Sida loo adoonsado fanaaniinta caalamiga ah qaybtii 1aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Hadaad ka heshey Liketa hala garab marin 👍
    **********************
    ku soo biir DADWEYNAHA hadaad ku cusubtahay oo SUBSCRIBE saar
    **********************
    Email: maadmed23@hotmail.com
    **********************
    muuqaalada ugu xiisaha badan Halkan ka daawo playlist: bit.ly/3dO9JV4
    *********
    instagram @dadweynaha14 .www.instagram....
    **********
    qisooyin kanaalka dadweynaha
    qiso cajiib ah
    #dadweynaha

Комментарии • 2,4 тыс.

  • @DADWEYNAHA
    @DADWEYNAHA  3 года назад +1704

    Edit: muuqaalku haatan waa diyaar qeybta labaad ruclips.net/video/ZrZwmlllWMA/видео.html

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio2019 3 года назад +1213

    Thank you dadweynaha team gaar ahaan qofkaan leh codka cajiibka ah!!
    Walhi waan daawadaa oo waan jecllhy waxyaabaha sida gaarka ah uga dhaco dunida bal si aan u kororsado qibrad ka baxsan mida aan hada heysto, amaan igama aha balse si aan caadi aheyn ayaan ula dhacay habka tabinta wararka oo u muuqato hab heer caalami ah! Dhaqtuna ku raaxeysan karto, Hore u soco ♥️

    • @queenroro2708
      @queenroro2708 3 года назад +15

      Dayaxooow reply isoo gal

    • @halimiadan4827
      @halimiadan4827 3 года назад +8

      Haa dadweynha iyo adi hormar ayan idinku ughay 🌷💝

    • @mushtaqjaamac9308
      @mushtaqjaamac9308 3 года назад +2

      Hhhhhh m.a dayxow dacada thy

    • @Theglampack
      @Theglampack 3 года назад +3

      Legend dayax qof qalbi nadiif ah nolow bro❤️

    • @yaxyehtayga5103
      @yaxyehtayga5103 3 года назад +3

      dayax dalnuurshe wll qalbi furan

  • @yacinfathi3862
    @yacinfathi3862 3 года назад +171

    Rasulkeena ku saliya scw scw scw scw scw scw oo like ii sara

  • @Adnaan47
    @Adnaan47 3 года назад +365

    Quran is best of world ☝️💕 islam ☪️ is a beautiful religion 💕💓❣️🕌I love you Allah 💓🥰 brothers and sisters If you Muslim say Allahmdullahi  you have the right religion

  • @dekgsanabdillahi9219
    @dekgsanabdillahi9219 8 месяцев назад +11

    alhamdulillah wehave best din in the world mashallah❤❤say alhamdulillah

  • @cabdisalaancabduqaadir4788
    @cabdisalaancabduqaadir4788 3 года назад +20

    Wallhi waanku jeclahay wallkaygiyoo aduunyo nimco aaqiro janno dhamaanteena waxii muslimiin ah

  • @zumayaahmed3078
    @zumayaahmed3078 3 года назад +341

    Issagu like kulama dhaafo balse anigu waan iska imaada chanalka adon wax cusub so galin si aan wax aan ilaaway uga soo helo nasiib dro kuli waan wada daawaday o like gareeyey hadana😍😍😍

  • @snoopdoggdogg4373
    @snoopdoggdogg4373 3 года назад +71

    You are the best RUclipsr in the world I ever see my world keep going big brother

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko 3 года назад +13

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato

  • @hopef6487
    @hopef6487 3 года назад +14

    alhamdulillah we have best din in the world mashallah ❤️ ❤️
    say alhamdulillah

  • @husseinkaskeeyofficial4316
    @husseinkaskeeyofficial4316 3 года назад +71

    waxa aad umaleysaaa in aad I ogeyd O kale wlhi hada Waxaan is dhahay Dadweynaha channel malamahaan ma mqalee wax mala soo dhigay Isla markiba waa uu iso dhacay videogwa wlhi msha Allah kep going walal qali ah👏👏❤👍🔥

  • @aaliyaabdi7314
    @aaliyaabdi7314 3 года назад +27

    Wllkey hadaa dhiyada igaaka soo dhacday waxaan isdhahay aaway muuqaaladii quruxda badna oo soo dhigi jiray wllkey isla markiina waa soo dhigtay m.a ilaahey haku daayo👑❤

  • @maryamabdi6660
    @maryamabdi6660 3 года назад +80

    Sida u daheysen wajigad natusa ,codkad macn badan
    wa iga xanuunsady
    Mashaallah dah dee anigana dumashiden ayn ahye ee ogad 😅😅😅😅😁😆

  • @cafimaaadtips4699
    @cafimaaadtips4699 3 года назад +63

    Mantay dadweynaha hadi ad commentigayga aragto love haila dhafin hadi kaleh discourage ayan daremayaa

  • @nasteexocali9581
    @nasteexocali9581 3 года назад +19

    Aduunka u jeclahy channel dadweynaha wlhi inta ila mid ah iso raca bal

  • @proabdi8100
    @proabdi8100 3 года назад +16

    Asc warah matulahi wa barakatu marka hore {ALLEH ❤} ha ku tuso farinteyda ma dhera ma noo so gudbin karta taarikhda sheikh khalid al.rashid mudo 15 xidhan
    Sababta lagu xidheyna ay tahay daafacida rasulkena suubana {Aleyhi wah salam ❤}
    Xaqu waa Nin sheega iyo Nin fahma.
    Qeyr ban idin rajeen in zha Allah

  • @cabdilaahiaspiima6604
    @cabdilaahiaspiima6604 3 года назад +128

    1:41 wadaadka dhagada weyn soo weydi 😂😂 waxaan ladhacay muqaal marka saarna ee wiilka computer garaacayey😀😂😂😂😂😂

  • @amirahquen2713
    @amirahquen2713 3 года назад +148

    🔥😂Codkaga markad funny u hadlayso Wan qoslaaH😅😅

  • @amiiryare6060
    @amiiryare6060 3 года назад +17

    Mahamed Nabil I❤️❤️ love 💙💙you🖤🖤 voice wllhi 100%😘😘 100% mahamed I am proud of you wllhi

  • @HassanMohamed-ds5sv
    @HassanMohamed-ds5sv 3 года назад +4

    Run ahaanti waxaan aad ujeclahay codkaaga aadka ucod macanaan keep it bro waxaan kaasoo salaamayaa somalia qaasatam baydhabo janaay🙏🙏🙏🙏

  • @Fiona.786
    @Fiona.786 3 года назад +63

    Masha allah caawo aniga uuso hormare yeee yeee💪🏾💪🏾🙌🏽🇸🇴

  • @sh9sh999
    @sh9sh999 3 года назад +123

    Aniga : yes anaa ugu horeeya manta
    150 qof : oo ma ciyaarban kula nahay anagu

    • @mubarik41
      @mubarik41 3 года назад +2

      Nin adag kuwa like dawarsada inay ku arkaanbaa fcn lahayd ee ku raadsada Alle iyo rasuulka

  • @rahiimzavanii4631
    @rahiimzavanii4631 3 года назад +15

    Wllkey aad iyo aad ayaa kaafaa ideyste allaah haa kuusiyaadiyo aqoontaada💋💝💯

  • @mahmedabuhasan8217
    @mahmedabuhasan8217 3 года назад +15

    ماشاءالله تبارك الله ربنا يبارك فيكم جميعا يارب العالمين اللهم امين جزاك الله خير
    Tankale Walaal Waxaan kushegaa inaan kudheysano markastaba lasoco

  • @aminoali5930
    @aminoali5930 3 года назад +25

    Really its amazing Chanel 😍😍😍😍😍😍I really like you are voice even when I feel lazy I like to watch your vadios keep going bro

    • @FM-vq4dz
      @FM-vq4dz 3 года назад +2

      Wll somaali iskaga hadal Maxa ku dhibay af anad xataa garanayn oo qasab kuwadid Maxa kugu wata 😂😂😂

  • @mushtinahppe
    @mushtinahppe 3 года назад +7

    Yesssss ana ugu horey love isaar dadweynaha

  • @cabdi_gaxarbe
    @cabdi_gaxarbe 3 года назад +156

    Mawduuca aan jeclaanlahaa waa shilalka diyaaradaha! Inta aan isku dalabka nahay fadlan like and reply si walaalkeen u arko commenti ga, mahadsanidiin

  • @rinaadbintuahmed5177
    @rinaadbintuahmed5177 3 года назад +30

    Anigana lovka ha ila dhafin xita hadan janis u wayo inaan dawado marku iso dhoco liketa wn sara💕❤️

  • @adnaanor8892
    @adnaanor8892 3 года назад +5

    team dadweynaha sacan laga bilaawo waan ku biire hore usocda🙏🙏👏👏

  • @nafiyupdy6330
    @nafiyupdy6330 3 года назад +9

    Amazing I love your story ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cabdulaalixasanxabiib4597
    @cabdulaalixasanxabiib4597 3 года назад +23

    Youtuubarka kaliya katagero youtuubarada somaliyed pro keep going wana kugu dayda

  • @awalehmerchant2195
    @awalehmerchant2195 3 года назад +7

    Zxp aad aayaad ugu mahad santhy sida aad markasta u maaweelunayso wlaalahaaga somaliyeed alah kugu barakeeyo codkaaga dahabiga

  • @amaalmaxamed917
    @amaalmaxamed917 3 года назад +16

    Wllhi aad baan kuu taageeraa intaad jirtayna wan kula joogay ❤️💯horay u soco💪🏾❤️

  • @yoonisnaasir9849
    @yoonisnaasir9849 3 года назад +10

    Waligay man sexan ilaa aan dawo waxyabaha aad soo dhigto like ta kulama dhaafo wayo waxaad tahay quf qaali ah alle haku shrfo bro

  • @zamzamomar1025
    @zamzamomar1025 3 года назад +13

    Maba ogeen in xalqadaan soo gashay ilaa aan argay qeybta 2 lkn aad ayad ugu mahadsantahay in aad kpop kasoo hadashid thanks bro allah hagula garab galo

  • @muctasimhassan1960
    @muctasimhassan1960 3 года назад +7

    I swear you are my favorite RUclipsr 🇸🇴💖💯

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 3 года назад +23

    Channel Kaan Waa Midkaan Ugu Jclahy RUclips Ka Wlhi Keep Going Bro Codkaadana Allaha Kuu Siyaadiyo ❤❤

  • @fairscale3065
    @fairscale3065 3 года назад +47

    I think you will become the first Somalian to reach 1m subscribers

  • @nacimasmilelady9799
    @nacimasmilelady9799 3 года назад +4

    MashAllah abowe waa ku jecelhy good boy keep going

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed 3 года назад +15

    *Waxani somalidaba way ka jiraan zhp, xataa anigygan way igu dhacday waxn ka mid ahaa koox wax jisha Isla kooxdaa bay saani igaga dhacday
    Kooxdi San ka mid ahaa:
    1: inay dhaqaale iga faa'ideen hadana aniga waxba imay ogolayn.
    2: in aan magacooda kor u qaaday
    3: in markii aan ka baxay la odhan jiray Madar baa kooxdii burburiyay
    4: iyo qaar kaloo badan*

  • @Fadka213
    @Fadka213 3 года назад +40

    2:31 BARNEY raise ya hand if you remember him😂🖤

  • @rashidakram6179
    @rashidakram6179 3 года назад +10

    JoJo sababta aan u waayay hadda ayaad i fahansiisay....Thanks a lot brother !!!!!!!!

  • @apdirahmanrakatic2719
    @apdirahmanrakatic2719 3 года назад +21

    We missing more and more wlhi brother
    Welcome back another 💯💯❤❤🙏🏽

  • @laylayusuf4399
    @laylayusuf4399 3 года назад +7

    Channel kaaga waa midka aan ugu jeclahay maalin aan fiirinin malahan ♥️♥️♥️wll hormar wacan fiidiiyow yadaadana aad ayaan uxiiseeya ee hormar wacan wll🤗🤗🤗🤗🤗

  • @kamahelin9754
    @kamahelin9754 3 года назад +6

    Walaahay bilaahay tolaahay waligay muuqaal aan dibsado mad soo dhigin ku taageera wll keep going pro

  • @queenali3603
    @queenali3603 3 года назад +12

    Chanalka kaliya ee aad u jeclhy wlhi intan videoga dawan ayan like saara. Videogaga on dawade o like sarin mba jiro🙏🏻keep going wllken❤️🥰

  • @maxamedjanalkajacelkalooga7331
    @maxamedjanalkajacelkalooga7331 3 года назад +21

    Keep going 💯💯

  • @Bakaromar99
    @Bakaromar99 3 года назад +9

    Video gaaga waan xiiseeyaa wallaahi in leega hormaro ma jecli markuu iisoo dhaco wll mcn

  • @kareemabasheer9586
    @kareemabasheer9586 3 года назад +3

    Naag aan jaar ahayn aya wxy had iyo jeer iga shekayn jirtay wxn la leyahay masuniyada adbayna iga shekayn jirtay ila ay iso bandhigtay inan galo alx allah aya imankayga isiiyay gabadhi wan is dagalay halkibannan kaga hadhay wyo wxn ka baqay inay dintayda khalkhal iga gliso ila ay xafadi ka gurtay barigi danbe

  • @hamzatony289
    @hamzatony289 3 года назад +3

    صالو على نبي محمد صلى الله عليه وسلم ❤

  • @beegsimaxamed6457
    @beegsimaxamed6457 3 года назад +33

    WLL MCN QOFKI UGURAREYAY MAN AHAY LAKI SAR

  • @hibaatihaashi7087
    @hibaatihaashi7087 3 года назад +15

    Ohh wn so ragay😢😫😫😪14hrs izago yaala ayn khadka so galy lkn loveki iyo comentigiba wd iga hyza huno mcn teda kle intaso dhan hanaga maqnan we miss u pro😂😍😍😍

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 года назад +5

    K.pp waa qaar famous ah oo shaydaan caabud ah waana kuwa ugu hadal haynta badan

  • @hanirapper6147
    @hanirapper6147 3 года назад +2

    Aniga wax walba sogaliso wan jeclhy wayo codkada wa mid dhagesi ku fican ina wax so galin bes necbahay qisoyinka no so badi waliba ku wa run udhacay 😘🙏

  • @ikraniitaqn5086
    @ikraniitaqn5086 3 года назад +6

    Keep coming brother ✊👍👍👍💯💯

  • @abaazlabagoleh9807
    @abaazlabagoleh9807 3 года назад +37

    Hhhhhhh walhu caawa waad iga qoslisay wllo waxaad tidhi (hadaad doontaan waaba diyaar qaybtii labaade toos qaybta video ga u tag mise waxba ba ma yaalaan ))
    Walhi qof soo jiidasho leh baad tahay

  • @ikraancasow7947
    @ikraancasow7947 3 года назад +9

    Wallky wanugu soo daahday waan kuu xiisnay😍

  • @musicandvidioquelity1806
    @musicandvidioquelity1806 3 года назад +12

    Zxp dadweynaha wllhi zxp maalmhn si saa'id ah isoo jiidanaysaa wllhi pro muqaaladaada everyday wn raadiya zxp all channel sixip adiga ugu fiican runti zxp keepgoing pro ilove channel dadweynaha

  • @liibaandhiin9438
    @liibaandhiin9438 3 года назад +2

    Heshiiska waxba lama qariyo far yaryar iyo mid waaweyna majirtee, markuu damacaagu kaco
    Ayaa indhuhuna damaan.
    Salaaman bulshooy.

  • @khadaarotube2470
    @khadaarotube2470 3 года назад +10

    Man zha allh wan kahelay chenalkan🥰

    • @cmaligmuse7811
      @cmaligmuse7811 2 года назад

      Nosobadisaxib
      Mansooniyada
      Wllo
      Qisoyinka
      Wanakahela
      XPSOBADIWLLO

  • @deerofilmsvlogs1638
    @deerofilmsvlogs1638 3 года назад +8

    War awooowe wan ku slamay dadwanaha ninka 2week ay sugayen awooowe 5 days wan ku sugi karna inta noha dhig 🙏🏾🙏🏾

  • @muneirch0ma268
    @muneirch0ma268 3 года назад +13

    Nin Ku Idhi Hore UzcoH WxpaH KaalaMuuuH HadhiN 💯👑🥰 My Pro

  • @zakariaothmanhassan9190
    @zakariaothmanhassan9190 3 года назад +6

    I Can Watch Every Video 2018 Up to Now Love you Bro

  • @araleisak4048
    @araleisak4048 3 года назад +1

    Dhalinyarada wax kaa soo waydissy waxaan din la'aanta taageeraan ssbabta hebel kasoo waran kuu leeyihin waana nasiib daro in gabdhaherna kris iyo Bob qaar la baxay wax kaa waydiyaan adiga qof barnaamishyo falanqeeya ayaad tahay dignin wado ee baadhe ma ahid mahadsanid barmaashiryadada digniinta ah

  • @fayomar9684
    @fayomar9684 3 года назад +5

    masha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰🤩🤩🤩👌👌🙏🙏

  • @alale-ali-8730
    @alale-ali-8730 3 года назад +8

    Ilahow bariiskena
    Gaal hanogu dhibin
    Waan ku salamy adigana zxp
    Dadwaynaha

  • @xaylowabdi3381
    @xaylowabdi3381 3 года назад +50

    video "yada' wan doowdaa balse Xaga Commentska "iskuma'fiicni 😘

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 года назад +3

      Comentiga soo bixi si aan ula socono inaad noo caafimad qabno walalkeenow...😁🥰

    • @shedo7275
      @shedo7275 3 года назад +1

      Same here ☝️

    • @xaylowabdi3381
      @xaylowabdi3381 3 года назад

      Insha-Allah wankadhiiban"Doonaa Aragtideyda "balse sogaliya Video'ya kale " Nooca ugu "Macquulsan

  • @youngmali329
    @youngmali329 3 года назад +43

    Codsigayga itxigeli ka so hadal chris brown lil wyne iyo xxx tentacion sxb arimaha inay la xirri yhn masuunida sxb 2 sabo bam chanlga ku xrnhay codsigyga itxigeli mhdsnd🙏🏽

    • @updikaniahmed8964
      @updikaniahmed8964 3 года назад

      Zxp ciyartowda masoniyada ah kahadal adoo raliya pleaz🙏🙏🙏🙏

    • @maliifigure7616
      @maliifigure7616 3 года назад

      Lil Wayne io xxx tenctation kuwaas kuwa masooniyada ugu waaweyn weeyaanba 🤦🏽‍♂️😂😂

    • @youngmali329
      @youngmali329 3 года назад

      @@maliifigure7616 wan ogahy sxb xogagada rabaa wana socda u knke what i am saying nigga

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 3 года назад

      Haaaa wee yihiin illuminated

    • @emrajama3118
      @emrajama3118 3 года назад

      Xxx tentacion sow kuu dhintey

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 3 года назад +8

    Bro you're so funny😂 wallah😂😂😂😂😂😂 keep going 🤣🤣🤣

  • @ياسوتوملك
    @ياسوتوملك 3 года назад +1

    YOU ARE AMEZING

  • @ayaancumar8596
    @ayaancumar8596 3 года назад +11

    What a voice 😍

  • @halimiadan4827
    @halimiadan4827 3 года назад +8

    Dadwynaha san ku sogaye wan kurag sade love wllken qali hurmar wacan 🌹🌺

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 года назад +23

    Kaynan Sheekadiisa ayaan Ka Sugaynaa walal Io Waxa ka Qabsadey Maasoniyada like Sar Hada Rabto Inad Ogaato

  • @abubakaraxmed3012
    @abubakaraxmed3012 3 года назад +4

    Asc wll mansha Allah

  • @zahruujabeauty6473
    @zahruujabeauty6473 3 года назад +1

    Channelka dadweynaha waa a channel balo kadhacday wlhi waa chanal aan aad ujeclahay si wacan ayan idinkula socdaa video yada noso badi channalka kaliya ee RUclips ka igu haayo,😍😍🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @najahqaliqurux4569
    @najahqaliqurux4569 3 года назад +10

    16 minute 2.7I beelo wllo wlhi hormar ayaa gaadhya mnshlh keep going alle dartii ku jacalhya wlhi anigo dawan like ku Sara xata dadka arko follower

  • @ayaandagan8909
    @ayaandagan8909 3 года назад +9

    Hello aaway dadkik😅😅❣️Dadwaynaha channelkayga❣️

  • @apdirizakahmet7471
    @apdirizakahmet7471 3 года назад +6

    Macalin waad mahdznthy inta iga danpayza liketa iga giijiyaH pal ❤️

  • @mumtazofficial6584
    @mumtazofficial6584 3 года назад +6

    Masha allah 🥰🥰🥰keep going my brother

  • @asmaosman8889
    @asmaosman8889 3 года назад +12

    Thankful the owner of channel dadwaynaha keep going brother you're soo leader person makaso hadli karta shirkada telesom calama masooniyada ayay ledahayee

  • @mohamedalijamac1048
    @mohamedalijamac1048 3 года назад +14

    K'nan kasoo hadal bro kppo maba aqaane 😂

  • @ehelzame
    @ehelzame 3 года назад +12

    You are the person I am most interested in. Keep going pro
    And thank you all video you posted 😍🤩

  • @kiyaz.1435
    @kiyaz.1435 3 года назад +7

    Qaybta kale nosoo dadaji inzha allah wll ama zxpka DAWYANAHA 🥰

  • @ayuubshiciro7719
    @ayuubshiciro7719 3 года назад +2

    MASHA Allah nin fariida ayaa tahay

  • @dream__girl-ih1gt
    @dream__girl-ih1gt 3 года назад +6

    Dadweynaha waan ku wata bro keep going 🥰♥️💯

  • @husseinhuska8158
    @husseinhuska8158 3 года назад +5

    🥰I love your videos

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 3 года назад +6

    Kan midka xigga waxaad kaga soo waranTaa
    Keynan
    Insha alllah guuleyso walal goor walbo❤️🖤

  • @amal-4c3
    @amal-4c3 3 года назад +5

    Mahadsanid ustaad!!!! Wooooow wll soo badi😍😍😻😘please
    Maansooniyada
    Fanaaninta ku jirta noo sheeg

  • @asmahassan627
    @asmahassan627 3 года назад +8

    ASC realy I love your voice 💝💝

  • @daadayare2973
    @daadayare2973 3 года назад +1

    M.a illaahey ha kudhooro waxaan ahay qof kuugu xiran Aniga wali geeyga kulamadhaafin lakta

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh 3 года назад +8

    Dadweynaha zhp channel ka aan ugu jecelayty wllhi ♥️♥️ Hore usocooooo

  • @suhaibvlogs9478
    @suhaibvlogs9478 3 года назад +33

    keep going on you are legend big recpekt to you and your all funs

  • @faadumocabdinaasir8367
    @faadumocabdinaasir8367 3 года назад +8

    Asc wll codsi ayaa wataa RUclips kuwa diiniga u badi allah kuu brkyo

  • @Juujuule1
    @Juujuule1 3 года назад +1

    Wll muktaar wan ku aaminzanhy allah ku sharfo shaqo weyn baa ino heysaa legend baa thy🤴💯💯✌💪💪✅

  • @abdillahisamireh1344
    @abdillahisamireh1344 3 года назад +1

    Masha llhah wad mahadsantahay wll anaga dhirigalinta naguda adna aqoontada nala wadaag sida r b x o ah radiyo bolaxobay wiil fiican

  • @nuuhhamezoffical
    @nuuhhamezoffical 3 года назад +40

    absolutely this channel is incomparable than any other Channel on the RUclips obviously i lyk it Come on i can't wait reaching U Millions ❤️❤️❤️🥰

  • @jiminfans5122
    @jiminfans5122 3 года назад +20

    Please 🥺 🙏 Justin Bieber kaso hadal waa codsi L love your voice ❤️

  • @Aalaamaxamed
    @Aalaamaxamed 3 года назад +4

    Aniga sanadkan ayaan kugu so biiray aadne waa kuu taageeraa✋ keep going bro

  • @siismuus1405
    @siismuus1405 3 года назад

    Nin raged ayad tahay wayo qancinta bulshada 1 ayaad ku jirtaa horey u soco

  • @yahyeinimj5976
    @yahyeinimj5976 3 года назад +1

    Walal ilahay haku sharfo 🇸🇴🙃