Qabsashadii Harar | Xidhiidhkii Ingiriiska iyo Boqor Menelik | Maxaa Dhacay 1883?!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • #Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Комментарии • 27

  • @sareedocabdi6129
    @sareedocabdi6129 Год назад +3

    ALLOO NAGAQABO XABASHIDAA WARWARBADAN BAAKAQABAA
    SOOMAALIYA INTII HORELOOHAYSTAY
    MOOYEE INTIIKALAABA HALISKU JITA

  • @Mursal1445
    @Mursal1445 11 месяцев назад +1

    Horyavu soco wll Runtii Waaxaad haysaa arin aad muhiim u ah

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 Год назад +1

    ustaad soo badi taarikhdani waa mihiime

  • @mohamedkhalif9217
    @mohamedkhalif9217 Год назад +3

    Dhulkii Somalida er xooga lagu qaatay, weli Kanaan harin

  • @mahamoudali
    @mahamoudali Год назад +2

    Bismillaahi tawakalnaa calallaah wakafaa billaahi wakiilaa
    Allaahummaxfid ahlanaa wa.amwaalunaa wabilaadunaa min jamiicil aafaati wal.amraadi wabelaaya wasabit aqdaamanaa wansurnaa calal qowmil kaafiriina walmunaafiqiina walmushrikiin
    Allaahumma aamiin

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel Год назад +2

    Taariikhyahan

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Год назад +1

    Taariikhdii iyo Dagaalkii Gaala ay la galeen Ugaas Nuur Ugaas rooble kasoo diyaari

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel Год назад +1

    Harar =East African Qudus

  • @allemagan9887
    @allemagan9887 Год назад +1

    walaal mahadsanid in badan, boggan in muddo ah ayaan ku taxanahay, waxaanan ka raan dhi'isay/faa'iiday sooyaal badan oo aanan dhayal ku heleen boqranid walaal. abaal baan kaaga hayaa ase garan maayo si aan kuugu gudo aan ka ahayn inaan uga sheekeeyo ama usii gudbiyi inta igu hareersan.

  • @axmedsalaan1543
    @axmedsalaan1543 Год назад +1

    Keep goin zxp Aqoon yaaahan

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Год назад

    Mashallaah ❤️🕋 allaahu Akbar Allow idin xifdhi

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Год назад +2

    Anoo ah dhashii saylac laha gobolka Awdal 💪💪💪💪💪

  • @oblock2317
    @oblock2317 Год назад +1

    Ader tarikhda so sax 😂

  • @Sitti360
    @Sitti360 Год назад +1

    Waa taarikhda fican book laga heeli karo inoo sheeg

  • @fare688
    @fare688 Год назад +2

    First 🎉

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Год назад +1

    Dhashii Ahmed guray saylac All gadabuursi

    • @akninweyn7084
      @akninweyn7084 Год назад +1

      Ahmed gurey waa nin shiikhaal ah

    • @FatumaAmina-ow4kj
      @FatumaAmina-ow4kj Месяц назад

      ​@@akninweyn7084 soomaaliyey xishoods meel kasta qabyaalad ha la soo istaagine.
      Nin soomaliyaabu ahaa Axmed Gurey
      Soomali waa soomali meel loo dhaafaa ma jiro
      Qabyaaladu wuu ina rogatay,Cadwgeenii habshida ayey inoo jabisay
      Waxa sababay in Harar iyo Diridhaba laynaga qaado waa qabyaaladeena
      Illahay ha ina mideeyo

  • @cumarsaciidsaciid3300
    @cumarsaciidsaciid3300 Год назад

    Maassiip qaran

  • @habiboelmo7877
    @habiboelmo7877 Год назад

    Oromo ayay noqden Somalidii 😢😢😢😊

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 8 месяцев назад +1

      hoyadaba oromo noqtay

    • @habiboelmo7877
      @habiboelmo7877 8 месяцев назад

      @@sssdddf8508 hooyada waa xabashi iska aamuz

    • @bilanxaawo7274
      @bilanxaawo7274 5 месяцев назад

      Sabab aad oromo uga caroonaysa oromo waa bini Adam adigo kalle ah oo daris tihiin afrcan ah qarkood muslim ah noo eg

    • @FatumaAmina-ow4kj
      @FatumaAmina-ow4kj Месяц назад

      Oromoda waa luqad maaha abtirsi
      Acuudu bilaah
      Waana cadwgeena 1aad

    • @FatumaAmina-ow4kj
      @FatumaAmina-ow4kj Месяц назад

      ​@@bilanxaawo7274oromo waa yuhuuda Africa waa dad damac gurcan leh lkn waa la soo af jarin