QISADII DHAXMARTAY XAJAAJ IBN YUSUF ATHAQAFI IYO WIIL YAR

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 янв 2020
  • Qiso dhex martay Xajaaj bn Yusuf oo ahaa amiirkii Ciraaq iyo Shaam iyo wiil yar oo Ilaahay xikmad iyo cilmi ku manaystay oo ka dhashay qabiilka reer banu Haashim.
    Qisadani waxay dhax martay Xajaj binu Yuusuf al-saqafi oo aad wada garanysaan oo amiir ka ahaa dhulka ciraaq dawladii umaawiyiinta xiligeedii iyo will yar oo ka dhashay reer Binu Haashi, xajaaj waxaa abtiyaal uahaa reer binu umaya oo mucaawiye ka dhashay, wiilkuna waxaa uu isir ahaan ka soo jeeday binu haashi oo cali binu abuu daalib ka soo jeedo dagaalna uu ka dhaxeeyay labdan qolo ee reer binu haashim iyo reer binu umaya.
    Qisadu waxay ku bilaabmaysaa in maalin maalmaha ka mida ah uu xajaaj binu yusuf alsaqafi oo amiir ka ahaa wadanka ciraaq uu maalin u baxay ugaadhisi si uu ugaadhsi u soo samaysto,xajaaj markii uu banaanka magaalda uu maraayo ayaa waxa uu la kulmay wiil yar oo gacanta ku haya xadhig ay sagaal EY ku xidhan yihiin, xajaaj waxa uu soo dul istaagay wiilkii yaraa waxaana uu waydiiyay suaal, waxa uu yidhi wiilyahow yari maxaad samaynaysaa.
    wiilkii yaraa inta uu kor u eegaybuu waxa uu yidhi waxaad ii sidaa war aanan ku farxin,waxaad igu eegatay idhodadka lagu liido,waxaad igula hadashay hadal islawayni ku jirto,hadalkaagu ruux isla wayn buu u eg yahay, caqligaaguguna caqli dameer buu u eg yahay, xajaaj waxa uuyidhi ima garanaysid miyaa?Wiilkii yaraa waxa uu yidhi wajigaaga madawgiisa ayaan kugu gartay markaad hadal igu bilawday adigoo i salaamin, xajaaj waxa uu yidhi waar hooge soow ma ogadi inaan xajaaj binu yuusuf ahay? Wiilkii yaraa waxa uu yidhi illahay gurigaaga ma soo dhaweeyo, martidaadana kuuma sooro, hadal badnidaa oo karaamo darnidaa.
    Subscribe to our channel for more videos and updates. THANK YOU FOR SUBSCRIBING.

Комментарии • 298

  • @CabdiQaadir-zt8vv
    @CabdiQaadir-zt8vv 2 месяца назад +5

    M.a wllhi waa qiso wngsn 2019 ilaa hada dhageestaa 2024❤

  • @orsan602
    @orsan602 4 года назад +22

    Masha alah waa qiso cajiib ah

  • @zainzaki135
    @zainzaki135 3 года назад +27

    Mashalah allh wa qiiso mcn 2010 ilaa iyo hadda wan dhagesta Kama Dali ❤️ 2020

  • @filsanbeoutisalon7393
    @filsanbeoutisalon7393 3 года назад +19

    Mansha Allaah run ahanti wyfcnthy qisadn oo xamparsan mansha Allaah alle ha kuxafto intad noshahy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muparikabdi1533
    @muparikabdi1533 3 года назад +11

    Masha Allah

  • @sagalnuur-hx8jw
    @sagalnuur-hx8jw 3 дня назад +1

    masha allah walahi waa qiso macn alle diinta wanaagsan hanagu hagaajiye

  • @fadumo.hassani1333
    @fadumo.hassani1333 4 года назад +73

    Masha alah waa qiso fcn wllhi 2013 ilaa iyo 2020 wan dhageysanaya wana jeclahay mar walbo in an dhageysto

  • @Zihaameyyyy
    @Zihaameyyyy Год назад +13

    Anoo yar oo waxna aanan kafahmi karin dhageysan jiray wlhi lkn hada alxm wax badan kafahmay ماشاء❤❤❤

  • @quruxbadhan8053
    @quruxbadhan8053 4 года назад +39

    Shukran wll

  • @abaadirmahmedofficiall2515
    @abaadirmahmedofficiall2515 4 года назад +66

    Masha allh wa qiiso mcn 2006 ilaa iyo hadda Wan dhagesta kama dalo❤️2020 🤞

  • @HoygaXaqiiqda.
    @HoygaXaqiiqda. 4 года назад +40

    Mashalah alle ha ku barakeeyo sheekh
    Suaalo farabadan oo haddi ay iga horyimaadan kaga jawaabo baan ka faaidaysaty alle ha ku karaameryo inshalah
    Noo soo badi qisooyinka inshalh

  • @hibo.salebanadam4025
    @hibo.salebanadam4025 4 года назад +24

    Masha.alh

  • @mushtaaqaxmed9660
    @mushtaaqaxmed9660 8 месяцев назад +4

    Baraka Allaha
    Fiik
    Waaqiso
    Wanaagsan
    Masha allah
    Walaal

  • @ayuubmaxamuudmohamuud309
    @ayuubmaxamuudmohamuud309 3 года назад +10

    Wiilka xikmada badan waaye

  • @axmedeymaow1872
    @axmedeymaow1872 3 года назад +6

    Masha allah

  • @AYMANALIAHMETH-rq6gs
    @AYMANALIAHMETH-rq6gs Год назад +5

    Mash Allah 💯 wllo sobadi 🥰😇😊

  • @abdykafi
    @abdykafi Год назад +6

    Masha Allah waqiso macan

  • @mssfaluuja3243
    @mssfaluuja3243 4 месяца назад +5

    Wlhi ano yar ah dhageesan jirey aa nan wax ba ka fahmey nin hdana alx❤😊

  • @raaqiyahmohamedloved6312
    @raaqiyahmohamedloved6312 3 года назад +8

    Masha allah qiso aad mcn

  • @drsdeeqacabdirisaqxasan9286
    @drsdeeqacabdirisaqxasan9286 3 года назад +9

    Mashaalla qiiso mcn weeye

  • @user-dj7dp3bj9o
    @user-dj7dp3bj9o Год назад +5

    Masha allah waaqiso fiican 2019 ilaa hada ayaan aandha geeysanaayaa😢😢

  • @hibocabdinasirhibocabdinas2812
    @hibocabdinasirhibocabdinas2812 4 года назад +15

    Baaraka allha

  • @haashimoffcial5545
    @haashimoffcial5545 9 месяцев назад +72

    2014 ilaa 2023 hadaad daawaneyso halmar igula sali Xabiibkena mohamed scw scw 😢❤

    • @HacawoSamow
      @HacawoSamow 8 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Kiinmuxumad-fo7or
      @Kiinmuxumad-fo7or 4 месяца назад +1

      Scw❤❤❤

    • @XOG_GOOB
      @XOG_GOOB 3 месяца назад +2

      Scw

    • @adnabashir7218
      @adnabashir7218 3 месяца назад +1

      Scw scw ❤❤❤

    • @Umaymomuuse
      @Umaymomuuse 3 месяца назад +1

      Scw scw scw 😢 2024😩🥺

  • @AmalMohamed-wp8by
    @AmalMohamed-wp8by 3 месяца назад +2

    Jazaka Allah kheir

  • @faatimaandliibaan9748
    @faatimaandliibaan9748 4 года назад +11

    Ma.a

  • @inacabdicade6209
    @inacabdicade6209 4 года назад +15

    Masha allaha

  • @jimcaaleciid3928
    @jimcaaleciid3928 Год назад +11

    الله اكبر ❤

  • @xawamaxamuud4646
    @xawamaxamuud4646 3 года назад +9

    Qisadan adunka ugu jclhy wlhi😊😊😊😊

  • @abdirahmanali4795
    @abdirahmanali4795 4 года назад +21

    Cajib

  • @user-zq2wp5yg8m
    @user-zq2wp5yg8m 3 месяца назад +3

    Maasha. ALLAAh waxaandhagaysanaayeey 2011 hadhokabacdi waabawaaye waxaanahelay hada oah2024 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @marinmohamed9276
    @marinmohamed9276 3 года назад +16

    Mashaallah

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 месяца назад +1

    Jazakalaah masnsha Alaah

  • @user-cw2dt6gd5m
    @user-cw2dt6gd5m 11 месяцев назад +4

    walahi waa qiso mcn 😊😊😊

  • @dirisleofficial5945
    @dirisleofficial5945 4 года назад +41

    Wilka yaree keep going
    Inta igu raacsan like iisaara fadlan allahu akbar allahu akbar caqli badnaa wiilku hada ilaa 2018 2020
    Waan dhagaystaa kkkk hhhhhh
    😣😣😣😣😪😪😪😤😤😤😤😢😢😢

  • @baxsan2086
    @baxsan2086 4 года назад +26

    Mash alllh cunug aqli bdan

    • @gannonremington9167
      @gannonremington9167 2 года назад

      you all probably dont give a damn but does anybody know a way to get back into an instagram account??
      I was dumb lost the login password. I would appreciate any tips you can offer me!

  • @siciidneyga8497
    @siciidneyga8497 3 года назад +7

    M.a

  • @laamicacabdi3549
    @laamicacabdi3549 4 года назад +27

    Mnsha allah

    • @faatimaandliibaan9748
      @faatimaandliibaan9748 4 года назад +1

      Masha allah waqiso cajiib badan

    • @asmaindho8860
      @asmaindho8860 3 года назад

      @@faatimaandliibaan9748 22&@@@!77722*7𝕨𝕨𝕒♧︎︎︎ʕ•ᴥ•ʔ(●’◡’●)ノ╭∩╮(ಠ_ಠ)╭∩╮╭∩╮(ಠ_ಠ)╭∩╮╭∩╮(ಠ_ಠ)╭∩╮ฅ^•ﻌ•^ฅʕ•ᴥ•ʔ

  • @fadumohappy6224
    @fadumohappy6224 3 года назад +8

    masha allah waqiso macan badan wanjeclahay markasta wandhagesta

  • @huckaherci
    @huckaherci 7 месяцев назад +3

    Qisadan anigoo yar kuleeej ku jira dhageystay sidaas oo tahay markale waxa u dhageystay anigoo weligey maqlin ❤ macha Allah Ilaah aqliga iyo cilmigisa oo kale hanasiiso

  • @arahman7990
    @arahman7990 Год назад +3

    ماشاءالله تبارك الله

  • @mohamednoor3692
    @mohamednoor3692 3 года назад +6

    ok

  • @somalipubgmobile9260
    @somalipubgmobile9260 3 года назад +14

    Mashalih

  • @IfrahAden-xc8zt
    @IfrahAden-xc8zt 4 месяца назад +2

    Manshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuurcade4693
    @nuurcade4693 Год назад +6

    M.a wllhi waa qiso wanaagsan 2016 ilaa 2023 waan dhageystaa xaqiiqdii waa qiso ku tusaysa in aad naftaada ku kalsoonaato

    • @Zihaameyyyy
      @Zihaameyyyy Год назад +1

      Anigabo Waxaan dhageysan jiray anoo waxna kafahmi jirin ilaa hada waan dhageysanoyaa m.a🤜💞

  • @hassanahmed-gw1xy
    @hassanahmed-gw1xy 2 года назад +7

    2010 ilaaa 2021 dhageysanaa MBA ka daalo wlh 😩❤️❤️❤️❤️😂😂

  • @footballskillsfan1044
    @footballskillsfan1044 3 года назад +10

    M.a waan jeclahay qisadaan

  • @bashiirgeelqaad5002
    @bashiirgeelqaad5002 3 года назад +7

    manshalh😓1010........alahuagbar......qiso..cajibah.

  • @canabmohamed7248
    @canabmohamed7248 3 года назад +7

    Ilaahay ayaa xumaan kanasahan

  • @AnasAli.10
    @AnasAli.10 16 дней назад

    Masha Allah wa qiso cajib ah 2024 dhagesanaya

  • @abdiyareahmed9521
    @abdiyareahmed9521 2 года назад +5

    Mashaa Allaah waaqiso Xikmad bdn laga baran karo

  • @AyaanGorgor
    @AyaanGorgor 6 дней назад

    M.a waa qiso fcn❤❤❤❤❤

  • @COACH_NACHI
    @COACH_NACHI 3 года назад +11

    Waa qiso aad io aad umac 2014 ilaa 2020 ayaan dhageysanaya

  • @HabibaAhmed-kb7le
    @HabibaAhmed-kb7le 2 месяца назад +1

    Mashaalah

  • @IsraNada-jg2dm
    @IsraNada-jg2dm 29 дней назад +1

    Mashalha❤❤🎉

  • @user-tg8ne6gk4c
    @user-tg8ne6gk4c 9 месяцев назад +1

    M.a sheikh Allah hakubarajeya

  • @kakaabdulahi9935
    @kakaabdulahi9935 3 месяца назад +1

    M.a allaah wllo ❤❤

  • @zamzamshmuuse4939
    @zamzamshmuuse4939 4 года назад +9

    maansha Allaah

  • @global-world831
    @global-world831 3 года назад +6

    Sheeka tafsiiraya magaciis

  • @nadifoomar878
    @nadifoomar878 3 года назад +7

    Mashaallha

  • @Caate44
    @Caate44 7 месяцев назад +1

    Masha Allah ilaa yaranteydi ayaan dhagesan jiray ❤

  • @mohanadasad8961
    @mohanadasad8961 Год назад

    Ma shallah wa qiso 👨

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 3 месяца назад

    Qiso cajiib ah

  • @user-cx9tk4uz5f
    @user-cx9tk4uz5f Месяц назад

    Mshllh jeska Allhu khyru❤

  • @IsraNada-jg2dm
    @IsraNada-jg2dm 29 дней назад

    Mashalaha❤❤❤❤😊

  • @yusufgazz
    @yusufgazz 3 месяца назад

    MashAllah ❤

  • @DaahiMaxamuud
    @DaahiMaxamuud 9 дней назад

    Guul

  • @sasqarimdiis8482
    @sasqarimdiis8482 3 года назад +10

    Waxaan maqli jiray waagi aan yara maant mobile aan leeyahy ka daawanaya 24th DEC 2020.

  • @DaahiMaxamuud
    @DaahiMaxamuud 9 дней назад

    Mashalah mashalah

  • @nimcoamar8308
    @nimcoamar8308 3 года назад +8

    Manshalah

  • @CabduqaadirHassan-eu1lj
    @CabduqaadirHassan-eu1lj Месяц назад

    Masha allha❤❤❤

  • @SucaadAli-zq8jy
    @SucaadAli-zq8jy Месяц назад

    Mashalah

  • @user-ur6bz1hl6k
    @user-ur6bz1hl6k 3 месяца назад

    Masha allah❤

  • @rashiidrashkavip7488
    @rashiidrashkavip7488 2 года назад

    Maashaa allh

  • @arahman7990
    @arahman7990 Год назад +3

    الله أكبر

  • @XajiDhaqane
    @XajiDhaqane 17 дней назад

    M.a allah❤❤❤❤

  • @AymanAliaxmed
    @AymanAliaxmed 6 дней назад

    Mash allle 🎉❤

  • @naziimmowliid5401
    @naziimmowliid5401 3 года назад +6

    Masha allh

  • @omarnuh
    @omarnuh 3 месяца назад

    Alaihi Afdhalu Salatu Wasallam
    Sallallahu Alaihi Wasallam
    Sayidu Ambiya en Mursalin
    Khatimul Ambiya
    Kheyru Khalqillah
    Naxibak Jiddan Yaa Habiballah

  • @user-nb1dg6nd7v
    @user-nb1dg6nd7v 4 месяца назад

    mashalaah wll qaali ilàahey kubarakèeyo wll macaan

  • @mahamedahmed5449
    @mahamedahmed5449 2 месяца назад

    Mashallah

  • @mushtaaqaxmed9660
    @mushtaaqaxmed9660 8 месяцев назад

    Love you for every one

  • @dalxureye
    @dalxureye 3 месяца назад

    Walalo qisidii kale plz❤

  • @xayaatiicafimaad6745
    @xayaatiicafimaad6745 7 месяцев назад

    ma shallh

  • @inaheebaancnajiipalfa6075
    @inaheebaancnajiipalfa6075 3 года назад +8

    Ku Sali nabi moxamed

  • @user-pz7ug5bt6r
    @user-pz7ug5bt6r 2 месяца назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @aamsheikh
    @aamsheikh 2 месяца назад +1

    Markii ragaa is haysaan inta xukunka qabsadaan riwaayado kaa alifaan oy hirgasho waa iska sidaan ookale.
    Tana qaata
    Xajaajna taariikhdiisa dhabtaa oon cabaasiyiinta casarkoodii laqorin raasha,

  • @user-df3ks5ze8q
    @user-df3ks5ze8q 11 месяцев назад

    الله أكبر ❤❤

  • @abdulkadircabdulahi4297
    @abdulkadircabdulahi4297 3 года назад +5

    Sheekhan magaciis fadlan

    • @Ayeeyo912
      @Ayeeyo912 8 месяцев назад

      Wll ma heshay shikha quranka akhrinayo magacisa

  • @mazlahofficial7248
    @mazlahofficial7248 3 года назад +10

    Wllhi qiso aan inaba caadi ahyn kaliya waxa ay u qalantaa 1m views

  • @ubaxaragsan5688
    @ubaxaragsan5688 Год назад +1

    M.a ♥️♥️❤❤😘😘

  • @dukkoqumbi
    @dukkoqumbi Год назад +1

    Scw

  • @somatit6817
    @somatit6817 2 месяца назад

    Sheekha aayadaha quraanka aqrinaya magaciisa ii sheega walaalayaal.

  • @iftaaxmaxamed105
    @iftaaxmaxamed105 6 месяцев назад +1

    walha waaqiso mcn

  • @Abdirizak257
    @Abdirizak257 3 года назад +9

    Asc sheikh maad nooshegi kartaa sheekhan magaciisa oo buxa qisada akhrinaya

    • @Ayeeyo912
      @Ayeeyo912 8 месяцев назад

      Wll shikha quranka akhrinayo magacisa ma taqaan

    • @ifrahhamdi
      @ifrahhamdi 2 месяца назад

      Sheikha quranka aqrinaya magicasa ubahna

  • @ayaanmaxamed9131
    @ayaanmaxamed9131 5 месяцев назад

    Sheekha magacii

  • @abdinuur2508
    @abdinuur2508 2 года назад +2

    Abdinuur Ali shire

  • @user-hc2ij8gc3k
    @user-hc2ij8gc3k 3 месяца назад

    ALLAHU AKBAR

  • @mohamedaltaofficial5744
    @mohamedaltaofficial5744 3 года назад +8

    Wlhi 2014 ilaa 2021 dhagaysana iska jeclahay m.a

  • @safiyororaye1641
    @safiyororaye1641 2 месяца назад

    Qisadaan ustaadka sheegaya alshabaab ayaa ku dilay xamar allah U naxariisto paltalk ayuu ka sheegi jiray isagoo south Africa joogey kadib xamar ayuu adey oo ay dileen alshabaab

  • @bashiirgeelqaad5002
    @bashiirgeelqaad5002 3 года назад +6

    manshalh🙏🙏1010weyan.axaxax