Wax kale iyo xaalad kale cabdiwaasac yare inanka yar waa mucjiso soo kacaysa Bollywood ayaa laga soo amaahday malaha qamar iyo rahma waa talaabteen hore u socda sxb
The best camera man abdi waasac khadar amazing song 🎵❤ another level 💯👌good luck 👍melody sweet 🔥💯💯 hala yaa qamar fanka fantastic music 🎶🎵 the team experience editing iyo muuqal harwaar music 🎶productions fantastic waaye ... insha Allah 1milon 1week song 🎵🙏❤
We we Qamar suganai Ft Rahma Tow Legends ......Aonther level . WAXAN ku darasanaya somali kasto mel kasta joga Eid Wanagasan ayan idin leyahay walalahay Like waa dhakinah 🙏🙏🙏🙏
Wax kastoo macaan waxa ka sii macaan QURAANKA🎙
been ma aha wll
Qur,aanka Alle Baad hees xun lasimee like doonyahow👎
Wllhi waa runta wllo fariid ayaad tahay wllhi ilahay haa ku dayo
Runta waaa❤️🖇️
Been.mahan.wll.qali
Halla Halla Qamarka Fanka Waad Nashiday Boqorada Codka Djibouti Rahma Sawtu Raxma Waan Idiinka Filaayay Sidan Ahlan Wa Sahlan ✨💫
Mazlax MideeyE Qalpi zaFi mclin AHLan wazaHLan 🙌✅
Mxa soo wada legend adiga mideeye pin 📌ee qabo youtuberka Lbx
😅Maslaxow Showgagan sugaya yaqii inaderow Hbenkas Kapbeskii Kula jogna insha Allh
heesta laba dal baa isugu tahay ciyaar ciyaar maaha ciid Mubarak dhaman MusLimiinta ❤️💯💯🤲💫
Macalin...🌹
Hada so radisay 2024 legendry na tahay🤗 like ha nala dhafin👍 😅
wan dawanaya bishi labad
Waxaan daawanooyaa bisha 3aad ❤
Waxan dawanaya hada 2024
Bishi 4😊
Bisha 6/5/2024😂😂
Walee ninkani fanaaniinta cod iyo laxan ayuu ku baabiyay woow. Cidba uma joojiya ninkani waa laadar. 😍
Khayradka fanka waxa kamida qamar sugaani bal u fiirso sida wax loo jiidayo mararka qaar fanka isaga leh baad dhahaysa❤❤
Songs point to your problem But the Qur'an solves your problem 😭☹
Sawdigan dhagaysanaya ba ala Soomali dhib badanaa wuu dhagaysanayaa hadana sheekh buu Iska dhigayaa😂
Lɪᴋᴇ ʟᴇᴇ Rᴀʙᴛᴀᴀ👎👎
Inta heesta dhagaysataa inaa hadana na wacdidaa waaa waxkle 😂😂
@@Mahamedsilva35 ilahay ha inaga madoobeeyo dee 😂😂
@@ismaip1 amin 🙏
4hours 44k another level 1m mar Kay gaar to lovta ha ila dhafin🤟🥀
2.1m 🤕🤓
@@samirasiman3706 3m
)
7.3😂😂😂😂😂
@@malaaqmalaaq1962.10m.😂
fanaanka kaliya aan dhageesto aan taagyeero,xitaa inaan la.kulmo,waan isku deyey ugu danbeyn waan kulaney,qamar suugaani qof shacabkiisa jecel iyo ayagana jecel,cimri dheer alfaanan😍😍
Hesta waa malab aw qur anka kamacyahay inti quranka jecel like sara
Like beele meeshan quraanka hakeenin.jaahilyahow
Subxanallah Quran iyo hees maiskunay
Wali 2M Mayna gadhin 😂
Hadii aad heestan daawanaysid heestan oo 2 million gaadhey like dhac kusii sii
Qamar and souto rahma on fire 💖💓💕
6m ayay sii maraysa like tadana wa iga haysata ka fiirso
@@zacki001hhbb
14millon😂 waku sarey sxp
Heestu waa malab se quraanka Ka macaan .Inta quraanka jecel like saarta 💋❤️
maangaab baad tahay aan hadalka eebe ixtiramayn hees la simaya
Cabdiraxman beeldaaje qad khaldantahe isasax quraanka ilahay ee barakaysan ee macaan iyo heesaha inaad isbarbardhigto waa khalad aad uwayne ilahay dambidhaaf waydiiso
Adeer qur'aanka ilaahey haku dawarsan.
Like quran ku raadis dhimo hoo dislike
Histan wan ka helay😊
Ninkan laxankiisu waa another level
Hawraar production onfire🔥🔥🔥🔥
Wlhi gacan utagay anigu✋🙏🧠
Waa legend qamar🔥🔥
Meesha u Ka garaaco way yartahay walaahi fanaanin maanta joogo halka uu bahasha Ka ridayo Ka ridi kara.
@@abdifatahmouseomar5191 hhhhhhhhhhhh.
Amazing great song we love to see it we’ll done Rahma Hassan iyo Qamar Suugaani 🇩🇯👏🏾👏🏾
Heesti ugu horeysey ee Somaliya e 6days ku gadhy 1.1m
5days ku gaadhay
Dumarku Yaanay Dabadooda Ka Shekaynin😅
La isma caasiye qamar waa atooraha caasimada wuu banaystay wlhi every year he come with bangers 🔥 fire 🔥
Nabiga ha lugu saliyo scw scw fadlan ha dhafin 💖🤲
Scw scw scw ❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw
صلى الله عليه وسلم
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Khayraadka somaliland waxa ka Mida qamarka hirgalay 🥰⚡️🔥
😂😂😂😂
Ishaad kariday zxp
Ictiraafkii Baa Idinka Dhiman🤣🤣😇😇
@@zakariaibrahim102 😂😂😂 war ninyohow ha waalan dadka!!
Wad laheshay pro👊✊
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay☺️hadaa iga danbayso Like isaar🤗😅
Waliba anoo ku marqaamaya adeer raaxayso.✊
@@moali6299sheekh iyo marqanaa 😂😂
😂😂
I love somali music 🥰
From 🇹🇷
U wlcm
Teşekkür ederim kardeş 🥰
Love more my sister 😩❤️😘
@@aishaabdullahi4304 ❤❤❤
Seni severiz❤❤❤
-1 for the 14 day = 2week and it's 2M.v😱 what a song! The Somalis people it's so wonderful 😍 from Belgium 🇧🇪 more love 🇩🇯🇸🇴🇾🇪
Somalia ayaad tahay maxaad like ugu radsanii belgium ayan ahay
@Ai Love walee waa run sxp . Kkkkkk
@@invisiblehand.5125
L
l
❤❤❤
Wax kale iyo xaalad kale cabdiwaasac yare inanka yar waa mucjiso soo kacaysa Bollywood ayaa laga soo amaahday malaha qamar iyo rahma waa talaabteen hore u socda sxb
Hello mr 5$🤣
5 dollar
Mr 5$😅😅
Wanku salamy
Ninki somaliland ka haajiray baa 😂😂😂😂😂 5$ wakuwa qayrka dhanansanaya
@@youngboyneverbrokeagain1639 5$ ifahansii zhp side ugu baxdey magacas 😂
Qamar waa Dayaxa fanka casriga ah ee qawmiyadda Soomaaliyeed. Keep it up the advancement.❤
*Somalida dheh Somaliyeed wax la dhahaa ma jiraane.
@@hamz233 Ma waxad thy qolada “Soomaali,” xasaasiyadda ka qabta kuna hadaaqda: Itoobbiya waa Wllheen🥸
In love with this song💕
Thanks from Russia🇷🇺. MashAllah
Hello my friend can you help me to get monetized
Thanks
No problem 😌 just checking on the schedule for this afternoon
Your Muslim ☪️ ❤ Russian
m.a 🥰💖🍇
Raxma wxy la heestay labdii nine fanka ka masuulka ahaa qamar iyo cabdirkariin
Raxma hore u soco habo 👏
Walayaabay abwaan ciyaalkii hore ah sameyaay
Laxameestee weyn qamarka rahma
Khadar raganiimo sanadkan heeso kale uu samee 2024❤
Qamar fanka NINKA KALYEE LAXANKIISA NIN RAGOO LA KEENA LA WAYAY IYO BOQORADA CODKA RAXMA XASAN KEEP GOING
Adga iyo hawraar mosic Amzing
Cabdikariim Cali shaax kawrn laxankiisa
LEGEN WYE PRO CABDI KRIIN CALI SHAAH
Qamarka Laxankiisu waa wax kale
5 days 1M ayay gaadhay
Xidigihii Xoraystay RUclipska Qamarka wllky iyo boqorada Jabuuti🇩🇯❤💯💯💯
Xxsssyyyy
10 million markay gaarto hada iga danbyso Like io Love ku shuba..🤔
My Fav song..🙏🌹❤️🔥
Awoowe qamar waaka dambeeysaa miyaa 😂😂
Recordki guleed zimba waa lajabiyay 7 cisho ayuu 1milyan ku gaadhay , qamar sugani iyo gabadha 5 days 1 milyan , new record
Sharma boy 3days 1m🤣🤣
ciid mubarak, farxad ku ciid saaxibyal.
qof kasta oo arka qoralkan waa salamaya
Somali song 👌------------------------------- heeso macan wey wllhy ○○○تحياتي صومال و فلسطين 🇸🇴👈❤👉🇵🇸🇹🇷🇪🇺
Kpplocppoppppzhj0jfjjjvjxpsdijfgjesjalqzciposf
❤❤❤❤
محد يحب فلسطين يلا حرك من هنا نحن صوماليين مالنا شغل بفلسطين
@@caraysali6693 😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤😊😊😊
Qamarka cid aduunkan ku nool oo jiilkiisa laxanku gaadheyza
Ama jirto wlhi viva tiim qamar suugani
Waxaa kamacaan quraanka alle❤❤❤❤❤❤
Songs always point your problems or challenges but the quran points the solution of your problem
Waar qoftaan Qamar u shidaysa heesaheeda horay umaan dhagaysan jirine, illeen waa Toob!!.
Cod iyo qurux wada socda.❣💥
Asaa lagu shidanaya
@@hibodahir7161 Waan is iri. Ma sidaasaa? Kkk
This song is super Hit I love Somali people 🇸🇴 and I’m from Palestine 🇵🇸
Haaji abdulaahi dhaqane 😂😂
😁😁😁😓
Halla Yaa Halla👏. Qamar Iyo Rahma 🎵 Ciid Wanaagsan intii iga dambaysa anigu Live baan ku daawadee.
7 day 1.3 million another level marki 5 million kabadan garta like haigailobin
Car Qof LAXAN Qamar Sugaani Ku Gaaro Somali Ka So Saar 😍🔥🔥
Allaaaaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.....
majiro sxb laxan mucjisa ayuu saara heesaha ninkani
omar aden dougsiyeh
@@dekaaliaden3488 Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey,
WoW Two Lagends_________💚❤💙🇩🇯🇸🇴
Qamarkii Hirgalay and SouTu RaHma❤🥰
Voice=💯
Melody=💯
Music=💯
Lyrics=💯
Vedio=💯
Edinting=💯
Hawraar Maxaa Duubteen Wll📸🤟💯🔥
Do you mean Somaliland hh only Somaliland can make music. wrote it and creat the whole package. not Somalia.
Mp
Wax
fgjv
Hawiye iyo Isaaq ma garanayo inay dhalasho ka dhaxayso, lkn sidaan qofka isaqa u jeclay ayaan ka hawiyana u jeclay oon guushiisa iyo Horumarkiisa ugu farxaa, Xasan sheekh Maxamuud Guul iyo Gobinimo ♥ Hawiyoow ninkiina ha mucaaridna ilmaderayaal, from Hargaysa
Qabyaalad baa sidaa kuu gashay
@@elmimuhiyadiin7746 oo wll yaan ku gafay hadaan yidhi, Hawiye iyo Isaaq waa wll.
@@ahmedmo5810 kkkk cidna walaal, soomaali oo dhan Ilaahaay haays jeclaaysiiyo aamiin Aamiin aamiin
@@Maryan_idil Wll anu siyasadba kaman hadal, ee wada dhalashada iyo jacaylka ayuun baan carabaabay, qabiil Somaliyeedna ma necbi lkn Hawiye maduxu noo saaran yahay. Amen wll dhamanteen Alle raali haynaga noqdo.
Hees io badh Qamarka fanka io rahma🥰Nabad ku ciida inta Commenkeyga aragtaay wllyal🙏🎊💚💚💚💚
inta og heestaan inay kala kacayso oo shaashadaha qabsan like ta igu booba best songers Rahma and q.suugan
5 Days 1Milion Another Level
weeye waxani 😎🎤🎶
Qamarka Duula
Rahma Japonis
هلا ويا هلا
اهلا وسهلا❤🔥🌸
hawraarka shida magaalka🙏
Hees aY iskugu tageen Djibouti io soomaliland mxaY noqon Doonta💥Another level weeyi
بهدي الأغنية لكل صحباتي الصوماليات 🥰🥰🇸🇴🇸🇴💖💖🇪🇷🇪🇷
Laxanka qamar Inaba cdi ma ahan another level weeye Tani hees weey dhaftey
Wax kastoo mac waxaa kasiimac qur aanka🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘😘😍😍🤩
Fanaanka Keliyee Fankiisu Dameyn Marnaba waa Ninkan iga Qora Midhkaas Eid Mubarak Marqaan wanagsan 😋
Qamar iyo rahma iyo hawraar oo is hely another level favorite singer qamar fanka shida
A rising star from 🇩🇯 Rahma Hassan, keep going sista ! What a song ❤😍
Xbo xzA2q
Jwub
Asc
Wax kastoo macaan quraanka kasii macaan
Labo fanane baa is heeley Djibouti iyo hargeisa😍😙
Labadan in la isugu talo galayba la mooda! Qamar iyo Rahma 💯
Halla Yaa Halla, BilawGiiba Ma Anaanan Garan Laxankii Mucjisada Ee Qamarkii HirgalaY, Well Done Guys RaHma Hassan Iyo Qamarka👏❤🙏
Wooow Hees iyo bar baan oran lahaa Qamar suugani iyo Rahma Hassan legends is back 🔥💯❤️
hoygi fanka ayay timi ti yare one weekend 1.3 M. music dasada e jabuuti way ka raysaanlollll
One million views with in 5 days hit the song great singer -qamar suugani /sawtu rahma - production hawrar music another level🥺🤞🤞from🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wllo meesha heesda lagu qaday waa halkee
@@deeqagaaxnuug9821 Somaliland Berbera kama foga
@@deeqagaaxnuug9821 Berbera somaliland weeye
Qamarka Ninka kaliyah Sagaaal Laxan kala duwan Hal hees kuqaaada👋
Qama dad cusub ayuu soo can saraya
Ciid wanaagsan intaan bidar lahayn
Raxma xassan caan saaris uma baahna fankaba iyada lahyd beryahan😂
Raxma caansaaris ka weyn undr halkaa ku noqo 🥰🥰
❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊
Rahma Hassan Boqoradii Djibouti 🇩🇯💎🇩🇯 Esh Qiyaasak❤
Sxpkay G.sima Laga Jabi Scorekii 1week 1M qamar 5days 1M balaayo kula tagtay
Cajiib Cajiib Cajiib 💥💥💥Cadeed So Baxdey Sacabada Laguma Qarin Karo.
Waah Waah Wale Qamar Wuxu Noqdey Dayaxii Xidigaha Damiyey,
Boqorka Laxaanka Cumaamadiisa Lama haysan karo,Raxma Hassan Sawtu Raxmada Sanadka Cajiib Cajiib💥💥Hawraar Wa Shaqaysa Sanadka💥💥
Caleeyk Caleeyk🥰🎧
Waa Labadaan Ka taageero Fanaaniinta Xiligaan Heesa Two Legendry... Salaan Sare🙌
Inta Ramadan heesihi ka reysatay
Waa aduunyo Ramadan maalinkii ku xigayba hees ayaa la soo dayay dadku Siday ahayen Ramadan may iska ahadan ilaahay heesaha ha naga mabowbeeyo ilaahay qatumada khayr ha noga dhigo amiin yaa rabbi
Alfanan Qamar suuggani
Another level 💯
heestaan rahma ayaa sii qurxisay walibo qeebteeda ugu shidan dhawaaqa laxankeeda waa dab
qoftii ku habooneyd aa kula qaadaY heesta 🤗😍
❤😘😘 😢rahma xsn from Djabouti🥰🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤
The best camera man abdi waasac khadar amazing song 🎵❤ another level 💯👌good luck 👍melody sweet 🔥💯💯 hala yaa qamar fanka fantastic music 🎶🎵 the team experience editing iyo muuqal harwaar music 🎶productions fantastic waaye ... insha Allah 1milon 1week song 🎵🙏❤
Ninkan laxankiisu waa anther level 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
5 days 1m another level
Only qamar sugaani baa sameen karo
❤ 😍 💖
I love this song ❤❤from your neighbors Ethiopia
❤😂 0:10
Good night love ❤️
❤
weey hees aad iyo aad u macaan qamarka hirgalay iyo raxma xasan waa hees mucjisa ah run aahanti laba fanaan ayaa is helay laxanka qamar suugani waaba wax kale mucjisada fanka somaliyed
24 hrs ku dhawaad 80K views
1 Week ku dhawaad 500k views
1 Month ku dhawaad 2M views
1 year ku dhawaad 7M views
Waa saadaasheyda hadad igu raacsantahay
👇👇👇
1 day 216 views
1 weeks 1m
sadashayda ana
5days One Million Anu Mar Ayunban HadLaa Ee Keena GuLaysta😅✌
2days 500k by Ku gaadhey
Wlhi sidan waa another level
5 Days 1 Million views record cusub dhigeen hore somali loo dhigin
From Ethiopia 🇪🇹 ILov you Somaliland 💯💓💓💓
SOMAALILAND IS PART OF FEDERAL SOMALIA REBUPLIC,OK
We love Ethiopia too ❤️
4 days 900k another level Fire 🔥 😫
After one million kadib yaa daawanaaya
Très bonne chanson wallah ma sœur rahma hassan "rahma japonais" ainsi qamar another level 👏👏👏💪💪
Mid ka mida khayrdka somaliland
Qamar sugani
We we Qamar suganai Ft Rahma Tow Legends ......Aonther level . WAXAN ku darasanaya somali kasto mel kasta joga Eid Wanagasan ayan idin leyahay walalahay Like waa dhakinah 🙏🙏🙏🙏
MUSIGA 100%
LAXANKA 100%
CODKA 100%
EDITING 100%
QAMAR & RAHMA ANOTHER LEVEL WLLHY❣🙏
Congratulations To 1m views in 5 day 🎉👏 one of the best somali music 🎶
Xashishda qamarka wan ku wata wllhy
What a super ⭐ s
Caadi maaha labadaa fanaan Wow...
Laxanka qamar waa another level.😘
Best sOng inan iyOH Aptigeed Qamar ft Raxma Fankupa waa idinkA, aHLan wazaHLan 🙌✅
qamarka fanka shida iyo bqorada👑cod djbouti rahma. qamarka waxaan laxan waa dhaFey layaaab well done 🔥🎶
Quality >100%
Codka >100%
Laxanka>100%
Hawraar on the beat 🔥🔥
Five days 1M Qamar and Rahma on 🔥🔥🔥🔥🔥
Hadaad taageero qamar Suugaani tahay like 👍aan ka arko
Another songs for somali for music 2.2 M for 2week is another level woow amazing 👏🇩🇯🇩🇯
2.6m 2 week
Smbnv
Nbwu
5days 1million another level qamar iyo rahma sidoo kale team hawraar waa score cusub oo ay dhigeen
Soowtul Raxma ❤2024 love dhac kusiii hadaad soo booqatay
Wax kastoo mcn waxaa kamacaan al quraan 😭
Alh kacabsada😭
Inanta reer jabuti cod ba ku dhamade ❤😋🥰
Another level 🎹🎤🔥wax kale wayee wlhi 3M incha allh
5 days 1 million It's A Record That not seen Before AnoTher LeveL😱😱❤❤
Kk abti sharma boy ba horey u sameyey 😀
Haboon nuura 1.3 million in 7 days
@@colaadtaajir4228 6 days aye ahed midas nio
Xoolo record waa looga horeeyey sharma boy 5 days 1m, Omar Barbar 4 beri 1m heesti aduunka qabsatay ee barbar 😂✅
Heatan 12day 2m
Hello Yaa Halla...
Ahlan Wasahlan..
Waa heesta ugushidan sanadkan helw yahela