@@SomaliTech0 no problem at all. always happy to support my fellow content creators. I am looking forward to improving on my own current video format I have uploaded and, in the future, trying to create content as good as yours in the long term.
Saxib wad mahd san tay lakin waxan u bahanay paypal account lacag laygu soo diri karo anoo samaliya jooga saxip sidee u samaystaa waxan rejaynayaa inaad aragto qoral kaygaa
hadii telefoonkagu iphone yahay wll appstoreka ayaad kala so dagi karaysa markasta, balse telefoonada android hadii aad wadanka joogto somalia google ayad kala soo dagaysa hadii balse aad joogto wadan kale sida yurub ama america playstore ayaad kala soo dagi karaysa
dabcan adigo aan lahayn bank account waad samaysan kartaa wll, balse waa hadii aad rabto sido kale inaad furato bank account hadii kale waxba kuuma taraayo hadaad furato. sido kale daawo muuqalkan oo aan filaayo inuu muhiim kuu yahay oo ah paypal waxa uu yahay iyo inaad ka maarmi kartoba, ruclips.net/video/LHx4ZNBsNPI/видео.html
Waa mid wanaagsan walal, waad furan karta, hadaad joogto deeganada aan muuqalka ku tilmaamay waxa aad akoon ka furan karta bankska aan muqalka ku tilmaamay, qiimo ahaan waa ay jaban yihiin 15$ hadanay ka yarayn
@@SomaliTech0 tnx eng mideda kale perfect money mauuga baxsan kari miya neh ileyn sidad sheegtay acconada somlia lacagta malooga baxsan karo in loogu shubo ma.ahanee
Walal waa inad ku xidhiidhiso mastercard ama visacard si aad u adeegsatid, sida aad u buuxbuxinaysid iyo cardka aad ku xidhiidhinayaidna muuqal soo socda ayaan kaga hadli doona
Walal qof kale mastercardkisa man ku xidhidhsan karaa Ama qof kale intu iso furo waxkasta ilaa cardska u dhameyay man isticmali kara ano somaliland jooga
Walal hadi aad isaga wax ka dirto lagaagana so diro waa macquul in uu ku tuso, laakin hadii aanad waxba ka dirin waxa macquula in aanu ku tusin, balse adiguba hadhaagaga bankaga waad ka eegi kartaa
Qaybta 2aad, qaabka paypal loogu xidhiidhiyo akoonkaga bangiga ah.
ruclips.net/video/KN-FrzyRXBE/видео.html
Soqor nambrkadi plz luqa ayn ksoqawnaa
wllo car bank ha danan haysan maxan sameya
Walaal ani Somalia baan joogaa Paypal-waan u baanahay sidee u samaysan karaa?
❤❤❤❤
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Legend keep going pro🚶♂️
Thanks wll waan kaa sugaynaa qeybta xidhiidhinta
walal waan soo galiyay channelka waqti hore, halkan ka daawo: ruclips.net/video/KN-FrzyRXBE/видео.html
Waan kaa faa iiday. Zxp
Maxa laga faidaya, hadiiba uu ubahanyshay in bank lagu xiriiriyo, illeen bank waa u isticmalikarta inaad waxwalba ku iibsato.
super payme sida loo isticmaalo
in noo faaiideey walaalo ka soo hadal
Keep going every day and every time sxb mcn
Mahadsanid walal in Badan
astonishing upload Somali Tech. I shattered that thumbs up on your video. Maintain up the awesome work.
Thank you for you appreciate @keyser
@@SomaliTech0 no problem at all. always happy to support my fellow content creators. I am looking forward to improving on my own current video format I have uploaded and, in the future, trying to create content as good as yours in the long term.
Fadlan muusiga ka daa muuqaalka buuq ayuu ka dhigayaa muuqaalka
Somalia PayPal kama shaaqey nayo
Wu ajaray dhal8nta inuu u sheego aya larabay account ka inuu dhameystirmeyn
Thanks brother love u
Most welcome bro
Kaso hadal website ugu ficn lacag laga sameen kro wll
sidee card kaaga loogu soo dhici kartaa adigoon bank aadin paypal acount gaaga
Zxp see loo soodajiyaa
Thank you
Accoun la antisa lama samay karo mia wll❤
Sxb aniga postal lamber ayaa ihortaagan ee icaawi sxb
Azhp noo fur koooras sida master card iyo dibit card iyo sida acuont PayPal loo samaysto iyo sida laiskugu xirto shades doodaa
Legend hore u soco
Mahadsanid walal
Keeb going pro
Mahadsanid walal
Saaxib ma iishaqenayo isaacid😢😢😢😢
Acount bank hadana lehena
Wllo hadanan haysan car bank maxan sameya
Browserka aad isticmaasho magaciisa noo soo sheeg
Asc zxp
Facebook new experience page
Kaso yara diyari cashar waa hadi aad
Wakhti u hesho
Insha allah walal
Wll Somalia miyaad joogtaa adigu
Wall hadana akoon lahayn macqul maysan ahayn in e isi ahaan ula baxo😊
Hello Mudane, side lacag ad adigu le dahay lo ku shubta ?
Lacagta waxa aad ku shubanaysa walal mastercard ama visacard ama cardka aad ku xidhanayso, kadib lacagta cardka ku jirta ayaad paypal ku adeegsanaysa
Oo walal markaan samayso account hadana halkee ayaan kahelayaa account kii aan samaysay oo aan kagalayaa
Walal isla halka aad ka samaysatay, paypal uun baad dooranaysa logij, kadib waxa aad galinaysa macluumadki aad ku samaysatay
Musica waa xaaraan wll
Keep going 💪pro
mahadsanid walal
Wuu iga diidaya 😢😢😢
Wll PayPal lacag makula bixi karaa
Asc sxp xawinad ba kaga bhnhy
Sxp balance lacagta mala arkikaraa adigoo somali jooga
Walal lacagte sheegaysa?
Wllo hargeisa ayan jogaa ee ma igu shaqeynayaa paypalka oo lacag maleygu so diri karaa
Walgu samaysan karaa wll❤
Walla adi ma dismay kataa
waad isku dayi kartaa wll, aad bay ufududahay. haday jiraan wax aad fahmi waydayna waad iwaydiin kartaa
Wll please aplication o lacag lagashaqeyo majiro hado jiro nasosame muqal mahsanid
Insha allah walal
Saxib wad mahd san tay lakin waxan u bahanay paypal account lacag laygu soo diri karo anoo samaliya jooga saxip sidee u samaystaa waxan rejaynayaa inaad aragto qoral kaygaa
Wll hadii qof kuugu sameeyo wadamada laga ogol yahay sida yurub, kadib uu kuugu xidho kaadh ama bank account ka diiwan gashan wadamadaas waa uu kuu shaqaynaya, waana inaad kaadhkas haysato si aad ugala baxdo dhaqaalaha
Yurub way fogtahay bro ee wadamada dariska sida kenya 🇰🇪 qof jooga ayu kufududeyn karaa
Wllo bank waan leeyahay lkn Somaliland joogaadee
Macalin paypalka isaga oo caadi ah muu mabilka isoo gala mise ina marwalbo google aado ayy noqanaysaa
hadii telefoonkagu iphone yahay wll appstoreka ayaad kala so dagi karaysa markasta, balse telefoonada android hadii aad wadanka joogto somalia google ayad kala soo dagaysa hadii balse aad joogto wadan kale sida yurub ama america playstore ayaad kala soo dagi karaysa
maclin dhibaatada ihayso waxey tahay paypal inuu igusoo dago sidii game okale oo screenka mobile ka aan ka arko 🙏🙏isoojawaab
Asc ustaad waxaa noo soo galisaa binance sida account looga furto
Insha allah haday ino suuro gasho walal
Wll noo sheeg sida loo sameysto ama loogu xiro PayPalka create or debit card taas nagu adagee
Paypal sida loogu xidho Mastercard debit card ah muuqalkan ayaynu kaga hadalnay walal
ruclips.net/video/KN-FrzyRXBE/видео.html
Wll paypal kan ma shaqanayo wayo lacag laguguma so diri karo
Haa dabcan, lakin adigu waad ku diri karaysa walal.
Ok
Anoonan laheyn Acon Masamesan karaa pepal wll
dabcan adigo aan lahayn bank account waad samaysan kartaa wll, balse waa hadii aad rabto sido kale inaad furato bank account hadii kale waxba kuuma taraayo hadaad furato. sido kale daawo muuqalkan oo aan filaayo inuu muhiim kuu yahay oo ah paypal waxa uu yahay iyo inaad ka maarmi kartoba, ruclips.net/video/LHx4ZNBsNPI/видео.html
Macalino ani banki malihi wxana rabaa inan sameesto oo aan lacag pm aan kala baxo
Waa mid wanaagsan walal, waad furan karta, hadaad joogto deeganada aan muuqalka ku tilmaamay waxa aad akoon ka furan karta bankska aan muqalka ku tilmaamay, qiimo ahaan waa ay jaban yihiin 15$ hadanay ka yarayn
@@SomaliTech0 tnx eng mideda kale perfect money mauuga baxsan kari miya neh ileyn sidad sheegtay acconada somlia lacagta malooga baxsan karo in loogu shubo ma.ahanee
Thanks brother
you welcome walal
Kanaalkii ugu wanaagsanaa aan daawado wn ku xermay waana ku xernaan doonaa I.A
Mahadsanid walal Apokor.
Lkin wll lacagta lalama bixi karo oo wuxu ku waydinaya card ee maxa xala
Walal waa inad ku xidhiidhiso mastercard ama visacard si aad u adeegsatid, sida aad u buuxbuxinaysid iyo cardka aad ku xidhiidhinayaidna muuqal soo socda ayaan kaga hadli doona
@@SomaliTech0 GuuleYzoH
Walal qof kale mastercardkisa man ku xidhidhsan karaa
Ama qof kale intu iso furo waxkasta ilaa cardska u dhameyay man isticmali kara ano somaliland jooga
wll waad ku xidhan kartaa, waxa muhiima uun macluumadka aad ubaahan tahay si aad ugu xidho inad hesho, sida card numberka iyo xogta kaleba
Asc wll
Asc
Haraaga in lafiiriyo qofka jooga somalia wuu diidaya wlle kaas cashir kasoo duub
Walal hadi aad isaga wax ka dirto lagaagana so diro waa macquul in uu ku tuso, laakin hadii aanad waxba ka dirin waxa macquula in aanu ku tusin, balse adiguba hadhaagaga bankaga waad ka eegi kartaa
PayPal account somalia walaga xiray la dhahay scml wll
Jwb😢
haa walaal, waa laga xidhay
ZXp halkee lagu furaa MasterCard waxan joga gabilay
Muqalkeena soo socda insha allah bari ayaad kaga bogan doonta wax kasta oo aad uga baahan tahay mastercard iyo paypal
Darasalaam
Wr zxp cc odka ayaanu isoofidirayn markaah Mxn samayeeh
dhanka telefoonka miyaa mise emailka
Sidee loo degistaa paypal
Sxb what upp
Ii sheeg jaarna waynu
Nahee
252657917414. Waakas walal
Wll MasterCard halka lagu furo iyo wax yaabaha lagaaga Baahan yahay marka laguu furayo noo soo sheeg please PayPal account waan samaytay
Ee MasterCard ayaan u Baahan yahay waxan joogtaa hargaysa
Hayeh walal, muqalkeena soo socda ayaaba aan kaga hadli rabaye insha allah
Hye wll mahadsid
Guyz VPN adeegsada 😂 ninkaan runta iin ma sheegin
Waall lacag seen lagaa baxa
walaal waa muqaal aad u fican, lakiin walaal somalia looma ogola inay lacag kuugu so dhacdo lakiin waxa waad ku ibsan kareysa
haa walal, waa runta. taasi waa mid kamida xadid naantisa
Sxp code ka ima sodiraye
Codeka emailka miyaa mise codeka telefoon numberka
Asc sxp aniga talfonkayga wuxu lee yh 403 waa laga xayiray
Anba zxp😅
aboowe ma akon basameysta
hada waa laga xidhay walaal wadanka dhanba. marka ma jiro wax faaido dhan oo uu inoo leeyahayba
ya
Thanks wll
Adiga Mudan Walal
C0dka degree
Sxp application Ka PayPal playstore wadankaga looma ogola ayuu Leeyahay Ee xageen Ka shuban karaa
Walal google ka baadh isago apk ah, waad helaysa e
zhp horey usoco
Mahadsanid walal
whastapka iso qor
Muuqalka aad dawanayso qaybtiisa hoose ayuu yaala walal
Help
Whatsappkan igala soo xidhiidh wll: +252657917414
THANKS BRO
Asc