QUDBADII CAFI WALAALKAA EE STADIUM KOONIS - SHEIKH KENYAAWI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 янв 2019
  • Tani waa talaaabo ku cusub dadyowga Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho iyo Gobalada kale ee dalka ku sugan, kaddib markii Muxaadaro Diini ah oo dhowr qeybood leh balse ciwaankeedeeda ugu weyn uu ahaa Cafi Walaalkaa uu magaalada Muqdisho ku qabtay Sheekh Maxamad Ibraahim Keynyaawi.
    Dadweyne ka badan 10 kun ayaa isugu soo baxey Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, gaar ahaan garoonka Koonis Stadium si ay uga faaaideystaan Muxaadarada Diiniga ee Sheeekha.
    EXCLUSIVE VIDEO! Astaan TV
    Subscribe to our channel for more videos and updates. THANK YOU FOR SUBSCRIBING.

Комментарии • 21

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 5 лет назад +4

    Masha Allah tabarakallah Shukran sheikh jazakallahu kheeyraa ilahaay haku xafido walahi waan qiiroday allow inah cafi yaa raabi 😭😭😭 sheikh allah dartii ayaan ku jacelahay alle haku xafido.

  • @cabdidaruus8576
    @cabdidaruus8576 4 года назад +1

    MASHALLAH mashallah Wllhy wanjecelahay wlllhy alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 5 лет назад +2

    جزاكم الله خير ❤
    وجزاكم مثله
    نفع الله بنا وبكم

  • @cabdidaruus8576
    @cabdidaruus8576 4 года назад +1

    Sh kinyaawi wanjecelahay wlllhy alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar

  • @aminafaizal754
    @aminafaizal754 5 лет назад +1

    mash Allah sheekh fcn

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 5 лет назад +2

    Allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar sheikh jazakallahu kheeyraa...

    • @cabdidaruus8576
      @cabdidaruus8576 4 года назад +1

      MASHALLAH mashallah ALAAH wlllhy wanjecelahay wlllhy alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar

  • @ummuayham7268
    @ummuayham7268 5 лет назад +2

    Mashaallah illahey haku barakeyo sheeq kinyawi

  • @sadampatto5845
    @sadampatto5845 5 лет назад +3

    Mzha allah
    Sheekh kenyawi allah yaa baarik

  • @muscabahmed9283
    @muscabahmed9283 5 лет назад +1

    MAasha allaah ilaahay haku baraleeyo ilaa hay hamu awaal mariyo

  • @younkoo8005
    @younkoo8005 5 лет назад +1

    Masha’allah Shiikh thanks appreciate that

  • @adancade9698
    @adancade9698 5 лет назад +3

    Masha allah

  • @suleimanahmed7522
    @suleimanahmed7522 5 лет назад +3

    Masha Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maryansiciid8555
    @maryansiciid8555 5 лет назад +1

    Waxay aahayd malin ugu horaysay ee aan arko keenyaawi

  • @Somali-One
    @Somali-One 5 лет назад +1

    Waxaa hubaa Muqdisho inay caafimaadey, guulaysta oo cadawgeenu waa mide allaha jabiyo, anagu hadaa is cafino cadaw nasoo galaya majiro

  • @safiahassan2229
    @safiahassan2229 5 лет назад +1

    Allow Ku xafid

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 5 лет назад +3

    ILAAHOW NA CAFI ILAAHOW QALBIGEYNA CAFIS KU ABUUR ILAAHOW SOOMALI ISKU FUR LAABTOODA WALAALAYAAL AAN IS CAFINO

  • @jawahirhajiow8792
    @jawahirhajiow8792 5 лет назад +2

    ManahaAllha shukaran sheikh keyawey

    • @dacwadhafaafichanel444
      @dacwadhafaafichanel444 5 лет назад +1

      Manssha allah allah jaanadha haku gaaliyo insha allah allah haku xifdhiyo

  • @Somali-One
    @Somali-One 5 лет назад +1

    Inta dislike siisay Maahin dad Islam ah