@@adontialle838 master card waa lafurtaa shirkadeda bad tagysaa adi xage joogta wll magaloyinka qaar an laga furin ba jira lkn hadad Bosaso ama muqdisho jogtid wad heli kartaa
@@empireshow1 s b passport ma hasto Facebook page aa leyhy kudhawaad 400 oo sxb ku dhawyhy mana ka sameeyo wax daqli ah marka sxb sidee paypal ama credit card ka furta
Asc walaal, I want to do remote work online, but I can't because I have no way to receive payment. I've been refused jobs because of the payment issue and apps like PayPal, Venmo, and many others like it don't work. I would appreciate you can share some solutions to this problem.
Mahadsanid sxb ... sida quruxda bdn ad nogu sharaxday , waqti bdn iyo jahwareer bdn baad naga bad-baadisay ...
Ad iyo aad ayad u mahadsan tahay ustad geele big respect 🙏 👏
Asc walala arin muhiimah ayan kuweydinaya
Gelle Bashiir Zxp Mcn Waa Kuwataa Horey Usoco M.a
First comment
thanks wll
Diyar bro
Ma daraja marka
Thank you Gelle❤
USTAAD AADBAD U MAHADSAN TAHAY, ALLE HA KU SHARFO.
Big recpect sxb aadbad nola shaqaysa tagero buuxa💪✋
thanks wll
Can you help me
@@GelleBashir sxb sidee loo sameyaa master card plz sxb icaawi
@@adontialle838 master card waa lafurtaa shirkadeda bad tagysaa adi xage joogta wll magaloyinka qaar an laga furin ba jira lkn hadad Bosaso ama muqdisho jogtid wad heli kartaa
Ustad wad mahadsanthy
welcome wll
Gmail gayga hada qof dibada jooga iigu soo same dhaho kawarn plz i so jawaab qofki wax ka garanaayo 😊
Hadda baan ubaahanahay lacag baa iiga xayiran
abdiforex iyo geele bashiir isku hal qof imiyaa anigu wan ku warerey ustaad abdirahman isasocadee
Waaka niyad jabay inaa ka sha qeeyo web site
sabab
@@GelleBashir wax maba smeysn karo sida plogger-ka
Aad iyo aad Ustaad
Ustad hadee qof jooga yurub oo halkas card iiga sameeyo cardkana paypal iigu xiro oo iisoo diri paypal passwordka uganda makula isticmaali karaa mise paypal wuudiida
may uganda kama soo gali kartid
اخي انا عربي في الصومال ممكن تعطيني رابط قناة تتكلم بالعربي كيف تفعيل باي بال في الصومال
وأنا كمان
Poyaneer hala isticmaalo isagaa caalimiya
thanks wll
Side lo isticmala sxb
@@Khaalidoww account ka furo passport kaaga u dir
@@empireshow1 s b passport ma hasto Facebook page aa leyhy kudhawaad 400 oo sxb ku dhawyhy mana ka sameeyo wax daqli ah marka sxb sidee paypal ama credit card ka furta
xaasid sanaa maxy noo ciilaayaan😂 shirkadahaa nagumeesanaayo i.a iyagaa nagadaba nacam leen doono
I.a walaal😂
isoo sheeg qabka plz wll
Jamhuuriyada Somaliland
Iyadana malaga joojiyay?
Kasoo hadal mr,geele bashiir
😂😂😂😂😂 thats funny
linkiga paypal ka markaad ku dhufato ayay kuu cadaaneysaa inaanu paypal ka shaqeyneyn Somaaliya
Walal qaali adiga oo raali ah ethiopia malaga isticmaali karaa paypal account walal video please nooga samee
Wll qof qurbaha jooga ayaa lacag iso diraya see ayuu igu so dira bal yaa ii cawiya
Ustaad qof dibada jooga paypalkisa ma isticmali kara anoo somalia jooga
Mrkaa ustaad hdan KA furto viza card IBS BANK WADANKI OO ACCOUNT DIBADA KU XIRTO
LACAGTA MAHELAYAA
Sxb somalia credit card maka shaqeeya
Hadu ka shaqayeeyana side lo sameya teacher
haa wuuka shaqeeyaa wll, wana kaso hadli dona insha allah
@@GelleBashir i.a wan kusuga sida ugu dhoqsi yaha badan teacher
@@GelleBashir masuul waa maxay farqiga u dhaxeeya credit card ama debit iyo mastercard
Sxb dalalkas oo laksoo sameyay gmail best maluku isticmala
Adoo meeshas jooga ma ii samee kartaa Ani PayPal u baahanahy wuuna idhibayaa
Sideen payment ugu sameeya visa ama mastercard somaliyaan jooga
video hore ka sameeyey wll
qof yurub joogo lambarkiisa maku sameesa karaa paypal
aa lkn waa in uu asaga account sameya
qofka ugu horeeyay ee daawada pin
thanks wll
Asc sxb waxaad i sheegtaa hadaan rabo inaan samaysto blogger xagee lacagta google adsense igu so diraya paybal mise master card
bank cadi ah
@@GelleBashir ok sxb thanks lkn suashii u danbay iga jawaab adoo raali ah bangiyada uganda kwaran
Wll isameey noh
Waxaan plan gareynayaa inaan bilaawo affiliate marketing wakti dhow Insha Allah, ma ila wadaaagi kartaa methods kle si aan lacagta uhelo.
Aniga xitaa affiliate marketing ama dropshipping inaa bilaawo aan rabaa.guul wacan wll hormar baan ku rajeynaya
Geele sxb kawaran dadka jooga Turkyga
Sidee u helikaraa aconti paypal
halkas kama shaqeyo
Ustaad GTGPT sidaan u isticmaali jarnaa nala wadaag practical ahaan
thanks wll
Wll account malihi pay pal waa ubaxanaay iso jawab
Jawaab wacan
Sxb adaa qurabha jogee paypal ii sameey waan ubaahanay
Mahadsanid sxp❤❤❤
thanks wll
Asc wll waxan ubaxanahay app ( Waafi ) maaf ku isticmali kara
Wall wan sameystey paypal anoo Somalia jooga weliba vpn ku sameystey so cadi maaha
Paypal amaan maha shalay 35.000k oo qof ayaa laga jabsaday accountyadoodii
Yaa huba
Ani mL😂😂😢😮😅😂😅
What about payoneer method
Companies uses and sends money to freelancers
yes they do. i will make a video
De lacagta mailasoodiri karaa
ethiopia anogoo jooga paypal ma isticmaalikaraa
may
Tiktoker hadii aan ahay PayPal miyaa wjb ah sxbow???zz😊
Mahadsanid ustaad, #su'aal waxan sameystay #Payoneer account dhamaan steps-ki waan maray lkn verification ayay wali igu heystaan ,maxan sameyaa , 3 bilood ka badan ayan sugooya .
Walaal is Payoneer available in Somalia? Can people in Somalia use it and get paid if they work online?
Mahdasind ustaad
hadana awoodina inaad qofkale kuxirto habkale masameenkaro
may wll
@@GelleBashir thanks
mashalaah
Asc zxb xaqul ciidka ma maad iga bixiso
Account kaaga lacag hadan kusoo dirsan karaa nio
وعليكم السلام ورحمة اللة وبركاتة
sxb waan kusalamay waxaan joogaa soali wax walbo wan sameeyay laakiin waxa uu leeyahay you are not eligible
Ustaad Uganada anoi jooga ma isticmaali karaa mise waa sida somalia
Payooner kasoo hadal Ustaad
ok
Wll sidee u sameystaa
Sxp tiktok waa diiday in lacag looga Saaro soogudbi abdhedkaas
Ustad gogle adsense bitcoin maku bixiyaa
may wll
Zxb mowduucaan anooigusocdaa ee isojawaab
Maaney shirkad kaloo oon paypal ahyn jirin ustaad
wey jirtaa wana kaso hadlayaa insha alah
Sxb mashawaynayo paypal account wuxuu leyahay waa lamamnuucay
Ka wrn hadaan isticmaalo Payoneer bro
good weye wll
Sxb kaala soo xiriiraa arinaa kaa raba mahadsnid
Ma jiraa kid la kid ah shirkada paypal
ETHIOPIA 🇪🇹 WLL MAKA ISTICMALI KARA PAYPAL
may wll
@@GelleBashir hue wll waxad isii saa maclumad aan game lacag kasameyo walipa si fudud ugala baxo ano Ethiopia 🇪🇹 hadi aad garanayso igu caawi
2bilod kahor ayey paypal kaxiren somalia
Master card ka bangiyada uganda kwaran
Wall Ethiopia Kawaran sifiican maugu shaqeeya
Pro side PayPal usameystaa anigo joga dalka Uganda
Asc walal ad ayt umahatsane walal dalkii ayn joga marka maxan rabee inan kasageysta online business marka haga payment ka inan sameysta miyaa paypal sida at shegte marka qof engiriska jogaa maisameyni karaa markii ey lacagtana igusodacda paypal kaa uu isamayey inuu asaga lacagta isodiraa maogi habkale makija miyaa
Somalia maxa wax walba loogu diidayaaa
Ustaad geele zhp payaneer kasoo hadal
ok wll
Asc wll Waxan karaba sida Lacag loogala soobaxo givvy nomber
Wuxuuna igu xujeeyey Paypal iyo Amazon iyo qaarkale oo in Aan lacagta kudiro Balse Paypalka Hormuud Malagu Xariirin karaa
Ustd payoneer iyada somalia accses miyey leedahay
Somalia PayPal use in the conutry I even see so I hope to to work PayPal
saxib ad ba u mahadsanthay warbixin muhiim ah baa na siisay maanta
Asc sxq tiktok lacgta igu jito sidee ulabaxaa
Ninyow whatsappa kaso qabtay blogging website smaynta barasha maxa qaali ugaa dhigtay🙏&45 😅
1. Safarkaaga online ka part 2 please it was FasCinate or interested 😊🙏🙏🙏
2. Fiver marka la joogo lacag maleeygu soo diri mastercard eeyga🙏
Zhp caawinaad ayan kaga baahanay
@@Famousk44 oo sidee ah wll
@@im7somali wll arin yar ayaan rabay inaad iga cawiso xageen kaala soo xidhiidhaa
@@im7somali wll arin yar ayaan rabay inaad iga cawiso xageen kaala soo xidhiidhaa
Payoneer waa inaa sameysataa, kadib mastercard-ka ku xir.
Sidaa baa ugu fudud.
Mastercard toos uguma xiri kartid.
Paypalka marka aan ku xiriristo mr cardka maku badalankara Oo Malaga shubankara card
Ustaad geelle ka waran Payoneer
ka waran haddii aanan saaxiibo ku lahayn dibadda ? Sideen lacagtayda ugala soo baxaa TikTok fadlan? MAHADSANID❤❤❤
Anaa kaaaga soo bixinaya si daacad ah
Sxbow lacag laygu soo diray anoo turkey jooga ayay leeyihin 180 days kadib ayaad labixi karaysaa, sideen uxaliyaa bro?
5:11
Wll paypal kenya mka shaqeeyaa
Ustaas geele wan kusalamay Ethiopia miyaa lagu isticmali karaa paypalka
Ha wacadi wuu kashaqeyaa
Wllka waxaan karaby inaay lacak iibi xisid Pay Pay kaady lacak tay waa $600 dolar wll qaliy
Ethiopia Ma U Furanyahay wll
may
Azc wll geele ila soo hadal
Warbal aan ku duceeye paybal aniga iisamee xaaji
Payneer kawrn isagaa ii furan
Wllo adigu PayPal kaaga ii soo dir si aan lacagta adiga iiga saartid fadlan
Credit card Marka lay iso diro sedee ugu shubanaya lacagta iso sheg pro
ATM-ka bangiyaya dalka ayad kala baxeysaa
Tik tok be maku bixyan
Baybal sideebaa usoodagsadaa😅😅😅
windscribe ayaan isticmaalaa kawaran mala i soo qabanayaa
Paypal ayadaa downgrade ku jirto o 200 billion qasaartay se la yeelaa
Ustaadkayga 🥰🤍💯🙏
Wixii freelancer ah Oo raba PayPal iney Lacag Kala Baxaan Ha ila Soo xiriiraan Mahadsanidiin Sxbayal
Xagee kala sooxiriira saxb
Sxp xagee kala sooxariira
Wll anaa raba
Ethiopia maku jirsa zxp
Asc walaal, I want to do remote work online, but I can't because I have no way to receive payment. I've been refused jobs because of the payment issue and apps like PayPal, Venmo, and many others like it don't work. I would appreciate you can share some solutions to this problem.
Xagee joogtaa
@@simanmaxamed3291 Somalia