اللهم ثبتنا بالقول الثابت في الدنيا والآخرة لا اله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا 🤲 الحمد لله على نعمه الاسلام ونعمة الهدايه والتوفيق والسداد ونعمة العقل البشري 😰😰😰😰😰😰
"Nolosha waa sida dugsiga oo kale Maalinba cashar iyo dad cusub ayaad ka baraneysaa Hanoqon qof aan ka faaideysan casharka uu soo dhigtay, shalay qofkii ku khayaanay suurta gal maaha inuu maanta nolol qurux badan ku siiyo" F.G:"Noqo qof garaad leh oo maalin walba ay wax ukordhaan"
carabtu diin iyo dhaqan malaha galmo aya ka carartay . sucuudiga dumarka u shaqeeya ee somalida iyo itopiyan ka ah waxay ku sameeyan ilahay yaabu kuu keenaya
Wlh ana kula midah wiilkan iskada aragtidiisee codkiisa basa kujeclaaa hadana wasi jecladay marku isaso bandhigay wa qof dar alle iskaga jeclahay o an garaneynin waxan kujecladay🥰
XasbunaAllah wa nicmal wakiil ilaayow aduun ha nagu fidnayn SubxanaAllah wal ciyaadu billaah😢😢😢 wadamadii islaamka miyey waxaasi ka socdaan yaa rabi ha nagu ciqaabin.
Subxanallah ileen meshan dubai wa lagu ba ay akhaseeey uf ilahey ayaanu ka magan galnay adunka fidnadiisa iyo fasahadka iyo galnimada sidedaba carabtuna muslimnimada afkun bay ka shegtaan badankoogu
@@xamdanmuse1436 walal hadu kaga u sameyo ma ahan inay raga odhan sameyan ningayga wa nin akhlaq iyo diin iyo sharaf ilahy siyey waxas iyo wax u dhaw tona ka surtobin ilahay haku so hadeyo 😏
carabtu diin iyo dhaqan malaha galmo aya ka carartay . sucuudiga dumarka u shaqeeya ee somalida iyo itopiyan ka ah waxay ku sameeyan ilahay yaabu kuu keenaya
Horta seefla bood hanoqonine dubai marka lagu leeyey gabigeedaba dad shisheeyo oo rer galbed u badan ayaa iska maamusha actor wal oo dunida ku caan ka ah ha noqdo mid qowmu luda ama mid kale waxaasa ka buuxa kuwaasana samaynaya markooda Hora a mulxid christan iyo wax aynan garanayn ayaa sidaad ku samaynaya kadibna ceebtu waxy ku dhacaysaa wadan ka hebel iyo hebel ma jirto sida somalida farta la isuguma fiiqo. Dhalinyaroy hadal iyo dhamaan alla yaxfadakum!
thanks walal. afka waxaa dadka loo siiyey ineey Allah ku baryaan ku subxaanaleeystaan kula hadlaan Allah ... afka gala meel xun sudee Allah loogu baryi subxaanallah walaahu aclam
Wlhi kaftan umaleeye markad laheed cuntada ha cunin adoo dawanaya muqaalka lkn qado u fadhiye wlhi Dan u istajiye marka hebelow leeef maqlay xasbiyallah 🥺
Ilaahayow hano ciqaabin waxa ay gaysanayaa sufahadu. Haduunba ciqaab io cadaab soo degdega laga baqaa. Xeelad io awwo misina ma jirto aan kaga baxsano hadii alle ina qabto Ma ogtahay dadka dambiga sameeya keligood in aanu ku dhacayn hadii aduunka lagaga jaro wx un ka mida dunuubtan. Ilaahay qalbiga waanu ka navnay afkana waanu ka sheegnay. 😥 😥 😥
Allah wayni Bini adamka Wu Karameyay lakin Iyaga Aya Xoolaha Xita ka Hoos mary Saxaro Ama Xaar U Dulqaado Wa waxan la Arag lama Maqal Wa Diin l.aanta Iyo Jahliga Fikirka Khaldan ee Lacagta laga Aaminay
@@AhmedOsman-hv9pt wa Run wall Lakin Wa Qaar Lakin waba waxan Lagu Fikirin ileen Ruuxu Raaxada Marka Meel Walba ka Raadiyo Allah Aya Imaanka Ka Qaada Acuudu bilaah
Waar kuwaas muslin mahaaa ee muslinimada left ka qaada ku dheh Waxaan dhan waxaa iga daran naagaha lacag darteed wax walba u sameeynaya qof si lugu sameeynayo qof nool mahaa ilaahay iimaaanka ha naga qaadin Amiin yaa rabbi calamin🤲🤲🤲
wey mudan hiin, Allah hadhowro gabdhaha muslimiinta iyo gaar ahaan kuwa somalida
Aaaamii yaa rabbi
Aamiin Aamiin Ya rabbi Rahman
Amiin yaraabi 🤲
Aamin yaa rabi
Ayaga isku keeenay
اللهم ثبتنا بالقول الثابت في الدنيا والآخرة لا اله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا 🤲 الحمد لله على نعمه الاسلام ونعمة الهدايه والتوفيق والسداد ونعمة العقل البشري 😰😰😰😰😰😰
Amiin
ameen
AAMIIN
Somalinimo iyo islaamnimo allow nagu dil 🇭🇺🇩🇯🇸🇴
Ameen❤🤲🤲
Amiin yaa rab🥰🥰
Somalinimo wax macno ma leh ee dheh illhayow Muslinimo lagu dil dheh
@@muna2935 🤓wadaniyadu waa qayb islamka ka mida wllo
@@muna2935 somali nimada waa hadiyad alle kusiiyay ee kufaan dadkaaga dalkaaga diintaada yariisey
Allaah xifdiyo gabdhaha
Muslimaatka ah 😭😭😢😢💯
"Nolosha waa sida dugsiga oo kale Maalinba cashar iyo dad cusub ayaad ka baraneysaa Hanoqon qof aan ka faaideysan casharka uu soo dhigtay, shalay qofkii ku khayaanay suurta gal maaha inuu maanta nolol qurux badan ku siiyo"
F.G:"Noqo qof garaad leh oo maalin walba ay wax ukordhaan"
Waa U Maleenaye Malinte Dhahayee Hapiiipi Come To Dubia😂😂😂😂😂😂
Balayo Dhaqamo Xun😂😂
Ma noooli 🤣😂😂 khery maso wadin miya
Caantii somali ah oo Dubai aado far baa ku godan😂🤣🤣
@@elhaam__upthullahi3743 intana ma jooGta
@@elhaam__upthullahi3743 sawirkaaZ ku sarN caan ku tHy 😂😂👋
@@elhaam__upthullahi3743 Natasha ganacsato no model 😂🤣🤣
Alxm ilaahey ayaa nasiiyay diinta islaamka alle sw ayaa noo soo dajiyey nabigeena n.n.k.h wqxaan rajeynayaa inaan dhamaanteena ku kulano janada🌹📎♥
oo kuwa waxan smaeynaya ba saw maha qaar islaam sheganaya
@@springbutterfly_914 mada ka dhigay qof waxas samaynaya dinta kuma jiro
carabtu diin iyo dhaqan malaha galmo aya ka carartay . sucuudiga dumarka u shaqeeya ee somalida iyo itopiyan ka ah waxay ku sameeyan ilahay yaabu kuu keenaya
@@xamdanmuse1436 isma lahan Muslimo iyo dambi sis adoo Muslim ah danbi wayn we ka dhacyaan
@@fatushbabe5135 islaam-nimo yaan lagugu khaldin
Subxanalah Subxanalah, ilaahayow islamnimadada iyo dhawsananta nagu dil 🤲
اللهم إني أسألك لا إله إلا أنت، المنان، بديع السموات والأرض، ذو الجلال والإكرام ياحي يا قيوم
Masha allah
Nio horta adiga ilaahay dartii ayaan kuu jeclahay wll qali ✌🙋♂️🥰
Wlh ana kula midah wiilkan iskada aragtidiisee codkiisa basa kujeclaaa hadana wasi jecladay marku isaso bandhigay wa qof dar alle iskaga jeclahay o an garaneynin waxan kujecladay🥰
@@quruxleyqalanjo5485 ani ima nacdey
@@garjaw7 yaa ku nici karaa xppi
Dg phann0
@@deeqaismail8987 shax shax shukran
Cunto ayaa i hortaala waad mahadsantahay sida aad bilawga videoga noogula wadagtay 🙏
Subxaana allaah.illaahoow adaa muslinimo iyo iimaan nasiiyey iyo xishood.bro eid mubaarak✌.
Waxa samenayo so muslimin lacag heysta maha?
@@E25-e2w qof muslim ah oo iimaan leh waxaas iyo wax u dhow kama suurtowdo.carabtuna gaal iyo muslim wey lee dahy.
@@fatemahaashi7371 Aqoonta aad carabta uleedahay ayaa aad uyar ,ka muslimka ah iyo ka ahaan ahaynba waa isku dhaqan waxan ka xunba way ka suurawdaaa
@@mudanemudakar8456 huuno hadii muslim la yhy dhaqan xun in latago amase wixii xun oo diinta ogolayn,sida dhaqamadii hore oo diintu naga reebay anigu kuma lihi carab oo dhan waa aqaanaa.teeda kale carabta sandkaan joogta diin maba hysataan wax yar ma ahne .sidaa iyo si kadaran baa lagu dhaqmayaa
@@mudanemudakar8456 muslim saxa sidaas masameeyo sababtoo ah kaliayah 5ta waqti salaada qof tukanayo ilaahey waxow ugu abaal gudaan iimaan iyo in oo xumaan kanazaxo marka Aqoonta islaamka bal si fcn usoobaro intaadan iska hadlin . Tan kale muslim waalada sheegta qofka Dhaqamadaa leh muslim haku oran walal waxaa tiraahda faasiq fasahaada umada kan fasahadiya gaalka Asagaa kadaran sidaas ayee diintena sheegtay mahadsanid🤝
XasbunaAllah wa nicmal wakiil ilaayow aduun ha nagu fidnayn SubxanaAllah wal ciyaadu billaah😢😢😢 wadamadii islaamka miyey waxaasi ka socdaan yaa rabi ha nagu ciqaabin.
waan filaayay markay lahaayeen happi come to dubai😂
inay xaar cunaan 😂😂😂
😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
😀😀😀😀😀
Maya habibi come to jahanam waye
😂😂😂😂
ALX ILAAHII MUZLIMNIMADA NAGU DHALIYAY IYO XIZHOODKA AYAA MAHAD LEH❤😍
Kuwa waxan samaynayaba sow muslim maaha waaba sucuudiyaan iyo carab kale so what
@@iamsadam1493 MUZLINIMASU MAAHA AFKEE WAA QALPIGA
Waa saqaajaan damiit la. Waa cusur
@@isiri.2835 HAAA
saw koleyba ka ku aroosa intaa kugu samayn maayo😂
Subhanallah 😪 الحمد الله على نعمة الإسلام
Dadkan waxan samaynayaaba waa islaame
Dheh alx cala nicmatul iimaan
Asc
Walaahi inay qiyaamaha dhici rapto waa loo jeedaa EE meel walpa aad ujoogto Alle kacabso☝️☝️
اللهم ارحمنا واحفظ ديننا واخلاقنا امين يا رب 😌
Ilaahow Sharafta Gabdheeheena Noo Ilaali 🙏❤
Amiin
Ameen
Aamiin
Adiguna ilali
Aamiin 😭
Subhanallah Subhanallah Subhanallah
Allaah hanaga aqbalo Ramadan ka kisa Kalena cimri Allaah nagu gaar siiyo
Mahadsanid dadweynaha........
Subxanallah ileen meshan dubai wa lagu ba ay akhaseeey uf ilahey ayaanu ka magan galnay adunka fidnadiisa iyo fasahadka iyo galnimada sidedaba carabtuna muslimnimada afkun bay ka shegtaan badankoogu
SaxbunaAllahi waa nimcal wakiil.
HADI AAD LACAG U NOQOTO "ADOON"
WAA MEESHI KUGU DAMBEYSAY
NAFTADA . Allahu manajayna
Muufadeyda igu fillen
Subxanallah, Allow inta hantida aad siise ku dheelaya Allow ka qaad dhargta halkaas gaarsiise
Aamiin Alle ha qaado shayadinta
@@AyaanAli-bm2mg aamiin wlshy
Amen ya Allah Amen
الحمدلله على نعمة الإسلام 🤲🤲
Carabtan sidaas udhaqmayo Islam ma ahan miya ?
alhamdulilaah
Ku darso dadka sidaas samaynayo Islam ayee inala sheegan
@@Zhangzhi123 war ni0 carabTii way galaawday
walaHi sabaN adag ba laGu jira haDiiBa carabti lagu dayanaYay heerkaas marayaN
Aqash subxanalhh wlhi waxa kaxumahay in wasan Islam ☪️ sheegta in ey dhaqan xumadan samenayan subxanalhh
Bisinka ilahayow an badbadi yaa allah waxa aduunka ka dhacaya wad aragda ilahow hana halikin 🤲🏻🤲🏻😭😭😭
nin kaaga ka filo intanba😂
Aamiiin wlllshie ilaah na amaan sado 🥺🥰
@@xamdanmuse1436 walal hadu kaga u sameyo ma ahan inay raga odhan sameyan ningayga wa nin akhlaq iyo diin iyo sharaf ilahy siyey waxas iyo wax u dhaw tona ka surtobin ilahay haku so hadeyo 😏
@@xamdanmuse1436 war dayuusyahow xishow akhas caleyk
@@shugrishire3592 kuma waso miya
Xasbunallah alle ayaan ka magan galnay sino iyo wax eeysan diintena na farin🤲🥺
حفظ الله الفتيات المسلمات قصة حزينة سبحان الله 😳😥
😂😂😂😂 waa beenale kani anaga jogna mesha waxsna maanan maqal
Hada kahor muuqaladaada familka waa lala daawan karayay hadase 18+ bay noqden waa in 🎧 lagashadaa 😅😅 Anyway, keep going 👏🏽
Balaayo😀😀😀
🤣🤣😁😂Qalaas dheh Telku waa inoo gooni
Meel sucudiga lagu shegyo hda hda jogto isag carar halkas🤣✋
carabtu diin iyo dhaqan malaha galmo aya ka carartay . sucuudiga dumarka u shaqeeya ee somalida iyo itopiyan ka ah waxay ku sameeyan ilahay yaabu kuu keenaya
Horta seefla bood hanoqonine dubai marka lagu leeyey gabigeedaba dad shisheeyo oo rer galbed u badan ayaa iska maamusha actor wal oo dunida ku caan ka ah ha noqdo mid qowmu luda ama mid kale waxaasa ka buuxa kuwaasana samaynaya markooda Hora a mulxid christan iyo wax aynan garanayn ayaa sidaad ku samaynaya kadibna ceebtu waxy ku dhacaysaa wadan ka hebel iyo hebel ma jirto sida somalida farta la isuguma fiiqo. Dhalinyaroy hadal iyo dhamaan alla yaxfadakum!
Dumarkeyna Allaha Inoo Xafido ❤️
Aamiin
ᴀᴍɪɪɴ ʏᴀᴀ ʀᴀᴘɪ
Aamiin♥️💖🥰
Wee ku jiraan Wlhi waan aqaan
Aamin gabdhaheena🥺🥺👸👸👸
Ilhyegi muslim iga dhigye mahad leh 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
Wa muslim kuwa wahas samenaya. Wana magalo muslim
Alx
Alhamdullilah calaa nimcatil islam 🙏🏽 wa dhibatoyinka imaada marka diinta laga fogaado 🥺
وَلَوْ بَسَطَ ٱللَّهُ ٱلرِّزْقَ لِعِبَادِهِۦ لَبَغَوْاْ فِى ٱلْأَرْضِ وَلَٰكِن يُنَزِّلُ بِقَدَرٍۢ مَّا يَشَآءُ ۚ إِنَّهُۥ بِعِبَادِهِۦ خَبِيرٌۢ بَصِيرٌ .
Waa aduunkii oo waashay cadaabtii rabi waaba soo socotaayee allaha naga badbaadiyo 😭
Mahadsanid codsiga ii tixgalisay
Kow😂😂😂
Waw channel dadwaynaha 550k man sha Allah wll mukhtar hore u soco
"Habibi come to Dubai" hadaad maqasho, micno kale ayee leedahay 😂😂😂😂
Nimco maheeeeh waaa addunyo gudoooooon iyo inu qiyamihiii soo dhaw yhy
@@maxamedmahadcabdi1490 micno ee ku dhahdy nimco kuma aysan dhihin wll
@@amalboojo3222 🤣🤣🤣🤣🤣
Kkkkkk😂😂😂😂
@@amalboojo3222 haaa waxey moodey nimco 😁😁😁
الحمد لله على نعمة الإسلام. اللهم ارحمنا يارب.
Eid Mubarak dhamantiin hadad Muslim tahy commentigan like sar
Subxanallah acudubilahi
Yaa rabi adaaa kamagan galnay xuman iyo wax walpo nafasahdiya🤲🤲🤲
Subxana allah, kuwa sidaa u dhaqmay calaamo aduun oo lagu cibro qaato allah haka muujiyo 🤲 aaamiin, masiibo rabi Allah haku rido kuwaasi carabtii iyo imaaraat kaba wey sumcad xumeynayaan, ifka allah haku cadaabo, aaamiin aaamiin
aamiin aamiin aamiin aamiin
Alxm rbbi islam ika dhigay hadanh ummad u caqliga bdan ika dhashy Somali alxm🤭❤️😢
Allloow naxafid aakhiro iyo aduunba hablaheena soomaliyeed iyo wiilshenab noo xafid
Waan sugaaye in RUclipsrskeena kasoo hadlaan arikaan maalmahan thanks walalo lkn waa arin aad looga xumaado 😏🥺
Wlhi video gan wa daawan kari waayey wa wixii ugu xumaa ay dhagahaygu maqlaan
Sucuudiya hda maqsho isaga carar meshas 😅🤣
Eid wanagsan dhamaan muslimiinta🙌🏾🥰
To wall
subxanallah wlhy wa.qisadii iga yaabisay aan wali gali alxm ilahay mahad iska leh inaga dhigay muslim
natasha tagtay lacago badan damaysay
Allahayow Zina naga Kori ilaaheyow qatumada nohagaji ilaaheyow gafkeena iyo geridena hakulmin ilaahey hanaso hanuniyo 😭😭🤲😭
Indho adkidaa nio waxagu waa barax
😄 hhh runtu xishood maleh keep going
Legend koloy wanku wataa nio
Legend ciid mubaarak subxanallah waa rag duqano ah lacagta aya dhaadhaan ka dhigtay gabdhahana lcgta daraateed aye sidaas u sameynayan
EiD Mubarak Dhamaan Muslimiinta❤️❤️🥰
Johny depp iyo amber heard kasoo hadal wll wan ku wadanaa horena wad uga hadashay lkn maanta xaalad kale ayaa taagan ee bal iyadana soo fiiri
Welcome back legend 🙌 EID MUBARAK ❣ SXB
thanks walal. afka waxaa dadka loo siiyey ineey Allah ku baryaan ku subxaanaleeystaan kula hadlaan Allah ... afka gala meel xun sudee Allah loogu baryi subxaanallah walaahu aclam
الحمد لله على نعمة الإسلام😥❤️
Imagine aygaba ine islam yehin laga yaba 🥲😢ya Allha dadka qar bini adamnimda ka tagtay
ما يتم عمله هو العربية
@@hanadjamac634 عندك مشكلة ؟
@@Stepth-ps6vk kuwan Islam mahin waa munafiqiin sawr xun ka bixinya diinta Islamka
Jag förstår inte vad du pratar om
Hadda qado ayan cunayaa markan dhameysto ayan dawan doona I.a
mo faami keep looking forward pro
Hhhhhh aa heey
Same😂😂♥️
@@nuuxmaxamuud925
War qaad kumadhihin lagugu dhufaye qado ayaa dhahay
Arinta johnny Depp iyo xaaskiisa ka soo hadal waa very important mudane ❤
Kuwaas maxey sameyen 😂😂
Mukhtaar maanta wad ku fogatay shekadan don’t forget in ay caruur ku dawan karto🙋🏼♀️
Ha iloobin ✅
@@C.2022-t7y wa maxay farqiga u dhaxeeya🤔😂
@@Unique_girl77
Afsoomaaliga oo la duugaayo iyo luuqad kaloo qalaad oo la nooleeynaayo boos sarreeyana loo sii wado
@@C.2022-t7y ok mahdsanid
Subhanallah ilahee ana xafido
What’s happening in Dubai is very insane. This just needs to be stopped! Sax maahino?
Haahey
Oo maanta ingriis ku tuuratee?😂
I know right wallahi wa sax
😂😂😂
@@ciilqabeduubi3953 War mxa rabta adi umada dhaaf😂😂
Eid mubarak🥳
Meelo bdn maanta dunidu waxay u rogmanaysaa gafka iyo dambiga tirada batay ee aadamaha allahayow waa duni taniye yaanaan ku aakhira seegin yaa rabbi.
Amin wll
Chanaalada somaliada chanaalka aaan ugu jeclahay🧡🧡❤️
Wa sobobta u nabigu csw u dhahay caadabta dadka gaalaya waxay u badan yihin malqabenada iyo hawenka subaxan allah
That's awful 😞I'm sorry for the little girls. And wait they'll live to regret it soon insha Allah
Subxalhaaa
Waa dhagysan kari wayy wllhi 🙄🙄😎
Allaw aduunka hanagu fasahaadin 😢😭😭😭
iloohaw gabdheheen diinta ku at atgey sharaf io karaamo ayey leeyihin 😭😭🙏🙏🙏
Wlhi kaftan umaleeye markad laheed cuntada ha cunin adoo dawanaya muqaalka lkn qado u fadhiye wlhi Dan u istajiye marka hebelow leeef maqlay xasbiyallah 🥺
Hhhh hebelow leef 😂
natasha tagtay dubai lacago badana samaysay🥺
@@xamdanmuse1436 rabi ka cabso إن بعض الظن إثم
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Subxanalaah Lacagta badan dadka wey kibrisa 😱Acudubilaah minasheydani rajiim.Wa semenu aaqir.Sidas mey Muslim ku yihiin.
الحمد الله علي نعمة الاسلام
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
اللهم صلى وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم أجمعين
من لا يشكرالناس لا يشكراللة🙃❤
Lknse waxas akhlaq darada ah zidey ugu so dhacdy bini aadam haddane Islam sheganayan acuudu billah illahyow balayo hana badin🥺
الحمدلله على نعمة الإسلام
@Mohamed Abdilahi Islaam iney yihiin yaa sheegay Carab waye Gaalana wey leedahay balse macquul kuwo Faasiqiin iney yihiin
Alxamdulillah calaa Nicmatil Iimaan ❤️
Ilaahayow hano ciqaabin waxa ay gaysanayaa sufahadu.
Haduunba ciqaab io cadaab soo degdega laga baqaa.
Xeelad io awwo misina ma jirto aan kaga baxsano hadii alle ina qabto
Ma ogtahay dadka dambiga sameeya keligood in aanu ku dhacayn hadii aduunka lagaga jaro wx un ka mida dunuubtan.
Ilaahay qalbiga waanu ka navnay afkana waanu ka sheegnay.
😥 😥 😥
Allah wayni Bini adamka Wu Karameyay lakin Iyaga Aya Xoolaha Xita ka Hoos mary Saxaro Ama Xaar U Dulqaado Wa waxan la Arag lama Maqal Wa Diin l.aanta Iyo Jahliga Fikirka Khaldan ee Lacagta laga Aaminay
Kuwa qaar lee waa zxp
@@AhmedOsman-hv9pt wa Run wall Lakin Wa Qaar Lakin waba waxan Lagu Fikirin ileen Ruuxu Raaxada Marka Meel Walba ka Raadiyo Allah Aya Imaanka Ka Qaada Acuudu bilaah
Waligeey ma arkin ninkan oo qof pin usaaray🤣
Kkkkkkkkk
subxaanallah 👇👇👇yes Ragii yaryar waa loo baahanyahay inaa wax baadhaan noqotaan researchers si aad uga duwanaataan odayaashii madhnaa
Muuqaal mo fami u rabtei bad dadweynaha kentei😂anyway keep going
Waar kuwaas muslin mahaaa ee muslinimada left ka qaada ku dheh
Waxaan dhan waxaa iga daran naagaha lacag darteed wax walba u sameeynaya qof si lugu sameeynayo qof nool mahaa ilaahay iimaaanka ha naga qaadin
Amiin yaa rabbi calamin🤲🤲🤲
kuwa la qabo ee la arooso ayaa lagu sameeya wll
@@xamdanmuse1436 gabdhaha laqabo si xalaala loomaraa maxaa meelkasta ulataagantahay kuwa laqaba lagusameya mise adaa laguugu sameye
@@fatximohiadin4817 hadi xalaal lagu qabo lama waso miya
Vidio cusub marka soo dhigto wlh waaba iska farxaa🥰🥰❤️
Muuqaal oo aad Mofamily ugu talagashay baad Dadweynaha Ku soo qaladay Boss hore u soco
All hamdullilah fiqiirad aan 1 dollar haysan baan ahay lakiin sharaf iyo diin haysata all hamdullilah
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun 😢
Subxanallah😢😢waan ku sugaayeya wlhi wllkey inaad ka soo hadashid arinkaan🥺
سبحانه الله✌ الحمد لله نعمه الاسلام✌💉
Second ♥️ eid mubarak team dadwaynaha and mo faami
Hablaha somalida influencers ka ah oo Dubai joogta hadaan arko oo aan shaqo caadiya haysan ilaahaybaa xaalkaaga og
🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂🤣😅Waan qosley mana ogi sababta🤣 Subxanallah Allow iimaanka Hanaga qaadin😰🤲💔
Aniga Waad iga wiswisisay xaqal ciidna imaad siin , ee iisoo dir xaqal ciidkayga🥳❤️
WALALKAY 555K.COMING SOON 🤴KEEP GOING LPH 💪
Waxa ad tahay you tube an ad igu xidhany another level hore usco wll mukhtar💯👏
حسبنا الله 😭 إذا لم تستح فاصنع ما شئت ❌
Inaaa ilhaahi Wainaaa ilhaahi RaJIcuuuun WaLEE Aduunyo Weey DhamaaTay Inaagu Hadaan NaHay muslimiin somali Ah raBbi Ha Naa XAFIIDO Yaa allaah Ameen Ameen Ameen yaa WaduuuuuuuuuD
Wlhi Cunto baan cunayaa imika Lkn Ma joojinaaYo cunto Cunoowga Laandheeranimo Mo Faami Jixinjis Ma aqaaN🤸😅😅
Saas karabaaaa isku team nhy 😆😆💩💩
Waleee iskuma dhawin cunta ma cuneen video gana waan dhameesan wayaa 🙄🙄🙄
Eid mubarak Our legendary isboqdha ❤️😇💙
Ciid ✅
Mubaarak
Halyeeygeenna ✅
isoo booqda
Subxanaallah Allaha Soo Xanuuniyo😥😥Aan U Duceyno
Maxaa duco ah, kuwaasi waaba in la dilo, kufsi xun ayay sameeyan
Team dadweynaha lake
Subxanallh wali taaman filanyn wllhi ilaahyow khatimada nagu wada sim aamin aamin yarpi🥺🤲🤲🤲
Naftiina ilaaasha waa aragtaan waxa dhacaya
Wxu dhaqan xumaa allow hanti ha isiin hdaad igu fidneyneysid