RIWAYAD CUSUB Gabar Ninked U Hadiyesay Saxibted Offical video 4k 2019

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 637

  • @halimailyas906
    @halimailyas906 5 лет назад +397

    walee ninkega nag kale kuma daro inta igu racsan like

    • @zahrabelabeauty7863
      @zahrabelabeauty7863 5 лет назад

      Aniga 1 ka ah

    • @falastiiinhaaruun1417
      @falastiiinhaaruun1417 5 лет назад

      Aniga kugu racsan walahi

    • @ummusalmasiman9107
      @ummusalmasiman9107 5 лет назад

      Halima Ilyas sheekadi umu abdalla miya ruwayad kasosubisin wataas kawadii hada social media kuoyeyso oo ninki iyo nagtisiba utashteen subscribes iyo like ayuu kuradsanayay lakamayabo intaan aniga nolahay inan saxibteyda uguriyo nin laan madactay

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 5 лет назад +1

      Halima Ilyas
      Kudarisdaaye
      Hadayxagiisa
      Soo Eegto
      Nafkagama
      Tageem. 🤣

    • @nehaabeauty1444
      @nehaabeauty1444 5 лет назад

      Aniga👍

  • @mascudsalad7092
    @mascudsalad7092 5 лет назад +6

    War aniga Mid aan jcl isa siino aniga hal qalbi leyahay hal qof jcl sin kara wlh nolosha hal qof ku Fcn thy allow Mid dummar igu filan ino sahal 🤲🤲 like isiya inta igu racsan

  • @mahmudabdulle750
    @mahmudabdulle750 5 лет назад +22

    Wa ruwaday ficn lakin shekadan dumar keena Somaliyed ma
    Ogalyihin ba ka horeyso in naag kale la la guursado ,nd big respect
    To our queens ❤️🙏

  • @mohamudabdirashiid4097
    @mohamudabdirashiid4097 5 лет назад +295

    Amarka ilahay anigu naago badan maba jecli mid aanu is jecelnahay oo nolosha horumar wada gaadhno caruurtana siwacan u wada korsano

  • @muntahaabdala6518
    @muntahaabdala6518 5 лет назад +21

    Ilove you somail from in Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹❤❤❤❤

  • @farxiaali4509
    @farxiaali4509 5 лет назад +1

    Walahy wana ka helay Riwayad inasha Allah Anigun wana Ku daraya haan heli gabadha fican

  • @muhanadcosoble5704
    @muhanadcosoble5704 5 лет назад +20

    Wax kale anaa uhurey like iisaa heee

  • @queensuuban7477
    @queensuuban7477 5 лет назад +550

    Wllhi waligey😭😭100 like mahelin maxa igu diden

  • @filsanchannel467
    @filsanchannel467 5 лет назад +1

    waaw ruwayadan waan kahilay

  • @simmubarikmubarik8100
    @simmubarikmubarik8100 5 лет назад +3

    Gabadhaas ninkeeda u guurisay Waa ahlu jano raaxo aduun waxa hela nin hela gabadh raaliya ah afar tana ogow
    Asxaabey laba sidaas ah iigu soo duceeya

  • @husniriyaan945
    @husniriyaan945 5 лет назад +2

    Wahh kasta hadey dacan ningeyga nak mukudari lahin

  • @fadumocabdi241
    @fadumocabdi241 5 лет назад +16

    Jiliinkinu inaba caadi mAhan Masha Allah

  • @aminahassan7765
    @aminahassan7765 5 лет назад +79

    Waaaw Ana uhoreeya like ta iska reeeeeb maraaayoooow

  • @qatrabuale523
    @qatrabuale523 5 лет назад +3

    Af Somali like and I'm watching from north Carolina usa

  • @laapjaceylofficial9225
    @laapjaceylofficial9225 5 лет назад +16

    Wllhi Ani Hal Naag Leeba Rabaa Inaa Nolosha La Wadaago😭😭😭

  • @mehekbintuhaji5572
    @mehekbintuhaji5572 5 лет назад +5

    Walhi inan ninkeyga Naagkale ku dareynin xata hadii ey tahay saxiibteyda Nafta nokala dhaxeyso Hadaba dhiiga ikarkaroyo been ma sheegayo Uma quuro nagkale mel meshana saxiibteyda eyba Ninkeda uguurisay kulaha tankale sikasto ey uogolato in Ninkeda uguriso nagkale iyada jirkeda iyo qalbigeda ma nabad qabo way ka gugubaneysa aniga yalaisheegin sheekadas o beenta ah iguma socoto Hadi ey nagta dhahaday ilahay aya qurankisa ku shegay ninka 4 wa ubanantahy tas dadka ey iskaga jeedineysa moye waka 😠xuuntahy nagta kale ilen kuqabsatay walaiska qaata ladhahay lakin Filmkan wa iqiiro galiyay keeb going idin leyahay majajiloyinka filmkan❤👈

  • @qadroyurub6138
    @qadroyurub6138 5 лет назад +2

    Kkkķkk wabeen midaas

  • @mohmedmohamedmukhtaarmoham2059
    @mohmedmohamedmukhtaarmoham2059 5 лет назад +36

    Halmar 1000 kun layk magaarinee inata kaheshay riwaayadaan like ta Hailadhaafinina😍😍😍

    • @GenyoXarago
      @GenyoXarago 4 года назад

      Wll qali Subscribe thanks Genya,X Genya,X@gmail.com

  • @kaaliali2613
    @kaaliali2613 5 лет назад +6

    Shaqo ila qabane ana wale ninkeyga naag kumadaro alla magan

  • @naciimonuur1303
    @naciimonuur1303 5 лет назад +23

    Wax walan waaye tan saxibted nin keda ku dareso uf dhiig male dulufta like

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 лет назад

      Wacan ibraahim Walashey SUBSCRIBE igucaawi please Allaha hakusharfo I 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @mohamudabdirashiid4097
      @mohamudabdirashiid4097 5 лет назад

      Waaba riwayade ma iyadaa dhab u samayn karta

    • @faysalyusuf3868
      @faysalyusuf3868 4 года назад

      Nimca adigu rayigaaga ayaad kahadashay inaysan kaa suurtobin adiga kkkkkkk

  • @umuismahani204
    @umuismahani204 5 лет назад +10

    Best riwayad 😍😍😍shidan hore u socda

  • @abdifatahnormohamed7454
    @abdifatahnormohamed7454 5 лет назад +19

    Somali copy lee maa ku jirenaaa
    Like halagu sharfo

    • @user-pg1rf1fo7w
      @user-pg1rf1fo7w 4 года назад

      like waan kugu sharfaa br

    • @GenyoXarago
      @GenyoXarago 4 года назад

      Wll qali Subscribe thanks Genya,X Genya,X@gmail.com

  • @sahrocumar7226
    @sahrocumar7226 5 лет назад +1

    Labo gaari oo. Kala nuuc ah inaan wada wan jclhy kulaha

  • @queensinyorita5507
    @queensinyorita5507 5 лет назад +31

    Riwaayad qiiro leh horey usocda digo films hormar wacan ✊🙋😍

  • @sumiishppe9030
    @sumiishppe9030 5 лет назад

    Mansha allah wllhi naagti raaliyo ah wata ninkeda u guurisa nag kale

  • @asaldhaladadnaloveasaldhal5904
    @asaldhaladadnaloveasaldhal5904 5 лет назад +6

    Digo films ruwaydo tayo leh ayey soo galiyaan m.a keep going

  • @b24hours69
    @b24hours69 5 лет назад +4

    Qatar waaye riwaayada

  • @socdaalchannel8663
    @socdaalchannel8663 5 лет назад +6

    Qiso xanun badan wye walahi

  • @farhiachannel4451
    @farhiachannel4451 5 лет назад +1

    Qeyp labaad nooga soo sameya

  • @inantajecelkauhiilisa7203
    @inantajecelkauhiilisa7203 5 лет назад +3

    Walashey somaliyedey Hantideyda ila qebso waxyabaha kale ila qebso lkn wlh inana ogolen in ninkeyga leyla qebsado

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 5 лет назад +17

    Nin asi naag marabo inoo dhaho lagama yaabo horo haye kadhaha kawaran walee kuma dhoho wa ku gurina

  • @ashwaaqmohamed6486
    @ashwaaqmohamed6486 5 лет назад +1

    Waxaan naag samey karto ma jirto because naaga ha wax walbo wey ku hishiinaayaan lkn nin kuma hishiinaayaan si walbo ey saaxibo u yihiin macal ani igu dar ee nakala wada

  • @ohioofficial4952
    @ohioofficial4952 4 года назад +2

    So emotional runtiiiiii 😓😭😭😭

  • @alleaamin497
    @alleaamin497 5 лет назад +1

    Waa riwaayad aad u fiican Qeeybta kale aan idinka sugeeynaa insha ALLAAH

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 4 года назад +1

    hhhh wlhi waa gabar wanaagsan maasha allaaah adlee dubo adlee daangeeyso waaye

  • @laylaosman8100
    @laylaosman8100 5 лет назад +6

    yaaah yaah nugu wad way nugu socotaye wa lee nin kayganan naag u ogaladeen

  • @sacadcali3234
    @sacadcali3234 5 лет назад +5

    Horta like isaar maxay tartaa?

  • @yussufmuhumed3600
    @yussufmuhumed3600 5 лет назад +2

    somaliyey waligey 2k like mahelin plz try it

  • @barwaaqo.officialofficial1540
    @barwaaqo.officialofficial1540 5 лет назад +3

    Keeping going habla soomaliyeed oo baraajeeyay

  • @raxmomaxamed8482
    @raxmomaxamed8482 5 лет назад +17

    ruwayd wlbo dawadoo bbe setshy kujirto yaila arky like igu qbta😂

  • @somaliqn3107
    @somaliqn3107 5 лет назад +15

    Ninkeyga markan naag ku daraayo waa markaan noco lee

  • @kifaayoabdulmajid8877
    @kifaayoabdulmajid8877 5 лет назад +4

    kuyeh Hal waji waa ku Caajisee Iyaaa😂😂😂😂😂

  • @hiboycadar3732
    @hiboycadar3732 5 лет назад +4

    Dagahley is my home ❤️❤️❤️

  • @meymunmanzurih1093
    @meymunmanzurih1093 5 лет назад +3

    Hhhhh layab zomalidii armey zaan noqdaan heeee keep going Digo films

  • @ritaajkooso591
    @ritaajkooso591 5 лет назад +3

    Qisadi gabadhi marokiyada ahayd ayad filin u badashen kkkk wale gabar somali ah sas ma samaynayso

  • @mariaseid9247
    @mariaseid9247 5 лет назад +4

    Hhhhhhhhhhhhhh alla beeen badanaaaaaaa kuwan ninkyga aaa nag kle uquraa

  • @bariyowhajji7458
    @bariyowhajji7458 5 лет назад +3

    Kkkkkk dhagaxley Anka fikiraye kulaha

  • @umusaadiqumusaadiq4070
    @umusaadiqumusaadiq4070 5 лет назад +42

    Waawareey somalidii ma waxaas beykeentay naga joojiye waxaas waanba naxey

  • @hanadliban3578
    @hanadliban3578 5 лет назад +1

    Wlh waa aduunyo wax walbo wey dhici karaan yaa iska heli karo naag sxbteed kugu dareyso yaab waayay

  • @daadaproduction5376
    @daadaproduction5376 5 лет назад +7

    Sheeko waalan iga dheh

  • @ilhamabdi766
    @ilhamabdi766 5 лет назад +31

    Like isara ya muslimin🤣🤣hal xita mahaysti😂😂😂

  • @zamzamzamzam8519
    @zamzamzamzam8519 5 лет назад

    allaaaaaaaa gabar somaliyeedaa saas yeeleeso miyaaaa

  • @quruxbdn7981
    @quruxbdn7981 5 лет назад +7

    Waaba iga xanaajiseen wllhi maseer maseer an daremoyaa

  • @nasrudiinabdi9932
    @nasrudiinabdi9932 5 лет назад +2

    Meshu waa magalo

  • @simraaniise3168
    @simraaniise3168 5 лет назад

    Insha allh mustaqbalka waan rajena

  • @khadijasharif280
    @khadijasharif280 5 лет назад +1

    Kkkkkk acudubilah hayso marina waxan riwayad mahan yahuuu😱😱😱

  • @zakariyemaxamed1194
    @zakariyemaxamed1194 5 лет назад

    Waar nag Somaliah waxas kamasurto baneh Ee hamiga hanagaso ridininaa hada sidey dokale ufikartay liketa dhac egusi😍😍😍😍😍😍🤩😘

  • @asiyamaxamud1773
    @asiyamaxamud1773 5 лет назад +70

    Waligy 5lake ma helin😭😭

  • @asmayusuf6252
    @asmayusuf6252 5 лет назад +2

    Ninkaa xumaa bisnkeh
    Kulhaa bar jecela iskdaa😢

  • @xaawahussein4541
    @xaawahussein4541 5 лет назад +2

    walahi ani inaa nin keyg naag kale ku tareen oo aduun ka isku imaayo

  • @abdullahimohamed2395
    @abdullahimohamed2395 5 лет назад +15

    Anigu ma jecli inaan la uugsado xaaskayga hodan

    • @GenyoXarago
      @GenyoXarago 4 года назад

      Wll qali Subscribe thanks Genya,X Genya,X@gmail.com

  • @abdirisakabdullahi382
    @abdirisakabdullahi382 5 лет назад +4

    waa ruwaayad dacaayad ah waaye

  • @ibtisaamcadey9148
    @ibtisaamcadey9148 5 лет назад +4

    Gabadhi bah yarta ahed ee shekadan ay ka socoto waba laso furay dhaqsiba wa sheko an macqul ahen mana sameyn kartine somaliyey

  • @hassannuur9350
    @hassannuur9350 5 лет назад +11

    Hhh zaki sxb xaskaada qofkee dil kudhahdo waaba dileysaahee hayee muuse biixi

  • @cabdikhadarck7539
    @cabdikhadarck7539 5 лет назад +3

    Waybateen wayna tashadewn dhib maleh

  • @lailalove614
    @lailalove614 5 лет назад +6

    Digo films idin jeclahay 💋❤💋❤💋❤💋😍😘😘❤❤❤

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 лет назад +1

      laila love Walashey SUBSCRIBE igucaawi please Allaha hakusharfo I 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @Ogaalka_Aduunka
      @Ogaalka_Aduunka 5 лет назад +1

      💋💋💋💋💋

  • @ifraaxmukhtaar5669
    @ifraaxmukhtaar5669 5 лет назад +14

    Waligeeda soomaali kama dhaceyso saan naag ninkeeda naag ku dareyso

    • @khadiijolifestyle5645
      @khadiijolifestyle5645 5 лет назад

      Ifraax Mukhtaar Abayo Ana ku Daray ninkeyga Naag kwrn hee

    • @ifraaxmukhtaar5669
      @ifraaxmukhtaar5669 5 лет назад

      @@khadiijolifestyle5645 waa ka hayaa mcntoy gawar ayaa tahay

    • @khadiijolifestyle5645
      @khadiijolifestyle5645 5 лет назад

      Ifraax Mukhtaar wlh Marwan Ahay Abayo

    • @shaamofficial514
      @shaamofficial514 5 лет назад

      Way dhacday hoyadey abahay 2ku dartay hal iskadaye shekada jojiyaa ad lawaregesan waxan cadi waye

    • @ifraaxmukhtaar5669
      @ifraaxmukhtaar5669 5 лет назад

      @@shaamofficial514 maxaa abaayo dagaalaba kadhigoysaye adiga qofkasto rayigiisa maa kula dagaaley isdaji adiga

  • @simraaniise3168
    @simraaniise3168 5 лет назад

    Wlhi bilhi ninkeyga waan ku dari laha wayo adun waa laka taka ninkeyga waxo ku farax sanyahaywaan ku farxa

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam 5 лет назад +9

    Coloshaaba ihurtayba alow ilxumadaas haitusina xabadkeey ga xabadoo maba kudareena taas waa xanuuna weeganba

  • @dhalboqortoyolyrics3092
    @dhalboqortoyolyrics3092 5 лет назад +9

    Zaki an ka helay

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 5 лет назад +4

    Somali dameeri dhaanraacdey hadey nimanki qadyanka laga taagnaa saxiibtay baan ku daraayaa la wada imaan doonaan

  • @anabdalmar2717
    @anabdalmar2717 5 лет назад +105

    Wlhi inaa ninkeyga nag kale ku dareynin xitaa saxiibtey dadka iga dhow hada xanaq xanaq daremoyaa😁😂🤣

  • @abdowabdow7255
    @abdowabdow7255 5 лет назад +2

    Yaakafiican naagtaadi oo kuleh lasii sheekaysso naagtaan kk(kk ♥♥♥😉

  • @rashewabashe3896
    @rashewabashe3896 5 лет назад +3

    Oooo hore usoco

  • @adnabae4829
    @adnabae4829 5 лет назад +2

    Waa dhibataad ugu badan ee Norebi ka dhacado 😥😥😥😥😥

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 5 лет назад +8

    Riwaaydu half waaye soo dhameystira bahda digo films part two hala soo sameeyo

  • @farxiyocilmi6417
    @farxiyocilmi6417 5 лет назад +2

    Raliyo weyaan

  • @dooskadiamond9016
    @dooskadiamond9016 5 лет назад +6

    Waxaan wax caadi ah ha no ka dhiigina somalaye

  • @wongfilms1221
    @wongfilms1221 5 лет назад +1

    Zaki hori usoco bro

  • @fadumomohammed751
    @fadumomohammed751 5 лет назад +1

    Wlhi inaa ninkayga naag kudareen

  • @ahlamcadey8081
    @ahlamcadey8081 5 лет назад +1

    Mid uu iga qariyo aa iron inta kudari laha

  • @abdiqaniabukarmohamuud3324
    @abdiqaniabukarmohamuud3324 4 года назад

    Kkkkkk waaba filin yaab leh gabar haba nagu darina ee nagayeela inan idinla guursano

  • @amalabr3427
    @amalabr3427 5 лет назад

    Nin khayr maleh hoostu ka gaad gaadayay gabadha awalba

  • @hamdaabdiraxman7275
    @hamdaabdiraxman7275 5 лет назад +1

    Istaaqfurullah ma aniga ninkeyga naagkle Ku daraayo IGA tak dheh

  • @sareedomire1495
    @sareedomire1495 5 лет назад

    Dumaashigeey waaye qaaimad

  • @faadumoabduqadir9949
    @faadumoabduqadir9949 5 лет назад +4

    Sacdiyo ahaa leeee

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 5 лет назад

      Yaaab Somali waa ku wanagasan metelad lakin malayeeli Karo wax waliba haddii laga shekeyanayo waa caadi lakin yaa awoodo arintan in yar in ay jirin wey dhacada

  • @ikraamhassaniglan2837
    @ikraamhassaniglan2837 5 лет назад +4

    wa iga oysiisay wlhi abaayo😥

  • @abdulkadirisse3763
    @abdulkadirisse3763 5 лет назад +3

    Wooow iga dheh iga dheh

  • @nainaohaz8640
    @nainaohaz8640 5 лет назад +6

    Fashion kii ogudanbeye nite dahda kalanoca oo laguxirto lawatha daqad oo fadiqa cajiib waar igadanbeye waye

  • @abdiraxmaanmaxamed1710
    @abdiraxmaanmaxamed1710 5 лет назад

    Wow riwayad cajiba dheh

  • @sacdiyodaahir4260
    @sacdiyodaahir4260 5 лет назад +5

    Wallahi cadi maaha

  • @ahmedsomali3746
    @ahmedsomali3746 5 лет назад +5

    Nagahan waa isdaalinaysan yaa idinla tashana adigoo joogo naag kale lugala guursanaya by force!!!

  • @abzhirgeele2466
    @abzhirgeele2466 5 лет назад

    Laba iyo waxaa kuma jiro anigu hadaan midh cimaamado waan badiyay

  • @kowsar39
    @kowsar39 5 лет назад +3

    abaayo sax

  • @timeyuuofficial8283
    @timeyuuofficial8283 5 лет назад +10

    Waxaan ruwayad lee waye wlh lagama yawo inaa ninkega naag ku daro iska dhafee xisaa i nuu xiriyo wlh noloshaan dhafinaa intuu naag kale ila keni lahaa bis iga dhah jafooga waryaad😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nasrudiinabdi9932
    @nasrudiinabdi9932 5 лет назад +2

    Waa runtiiiiiiiii

  • @najahnajuuha2464
    @najahnajuuha2464 5 лет назад +72

    Aniga haday waxkastid dhacan ninkayga kumadareen sxbay

    • @bakarcali101
      @bakarcali101 5 лет назад

      Nimo Yonis nag fican ma tihid markas

    • @abdihaddi4240
      @abdihaddi4240 5 лет назад

      @@bakarcali101 😂😂😂😂😂

    • @zeinabibrahim6750
      @zeinabibrahim6750 5 лет назад

      Nimo Yonis maskiinka haduu awoodo lama xaasido waa lagu daraaa 😂😂

    • @farxiyocilmi6417
      @farxiyocilmi6417 5 лет назад

      Nimo Yonis waa kugu racsanhy

    • @suadabdi954
      @suadabdi954 5 лет назад

      Waan kgu racsanahay

  • @mohomedalifah8681
    @mohomedalifah8681 5 лет назад +5

    Keep going

    • @mhetelmi9157
      @mhetelmi9157 5 лет назад +1

      In wxkazta lysku huri karo zhbtinimaduna jirto bro

  • @sahrocali6212
    @sahrocali6212 5 лет назад +3

    Hhhhhhhh cadi ma ahn

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 5 лет назад +3

    Digo films is the best wow whaa jacly wow amzing ninki 2 hass leh. Mashallha ooh mit goursaty💞😍😍😍💞💞💞💞😚😙