Waxaad badisaa sallaada tuko in badan hurdadu way kuu imaan Quran akhriskana badi adeer ‼️ Allow ku caafi yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 😭 subxaanallaah ‼️😭
Waxa laga yaabaa inuu seexdo wakhti kooban balse aannu isagu is ogayn inta yar ee uu hurdo oo nin la dheelmiyey oo kale buu noqonaya, waxaase ka muuqata tacab badan iyo dhibaato ninkan haysa, ALLAH waa bil Ramadan ee ha ka bixiyo, isaga iyo inta Somali dhibban
Ninka odaga ee aan seexan mudada dheer, waa dhibane xanuunsan una baahan caawimaad. Ninkan xanuun uusan fahmi karin oo hurdada u diidaya aya haya, una badan inuu yahay xanuunada neerfaha iyo dhimirka. Allah ha caawiyo laakin ninka gurmad ayu u baahan yahay
Ilaahaay ha baryo isagaa loo cararaa ee quraan badan isku Akari walaalkaas ilaahaay faraj khayr qaba hakuu furo hurdadaadana ilaahaay hakuu soo cesho caawin buu U baahan yahay .
29 Sano Ma u malaynaysaa inuu Qof Noolan karo Hurdo La aaan ??
Illahi amarki wunola jara illahow cafimad tama sii
Wax suura gal ah ma ahan wxasi sided uga qaadatay 29sanno banan sexan
Nolasha ilahay baa haya sojed iyo jiif midna kuma xirno
@@bashirxaaji1119 orodoo baabuur isu dhig nolosha ilaahay baa hayee
MADAXA HA ISKA TOOBO,QURAANA HAAL SAARO
Waxaad badisaa sallaada tuko in badan hurdadu way kuu imaan Quran akhriskana badi adeer ‼️ Allow ku caafi yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 😭 subxaanallaah ‼️😭
Deeqsi wll barmaamijyadaada waan ka helaa wlhi horey u soco
Muqalada sidan ah soo badi wll
Waxa laga yaabaa inuu seexdo wakhti kooban balse aannu isagu is ogayn inta yar ee uu hurdo oo nin la dheelmiyey oo kale buu noqonaya, waxaase ka muuqata tacab badan iyo dhibaato ninkan haysa, ALLAH waa bil Ramadan ee ha ka bixiyo, isaga iyo inta Somali dhibban
(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲
Ninka odaga ee aan seexan mudada dheer, waa dhibane xanuunsan una baahan caawimaad. Ninkan xanuun uusan fahmi karin oo hurdada u diidaya aya haya, una badan inuu yahay xanuunada neerfaha iyo dhimirka. Allah ha caawiyo laakin ninka gurmad ayu u baahan yahay
Ruxan iney tahy laga yaabo quranka Allaha badiyo
Walal halacaawiyo waa qofxanusane
Waa meshii uu Abbé Maxamed siyaad barre ku dhashay❤❤❤❤
MAASHAA'ALAAH ILAAHAAY nimcadiisa waaye waana wax loogu xamdiyo isagay mahadi U sugnaatey.
Deeqsi man youtuberka ree jigjiga horey usoco
the last man is soo amazing 😮😮
Adeerkay baa kudhacay ceelkan naflogamasoobixin nasiibdaro waa meeshan dagno waxaan kudugan awoowayaashay iyo ayeeyinkey anshaa alaah mar anansoboqdo wanjeclahay Abahay iyo adeeraday edooyinkay baakudhashay ❤ ilaahay ha ikaso naantago
20k coming soon pro insha allh. Keep going poqortyo Deeqsi Man
War deeqsi man soo badi muqalada magalada tarikhda weyn ee shilabo
Deeqsi man sxb waa video runti qurux badan
Amazing Man 🤔
Muuqaaladan Cajiibka Ah Noo soo badi 👍
Asc wllayaal anigu ma seexdo habeenkii 2017kii ayan maskaxda ka xanuunsadey markaan scan maskaxda mariyey wuxuu dhakhtarku ii sheegay in maskaxdaydu isku dhex yaacsan tahay ka dibna dawooyin buu ii qoray dawooyinkii midka mid ah ayaan isticmaalaa ilaa 2017__2024 sidaas ban ku seexdaa kaliya waxaan fahmey in hurdadii dabeeciga ahayd iga maqan tahay wixii talo.ah igu soo caawiya
Aniba walay saarey scan sxpe hadana Alhamdulilah Waxas ma arag wlipa mrr bdn ba ley saarey sxp ilaahow haku gargaaro Wanku soo duceynaya ❤
Walaalo (SUURATUL BAQARAH)akhriso habeen walba kahor intaadan seexan, KHAASATAN LABADA AAYADOOD EE UGU DAMBEEYA!! Astaghfirta, iyo TASBIIXDA badso!!! , ADKAARTA iyo (SALIGA NEBIGA)(SALALLAHU ALEIHI WASSALAM ) afkaaga ku hay!! Caafimaad iuo Hurdo dabiicoya ayaad heli(IN SHAA ALLAH)🤲
Alla ka cabsigaaga muraajacey
Sxb ALLA haku caafiyo. Aniga ilaa 1988kii ilaa iyo maanta oo la joogo 2024 bilaa hurdaan ahay markaa waxa laga yaabaa bishii inaan 2habeen xoogaa seexdo hurdo mararbadan aan kaco dadkuna ilaa iminka iima aqoonsana inaan xanuunsanayo.
Wallaale allaha ku caafiyo
Deqsiyow ninkii shilaabo awalan allaha. Caafiyo marka xiga waxaa jira Adkaaro allaah caafimaad lagu waydiisto maadaama uu habeenkii soo jeedo uu ducooynkaa badiyo cula madana uu adkaarahaa ka barto insha alaah wuu caafimaadi
alle ha caafiyo aniga Hurdo la'aani igu dhacday,lkn Dhakhatar ayaan helay hadda waan fiicanahay ,Alxmdu lilaah
waa cilmi ilaahay aniguna habeen qudha ayan soojedikariwaa yay
Tha only one legend 🎉🎉 deeqsi man
Wadadii.aad heer ku.gaari leheed ayaad haysa horay uscoco🎉❤
Adeer allaah haku cafiyo adkaarta badi
Ilahey hurdo cafimaadleh hasiyo aniga arkey waxey tahey hurda la anta
Keep gion Shilaabo magalkaYgii
Waa shilaaboo waa shan xadhiglee nin walboow shubo ❤❤❤❤
M.n sha Laaah zxb nin shaqo wanagsan hayaa waligaa hajoojin zxb shaqadan oo kalee
MnshaAllah wilka training halasiyo halaga faideysto hanalofaideyo
ALLAAH HA CAAFIYO
Deeqsi man horay saaxiib mcn horay u soco❤❤❤ in sha allah 50k
Ceelka qalab dadka ufuudeeyo cabitankiisa halogu galiyo inshallah
Only one 1⃣ big fan from Borama jano ❤
ilahay hakucaafiyo adeer
Cibaadada Basso walaal hurdadadana Alle ha kuufasaxo aammiin
Allahayoow ha idilin ilaa dhulkayagu kaxoroobayo xabashi dhulku waynaa qiimo badanaa laakiin JIHAAD ayyuu ubaahanyahay lagaga bilaabo kuwa haddaa badda Soomaaliyeed ee dihin iyo ciidda Soomaaliyeed ee dahabka ah xabashi ugacan galinaya.
Besti video gacmo dahable deeqsi
Waa Allargi ee habiska daaweeyo
Allaha caafiyo hadad laxariiri karto usheg salliga xabiibka ilaa sadax kun haka aqriyo
Scw Scw Scw Scw Scw ❤
Your funniest video up to date 😅😂
Asc Walaal Deeqsi ninkan waxaa ku yar vitaminada kala ah iron iyo magnesium vitamin D3 bal intaa ha lagu dayo
Shilaabo meel aad u kulul weeye oo taarikh badan leh
Waa wax dhici kara walaalkeen aynu u ducayno duruuftiisa waa aragnaa e
Deeqyare Aad baan ku salamayaa wall
Allaha caafiyo walaalkaa
Zxp kan kubada ayaan rabaa
Heesta dhaantada ah magaceeda ii sheega akhyaarta waan ubaahnaaye
Ninka kliye ramadanta safarada gala wnku salamy deeqsaw😂👋
RUclipsr😂
Adeer benta umada kala tega😅😅😅
ader kanin hurdo maku soo dhiba
Ninkan hada ayuba qadrireysanyhy hala cawiyo insha allah
Ax ilaahow kuu gargaar
sxb Deeqsi ka soodoob muuqaal xaafada sheekh noor ciise ee magaalada jigjiga adoo mahadsan
Wll wllhi waxa jira irbado hurdo kaliya ka samaysan oo xaata waxa laga hela shiishtar xaruunta ku taala jigjiga keela herar
Dawlda waa in ay walaakan wax kaqabtaan waa dhibaato hurdo kaan tu
❤❤❤أستمر بل❤❤❤ توفيق ياورده❤❤❤
Soo badi abti
Sxb waan kanga mahad celineenaa daadlkaaga balse 29 Bilaa hurdo I iih Fuusto gal ma ahan
Allahuma Aafiiiiihuum🏨
Ilaahaay ha baryo isagaa loo cararaa ee quraan badan isku Akari walaalkaas ilaahaay faraj khayr qaba hakuu furo hurdadaadana ilaahaay hakuu soo cesho caawin buu U baahan yahay .
Maxamed siyaad bare meeshu ku dhashay weye shiilaabo
I think koley illaahey baa xaqiiada og laakiin hadii faytamiinada qaarkod illaahey ha caafiyo
W.m.santihiin .
Allahuma Ameeeeeeen🕌
YAAAAA?
ANIGAAN WAX QORAYA wxaan ku kacay QISADA NINKAAN, WXAANAN SEEXDAY 23 SANO KA HOR...!!
LABADEENNA SHEEKOOD WAA TII SAAWI NOQOTAAA❤❤❤❤
KA WARAMA HEE?
So badi muqalada shilabo
zxpow heesihii aadubijirtay maadaysay
somali iman fort
Ninku ma daanyeerbaa
Maad daawo hurdo la,aanta uraadidsaan
Legend
Allahu akbar
waar ilaahay ka baqa oo beenta iska daaya ma weydaan dhimanayn
Wuu seexdaa laakiin way ku yartahay baan filayaa
Ninka dahay hurdo lahan ban ah waxa ku oran lah saliga nabiga iyo Qur'an iyo astaqarta badso
Waa mucjiso , alle hawgargaaro
War ninkani waa xanuunsanyahay jidhkiisaad ka garanaysaa
War ninka dukaan Haa loo fur day and night
Hurda la.aanta waa🎉cudur
Heesaham naga jooji nio ramadan lugu jiraye isma kaa dhafinkarne
War ninka seexi hadaa hurdo husaabee😂
Ma maandooriyaha qaadka ayuu cunaa?
Kaniinka hurdada ayuu ubaahan yahay odeyga dabeecada wanaagsan m.a.
Xanuun hurdada kuu diidaya oo xitaa aanay kuu imaanin 10 daqiiqo oo hurdo la aana aanad dareemayn oo allarjigu keeno ku tijaabiya kiniinka Allarjiga inuu seexdaa dhici kartee
War ninkani world Guinness record halala baadigoobo halkaasi hadii.la geeyo lacag wuu helayaaa
Ninkan waa in waardi ama staff laga dhigaa
Wadadka walal quran sar haradsado ruxanta isbitalada mashegto Alaha caafoyo walalken
somali mucgiso
Xage Hada Jogtade Aan Kugu imade
Mad qoraxey Soo dubtid wad dhafatay Ee
Quraan isasaar walaal dheh wiilka
Ogaden Nooc walba waad ka Heli😂
Madaa og inuu ogaden yahey
Qabiil baa dadka waaley
Faysel hassen
Been waaye waxaas manoolankaro qof 29 sano jiifan 😢😢😢
Waa cudur nio
beenta caqgdheer ogaadeen🤣🤣🤣🤣🤣
I don't like it bro Ramadhan and musical instruments Yahoo😂
Waa been
Doqon baad thy wariye. Majiro waxaan seexan maska. Ayaaba seexdaa libaaxa ayaa seexda. Waxaan seexan majiro. Magaaladuna. Waa bilaa taariikh cawaanka sida gaalada beefneefsanaya. Cajiib. Ma waxaadsaad la timid. Wax aqliga galla ayaa dadka loo keenaa. Miyuu waalan yhy. Ninkan. wuu seexdaa nlkiin waay ku yartahay ceel iyo wabigaba waa loo heesaa.
Magalada maxad ka taqana waa bilaa tarikh baad iska ledahay waxadn war u heyn
Waar ninkan dunida buuga dhcdppyinkay ku dari lahyde maad tilmantn
wax kata ayaa naloo sheegay maadaama aanu nahay bulsho y waaleen baraha bulshadu awalna aanu ahyn reer guuraa 29 sano maseexan ninka yiri ayaa laga warguraa 9 hamyn hadaan qofku seexan waa huban inuusan yeelay miyir uu ku sheekeeyo waa sagaal bari kaliya kkkk
Waanyara kabuubyooda kulahaa😂😂😂😂😂
Maxaad kuqosli markaa? Qof buka weeyaan!! BILAA xudhmad!!
jow kow now walahi wan qoslay🤣🤣🤣 kan haduba xurda lakin deeq wa jaahil wax walba rumaysta oo beenta faafiya jow kow now hadana bow
Shilabo 4 xafad waye. Xafada uragada xafada makahilka boondhere iyo bahgari😂1999 igu danbeysay. Wax iska badalay malahan
Waxbaa khaldan biĺkaliya hadaad hurdo la,aan noqoto waad waalanaysaa ama naftaad isdhaafinaysaa markaa ninkani bahasha haynaga kala yareeyo