Xassan sheekh waxa loogu dhaggan yahay waa fahmi waayay, waxan u malaynayaa hormarka Soomaaliya dad diidan ayaa gadaal ka kariixaya. Madaxweyne waa kugu faraxsan nahay kaliya hala dar dargaliyo soo afjaridda shabaab inkastoo hawlo badan aad haysaan, Ilaahay swt ha idinla jiro, cadawgana hana qabto
Amniga ilhey hno daayo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xassan sheekh waxa loogu dhaggan yahay waa fahmi waayay, waxan u malaynayaa hormarka Soomaaliya dad diidan ayaa gadaal ka kariixaya. Madaxweyne waa kugu faraxsan nahay kaliya hala dar dargaliyo soo afjaridda shabaab inkastoo hawlo badan aad haysaan, Ilaahay swt ha idinla jiro, cadawgana hana qabto
Waa propgando dadkiisana kuma fiicna propaganda.. lakin wax qabadkiisa badan umada kasoo jeeda koofurtana wax soo saarkooda badan! intaas ayaa lagu diidanyahay