MAGAALADAN HABEEN GOONIYA AYAA LA CIIDA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 апр 2024
  • MAGAALADA HARAR IYO HABEENKA CIIDA SHEWAAL
    .
    Follow my journey
    .
    Instagram: pCk8DtTCoM...
    .
    Facebook: Adeego24?mib...
    .
    Snapchat: www.snapchat.com/add/sirdeqsi...
    Dire dawa
    Diridhaba
    Jigjiga
    Hargeisa
    Hargeisa vlog
    Muqdisho vlog
    Burco vlog
    Borama vlog
    Baladweyne
    Moqdisho
    Xamar vlog
    Xafadaha hargeisa
    Jigjigayar
    Somaliland vlog
    Somaliland
    Somalia putland muqadisho laascaanod
    vlogging
    Traval
    Somaliland vlogs hargeisa vlogs
    Somalia vlogs muqadisho vlogs kismaayo
    jigjiga ethiopia baladwayn burco buuhoodle baydhabo
    Sida loo dalxiiso
    meelaha ugu quruda badan dalxiisaka
    waa sidee dhaqanka Somalidu sidee horumarku samayn karta kaliga sidee lacag ku samayn karta #ethiopia #jigjiga #harar_ethiopia # #somaliland #berbera #hargeisa #ethiopia

Комментарии • 73

  • @LibanCabdiqadir-rv4mk
    @LibanCabdiqadir-rv4mk 3 месяца назад +2

    Maansha Allah Magaalada Harar waa magaalo Diinta Islaamka kaalin Fiican kaqaadatay.

  • @cabdiqaadir533
    @cabdiqaadir533 3 месяца назад +7

    Wiilkaas Herariga ah Wuxuu Yiri "Ciidanku Intay Dagaal Ubaxeen Bay Ciidi Dhaaftey kabacdi Cidii Shuwaal ayay Cideen kabacdi Dadku Xusuus ahaan uunbay Ka dhigen si ayna Tariikhdu limin " waa Fikrad Fiican🎉❤

    • @abdimalikakofficial1289
      @abdimalikakofficial1289 3 месяца назад

      Zxb herarta ma soomali aa dagto misa oromo I fahan sii dadkan somlaida u ek somali miyaa misa waa qomiyad kale zxb

    • @mohamedabdulle9501
      @mohamedabdulle9501 2 месяца назад

      @@abdimalikakofficial1289qabiil harari layirado baa dagan oromo iyo somali kuma badno

  • @MustafeA.K
    @MustafeA.K 3 месяца назад +1

    Masha Allah bro Deeqsi man hore u soco IA & Video qurux badan IA 🎉

  • @user-qf4hq3hl8k
    @user-qf4hq3hl8k 3 месяца назад +3

    LEGEND DEEQSI MAN

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
    @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562 2 месяца назад +2

    Deeqsi qoftaa qabo hadaan la qabin quruxley weeye qoor dheer from somaliland bn kaso salaami ceerigaabo magaalada dalxiuska like igu qabo qoraalkayga sxb tageero kuu ahay deeqi man

  • @OsmanjigreAhmed-vy4ku
    @OsmanjigreAhmed-vy4ku 3 месяца назад

    Masha allah deeqsi man from djibouti

  • @walaalabdi11gadhka26
    @walaalabdi11gadhka26 3 месяца назад

    Deeqsi man muqaladaada waan la socdaa horey usoco

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 3 месяца назад

    Deeqiga ugu imow video Tayo leh Guul wacan brother❤

  • @kalamaaniskumaan8434
    @kalamaaniskumaan8434 3 месяца назад

    Keep going deeqsi man hargeisa kala socdaa

  • @sigad_j2111
    @sigad_j2111 Месяц назад

    Am somali but my father is mixed half aďari and somali my grandmother paternal from harar I travel all my chilhood there even last year I was it
    I love harar ppl they're so kindness and beautiful ❤

  • @Zhakip-Channel
    @Zhakip-Channel 3 месяца назад

    HorMar WcN apti❤

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 месяца назад

    Masha allah nice vedio

  • @JiiniyasTravel
    @JiiniyasTravel 3 месяца назад

    The legen kep going, pro

  • @CxakimMawliid
    @CxakimMawliid 2 месяца назад +1

    Ciid mubarak zxb

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 3 месяца назад

    Mansha allaah good scane

  • @maslishdayoung7172
    @maslishdayoung7172 3 месяца назад

    Eid Mubarak For all Muslim , Specially The Harari’s people .

  • @mohanchannel1233
    @mohanchannel1233 3 месяца назад

    Keep going brother

  • @LossYali
    @LossYali 3 месяца назад

    Keep going ❤pro

  • @shukejama5368
    @shukejama5368 3 месяца назад

    4K Video the 🐐

  • @bilalabdi5540
    @bilalabdi5540 3 месяца назад

    Masha Allah ❤

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 3 месяца назад

    Masha allah

  • @user-dw8sh3is3t
    @user-dw8sh3is3t 3 месяца назад

    Deeqsi man 😯

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 3 месяца назад +2

    Garacow mid yar baad heshy adna e 😂😂

  • @abduljama7555
    @abduljama7555 3 месяца назад +2

    GEESIMAN HORE U SOCO WAXAANU AAD U DANEENAYNAA HADAANU NAHAY QURBA JOOGTA FASXII XAGAAGA AYAA SOO
    DHOW WAXAAD NALA SOO
    SOCODSIISAA KIRADA GURYAHA IYO KUWA GOGLAN
    EE DIYAARKA AH WAAD MAHADSANTAHAY

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l 3 месяца назад +1

    Wlll music 🎶 iska dhaaf danbi yaab lagagaaga qorin qof kasta oo daawada . Muusiqu waa shay halis ah ah laga yabao inaadan daremayn lkn waa dunuubta waa wayn.
    Horay u socos wllky

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA 3 месяца назад

    Culumo 👍

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 3 месяца назад

    Muuqaal heersare ahna hereridu waa dad aan soomali ahaan waxbadan wadaagno .quruxda gabdhaha aadban ulayaabeyna .

  • @Abdulqani.hussein
    @Abdulqani.hussein 2 месяца назад

    MashaAllah

  • @almiss.hamout
    @almiss.hamout 3 месяца назад

    Best 🎉

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 3 месяца назад +5

    Masha Allah walahi Harari people are our brothers and sister iam so happy they speak Somali may Allah blessed them.If Hana is single where can i contact her i live Windsor ,Ontario,Canada.

    • @Hmmmm501
      @Hmmmm501 3 месяца назад +4

      Don’t talk adigoo bilaa aqoon ah walal dadkaan waa somali qowmiyad gaar ah laga dhigay ayaga iyo magaaladuba waa somali balse aanan is ogeen

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 3 месяца назад

      ​@@Hmmmm501 no

    • @libaaxaleertajiifo3211
      @libaaxaleertajiifo3211 3 месяца назад

      ​@@Hmmmm501mhdsanid wall blse malin wa laga dhicin dona cida kudhibeysa dhulkooda

    • @moussanourmoussa5290
      @moussanourmoussa5290 3 месяца назад

      WAAD QOOOQANTAHAY KA DHIGANTAHY MARKAA E ISGAADH OO GUURSO NIO

    • @ggtl304
      @ggtl304 2 месяца назад

      😂😂😂 niyow biyo qabow cab

  • @YahyeHazen-qp2ji
    @YahyeHazen-qp2ji 3 месяца назад

    Magaladu quruxbdana❤

  • @Rood-vo2vu
    @Rood-vo2vu 3 месяца назад

    Muqal qurux badan

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 месяца назад

    10sano kahore Ayaan La. Ciidey❤

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 3 месяца назад

    Eid habeen waa daqan xun, rag iyo dumar baan disco isku imaadhe faasiqnimo iyo dambi mooye, cibaadha mesha majirto

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 3 месяца назад

    Haraari gabdho aad iyo aad uqurux badan ayeey leeyihiin❤

  • @Muxyadin1
    @Muxyadin1 3 месяца назад +2

    Herar ogadeenia ✅️

    • @AadannimcanAhmed
      @AadannimcanAhmed 2 месяца назад

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂

    • @AadannimcanAhmed
      @AadannimcanAhmed 2 месяца назад

      Geel jirow jigjiga ayaaba laga qadaya markaasad herer ka hadlaysaa

  • @abdirahmanahmed7959
    @abdirahmanahmed7959 3 месяца назад +1

    Habeenka wan ku arkayy

  • @Spazyfn
    @Spazyfn 3 месяца назад

    3rd person to comment

  • @AmiirAhmed1
    @AmiirAhmed1 3 месяца назад

    🎉

  • @ugaskaguud3645
    @ugaskaguud3645 2 месяца назад

    Sxb inata quruxda badan xage ayan ka helaa numberkida

  • @Jasanch-gn9bc
    @Jasanch-gn9bc 3 месяца назад +1

    War meesha maxaa gabdho qurux badan ka buuxa. Gabadh waa inaan kasoo raadsado😂

  • @fatwaqurux5287
    @fatwaqurux5287 3 месяца назад

    Harar wadan kee xisabantahay

  • @smartman111
    @smartman111 16 дней назад

    Harar magaalo Sheekhal qallu

  • @sadiqf7683
    @sadiqf7683 3 месяца назад

    Sxb Gabadhi quruxda badnayd ee Hererida ahayd wax contact ah maka haysa she was beautiful miya laqabay

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 месяца назад

    Meeladam taariikhda aqoon maxaadka socota herer taariikh daher ayay ledahay somaali da. Waxdhaqan ah malahan umadaha waxay ilaalsadaan dhaqankooda somaali da shaqada shisheyaha ayay iska doondoonaam xarahii dhaqankooda way burburiyen

  • @AadannimcanAhmed
    @AadannimcanAhmed 2 месяца назад

    Herer magaladii awoowe ko aasna waa magaalo aan aad ujeclahay

  • @cabdullahbihi1902
    @cabdullahbihi1902 3 месяца назад +1

    War ilaahay kacabsada kama qiimo badnee waxani waa bidco

  • @maxdar11
    @maxdar11 3 месяца назад +1

    Herer magaalo la inaga qaaday

    • @AadannimcanAhmed
      @AadannimcanAhmed 2 месяца назад

      1887 aya laga qaaday somalida boqorkii xabashida mililikh ayana ka qaaday lkn somalido maba oga

    • @maxdar11
      @maxdar11 2 месяца назад

      @@AadannimcanAhmed somalida wax ogi way ogyiin in magaalo somaliyeed ahayd

  • @IkramMaxamud
    @IkramMaxamud 3 месяца назад +1

    Harar somalida miya lala deganyahay

    • @user-by7dj6yr3h
      @user-by7dj6yr3h 3 месяца назад

      waaba laga qaaday maxa lala daga oromo aya ka qaade😂😂😂

    • @IkramMaxamud
      @IkramMaxamud 3 месяца назад

      @@user-by7dj6yr3h oromada maku badan 😂 maogenee 🤣

  • @Riij_vlogs
    @Riij_vlogs 3 месяца назад +1

    🥰🥰

  • @MaxamedDalmar-eu2xq
    @MaxamedDalmar-eu2xq 3 месяца назад

    Oo herar ma soomali baa degan?

    • @user-by7dj6yr3h
      @user-by7dj6yr3h 3 месяца назад

      way dagi jireen lkn hada oromo aya ka qaaday😢😢😢

  • @libaaxaleertajiifo3211
    @libaaxaleertajiifo3211 3 месяца назад

    Dadka dagan harar somali mahan miyaa mise qolo kale aya kula nool warkaaas ma iikala cadeyn kartaan walaalayalow aniga somali dhulkeeda markaan ka fikirayo xadkooda waxan ka dhigaa harar iyo hawaas ilaa iyo badweynta hindiya jabuuti ilaa iyo garisa ma dhulban ka tagaa mise dhul islamed ban bobaa ya iga jahil bixin karo walalayalow😢

    • @calimaxamed3786
      @calimaxamed3786 3 месяца назад +1

      Waxaa jiro qali harariyan la yiraaho oo dagan meesha waa muslimiin lkn Somali mahan Somalidana waa dagan tahy magalada

    • @libaaxaleertajiifo3211
      @libaaxaleertajiifo3211 3 месяца назад

      @@calimaxamed3786 blse mesha somali ba ubadan somhn dadkaasna wa ladaganyihiin ma intaasba mise dadkle ba laga sii dagan

    • @calimaxamed3786
      @calimaxamed3786 3 месяца назад

      @@libaaxaleertajiifo3211 somalida waa looga badan yahay harariyinta ka ga badan

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 27 дней назад

    I need a lady friend oo harar isla tagno. I am on my way to jigjiga.

  • @calimaxamed3786
    @calimaxamed3786 3 месяца назад

    Masha allah