SWEATCOIN - Waatan TIJAABADA Sida Lacagta Looga Sameeyo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RUclips KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Комментарии • 627

  • @hosowpro
    @hosowpro  2 года назад +644

    sweatco.in/i/osmanhosow

    • @wartaciyaaraha7987
      @wartaciyaaraha7987 2 года назад +5

      🎧🎧🎧

    • @brocade7437
      @brocade7437 2 года назад +5

      Nio wax isheegtaah socodka iyo abka qaabkay la iskugu xiraayo isheeg bale

    • @nageyejunior1464
      @nageyejunior1464 2 года назад +11

      Sida lacagta loogala baxo soodhig Hosow pro zhp🥰🥰

    • @hamzeaadan
      @hamzeaadan 2 года назад

      Horta lacagta malagala bixi kara haa ama maya intaasi uun noocadeee

    • @alihassenroble4633
      @alihassenroble4633 2 года назад +1

      Wadamo khaas ah ayaa loogu tala galay inay lacag ka samayn karaan mise caalamka oo dhan
      Wadanka aan joogo
      Lagama ogola ayu leyahay

  • @abshirmaxamedxasan6670
    @abshirmaxamedxasan6670 2 года назад +181

    Xog iyo aplications zida dhapta eh yotuberka kaliya aan ka dhageyzto walal hoozow guuleyzo♥️🔥

  • @FT_FitnessTips
    @FT_FitnessTips 2 года назад +68

    ⚠️ Waxba socod ha isku dilina, wax badan baan appkaan aqoon u leeyahay, Appkaan waxa kaliya oo ka faa ideysan kara waa dadka heli kara invites ay sameeyaan oo ah micnaheedu in dad badan aad la wadaagtid, ayna sticmaalaan linkigaaga, sidaana ay isku diiwaan galiyaan, kaas ayaa kaga filan wax walba waayo 1 kii qof 5 coins baad ku helaysaa iyo 1 invite. Shuruudaha lacag la bixiddana waa intaa uun waa 2 daas shardi oo xisaabtaada laga jarayo ( Inviteska aad haysatid iyo swt coins kaaga tiro ka mida).

    • @lacagysocryptolearningchan7568
      @lacagysocryptolearningchan7568 2 года назад

      Sidan ULA bax
      ruclips.net/video/sWBcaxQzpyk/видео.html

    • @abdiazizabdallamoha9203
      @abdiazizabdallamoha9203 2 года назад

      Sxb socodka wax maleysku siinayo miya

    • @FT_FitnessTips
      @FT_FitnessTips 2 года назад +1

      @@abdiazizabdallamoha9203 maya ma leysku siinaayo kaliya coins umbaad ku heleysaa

    • @iqlaascabdimaxamed7880
      @iqlaascabdimaxamed7880 2 года назад +3

      Apwe 30qfood hadaa u invite gareeyo oo lacag Ka sameeyo kadib kala so baxo hadana 30qofod ina u invite gareeyo miyaa mise 30kaas qof Ku shaqesan kartaa isoo jawaab 🙏 wllo socodkana lcag mahan miyaa

    • @FT_FitnessTips
      @FT_FitnessTips 2 года назад +1

      @@iqlaascabdimaxamed7880 wll marwalba oo aad lacag la baxaysid waa qasab inaad haysataa invites, wxn ku so diri laha screen lkn halkan malahan

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 2 года назад +33

    Ninka kaliyen ka aminsanany dadka RUclips ka wax ka so gudpiya😍❤❤

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 2 года назад +42

    Hasow linkag waan ku Dhufta waxaad ka Hesho Allah Haye ku Barkeeyo am sport you wll

  • @mudanehamse6527
    @mudanehamse6527 2 года назад +57

    Qof Masuul ah oo aan aaminsanahay ayaad tahay runta ayaad noo sheegtay mahadsanid

  • @maryanabdullhi9432
    @maryanabdullhi9432 2 года назад +43

    Wxa tahy qofka kaliya e an ka amisanahy social medi
    Wad mahdsbthy wllky ❤

  • @sadakahmed5769
    @sadakahmed5769 2 года назад +16

    Aad ayaad u mahadsantahay wll. sida aad wax noogu sharaxday. waligaa sheegida runta haka tagin, xita hadey dhib kaga imanayso balse alle dartis u sheeg.👍

  • @AHR252
    @AHR252 2 года назад +93

    Runtaa kugu jeclahay wlh hor marwacan bro 400k Insha allaah

    • @Somali-One
      @Somali-One 2 года назад

      Sxb barnamijkan yaan hunguriga laaga soo ridin

  • @Dakhare_show
    @Dakhare_show 2 года назад +13

    sxb sida aad runta u sheegtay Rabi hakuu jeclaado🤲🤲🤲

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 2 года назад +19

    Ilaahay haku xafido , runta ayaan kugu jecelnahay wll 🥰💛

  • @Kunkaron58
    @Kunkaron58 2 года назад +53

    I like how you tell the truth always Masha Allah👏👏

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 2 года назад +11

    Wan soo dagsaday Wallal mudo ayaan wadaa Turki lkn ma soo baxsan wali in these days ayaan eegidoonaa sidey tahay xaqiiqdeedav limit time buu leeyahay per day thanks jazaakallahu kheyran

    • @11naa44
      @11naa44 2 года назад

      Limit ku wa imisa wll

    • @luulmohamud
      @luulmohamud 2 года назад

      in a day 20 minuts

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 года назад

      immisa coins ayaad maraysaa?

    • @luulmohamud
      @luulmohamud 2 года назад

      @@guledfarah8610 walaal lacagta turkiga ayey kugu qiineynayaa 289 tl

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 года назад

      @@luulmohamud Aniguba turki ayan joogaaye WhatsApp kaada isii anigaa si fiican kuugu sharaxayee.

  • @newzealander-----pio5029
    @newzealander-----pio5029 2 года назад +58

    Legend always is Legend ❤

  • @sucdicabdi0928
    @sucdicabdi0928 2 года назад +8

    Masha allah waligey waa kugu kalsonahey inaa soo sameenesana waa ogaa

  • @ayuubmohamettibrahiim8019
    @ayuubmohamettibrahiim8019 2 года назад +25

    Waxa tahy nink kaliya ee an ka amini karo social media diyaha wll hosow pro❤❤

  • @ceelbuur607
    @ceelbuur607 2 года назад +11

    Thanks sxb sida saxda ah ayaad u cabirtay allah ku barakeeyo

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 года назад +3

    Maasha Allaah
    Heesow. Guuleyso
    Sida Degan. Ee Aad dadkaaga. Wax ugu sharaxday. Mahadsanid

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 года назад +10

    *qofkii garan ayaa garan, khayaanada barnamijyadan ay ka siman yihiin waa in si lacag aad u hesho dadkale oo kaa socda aad barnaamijkan la wadaagtaa, qayanada cusubne waa lacagta cripto currency 💲 qaabka aad ugala baxaysid oo adiga lacag aad ku bixinaysid,intaas kadibne aanad waxna ka heleen ilaa dadka kaa socda lacag ayagna ku shubtaan*

  • @fartuunhassan6528
    @fartuunhassan6528 2 года назад +7

    Masha allah walaal waxaan kahelay daacadnimadaada. Waxaad kaheshaana waa kuu xalaal saan filaa. Social media soomaali kujirto hadii sidaada camal daacad u ahaan lahaayeen waa fiicnaan laheyd.

  • @muhzin8275
    @muhzin8275 2 года назад +9

    Aniga waxay ilatahay aduunkan sidaa fudud lacag layskuma siiyo

  • @AbiyIsaCriminal
    @AbiyIsaCriminal 2 года назад +16

    Hosow Social media sharaf iyo karaamo ku jooga. Brother horay usoco aad ayaan kuu taageeraa ✌🏿✊🏿

  • @mohamedaliibrahim4870
    @mohamedaliibrahim4870 2 года назад +2

    Si wanagsan oo cidwaliba fahmi karto baad u sharaxday Shukran ""intan uga haray hadu Alle kuu idmayo""

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 года назад +6

    Hosow wll allaha ku xafido
    Xalaal barqo cad baa la quutaa🥰

  • @fowsiyabashir5833
    @fowsiyabashir5833 2 года назад +13

    Masha allah awalba daacad nimada kugu taageri jirey maxaa waxaan aqoon aad ifahan siisey allaha ku barakeyo adiga io qoyskaga 🙏

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 2 года назад +5

    I really love you bro 400k insha alllaH 🔥

  • @abdallacumar2680
    @abdallacumar2680 2 года назад +8

    Wll #$500 ayan ka sameyey
    Anigo somali jooga
    Ee sidee lacagta ula bixi karaa
    Habka ugu fudud respect🙏🏻

  • @shako_y22
    @shako_y22 2 года назад +4

    HAMBALYO. #900K ASAD HAGIO

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 2 года назад +3

    Thnks wllka wayabana socod le lacag intas le,ek lagu qadanayo ileen dad badan ina kento le wax lagu helaa

  • @Khadar___Jr
    @Khadar___Jr 2 года назад +5

    Waxaan kuu rajaynaa mustaqbal ifaya ♥️best vedio ever i watch is this vedio hosow pro good lucky

  • @NololiyoNature
    @NololiyoNature 2 года назад +6

    Thank you for the information, maantan bilaabey

  • @mosalamuni4456
    @mosalamuni4456 2 года назад +2

    Runtii maan rabin inaan lasoo dego appkas lkn adiga dartaa iyo ixtiramka aan ku hayo ayan ula soo degayaa
    Thanks wll hossow

  • @abdisankushassan8148
    @abdisankushassan8148 2 года назад +5

    Masha Allah thanks for your update and truthfully lknse dadka qaar waxay leeyihiin Appkan Data collection Mida kale ka so hadal qaab loola bixi karo Lacagta mar aan aqriyey Wadamada Isticmaala Soomaaliya kuma jirto

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 2 года назад +3

    Sida lacagta looga baxsanayo oo lagu xerayo bakiga noo gu Soo jawaab

  • @abdisalamahmed483
    @abdisalamahmed483 2 года назад +1

    Masha allah wll osman runti waxa aad tahay walal walalihiisa kale kula jecal hormarka

  • @dhuhulyarechannel6900
    @dhuhulyarechannel6900 2 года назад +2

    Guuuulayso bro akhiro iyo adunba insha alllh

  • @maxamedcnuur1597
    @maxamedcnuur1597 2 года назад +2

    Masha allaah runta ilaahey kuku jecel barakalaah sxb

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 2 года назад +3

    Mashallh meshan videogan ku so duubtay buundadan waxan ku xusustaa flmkii nafbaas kkkkkk ee homeless nimada jilesay hosow walal qiimo badan dadkana runta u sheega tahay Allaha ku barakeyo

  • @afgoyepoy1222
    @afgoyepoy1222 2 года назад +10

    1=su,aasha 1aad tusaale 4,000 oo coin ah ayaad aruurisay sidee ugala baxee lacagta ??
    2=appka kaliya socod lee maa coins lagu aruuriyaa mise adigoo ordayo ama alamindo ku jiro coins waad ku aruurin kartaa??
    Waxan ka sugaa jwbta mhdsanid wllkey Hosow pro💯💯❤

    • @Musa_issa
      @Musa_issa 2 года назад

      kuwaa ARi CARBEED dhabarka uga xiray mobelka markaseey ridi tumen sey lacag ku helaan

  • @safiaduco_daahir
    @safiaduco_daahir 2 года назад

    Masha allaah howsow runtaaa kugu jeclahy waxaan kuu qoray qofkii ugu daacadsanaaa oo ka hadlay baraamijkaan

  • @intawanagsanwalalkoda494
    @intawanagsanwalalkoda494 2 года назад +1

    thanks inta radineeso allaha usahlo

  • @aliqalbijacayl7937
    @aliqalbijacayl7937 2 года назад +7

    Waxad tahay tahay qof ka kaliya ee Runta ka sheegey ayaad tahay walaal Allah ha ku xifdiyo.
    Ilaa bishi 3. Aad ayaan ku jirey balse socod ka bas ah ayuu ahaa wax natiijo ah kama hayo balse intaan bilaabay invite ka kor buu u kacay

  • @wadkanafta7943
    @wadkanafta7943 2 года назад +1

    Mashalah sxb qof bulsho badan haysta uun baa ka samayn kara

  • @mohamed-cm9hu
    @mohamed-cm9hu 2 года назад +6

    Masha ALLAH

  • @sucaadibra300
    @sucaadibra300 2 года назад +1

    @hosow Pro thnki you walhi boowe waa ka sugayay run ahantii

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 года назад +1

    Lagend Hosow pro my Favourite Channel 🥰💙

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 2 года назад +1

    Waaku wadana brother hosow adiga waalagu aamini karaa

  • @samiircade2601
    @samiircade2601 2 года назад +1

    Sida looga baxsado masuul muuqal ka soo samey

  • @sayidhaaji381
    @sayidhaaji381 2 года назад +1

    Shukran wll hoosow pro 🤍🖤

  • @HiboAbdirashiid-k3n
    @HiboAbdirashiid-k3n 21 день назад

    Waa qof wangasan wiil kaniyi wlahi masha allah

  • @ummulkhairahmed8336
    @ummulkhairahmed8336 2 года назад +2

    Masha'Allah thanks wll sidàa noo fahansiisay

  • @apokorkayseh3795
    @apokorkayseh3795 2 года назад +2

    wxn ka sugayna LacagaHa inad na tusto inad La pixi karto kHaanadaha ku furmay wxd doonto u isticmal PayPal ama wx kLe Lkn video Ayn ka rapa hosow zhp

  • @isterabdilaahi2989
    @isterabdilaahi2989 2 года назад +2

    Barnaamishkaan tiktok ayuu iga badbatay wax fiican uma maleynen lkn markaa arkey inuu hosow kahad laayo ayuu ila macaaday

  • @xareedmedia2137
    @xareedmedia2137 2 года назад +6

    Keep going

  • @sadkasirad2665
    @sadkasirad2665 2 года назад +9

    Legend is always legend ❤️🫡

  • @saarmedia7662
    @saarmedia7662 2 года назад +1

    Thank you abwe waaku wareersanaa

  • @abumuscaab
    @abumuscaab 2 года назад +9

    Buundadaas Naf Baas filmkii kusameysay😄

  • @mufakarkayse
    @mufakarkayse 2 года назад

    mahadsanid ina hoosow sida wacan aad ugu caawineyso dadkaaga

  • @amiirhatric1525
    @amiirhatric1525 2 года назад +2

    may zhp adigu dibadbad joogta lkn dalka gudihiisa ma shaqaynayaan waxani waayo faqri awgeed xataa bangiyada aduunka magaceenu waa ka rerban yahay

  • @fadimokitchen5682
    @fadimokitchen5682 2 года назад +1

    Mahadsanid sida noo fahansisey

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 2 года назад +3

    Waad mahadsan si fasiixa ayaad u sharaxday allaah yacisak

  • @shugritohow1394
    @shugritohow1394 2 года назад +1

    Daka daacad mawada ahan jazaakalaah

  • @saciidilyaas7260
    @saciidilyaas7260 2 года назад +1

    Waan sugaaye muuqaalkaan mahadsanid sxp nooolaw🥰

  • @Amiir013
    @Amiir013 2 года назад

    Somaliyey waxan wa been anaga tijaabin kuna wareernay sanad hore ee wakhtigiina haku luminina

  • @cawoomer455
    @cawoomer455 2 года назад +2

    Mansha Allah

  • @feisalyare1186
    @feisalyare1186 2 года назад +1

    Saxib Wad ku Mahadsan Tahay Hadan wan Aamini kara Wllhi

  • @ZakariyeMoha-b7j
    @ZakariyeMoha-b7j 2 месяца назад

    Thanks my brother 🙏

  • @munajaama6547
    @munajaama6547 2 года назад +1

    Figradayda hadaan ku darsado ogoow hadii hadhaw application kan marka labarto wuu wax xun soogudbiyo ama wax aan dhaqan iyo diinba wax udhimikara gaalba halahaade app kee waa in aan xagaana ka eegna yaynaan lacag uun radine meelabadan aan kafiirino wabilahi towfiiq

  • @Nora-harpi
    @Nora-harpi 3 месяца назад +1

    Thankis

  • @Fataax-k4c
    @Fataax-k4c 2 года назад +1

    Zaxib sidaa loogala baxaa lacagta maxaa lagula baxaa lacagta ma moster card mize profect mony

  • @anfacidil5436
    @anfacidil5436 2 года назад +1

    War bixinta kaliyeen aamino hoosow🧠👌

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 2 года назад +14

    Legend osman keep Going Bro ❤❤

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 2 года назад +1

    Jasaakallah khair wll

  • @najmamahamud324
    @najmamahamud324 2 года назад

    Information kaga la oganayaa hossow wax bilash laysku siiyo majirtee

  • @ayaanjaamac4702
    @ayaanjaamac4702 2 года назад

    Socail media wxd tahy qofka kaliye ee aan ka rumystoh wuxu so dhigo kep going bro

  • @xareedmedia2137
    @xareedmedia2137 2 года назад +2

    Nin rageedku ma is qariyo

  • @zaamgucciofficial5684
    @zaamgucciofficial5684 2 года назад +2

    3 years ago ayan bartey

    • @Samia_Abdi
      @Samia_Abdi 2 года назад

      Maxa ka ba iday marka

  • @yuuzeyhajji6338
    @yuuzeyhajji6338 2 года назад +2

    Ani goo somalia joogo ma isticmali karaa haadaa sameystone lacagta sidee kusoo baxsahaa ne🤔

  • @barwaqosso7405
    @barwaqosso7405 2 года назад +1

    Hosow wll waxas ma haweysto mana so dajisansyo abid layguma ogah link na inti kuu racda allah hku barakeyo

  • @Samia_Abdi
    @Samia_Abdi 2 года назад +1

    Aniga oo rer hurdo ahaa hada socod baan biloway alx

  • @salmamustapheali
    @salmamustapheali 2 года назад +6

    279$ ayuu ii marayaa mana aqaan sida loogala baxo sanad ayuu phone ka iigu jiraa mushkiladuba waa sideed ula bixi🤣

    • @26.salman88
      @26.salman88 2 года назад

      Xagee joogta ana kucawinaayo

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 года назад

      immisa coins ayaad haysataa?

    • @ruksana578
      @ruksana578 2 года назад

      Waxa heysata goins waaye kkk $ yey kusorin

    • @salmamustapheali
      @salmamustapheali 2 года назад

      @@guledfarah8610 5600

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 года назад

      @@salmamustapheali immisa bilood ayaad isticmaalaysay?

  • @maxamedcabdiraxmaan208
    @maxamedcabdiraxmaan208 2 года назад

    Legend sida laacg loogala baxo soo samee zxp qali

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 2 года назад

    Sida loola soo baxo sxb halkaana noo dhaqaaqi thank bro

  • @sheekosheeg
    @sheekosheeg 2 года назад +1

    ASC pro osmaan waxan ahay youtuber cusub waxana soo gudbiyaa sheekooyin cabsi cabsi ah
    Plz walal waa codsi hal sheeko ii soo dhig community tab
    Barakallaah

  • @lulahmed7756
    @lulahmed7756 2 года назад

    Wcs wall Anig 2 bosan baan hayste waxan lam bixin bal natus Insh Allah thanks

  • @MaxamedCiqadir
    @MaxamedCiqadir Месяц назад

    Thanks

  • @Maskaxkoriye
    @Maskaxkoriye 2 года назад

    Zhp siwanaagsan baad noo fahansiisay jasakalaah

  • @abdiqaniibrahim8077
    @abdiqaniibrahim8077 2 года назад +1

    Bro thank you ❤️

  • @abdirahimshireabdi7073
    @abdirahimshireabdi7073 2 года назад

    Hosow Pro waxaan rabaa inaan kuula soo xiriiro intee kaala soo xariiraa

  • @AMIINYARE232
    @AMIINYARE232 2 года назад

    Youtubar somali o postive ah waa wiilkan iyo sida abdihafiid oo kale… run ahanti tusaale yaad u noqon kartaan kuwa kale

  • @naziamoalim1682
    @naziamoalim1682 2 года назад +1

    Hambalyo hoosow 300K subscribe intaas ka badan u qalantaa

  • @tommahamuut4104
    @tommahamuut4104 2 года назад +1

    thankz pro

  • @FT_FitnessTips
    @FT_FitnessTips 2 года назад

    Wlhi waan ku qancay hadalkaaga runta ayaad ka hadashay, dadkan dhow meel comment uga qoray, wey iska yaacayaan, dadbaa damac ka ridaya. Thnks bro

  • @muhiimcdey6878
    @muhiimcdey6878 2 года назад

    Adi iyo axmed kadiye waan idin aamin sanahay koley ani

  • @sabrinabdikadir9366
    @sabrinabdikadir9366 Год назад

    Plz wll sideen u so dagsadaa iphone maahan telkeyga plz i fahansii

  • @ApdirisaaqOmarAhmed
    @ApdirisaaqOmarAhmed 2 месяца назад +1

    Zxp ii sheeg siid looga saaran raabo lacagta marka aniga waa igu jirta ciid iga saarta raaba 😢😮

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 года назад

    Hosow legend best youtuber 🥰🤟

  • @abdiqani7038
    @abdiqani7038 2 года назад +1

    Muhiimadu waa dadka caan ka ah ayaa wax ka sameen karaya lakin dadkale hadii ay dagsadaana way adagtahay in ay lacag ka sameeyaan so waxaba ha isdaalin guys hadii aadan famous eheen intaa ayaan ka fahmay

  • @fathiahmed2228
    @fathiahmed2228 2 года назад +3

    2/2/2021 ayaa laso dagay xoga lacag wanka sameyy lkn nasiib xumo wan kala bixi wayay lacagta xitaa socodkan ma heyn 🏃‍♂️ dalaabo raged ayee ahaa wlhi silac ayuu ahaa sanadkii hore lkn hada waa isii

  • @nuurka-cadeofficial1718
    @nuurka-cadeofficial1718 2 года назад

    Wlhi waxad tahay hal qof aaan aaminsnaahy waxad tahay halka qof aaan aaminsnaahy daad iyo aad umahadsan tahay