ma haysato balse hadii ay jiraan dad aan u qalmin meesha ay joogaan ama qabyaalad ka shaqeeya waa in laga cayriyo lana bedelo..

  • @warsame33
    @warsame33 8 месяцев назад +1

    Boqor Xaar Madow/ Toog Madow waa beenale aan xushood iyo sharaf midna aan lahayn. Waa tuug lacag raadis ah. Waa wax laga xumaado in xataa lawaraysto.

  • @nimcoabdi5037
    @nimcoabdi5037 8 месяцев назад +9

    Ilahaw buur madaw hanagusalidjn

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 8 месяцев назад +1

    Nin gaala oo diinta ka baxay ayuu u dodayaa makal maryama gaal buu ahaa buurmadow qabyalad ku jirta kuwii islamka ahaana wuxuu ku garab siinayaa in aay dulmiga aay dhulkooda aay ka wadaan aay ku saxan yihiin habar jeclo nooc weliba waad ka heli boqor balaayo

  • @saidma1683
    @saidma1683 8 месяцев назад +2

    Boqot..waa.runtaa..hodon..waxa.u.badanaa..rer.waqoyi..Boqot..buur..madow..CABSI..CADSI.WAYE.😂😂😂😂❤❤

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 8 месяцев назад +1

    Walaahi ahaan dirnahay gear ahaan gadabuursi iyo Isaaq waan ku qanacsanahay buurmadaw waa namatalikaraa geesi aan gaban weeyi

  • @MusaHussein-b8w
    @MusaHussein-b8w 8 месяцев назад

    Mooryaan Sheekh Maxamuud

  • @KAYREIGHROBLOX2024
    @KAYREIGHROBLOX2024 8 месяцев назад

    Hassan sheikh qosolka beenta was a sign

  • @HusseinWardere-le8jm
    @HusseinWardere-le8jm 8 месяцев назад +1

    dhibaatada Somaliya heysata Ma aha Abii iyo imaraad dhibaatada dalka Somaliya heysata Waa Xassan dhiiqo baahane hadaan Xassan shiiqo dalka laga Qaban Meel dheer baa laga Raadin donaa

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 8 месяцев назад

    Odeygan Xarmadow beeryan wa lacagdoon.
    Diir so inigi ka tagey ee OROMO laftinagaa noqdey.
    AWDALSTATE OF SOMALIA wa dabeylaha kacdoonka xoreynta iyo xasiilinta Blue REVOLUTION🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed4227 8 месяцев назад

    Adeer baxoo farmaajo shaleyba farmaajo aad aheed ee caac ku haay.

  • @Zacksonn
    @Zacksonn 8 месяцев назад

    Anigaa muqdisho jooga arinta dhulalka waa sax in la iibiyey dhulal badan ay dowladda leedahay👍

  • @MaxamedCabdilaahicabdi-s1d
    @MaxamedCabdilaahicabdi-s1d 8 месяцев назад

    Mahadsanid boqor

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 8 месяцев назад +1

    Halkanii lagu wada CIIL BAX Boqor Brrumadow iyo reer comment-land. kani waa ceeb ,dhaqan xumaana u wehlisa.

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 8 месяцев назад +3

    Xasan runtaa dhibaysee waa qof qabyaaladu ku jajabtay

  • @seed3966
    @seed3966 8 месяцев назад +1

    Buurmadoow runbuu sheegay runtii 😮😮😮😮😮

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 8 месяцев назад +1

    Wariyahay waa bilaa adab muxuu hadalka ugu celcelinaayaa

  • @QORAALMEDIA
    @QORAALMEDIA 8 месяцев назад +1

    Waligey boqorkan waraysi uu leeyahay ma dhagaysan ❤lkn wlhi run bu ka hadlay

  • @jkk5560
    @jkk5560 8 месяцев назад +1

    Tuug madoowe
    Waaa dib jir kaad warey saneyso iska eri tuugan maddow 😅😅😅

  • @malaboa591
    @malaboa591 8 месяцев назад

    Hawiye lee Dimoqoraadiyada iyo cadaalada yaqaano Dir iyo Daarood waa Diktatooro aan cadaalad iyo sharci ku dhaqmin dalkaan soo dumiyay SubxaanAllaah

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 8 месяцев назад

      Hhh o marka hawiye dimuqraadiyadey yaqaanan ma noocaas ba ...iney dowladiiba qoys kukooban ..boob dhuleed iyo hanti ladhaco kadhigaan iyo musuqmaasuq baahsan ...ma waxaas ba dowladnimada iyo dimuqraadiyada hawiye aah

  • @jamaalaadan897
    @jamaalaadan897 8 месяцев назад +1

    Walee boqor Nuur madaw waxaas uu ka hadlayo waa runtii beenta mayaqano cidna uu ma habrado runta walee mana iibsado

  • @nrx8684
    @nrx8684 8 месяцев назад +1

    Doqon madooboow adiga guriga Morgan ee hargeeysa ku yaal ka bax marka hore.

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 8 месяцев назад +7

    WAA RUNTII GURIGA MEYKAL MARYAMA ABGAAL WEY QAATEEN WEYNA DHISTEEN

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 8 месяцев назад +2

      Gurigii morgan Hargeysa isaaqaa qaatay

    • @MujtaanMohamet
      @MujtaanMohamet 8 месяцев назад +1

      Hooyadaa moorgan wasyaye moorgan shaqaalu ka ahaa dee muu lahayn Ee guriga isaaq baa laha bilaa caqliyahow

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 8 месяцев назад

      @@MujtaanMohamet Hooyadaa wase morgan guriga dawladii uu shaqaalaha ka ahaa ayaa u cabirtay.

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 8 месяцев назад

      @@MujtaanMohamet Meykal maryama shaqale talyaani ayuu ahaa

    • @Mohamed16830
      @Mohamed16830 8 месяцев назад +1

      @@baashaal6778maykal maryama waa. Ninka ku xoreeyay Somalia xornimadeeda ninka keenay weeye lacagtana ku bixiyey Somalia inay xorowdo soo ogow aqoon usoo yeelo waxaad ka hadlayso.

  • @caafikanaal1895
    @caafikanaal1895 8 месяцев назад

    Buur madow nimankii Hawiye uun buu soo qarxinaya... balo ku ciyaadhay 😂😂

  • @suleimansh.adamhererbritis128
    @suleimansh.adamhererbritis128 8 месяцев назад

    Nourow waxaan Somaliland aya laga bartay. Tan isaaqa hagaaji dheh

  • @abdimuxumed954
    @abdimuxumed954 8 месяцев назад

    Nooloow boqor buur madoow walaahay waa oday somaaliyeed

  • @AbdilaahiAbdirahmaan
    @AbdilaahiAbdirahmaan 8 месяцев назад

    Sirdoonka somaliya dadka edeb hawyeelaan sidaan uhadlaya

  • @Axmed-gu8bu
    @Axmed-gu8bu 8 месяцев назад

    Boqor doona oo soo uruuriya dir midaysan somaliland ilaa Somalia ilaa Ethiopia jabuuti kenya markaa ayaa dir guul gaadhayaa

  • @Maria28832
    @Maria28832 8 месяцев назад

    WARYAA EEY MADOOW BUUR MADOOW WASAQ ADIGA GURIGA GEN GAANI EE HARGEYSA SOO CELI

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 8 месяцев назад +1

    WA sax xassan gurgurte dowlad lii reer Qansax ayuu Ka dhigay markayaga sugayna hadul qaato D5

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 8 месяцев назад

    BOQOR BUUR MADOW MAXAA UU NOQDAY CABTAN AYUUBKII MAJEERTEN YOUTOBAR WAA WAREY

  • @maxamednuur1724
    @maxamednuur1724 8 месяцев назад

    boqorka ma mudna in la xagxagto wuxu sheegey wa sax e ha gar naqsadaan xasan shiikh iyo maamulkiisa

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 8 месяцев назад +1

    Xoriyada madadaa keenay Mase soomaaliyaa xornima gumeeyte kaqaadatay..xoriyada aadkeentay xageed kasooqaaday.

  • @EngAbdalla4009
    @EngAbdalla4009 8 месяцев назад

    Warqadda baad aruurinta ee alshabaab ayuu hayaa waa madaxa maaliyadda alshabaab