Wafdiga Garad Kulmiye & Arimahay U socdeen Faah-faahin & Dhamabal Coladed oo Cirro ka yimi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 дек 2024

Комментарии • 148

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 13 часов назад +9

    Reer ssc khaatumoow odayaasha koofiyad bacle yaasha ahi haku sirmina cidii usoo walaayo dhiibatay ee soodirsatay isla iyaga ay soodirsadeen guryahoodii ayeey udaba mareen oo ay dadkoodii kuxasuuqayaan iyaga oo dhulbalaadhsi wada iidoor abaarso hala jilciyo inta uu aqligu uga soonoqonayo ee ay kamiyirsanayaan gun kibirtay karaacis mooyaane garawshiyo maleh 🇬🇲🇬🇶🇬🇲💯🍇☂️

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 10 часов назад +2

      Sax iyo run dhafoorada hdii aan la jebin dhimir ma yeeshaan Iidoor.

  • @abobasement346
    @abobasement346 14 часов назад +9

    idor waa Argagixisoh khyr ha kah sugin

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 2 часа назад

      Agaa😮 awaowga lacadaab

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 11 часов назад +5

    Yusro dhukuro Nabad bila shuruda ah xage tala war waxas wlhi wala isku dilaya idoor Nabad wax la dhho majirto

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 4 часа назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah will khatumo guul insha Allah

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 14 часов назад +5

    Guuul SSC Mahadsanid

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 9 часов назад +3

    Alle Umada Somaliyed iyo Umada islamka .ah.ba Quluubtooda Alle Haysu Sooduwo Aamin 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 8 часов назад +1

    Maansha Allaah waa wax fiican hadii la wada hadlo oo lays fahmo

  • @AbdiazizeImbrahim
    @AbdiazizeImbrahim 13 часов назад +3

    Aniga ooah beesha kumade ragaa ergada ah waxaan odhanlaha hala xidh xidho waayo istahilbay kuyihiin

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 14 часов назад +11

    Sidaas weeye Wariye
    GUUL IYO GOBANIMO DOWLADA SSC KHAATUMO STATE 🇸🇴🐴❤️

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 9 часов назад +1

    Isaaqqa itopia waxaannu Isla garannay inla la shaqeeyyo utopia iyo cagjar ok idinkuna waa inaad la shaqaysaan Somaliland insha'Allah ‼️‼️‼️‼️

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 8 часов назад

      Walaalow hana habaarin ragga Guriga Sultanka haweenay geliyey baad tihiin.
      Daarood in aanu Isaaq xukumo wax dhacaya,ma aha.
      Haddii Isaaq Daarood diido iyaga oo xukun anaguba kacararnay wax ka tirsanaya. waxase la yaable xumaan kasta waad nagu daydeen. Cid walba been been baad noola dhalateen.
      Daarood nabsiga waa iska duwaya oo weliba idin sabraya lakin ilahow aanu Isaaq Daarood xukumin ila masuulba ma aha.
      حسب الله و نعم الوكيل

  • @maxamedcabdiqani6132
    @maxamedcabdiqani6132 12 часов назад +1

    Ìsaaq Waa Inuu U Qabsooma Ciise iyo Samaroon Hadii Dhaqan Laga Hadlaayo. Nabad Alle Ha Dhexdhigo Walaalaha.

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 14 часов назад +2

    Nabadu nin walba waa u dan, balse,
    Nabad bilaa shuruud ahi ma jirto,
    Nabadu waxay imanaysaa, Marka
    Reer weliba deegaankiisa iyo maamulkiisa aamino .

  • @alinoor3226
    @alinoor3226 9 часов назад +1

    Well said.SSC Guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 7 часов назад +1

    Guul insha Allah

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 14 часов назад +3

    WAA SAX WARKYE

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w 11 часов назад

    Snm nabada bilaashuruuda ay sheegaan waa wixii berigii hore ay odhan jireen ayaana snm la aaminin

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 12 часов назад

    War niyahow dhulbahantaha ka hadla you tober
    Wax la fahmikaro haddalkiisa
    Adiga uN baan ku arka
    Waa wada Yacquub oo kale
    Iyo wax ka liita
    Laakiin waxaan idinsheegay
    Firdhiye iyo kooxdiisa
    Yaan khatumo lagu Aaminin
    Hadalkaygaygaa summed ayaan. U yeelayaa😊

  • @hassanismail9021
    @hassanismail9021 7 часов назад +1

    Masha alaah 👍

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 13 часов назад +2

    Aniguba waan isweydiiyey

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 5 часов назад

    That’s true you are right Nabada ma jirto

  • @ahhmed45-l5x
    @ahhmed45-l5x 14 часов назад +5

    Nagaad Tv anaa ogaden absame ah anaa kuu sheegaya u jeedada odayasha anaa kaa daba gaynaya markuu mustafe Hargaysa tagay caleemosaarkii buu ciro ku calaa calay oo oo ku yiri na dhex gala waxaana soo diray mustafe odayaashana waxaa ku jira kuwii dagaalkii qorilugud Jigjiga ka hadlay ee yiri waxaa is dagaalaya habar jeclo iyo dhulbahnte ma matalaan ogaden iyo absame toona sooryeeya oo iska soo caydhiya mahadsanid

    • @Sahal63
      @Sahal63 13 часов назад +1

      Umalayn maayo in cidi wax kaa weydiinayso, waxa odayaashani u sicdaan.

    • @sulemanali2019
      @sulemanali2019 9 часов назад

      J

  • @DhuuxIsnaciil
    @DhuuxIsnaciil 9 часов назад

    Waan salaamay waftida dhaqanka absame salaan kadib waxaan odhanlahaa raqbad kamahaysaa cida aad ergada kasidaan kuhoreeya dawacaale soonabadeeye

  • @abdirahmanabdullahi6177
    @abdirahmanabdullahi6177 14 часов назад +1

    Dhulbahante hadi khaldan yihin gacanta ayan qabanaynaa lkimse hadi laga khaldan yhy inay wax iska dhiciyan wan ku borinayna wana garab is taagaynaa.

  • @husseinadenabdalle5697
    @husseinadenabdalle5697 11 часов назад

    Qoladan daroodna ayub ama toljecle, irgo iidoor ha ugu dirsadeen

  • @YoungLeeku
    @YoungLeeku 12 часов назад

    waxaan ka baqayaa in aakhirka firdhiye la geeyo hargaysa 😢 ⚠️ ama Odayaasha Absame ay hargaysa hoos tagaanoo iidoor fa dh fadhiistaan😢😢😢 ⚠️🛑⚠️✋🛑✋sida ii muuqata ciro waa kufsadey caqliga odayaasha daarood , dad uu guryahaagii gubayoo bililiqaysanayo baa ergo soo dirtey waa caqli caay😢😢😢 waa ka xumahay tijaabada foosha xunee daarood lagu hayo.

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 13 часов назад +1

    Wax fiican weeye

  • @maryanhafow8792
    @maryanhafow8792 5 часов назад

    Koley garaad kulmiye garaad mahamed dool wiilwaal ssc khaatumo ma dulmayo baaquna waa labadowladood oo darisa iyo in xasaradaha wiilkii ay meelku arkaanba ay dilayaan ama xiranaya intaa ay jiijiyaan balse labo dowladood oo daris walaalnimo laguwada noolaado koley inankaya baaqkaleawado insha allah nabaduna waa wax fiican

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool Час назад

    Idoor ku w acay khatar ku yihiin Nabadda gees ka Africa waana as

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 14 часов назад +1

    WAA Munaafaq ciilan ah

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h 7 часов назад

    Maxey dhambal so qadayan iyagiba
    iidor dul fadhiyaye oo qorigodi lagu
    hayaye.?!!!!!!!!!!.

  • @YusufHassan-h9z
    @YusufHassan-h9z 10 часов назад

    Qaasimow waxaan umalaynayaa ciro muusaa dhaamey waayo
    Muuse wuxuu ahaa nin waalan laakiin
    Ciro wuxuu isku darsaday waali iyo nacasnimo

  • @fuadmohamed1055
    @fuadmohamed1055 10 часов назад

    Wallaahi Adduunka waxaan u jecelahay in aan Kala dhaqaaqno Dhulbahante aanan meela ku kulmin sida Falastine iyo ISRAEL xad adag Baloo sameeyo

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 10 часов назад

    Awal ma xukuumad baad ahaydeen, sawtan somali wareertay.

  • @YoungLeeku
    @YoungLeeku 12 часов назад

    Ciro waa Nin yaqaan sida caqliga daaroodku u yahay damiin 😢😢

  • @AadenYazin
    @AadenYazin 10 часов назад

    Asc ninka nabada diidow maxaad dirirta ku ogtahay

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 8 часов назад +1

    Nabad bilaa shuruud ah dhulbahantow qaata,nabad lama diido.

    • @AAli-k6h
      @AAli-k6h 4 часа назад

      Dagal bila shuuradanu hayna rer bila nadabow colaadba naas la nugo leh

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 часа назад

    Dhaqan. Iyo. Dawlad. Way. Wada socdaan. Waa. Laba qabiil. Oo. U baahan. Cid. Dhexdhexaadisa

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 14 часов назад

    adeer maanta maaha maalin nabad laga hadlo iyadoo dalkii badh maqan yahay ee dalka hala difaaco wax ba yaan laisxiijine isaaq baranay waxa ayahiin✌️

  • @abuomarhassan4035
    @abuomarhassan4035 14 часов назад +1

    Nagaadow horgal sheeg maxaa loola jeedaa ninwacan

  • @dahirjama8359
    @dahirjama8359 10 часов назад +1

    Darwiish D Dhalay

  • @natduinfo
    @natduinfo 14 часов назад

    Cirro wuxuu akhristay buuga Xasan Shiikh ee labaaale la dhaho. Itoobiya col baan nahay, mayee saaxiib, wafdi baa loo diray, mayee way nagu soo duushay. Bal adba. 😂😂😂

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 13 часов назад

    Iyadoo la ogaa wixii ay ka sameeyeen lascanod,adhicaddeeye,yagori,kalshaale sidee u odhan karaan "nabad bilaa shuruud ah"?

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 10 часов назад

      Waayo wey marqaansan yihiin snm tu😂

  • @hamda2342
    @hamda2342 33 минуты назад

    Aduunyooy..xaalka.be
    Tuko.maxbuus.😂😂😂😂😂😂
    Allaahu.akbar..oo.laguu.soo.
    Tuuray.garoowe..😂😂😂😂😂

  • @NajmoMoha-xg5mg
    @NajmoMoha-xg5mg 12 часов назад

    Afkaga,caano lagu qabay qaasimow bayj aad,akhriday yaabadala,madhih

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 13 часов назад

    war waxaay rabaan in aay intaay diyaar garoobayaan aay ina sii mash quuliyaan ee heegan ciidanku hsgalo hana lasoo afjaro ceerigaabo iyo inta xuduu maqan adwee

  • @khadijosalad5781
    @khadijosalad5781 11 часов назад

    Isaq yey ku hodin

  • @ali201005
    @ali201005 12 часов назад

    Jabhada gooni gosadka xaajada ergada ee so direen wa meer meeris la rabo in lugu sugo Dowlada cusub oo Maraykan. Wixi ka raja kabaan in dakaada Berbera in kuu badashan aqonsi. Badal qeedi, talada aan siin laha dowlada SSC iin ii noo soo xiido xuududeheena ee Ceerigabo ku jirto intan la gaadiin January 20, malintaa ee dowlada cusub oo Maraykan so galayso.

  • @abdi.jama1771
    @abdi.jama1771 10 часов назад

    Wax nabad bilaa sharud layirahdo ma jiran

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 9 часов назад

    masha Allah
    one love somali

  • @CabdiraxamaanYuusuf-ps1gq
    @CabdiraxamaanYuusuf-ps1gq 11 часов назад

    Inuu isdifaaco xaqbuu uleeyahay

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 13 часов назад

    Nabadii majireyso hadii mw cusub soo direy anagu ma ogolin waa inoo dagal

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 9 часов назад

    Amaad Tiraahdaa idoor iyo Muusaa usoo ergooday oo ay baal ama dhambaal nobada kasidaan??

  • @abuomarhassan4035
    @abuomarhassan4035 14 часов назад

    Nacam waxaadiidynabadii shuftadii ceergaabo ooqaxisy dadkoodii guryihiina kaqoty godad dadkiina hatigy waxakadhacy bililiqona sabab uah

  • @hawayamohamud9102
    @hawayamohamud9102 14 часов назад

    Nabada uu sheegayo horjooge Cirro. ma dagaalka iyo bara kicinta Ceerigaabo uu ka wadaa. ma sidaas baa nabadiisu. Nabadi ka dhicimayso Ceerigaabo ilaa iyo qoladan snm. Buurahii ay ka soo dageen aan ku celino. dhanka Laamigana Labida Gaatama la geeyo. markaas baan nabad kala hadli karnaa haddaan nahay reer Khaatumo.💙🇸🇴💙✌👍👏

    • @AbubakarAbdilahi-w3b
      @AbubakarAbdilahi-w3b 14 часов назад

      😂😂yaan laascaano uun Lagaa hoos qaadin Laac baa kuu baxay wleeee

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 14 часов назад

    Aduunkan wax bilaa shuruudi majiraan

  • @AleemZani-nw4xh
    @AleemZani-nw4xh 9 часов назад

    Reer tolkey dhulmahante Waxan leyahay digtonada inagu tala mahayno hadan nahay beesha ogaadeen
    Kofiyad xunta tala umahayso

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 12 часов назад

    Dacawo meel ay macal ku cuntay, macaluul ugu dhimatay. Dhulbahante Goojacade ayuu miyir iyo maan ba ku waayey.

  • @XamseAxmed-c1u
    @XamseAxmed-c1u 10 часов назад

    Hadaan lakala adkaan walee in aan dhulbahante nabad qaadanayni way dhamaatay intii aanu naqaanay kuwa inagu dhex nool yaan hoos loo geegin

  • @Salamin77
    @Salamin77 11 часов назад

    Mustaf Cagjar waxaan dhihi lahaa intaad SSC hawsheeda ka baxdid.argagixisada kugu soo duushay iska difaac.

  • @2023faaliye-sv4xr
    @2023faaliye-sv4xr 10 часов назад

    waar naacda iskadaayoo car diid nabada nacasyahow

    • @maryamali.
      @maryamali. 8 часов назад

      Fanlanow maad iloodeen 25,08,2023💪🏾💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🤣🤣

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 13 часов назад

    taasi hadaay jirto absame waa qaldan yahay inaay waxaa noo sooqaadaan waa qalad waayo waxa laaysku hayo waay ogyihiin ee sidee baay uyeelaan waxaan gaf baay naga galeen dhaqanka 9gaadeen iyo xukuumada daawlad daganku

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 10 часов назад

      Ogaadeen ma metalaan waayo waa Horgallo😢 hala eryo.

  • @MohamedGabgriel
    @MohamedGabgriel 7 часов назад

    HUWAN MUUQATA IYO MID QARSOONBA
    WAXBA YAAN LA
    WARWAREEGINE
    WAA HUBAAL IN AAN WAX NABAD AH LA HELAYN
    JEEROO LAKALA ADKAADO
    OO DHINAC LA MUQUUNIYO
    KU DARSADA
    DHUL LAKALA QABSADO OO LAISKU CELINAYAA MA JIRI DOONTO

  • @IsmaciilcRaxmaan-z5e
    @IsmaciilcRaxmaan-z5e 9 часов назад

    waryaa adeero warkaaga waa lanacey odayaasha Daaroodna waa la ogyahay isbaaheysi Isaaqe waxba kama qaadayeene weyku jabi😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fuadmohamed1055
    @fuadmohamed1055 10 часов назад

    Meel loo raaco maleh Dhulbahante

  • @Sahal63
    @Sahal63 13 часов назад

    Subxaan allah, Adeer hadalkaagu waa iska hor imanayaa, nabada reer SSC ma diidana, lkn tan waa diidaynaa ayaan u fahmay hadalkaaga, waar hoy alleh swt u noqo, oo waxaad gudbinayso ka fiirso, waar nabadu iyadoo bilaa shuruud ah yaanay dan u ahayn, wallaahay cid walba waa u dan , waar hoy adigu aakhiradaada u tudh, carrabka dalabta lehna ka ilbax .

  • @Burcaawi2471
    @Burcaawi2471 7 часов назад

    Dadkaa kaasii wadaad u yahay maxaad u malayn cawaamtoodaa xiqdigaa ninkaa la muuqdaa ee u cilin kari layahay ma qiyaasi kartid لا يحمل الحقد من تعلو به الرتب ولا ينال العلا من طبعه الغضب

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 9 часов назад

    Maanta cidina kaagama b baahi badna nabad adaa qaxoontiya kkkkkkk

  • @Afrolady12
    @Afrolady12 9 часов назад

    Kuwa lasoodiray ma dhagoolaa siday kuyeeleen nabad iyo shuruud la,aan xagee lagu arkay iidoor waa in lagadafeeyaa ceerigaabo

  • @maryansalabaan6773
    @maryansalabaan6773 2 часа назад

    Qasiin salan,sare,

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 8 часов назад

    Dhulbahante ma dawlad ayuu leeyahay.

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 13 часов назад

    Ciro basadiir aragnay oo waa asaasaq marka loo eego hadaladiisa is dabraynaya waana khal khalay odaygu muusaaba u dhaamay snm ta kkkk kani waa doqon asaasaqa basadiirku kkkkk

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 14 часов назад

    Saaxiib may ajayn inaad xaalkaas gudagasho waayo isimadu jawaab wey ku filanyihiin

  • @ismailahmed2165
    @ismailahmed2165 Час назад

    Ninyohow afxumada meesha kalatag xayawaanyohow

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 13 часов назад

    Garadku jijjiga kayimid fariinti.madaxwayneh crahmaan Ciro ayuu qaatay uu siday laascanod in nabada kaga dhaliyo oo in kooxaha laascanod baabiyey ay nabada si bilaa shuurud ah kuqaataan ssc means Somaliand waxkle waa nothing weeyi

  • @MursalAlaahi
    @MursalAlaahi 8 часов назад

    Waxa soo dilay G 21 ujeedkooduna waa weerar lagu qaado somaliland si looga hor tago Aqoonsiga somaliland, waanuna Ognahay waxay wadaan.

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 10 часов назад +1

    Runtii si faah faahsan ayaad noogu bayaamisey

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb 10 часов назад

    guurtida inoo timi gacalkeena weeye gogosha iyo sooryada waa in loo goleeyaa gob walaalaheenoo gurigooda yimid baa lagu soo galbinayaa hayeshee war gaabanoo iisoo gudbaa jiree ma run baa in godobqabee garcadaagan dhaqanka ah uu gaar usoo faray nabad dhagari garantaal garanse waayey gedgediyo xaajadu waa ila guracantee inagoo gardiid noqon bal aan dhowro gobo'diyo waxa lagu

  • @FathiOmarAdan
    @FathiOmarAdan 5 часов назад

    Bukaan bukaan dhalay

  • @keysaismail9696
    @keysaismail9696 5 часов назад

    Asc waar nin yahaw fyrintaanka hadalkaagu waa ereyo islaam, haddana qabyaalad baad u baxsataa, wasr naarta ogow ssc, snm iyo mid kalena ku janayn maayaane wax hunso

  • @RRUUSH
    @RRUUSH 14 часов назад

    Guul SSC

  • @NurJama-ct9tv
    @NurJama-ct9tv 5 часов назад

    Qofkii wax laga tabanayo dee shuruudba ma hayo lakiin kii wax tabanayey wixii loo gaystay oo aan looga garaabin ayuu qabaa oo weliba cay iyo hanjebadi u dheer tahay nabada sansankeedu wuu muuqdaa
    Markaa qoladan ergada soo dirtay sansan nabadeed kama muuqato markas weli nabadi dheer ta alla waa meesheda in alle bogooda burcad isu mariyo nabaduna cid walba waa u dan

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed 15 часов назад

    Ninkii Roonbaa. Rerkii. U hadheye

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 13 часов назад

    Munaafaq garaad qoti

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 13 часов назад

    Iidooer waxay soomaali ugu necenmb yihii ssc/Dds markaa waalayaab dad aad u neceb tahay sidaad ugu qanici kartaa waa layaab.
    War hoy iidoor sheekadiisa halla tuuro Daaroodoow .
    Iidoor wuxuu rabaa waxviska celin keliya waa talo dhanaadkeed.

  • @laylaxuseen-i7s
    @laylaxuseen-i7s 14 часов назад

    Ay ay wasay munaafa xanuun baa ku haya

  • @odayafrikaan1266
    @odayafrikaan1266 12 часов назад

    Hal dagmo oo hal halreer dago ayaa dawlad lagu sheegayaa hhhhhhhh

  • @AhmedAli-nr2tz
    @AhmedAli-nr2tz 10 часов назад

    Wefdigu waxay usocdeen dagaal ooga waayo jigjiga dhulbahabtaa aaday maantana Arab Naga cesha dhulbahantane afkaaga ceeri bas ubaahan hiil

  • @ISMAACIILKAYSE
    @ISMAACIILKAYSE 10 часов назад

    kani waxayawaan

    • @AminaAli-ft9tk
      @AminaAli-ft9tk 9 часов назад

      gar xuma la dhah. NAIROBI Ku raashin cuna. wx uu cayda iyo beenta yuutubka ka helo buu quuta

  • @mighty3846
    @mighty3846 8 часов назад

    Cirro wuxuu kaadhka ictiraaf doonka marsanayaa reer SSC KHASTUMO. Haddii nabadaa lagu deg dego waa inay ku timaado keliya isaga oo ku dhawaaqa inaysan SSC KHAATUMO doonayn inay ka go’do Soomaaliya. Wixii ka so keeyaa waa waxyeelo

  • @AbubakarAbdilahi-w3b
    @AbubakarAbdilahi-w3b 14 часов назад

    😂😂😂Waar diyaar ba uma hadhsana Wey dhamaatay Madax salaaxi Gogol Dhabadeed 💵 Oo taa Garaadadiina walfey lasiiyo Baa ku xidhan Hadii Kle Washmsi U diyaar garooba Idinkuunga weerara Anku Difaac baanu ku jirney Hadaa Weerarka Xataa Habeenkii baa Madaaficda leys dhaafsanaya

  • @Aadanxuuseen.aadanubaxale
    @Aadanxuuseen.aadanubaxale 9 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂nacas.kkkk

  • @maxmudmaxamud
    @maxmudmaxamud 14 часов назад

    Nabad. Sinaan cadaalad ma kala haraan. Xuquuqda ceerigaabo in loo sinaado qolo waliba daanteeda maamulato garxejis ma ogola.iyana waxaa cadaalad daro ah dhinacna ay ka socoto bililiqo iyo maatadoo la barakiciyo dhanka kalena ay ergo soo dirsadaan. Iyana waa cadaalad daro.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 8 часов назад

    Hadii la biliqaysanayey adiga maxaa CEERIFAABO KU GEEYEY

  • @FathiOmarAdan
    @FathiOmarAdan 5 часов назад

    Calan dameerle

    • @safiyaali8502
      @safiyaali8502 5 часов назад

      Calan qudaarle tufaax barbarooni iyo basbaasle

  • @abdinajibmahamud-sb4ie
    @abdinajibmahamud-sb4ie 14 часов назад

    Kkkk huwanta garadka ha naga cebayn

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 8 часов назад

    Iga qabta ma aha ee waa iikeena
    Hadii aay keeni weeydaana
    Ogaada waala dagalamayaaye
    Ileen waxaa dhinacsocota 2 arimood oo dagaal uu u diyaarsan yahay
    NABAD BILAASHURUUDA IYO
    CIIDANKAYGU HA DIFAACAAN DALKA IYO DADKA
    TAASINA WAA HANJABAAD HORLEH

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 12 часов назад

    Munaafaq

  • @AAli-k6h
    @AAli-k6h 4 часа назад

    Wax kale ma jirene wa jn ssc khatumo lagu mashquliyo nabad iyo waxan Sal lahen inta dagalka ceerigabo ay uso buuxsanayan dagalna wa jiraya Ila inta rer bila nasab e snm inta ay ssc khatumo modayan inay snm Ka Mid yihin inshallah dagal beynu jirnaye nabad ninki ka hadla madaxa halaga toodto midakale nabad idor inta kaga yelp colad Kama yelan ee dagalka ceerigabo inay wada o gegi dagal aynu ka dhigno inshallah

  • @haydar378
    @haydar378 10 часов назад

    Isaaq waa u midoobay dagaal Daarood meel walba oo iska soo gaadhno

  • @umalkhayrcali9280
    @umalkhayrcali9280 7 часов назад

    Jaalle qabyaaladiiste SNM haddaad somaliland uga jeedo, maxaad puntland ugu sheegi weeydeey SSDF?