"Hadanay SNM jirteen Cirro Musharax Madaxweyne ma noqdeen ." Wasir ku xigeenka Caafimadka.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 284

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Месяц назад +7

    HADAN SNM JIRIN WAXAA WADANKA XUKUMI LAHAA ASKARTII AFWEYENE XORIYAD WAXBARSHO CAFIMAAD KUMA NOOLATEEN SOMALILAND

  • @user-fe8gy9mh3n
    @user-fe8gy9mh3n Месяц назад +6

    WARIYAYAASHU MADALKU INU INUU BURBURAY RABAAN SOMALILAND ALLE HA UGARGAARO AAMIIN

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 Месяц назад +8

    SNM ha noolaato yagaa qaranka halkaa soo gaadhsiiyay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад

      Taani baasto ahaa faqash Ina cigaale bahaa abah faqashtaa tuugaa ina biixi Maha mujaa ragii soo dayay makhnuudkii ina askar waxay ahayeen garxaajis snm waa garxaajis

  • @ibrahimahmed7444
    @ibrahimahmed7444 Месяц назад +21

    MMTV ruunti wa tv ay ku shaqeystan ururka dibjiriinta wadani iyo faqashtu. Wa qaar u liita oo catoqatayaal ah.

    • @abuuilyaas4413
      @abuuilyaas4413 Месяц назад +1

      Wariyuhu meelkadhac,buu sameeyay

    • @abdulrahmanyare2402
      @abdulrahmanyare2402 Месяц назад

      Hooo jaqdeee

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад

      Waa dadkio hooydahatd dibjirdaa Kaz xorayay buule

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад

      Ina biixi waa fulay maha mujahadii waa tuug and ina kahin dog Ina biixi

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад

      Taani baasto ahaa faqash and makhnuudkii Ina cigale baa ahaa abaha faqashtaa

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Месяц назад +7

    Sax sax sax sax sax sax hadan la helilahayn SNM lama heleen Soomaliland quruxda leh wax SNM layidhaa majirto aaaaaaad iyo aaaaaaad bay xanun nagu tahay Tariikhdii madoobaydna ma loobi karno Cabdi Raxmaan Ciro hadanu Ralilagin ka bixin Hadal ka xun ee na damqay uma qalmo lah cod in lasiiyo aaad banu uga xunahay dadkayagii iyo dalkayagii la babiyiyay buu na xusuusiyay 😢😢😢😢😢😢😢😢ax ax ax ax

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад

      Taani baasto waa faqash ina cigaale waxa uu abaha faqashtaa ina askar garxaajis soo dayay

    • @mamadoujama5627
      @mamadoujama5627 Месяц назад

      Wuu iska shooqeeyey codki

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland Месяц назад +2

    Dadka la waraysanaayo laba shardi waa in lagu xidha: 1. Inu yahay qof xor ah 2. In aanu ka warwarayn inu shaqada laga eryo. Qof labadda ku sifooba xoolaha ayaa dhamaa wuxu ku hadlaayo.

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Месяц назад +4

    Ader way dhaamtahy
    Snm
    Mxaaad klaa haysaan
    Tuug
    Iyo moryaan
    Baad noqonyteeen
    Mxaaad qabteeem 7 sanno xilka haayseennee

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 Месяц назад +2

    History of SNM will forever be celebrated. It will be studied in schools. It will be mentioned in airports/museums/ touristic sites. EVERYWHERE. There should be a memorial day for it. PERIOD DISCISSION CLOSED. Enraging

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 Месяц назад +8

    Ciro marku SNM maqlo meel ayaa go’da sidii faqashta

    • @Jibriil595
      @Jibriil595 Месяц назад +1

      SNM ma waxaad utaqaanaa.Muuse iyo maxamed kaahin.

    • @momoabdo6991
      @momoabdo6991 Месяц назад +1

      @@Jibriil595 sxb sadexda Madaxweyne e xibiyaad Muse Bixi waa mujaahid SNM inad Ciro oo af weyne u shaqaynayay la barbar dhiigo ha u fadhiiyin C/hi Darawaal na waa mujaahid u bahan ina cod lasiyo

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад

      Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar taani baasto ahaa faqash Ina cigaale baa ahaa abah faqashtaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад

      ​@@momoabdo6991dhadiga isaaq mallee mujaahiid buule dumarkiin racay ilkaa xorayay ina askar luu soo dayay habar awale waa labeeb

    • @momoabdo6991
      @momoabdo6991 Месяц назад

      @@hassan-mp1pk war Askar Somaliland diidka ayuu wasa sida adiga u kale iyo kuwi C/maan Tuur u raacay Xamar

  • @user-le6ty5hz5d
    @user-le6ty5hz5d Месяц назад +3

    VERY GOOD SACADATUL WASIIR WAAD KU MAHAD SANTAHAY DOFAACAGA SNM WAYO SNM WAA TA DHASHAY SOMALILAND NINKA DIIDAA WAA FAQASH WAYO FAQASHTA AYAA KA XANAAQDA

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад

      Dhadiga isaaq way ina biixi and ina kahin waa his dog

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 Месяц назад +15

    SNM waa ururkii dib soo celiyey xoriyadii lumtay 1960 ee S/LAND waana wiil iyo aabihii oo lama kale saari karo

    • @salimabdi1145
      @salimabdi1145 Месяц назад

      Wanaa dadkii luumyee somaha

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад

      Tuuga Ina biixi Maha mujahiid taani baasto

  • @user-ln4tx6tx3c
    @user-ln4tx6tx3c Месяц назад +5

    Musharax Ciro made a big mistake unfortunately it's not the first time he did 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад

      First it is not first time ina biixi stoke money and lands from poor somaliland. It is not first time he ran away when war starts ciro is man who freed ina askar when he tribe couldn't not snm=garxaajis

  • @suberh8985
    @suberh8985 Месяц назад +5

    Bal u fiirsada wiilkaa yar ee qariyaha ah. Hadii uu qof wadani ka tirsan uu wareysanayo si fiican ayuu u dhageystaa su'aalo aanay ahayn in la seego ayuu isla dhaafaa waayo waxay sheegayaan oo dhan ayuu la dhacsanyahay. Marka se qof xisbiga kulmiye ka socda uu soo horfadhiisto isagiiba maaha. Markaasuunbuu jikaar iyo hadalo aan meesha qaban meesha keenaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад

      Dhadiga isaaq tahay makhnuudkii ina askar luu soo dayay

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v Месяц назад +4

    🎉🎉s n m waa guusha somaalilnd 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Месяц назад +3

    MADAXWEYNE MUUSE IYI MAXAMED KAAHIN WALIGOOD MA ODHAN SNM BAAN AHEYN LAKIIN SNM TARE3KHDE3DA WAAY SHEEGEYAN KADAXWEYNHA IYO IYO WASIIR KAAHIN

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 Месяц назад +13

    With out SNM nabad ku mad noolaateen ! SNM Waa lagu nadhaadhay!

  • @africanqueen8687
    @africanqueen8687 Месяц назад +2

    You should respect the name of S N M you are here because of the heroes

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 Месяц назад

    Wr nio MMTV wariyasha miyaanu tababarin CIIDANKA QARANKA soool yaaa ka sooo saray anagu caawa Sool joogna Ee degmada lascanod dheh anagu TV gn follow wn kala noqdan lahaa lkn ilig oo dhashii SNM ah awgii udawadaH .
    Ibnu xalal ibnu shahiiid ah
    Be proud who you are You are SOMALILANDER ❤❤❤❤❤

  • @MaxamedXuseensamatar
    @MaxamedXuseensamatar Месяц назад +3

    Luqmaan wariye fiican ayuu ahaan jiray ee dib ayuu u dhalan falaaqoobay

  • @husseinshabel8158
    @husseinshabel8158 Месяц назад +2

    Mmtv waa TV u shaqeeyo huwanta

  • @abdigauche7887
    @abdigauche7887 Месяц назад +3

    Anigu waxan ahay réer jabuti waxan madaxwaynahayga jabuti ugu mahadinayaa Mubaarig oo kala idaacad ma yeeshooooo

  • @JohnTheworld-to1ob
    @JohnTheworld-to1ob Месяц назад +1

    Asalam guul Somaliland yadaa uso hoysay guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤🎉🎉

  • @JohnTheworld-to1ob
    @JohnTheworld-to1ob Месяц назад +1

    Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up Месяц назад +2

    Masha allah ruunta haala isku sheiko snm hadi aye jiiriin somaliland maayjiiryltiin adero mucaraad kaa aya ciidaan kaa jabiyaaye

  • @MadrasatuAtTibyan
    @MadrasatuAtTibyan Месяц назад +1

    Ilaahay baa keena nabaday. Mujaahidkuna waa ka dar ilaahay u dagaalmanaya. Dagaal fitan buu aha snm ilahay haan ka yaabno, haddi kale nabadan lagu faanayo wala waayi doona

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 Месяц назад +2

    WARIYAYAASHA SOMALILAND WAA FAQASH. WAA IN SHAQO LAGA QABTAA.

    • @MurtidaTv
      @MurtidaTv Месяц назад

      Heego naas dheer waa laydinka tir tirayaa wadanka

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Месяц назад +1

    GEESI NOOLAW AABAHA BARWAAQADA GEESKA AFRIKA HERO MUUSE

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Месяц назад +1

    Xaiiq Weeye In MM tv Faqash U Shaqeeyo Iyo Xisbiga Maryaha Cawlan Ee Huwanta La Moqifka Ah

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 Месяц назад +1

    Wariyuhu waa munaafaq xagjira wuxu xaqiraya taarikhda SNM waa cadow ga gudaha walhi afkii faqash tu ku hadlayaa cuqdad SNM ba haysa

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 21 день назад +1

    لكي كلمة الله هي العلي

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k Месяц назад +1

    Cirro waa doqon dalka ka qabta Xirsi’s Gaab iyo Buur madow ayaa ku guuraya

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 Месяц назад

    SNM Somaliland iyadaa dhashay, Ciro taariikh baanu lahayn taas ayaa keentay in uu dominat gareeyo. Dadkeena oo dhamina xoriyada SNM waa la wada leeyahay. Cidna lagama xigo. Umadani waa history

  • @museali8972
    @museali8972 Месяц назад

    MASHALAH RUNTA U SHEEG GUUL SNM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 Месяц назад

    Waa runtii, he is telling the truth.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Месяц назад

    Somaaliland waxaa xukunta Yahuud waayo nin Baasabort Yahuudi leedahay haysta ayaa sidaa u hadli kara laakiin nin Somaaliland ahi waxba la waydiin maayo! Bal kan yar ee foosha xun ee xisbi dhan oo wadanka Somaaliland doonaya inuu xukumo caayaya ee la waraysanayo😭😭😭😭😭weligeed inaan la aqoonsanayn inta ay kuwaa sixrani joogaan oo Yahuudi so dirayso.

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 Месяц назад

    Wanaaga ka shaqeeya oo umada isu jiida, tariikhda SNM na ka wayn waxa hadal iyo jaafaajiriq lagu qariyo . Ummadi waa taariikh. Provisional noqda oo xurmada dadka aad waraysanaysaan barta. Faafreeb sameeya before releasing.

  • @kaledomar7041
    @kaledomar7041 Месяц назад

    MM SOMALIA 🇸🇴 TV , WAAA TV DALKAAS IYO AFKAARTIISA BAAHIYA. IT'S VERY SHAME TO DISHONOR THE SNM HEROES.
    TV HUWAN IYO FAQASH.😊😊

  • @alitani5045
    @alitani5045 Месяц назад +1

    Cirro waa in sharciga lala tiigsado oo hadalka foosha xun ee u j
    Ka sheegay SNM,

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el Месяц назад

    Ciro waa Muj,lixle walaalkii
    Waa Muj, Gorgorka, Xuseen dheeere ee galey cadaadley waa Generaal xamdule ee Muj ahmed mire ku xigey waa jaamac qarash waa Waa Colonel Ahmed leydhsi, waa Muj captain cawil cadami burhaan, dayuurada afduuntey, waa Captain, muj. Argantiini, Guutadii 6 lixaad, ninkii Degaanada hawdbari xoreystey, comadoska ahaa iyo 40 kii sarkaale MSe cabdale kujirey laheyde Mse cabdalee, Hyonise, Waxan ciro Gaarka looga Rabaan fahmiwaayey,
    (The history Retourne Him Selef,) Cajiib, Tariokhda soo Eeg horta Ciro is Next president of Somalilnd ama Diid Ama Dilaac, Fact

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia Месяц назад

    Ninka diidan SNM waa nin SOMALILAND diidan, ninka yidhaa SNM taariikhdeeda hala baabiiyo waa nin le Somaliland hala baabiiyo, SNM Somaliland ayay dhashay, ninka diidani waa nin wixii ay dhashayna waan ogolahayle aabihii dhalayna dafirsan.

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 21 день назад

    مجاهد هو الذي جاهد في سبيل الله لكي كلمة تكون هي العلي. من قاتل لمنصب، والقبلية، والأنانية ، والعصبية ليس مجاهد عند الله ,و الله اعلم في خاتمتهم.

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Месяц назад +2

    Waa hadal run ah

  • @khadaraidid2870
    @khadaraidid2870 Месяц назад +1

    marka ilahay doqon uu daaqad u furay waa kanoo kale abti dhabta taabo waxba ha,haghagine ,,,,,muuse wuxuu ka mid yahay dadkii SNM la,dagalamyay awoowo taariikhda dib uraac dhe qudhaca

  • @salimabdi1145
    @salimabdi1145 Месяц назад

    Liibnow SNM soomaliland baa ka wayiin 30 Snm uun bad naldhyee ka socoo wax kale waa inay dashoo soomaliland Snm keentyee

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 Месяц назад

    Tolkay isaaqow runta aynu isku sheegno caadifada iskadaayo , cirro mu odhan SNM ma jirto se wuxu yidhi waqtigodi wu dhamadey taasina waa run SNM wxy ka dhalatey dulmigii siyad barre iyo xasuuqii de taasina maanta ma jirto oo qaran dhisan ayaynu nahnay ,
    FG: ma ihi taagere waddani ama cirro ah se run waa run

  • @YusufRizak
    @YusufRizak Месяц назад

    Waar luqmaan waa wariye fantastic ah wlhi khalkhal buu ku furay

  • @user-bz6uj4yj9c
    @user-bz6uj4yj9c Месяц назад

    WAXAAN MEESHA QABANAYN AFKAA LAGALA MAAGAA,, SNM WAA SOMALILAND WAA MUJAHIDIIN SUURTO GALIYAY IN LAWADA YEESHO SI SIMAN SOMALILAND IN LAGU GAFO MA QURUXBADNA

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 Месяц назад

    Weriyaasha Somaliland maxa sidan ka dhigay eee dalkoooda kudiray aduunka 28 wadan aduunka tegey wariyaasha intaaney qaadan courses warbaahinta iyo warsoojidin wxa lasiiiyaaaa course wadaniyad ah Wariyasha Somaliland taaas aya ka maqan dawlada waxn leyhy wariyenimadu wxy nqotay wx qofkasta oo miyi kaso galay iska noqon karo mid shalay magalada so galay aya ka shekeynaya tariikh aanu jirin meel uu kaso akhriyeyna majirto .
    SNM ILAAHAY RAAALI HAKA AHAAADO OO JANATUL FARDOWSA ACLAAA HA GEEYO .
    SNM iyagooo wax walba digada iyo danbaska ka dhigi kara oo xita belihii Somaliland dega ee afweyne la sody haragooda kutukan karayey ayey hadana dadkii hub waxay hayeen kuwareejiyeen beelihiiina heshiisiiyeen dawlad wada dhisteeen oo halkaa ka baxeeen lkn abaalkooodiii meynaan gudin maanta naaafada ugu badan ee waa SNM cid wax tarta majirto magac iyo maaamuus iyio mushahar tooona inaguma qabaaaan .
    Rag duurka galay oo halkaaa kushahiiday oo kudagaalamayey dhashaydu sharaf haku nolaaatoh ayaa maanta sidas uhadlaaya Yufle iyo sanaagtoona ma iman kartid qawsaaryahow

  • @mustafeahmed3565
    @mustafeahmed3565 Месяц назад +2

    Snm anagaa aheyn waanay dhamaatay hawsheedii s/land aynu ka wada hadalno

  • @HRU20
    @HRU20 Месяц назад

    SNM WAXAY AHAYD BEESHA MUUSE CABDALLE SABABTOO AH IYAGAA UGU BADNAA, OO UU KA MID AHAA MAXAMED XAASHI LIXLE.....
    ISAAQ OO SHAMINA SNM BEY AHAAYEEN, SNM NA TAARIIKHDEY KU JIRTAA SOMALILAND AYAA LOOGA GUDBEY MARKII SHIRKII BOORAMA 1993 CABDIRAXMAAN WAREEJIYEY ISAGOO SNM MEYELAYA..
    HADII AAD KU DHEGAN TAHAY REER SOOL TAGE AWDALNA JIDKEY HAYSAA...
    ADEERADAA MUUSE IYO KAAHIN HA KU DEEQAAN..

  • @mohamedomar2367
    @mohamedomar2367 Месяц назад

    SNM = garxajis
    Garxajisna = Isaaqa xalaasha ah
    No more SNM story

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Месяц назад

    Snm dadku ma rabaane xoog haku xoreysato dalka hadey karto

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane Месяц назад

    SNM tAariikhdeeed waaa la hayaa , laaakin kulmiye waaa ku awr kacsadaa , kulmiye waligeeeed taaariiikhda kamay Shaqayn,waligoood qof snm wax may tarin , waaa munaaafaqiiin dooonaya inay card ku xoqdaaan , 2 dawladoood eeeen snm ahayn ayaaa s/land uga intifaaac badnaa kuwa snm ahaaa .

  • @mohamedomar2367
    @mohamedomar2367 Месяц назад

    Muse iyo kan yar ee meesha ka qaylinaya toona halgan may soo galin. Ciiro iyo garxajis ayaga wadankan soo xooreeyay ee meesha nacnacda kala tag

  • @IsraIsmaciil-f8l
    @IsraIsmaciil-f8l Месяц назад

    Run

  • @khadarlg9855
    @khadarlg9855 Месяц назад

    One of the students Indho cadays university 😂😂😂😂 filimkaasi wuu dhamaaday

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 Месяц назад

    Qofkan yar dawlada iyo xukuumada ayuu kala garan ka yhy
    SNM Hdaney jiri lahyn maanta gacanta microphone kumad qadateen eee kabaha kuqdn lahayd wasiiirku meelbuu saaray qofkan yar ee suurroonayah teeda kle qaxoonti noqon lahayd waalidkana nolol
    kumad aragteen.

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Месяц назад

    Heshiis qabaail aya Somaliland lagu dhisay snm hadey dooneyso in ay dalka xukunto xoog haku xoreysato sida Tigray Ethiopia u xoreystay. Labada jiho mid halagu wada noolaado.

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Месяц назад +2

    Ader waxba hays xiijin
    S.n.m way zoo dhmatahy
    Chapter kaas waa lasoo dhafay
    Ee hda 2024 maryaaa
    Ma s.n.m dib igu noqonyaayaa

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Месяц назад

    SNM wakhtigeedi waa dhamaaday car wataase kulmiye Awdal ha kaga ololeeyo hadii SNM Somaliland wada laheyd

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 Месяц назад +1

    Naacdan eega kana reerkayagi ceebeyay😅😅😅

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Месяц назад

      Waar waxan niicda hayee la waraysanayaa waa qoloma hooyadii wasuhu noocan gus baa afka loo geliyaa

  • @awalederia9601
    @awalederia9601 Месяц назад

    Wlhi waan ka naxay inanka dada yar ee mustaqbalka leh siday heego mustaqbalkisii ukufsatay indho cadayskii muuse iyi kahiin jamacadodii ayuu kaso baxay xatta beenti wuu la gariiraya hadalkii ayaaa ku dhegay

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Месяц назад

    Wasiir-ku-xigeenkan yar waxaad mooddaa in uu hadda hurdo ka soo kacay.

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b Месяц назад

    Waar ma SNM BAY NAHAY MISE SOMALILAND hada ? Waar umadda halaga xishoodo . SNM MAAHA KUWANI MUUSE & KAAHIN WAS KUWII UU SHEEGAY HADRAAWI EE UU LAHAA HABUURO KA YAACA GALBEED U HASHLAYNTA HEBELKAA INA KAAHIN BAA U HOREEYA.

  • @user-hn1rr8pt6y
    @user-hn1rr8pt6y Месяц назад

    Miskiin laba khasaare kornnayl sidaa hada bay ahayeen SNM jebiya.. Axmed Mire Ibrahim Dhegoweyne Kornnayl Doolaal C/laahii Darawal Weyso cadee Guulo dagaal usoo hoyn jiray

  • @user-qu8ud6kz2j
    @user-qu8ud6kz2j Месяц назад

    Kan yari wax macna samaynaya ku hadli maayo.
    Madaxda xisbiyadu waa madax qaran, khald kasta waxbay ku yeelanayaan, wanaag kastana wax bay ku yeelanayaa.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Месяц назад

    Bal waxa ay waraysanayaan daawada 😢ala ciil badanaa ma taasaa ictraaf laga sugayaa 😮😮😮 Ehlunaar Muuse biixi waxuu BARTAY inta xun

  • @moustaphayacindjama
    @moustaphayacindjama Месяц назад

    Ma yuuhuud bay la jihatameen

  • @Cajabo
    @Cajabo Месяц назад

    Doqon dalka yaaxoriiyay no muuse fuley no siilanyo no cigaal waxa xoriiya C/ramaan tuur baa xoriiyay Cirro adeerkii baa uxoriiya

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Месяц назад

    MMTV Qaranka Somaliland ayuu duulaan ku yahay.

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 Месяц назад

    SNM ninka aan aqoonsanayn waa nin somaliland aan aqoonsanayn oo damiirlaawe ah

  • @MameAhmed-x7d
    @MameAhmed-x7d Месяц назад

    Wasir ku xigenka cafimadka mXa loogala hadkaya arintz ma shaqadiisa wx laga weydiiyo

  • @user-qu8ud6kz2j
    @user-qu8ud6kz2j Месяц назад

    Waan ka xumahay wararka ka soo baxaya siyaasiinta qaar!!! Qaraku waa fist, Xisbigu waa second!!! In wax kasta lagu hadlo waxa ugu wacan ixtraamka iyo dulqaadka dawlada. Dadwaynaha reer Somaliland dib hawxoreeyaan dalka. 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️.
    I'm sorry!!! what this young boy talking about it😡😡😡😡.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Месяц назад +1

    🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮bal waxay waraysanayaan ee Muuse laga waraysanayo!!!!

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 Месяц назад

    Luqman Weriye Maaha Ee Waa Huwanta Huursan, Waana In La Qaawiyo Oo weliba Muuqaal Laga Duubo

  • @somalitech102
    @somalitech102 Месяц назад +2

    Waaxay ka xanaaqsani adeer hadalba garan mayside weiryaha yar haku qadhaadhoon

  • @c.risaaqcismaan3010
    @c.risaaqcismaan3010 Месяц назад

    cirro waa runtii adeer snm looma dhamayn ta kle maba xuma snm lkin mxy dalka kusoo kordhiyeen bal sheeg waddanku wuxuu horumar ku gaadhi karayaa uun qof shiciba oo hogaamiya snm runtaa fcna waddanka midh kumay soo kordhin 34 ka sano anoo isaaqa ku leh nio.

  • @updifataaxxukun7371
    @updifataaxxukun7371 Месяц назад

    Adeer snm anagaa ahayn oo hadana ah somaliland wax kaĺe saaxiib keen

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Месяц назад

    Kan maraykanka ka yimid marna waxuu ku leeyahay SNM waxba ka garanmaayo oo waan yaraa Ciro iyo inta la socotaana waxba kama oga SNM.kkkk waar ragii aasaasay ayaa ilaa maanta nool KUWANI waa TUUG wadanka doonaya Axmaaro inay u dhiibaan.kkkk

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 Месяц назад

    Markhaati baa laga ahaa wixi dhacay luqmaanoow iyo mmtv

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 Месяц назад

    Waa yaab nin ushaqeynayey Dowland nacab ah aya hadeerto cod iga doona

  • @user-bz6uj4yj9c
    @user-bz6uj4yj9c Месяц назад

    KAN YAREE WARIYAHA SHEEGANAYAA WAA CUNSURI WAXA MA FAQASHTII YARYARAYDBAA ADEER SIDAA UMAAD EKAATEEN FUTO JILICYAHAY MARAACIGA NUUGAYSAA KUU BEENSHEEGTEE

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Месяц назад

    SNM ❤

  • @mohamedxasan9368
    @mohamedxasan9368 Месяц назад

    Snm dhiigayagaa qorayaan snm

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Месяц назад

    Waaa run ku lahaa kani isagiibaa wax fashilayay
    Muse iyo ina kaahin
    Hday siyad barre la shenayneem mxuu ku doodaaya markas

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n Месяц назад

    Maxaad kasodoonta youtube waxaa leh cadawga somaliland oo maalgashaday si looga teebiyo wax shacabka somaliland isku dira ciiro waa faqash markii dadka reer somaliland diyaaradah lagu duuqanayeey afweyne buu weelka u xalaayeey snm hadaan loodhaman waxaa kamaqnaa kuwii faqashtu ku adeedanasay snm markaay dalka xoorasay waay samaxdeey hadii nabada lawada ilaashanwayo kiiroon baa dalka u hadhi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuuuul iyo gobanimo snm taaloyi baanu idindhisana ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤ adeer kan ku warsanaya waxaa soo diray kooxda ku uruurtay wadani wadani waa meel ushaqaasa cadawga ee xukunka dalka halaga ilaaliyo

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Месяц назад

    Kan yar ee indhaha maydka ah lehi waa wariyayaasha lagu shubtay waana la fikir kuwaa cadowga ku ah somaaliland ee hadana inoo soo shaqo tagay allah haynaga qabto sharkooda dadkan aad moodo in dementia ku dhacday ee waxii dalkan iyo dadkan lagu sameeyay ilowsan caruuraha yar yarna si khalada wax ugu sheega.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Месяц назад

    SNM waa abihii somaliland halganka sidiisa dadna dawlada dulmiga wada ayay raacsan yihiin dadna dulmigaas baa ka soo horjeedsadan marka khasab maha hadii samaroon iyo dhulbahanta anay ku jirin in dad kale lagu qanciyo dalka dacab iyo dhiig baa loo shubay taariikhda SNM cidna ma tirtiri karto waa jiil to jiil waya ta kale tigraaga marku Ethopia ay qabsadan kuwii ku soo horjeeda iyo kuwii kale waa ku midaysan yihiin ethopia khasab maha hadii isaaq qudha xorayan dalka muhiimadu waa in nabad lagu noolado siyad abdula xasan iyo ismail mire ayaanu ku dhigana manhajka somaliland isaaqna ma tageeranayn arinta siyaadku waday hadana waa taariikh labaduna waa halgan kaasna ingiriis buu ka dagalamayay SNM dawladii malatariga ahayd ee dadkaaga laysay bay ka horayan dadkii dulmiga ay ku haysay we love SNM ❤

  • @maxamedsaleban9584
    @maxamedsaleban9584 Месяц назад

    Snm wxay dhashay s/land.ma ceeb bay noqotay.intas ayuun buu yidhi mudanuhu mida kale bidarta ayaa ku mash quli Saye Madigan og wxa lugu sugan yahay. Iyo halka lala marayo Niman kii snm sheegan jiray .snm tii rental ahayd ayaa liqday.c/risaq markii uu talabay.faqash ayey ahayeen.marka hadalba gam

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v Месяц назад

    Cirro waa caddaystay lkn qaran ma hogaamin karo orod xamar tag dheh.

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 Месяц назад

    Waanin dakharo kuyaalaan oo damqanaya waayo dawladiisii oo fashilantay ayuu arkayaa isbadaa waxkalee wasaaradiisii ayaa dayacan oo shaqaa laheedii mudaharaa dayaan
    iyagoo mushahar koodii doonaya markaa intaanu afhayeen unoqon wasaaradiisii caafimaadka meel hakaga waramo

  • @nuur3272
    @nuur3272 Месяц назад

    MM tv Dalka halaga qabto

  • @abdishakurfarhan1563
    @abdishakurfarhan1563 Месяц назад

    "dabnahoo gargariira iyo gaangida waxa keenta been"
    xukuumada kulmiye ee beenta iyo indho adayga inala soo hor fadhiya ee aan isla xishoonayn caqligeena ayay caayayaan waxqabad iyo horumar kama go'na hadalkiisa daa 7sano oo ay joogaan waxy qabteen ayay soo bandhigi garan laayihiin way ina ceebeeyeen somali oo idil mrka la isku daro dalka ugu hodansan ee ugu horumarka balaadhan ayaynu ahayn maantana waynu nahay lkn nusqaanteenu waa xisbigaa talada haya ee dawladnimada u yaqaana in loo boodboodo oo maalinba hotel la isugu nacnacleeyo

  • @user-sg5np8xe9h
    @user-sg5np8xe9h Месяц назад

    Nacnac muuse iyo maxamed kaahin waa snm maxaa labadoodaas oo qudhi ugu qadhaabtaan snm baanunahay soowkan axmed miri soowkan dhagawayne kuwaasaana waxay qabteen lagaranayaaye muuse iyo kaahin malintay lahaayeen waar hanadhaafaan

  • @mukhtarabdullahi8302
    @mukhtarabdullahi8302 Месяц назад

    Reerkiisi ba jabhada , Markasu Jabhad ba Buur Fuushay ka sheekaynaya , kaa yari waa anbad caadiya

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Месяц назад

    Kan wariyaha ah ciidanka sool kasoo baxay caqligiisu ma dhaafo waa dadka bariisku ka galay microphone ka ,

  • @munirkh
    @munirkh Месяц назад

    Pls shut down MM TV , they Are liers.

  • @user-nz5iz4mi4t
    @user-nz5iz4mi4t Месяц назад

    NINKA DIIDA HALGABKI ASALM LUUQ LUQ MAN KAW ADER NOOCAGA INAY BARIGA SOGADHAN BAY KUHABONAN LAHAD TOLOW NOCE UNOQON LAHA LUQMAN

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 Месяц назад

    wasiir walaahi soo noqon maysaan ee ha daalina

  • @calicumar7166
    @calicumar7166 Месяц назад

    Snm waxtigeedii lama joogo somalilnd ayaa dadka ka dhexeysa