Kaftanka Siyaasadda "Arinta Badda Soomaaliya oo weji cusub galay iyo Xog Culus

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Kaftanka Siyaasadda "Arinta Badda Soomaaliya oo weji cusub galay iyo Xog Culus

Комментарии • 96

  • @dinulislaam
    @dinulislaam 7 месяцев назад +7

    Somalia allow u naxriisto 😢😢😢😢

  • @nawal-xw8vm
    @nawal-xw8vm 7 месяцев назад +7

    MadaxwYe Hassan sh waxan ku taageegnay heshiiska dadkuns wayku farxeen 🎉🎉

  • @Vonaark28
    @Vonaark28 7 месяцев назад +5

    Cali Xaraare waa faaladii ugu wanaagsanayd oo aan BARNAMIJKAAGA ka dhagaysto in muddo ah. keep up the good work.

  • @doonmedia6512
    @doonmedia6512 7 месяцев назад +1

    Ilaahey baa na lehe Cali Xaraarow heshiiskaani aniga iyo samaalida kale ee an isku raaska nahay inta an warqabo aad iyo aad ayeynu ugu riyaaqnay, waana heshiiska kaliya oo ay dowladda m. w. Xasan Shiikh inta ay jirtay waxa ay heshiisyo gashay waa midka qura ee ummaddu madaxa u wada ruxday

  • @garada6921
    @garada6921 7 месяцев назад

    ❤ love Saxafi Ali xaraare iyo saaxiib kiisa cusub

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 7 месяцев назад +6

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @dinulislaam
    @dinulislaam 7 месяцев назад +2

    Scw

  • @CountryCountdown
    @CountryCountdown 7 месяцев назад

    Guuuul Somaliya❤❤❤❤❤❤

  • @garada6921
    @garada6921 7 месяцев назад

    SOOMALIYA WAXAY LA MID TAHAY DIIN KII HILIBKA BILAA DABOOLKA AHAA EE AY U TASHADEEN HABAR DUGAAG OO LAYIRI WAAGU HADUU BARYO IN LAGU JARMAADO OO LAGA DHERGO HILIB KIISA KADIB DIINKII ILAAHAY WAY DIISTAY IN ILAAHAY SHARTOODA UU KASOO GAARO OO ALE DIFAAC NAFSI SIIYO OO ALLE KA AQBALAY BAR YADIISII OO ALLE QOLOFKA ADAG EE QALALAN ILAAH SAQ DHEXE KAGA DABOOLAY CADOWGIISII OO AH HABAR DUGAAG OO DHAN EE UU ILAAHAY KU XAMDI NAQAY EE SOOMALI YEEY ILAAHAY UMAHAD NAQA OO ALLE DARTII IYO DANTIINA U MIDEEBO I LOVE ❤️ ALL MY HOME LAND SOOMALIYA LOVE ❤️ MY GOVERMANTY

  • @AmonaSalih-hm6pe
    @AmonaSalih-hm6pe 7 месяцев назад

    Masha allaah ali waa runta emait ninan aqon baa isudhibta❤❤❤❤

  • @dargo114
    @dargo114 7 месяцев назад

    Mashaa-Allah, isha karidey. Masar waa tuug aatiri guriga ii ilaali.

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 7 месяцев назад

    🇸🇴🫡🇹🇷🫡🦁🦁guul guul somaliya 💎

  • @Daryeelnaftaada
    @Daryeelnaftaada 7 месяцев назад +1

    Aad iyo aad hambalyo max weynaha iyo shacabkeena 😇

  • @farxanrafle2412
    @farxanrafle2412 7 месяцев назад

    Caloow gi'iwaaye waa runtaa ee allow xildhibaanadan tuugada ah naga qabo amiin Amiin

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 7 месяцев назад

    Mnsha allah caliyow waa runtaa, masar ilaahay nama hoos gayn,waa adoo tuugii ku dhici lahaa la heshiiyay

  • @AmonaSalih-hm6pe
    @AmonaSalih-hm6pe 7 месяцев назад

    Sarakishi somaliya ee cidanka bada waa buxan ee halo yeso xassan sheikh u shega yaa ali

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 7 месяцев назад

    Cali xaraare mahadsanid wadani ayad tahay wixi dalka dan uu ah bulshada somaliyeed kuu wacyi gili adigo mahadsan our brother turkey we share our resources oil 🛢 fish 🐟 everything 50/50 lakin ethiopia 🇪🇹 xog ayaay wax kuu raban blse lafti naga adis ababa ayaay axmaro kaa heysata haa soo dhacsasan

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 7 месяцев назад

    Turkey dantiisuu wataa ee Somaliya dan uma wado waana la arki doonaa.

  • @abdisharmarke8934
    @abdisharmarke8934 7 месяцев назад +1

    Cali xarare wadaniga dhabta ah
    Wariye sare 👌
    Si wayoaragnimo le ayad wa u falaanqaysaysa 👍
    Gulayso

  • @Burco.
    @Burco. 7 месяцев назад

    Kaftan siyaasad xog badan oo muhiim ah baan laga fahmi karaa

  • @hassanabdikarim2083
    @hassanabdikarim2083 7 месяцев назад

    Sheikh shariif bal horta sharaftiisa ha ilaashado si sharaftiosa ha ilaashado.

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 7 месяцев назад

    Imaaraat waa kansar faris ah

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 7 месяцев назад +1

    Wershada laasqoray kaluunka ugu horaysa horta

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 7 месяцев назад

    Wey badan yihii kuwa lafta nagaa u shaqeeyaa waana in laka shaandheeyaa

  • @phprince5153
    @phprince5153 7 месяцев назад

    Already turkigu waa soo saareen satelite technology iyo sugitaanka xuduudka ee badaha soomaaliya oo dhan!

  • @abdikanikhalif6381
    @abdikanikhalif6381 7 месяцев назад

    CALI XARAARE WAXAAN KU TAAGEERAA MEESHA UU CARABTA KA TAAGAN YAHAY RUN AHAANTIINA WUU YAQAANAA OO WUU SOO JOOGA OO WUU KU SOO NOOLAAN JIRAY

  • @basrahassan5116
    @basrahassan5116 7 месяцев назад

    Anuu I jecelyahay iyo anuu I jecelyahay bay ahayd waana geesigii wiilwaal arintaan oo aad u xiiso badan idaajaa ka soo dhagayso

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 7 месяцев назад

    Asc wr wbt
    Wad Mahadsan tihiin 🌹

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 7 месяцев назад +1

    Exactly 😊

  • @CabdiShirar
    @CabdiShirar 7 месяцев назад

    Walalow aliyow xageen kala xariraa

  • @abdisalanabdulahi4582
    @abdisalanabdulahi4582 7 месяцев назад

    Aad aa u mahadsantahay .YASIIN.yarka yaasiin miyaa .mise odayga ee kaga dhacday

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 7 месяцев назад

    Ali Xaraarow waxaad tahay Jornaliste Siyaasi Weeyn 💐🥰 Adduunka kama Dhicin ilmo yar oo Maxkamad la soo istajiyo 😡

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 7 месяцев назад +1

    ILAA DADKA SOMALIDA AYAA LA XARAASHAYAA DHAWAAN, BAD BAAD SHEEGAYSAANE!!!!!.

  • @xawadiiriye9680
    @xawadiiriye9680 7 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @abdiahmed1355
    @abdiahmed1355 7 месяцев назад

    Mr. President the majority of Somali people are contented your decision of choosing the joint military defense agreement with the government of Turkey. We owed Turkey a lot of memories that we cannot payed back. Remember during the civil war when our people were dying in thousands everyday and the world abandoned the Somali people. There was no single embassy open in the capital city of Somalia. The prime minister of Turkey and his wife landed on Mogdishu airport and went straight to the camps where the severed, malnutrition were lived and within short time arrived two ships of food and medicine. The government of Turkish was also the first government come back to open their embassy. In a short time the most of the countries came back to open their embassies. There was a great relationships between Turkey and Somalia in 16th, 17th and 18th centuries. We can find buildings, water wells in multiple cities in Somalia built by Turkey governments a centuries ago. Turkey is trustworthy than most of countries who are offering false hope but the people needs to know what is in the agreement and it has to deliver the agreement to the parliament. Job well done Mr. President.

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 7 месяцев назад

    Waad Ku Mahadsan Tahiin ❤

  • @mohamedahmed-dg9me
    @mohamedahmed-dg9me 7 месяцев назад

    Imarat ka dawlada marmarsiinyo haku raadiso halmar halayska hurgufo waa laba wejiile hubka iyo dhaqaalaha isiga siiya xabashida jabuuti buu rabaa in meesha itoobiya timaado ayka cunuqabeyso iyo somalia gudaha inuu kala dagaalamo

  • @et9055
    @et9055 7 месяцев назад

    Ali xarare mawaxad somali ushegesa wax madaxweynuhu sheegine

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 7 месяцев назад

    Jandarmery ba la yidhahda somali ban qoray

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 7 месяцев назад

    All Somali politician

  • @w410921
    @w410921 7 месяцев назад

    Somalia waa xaraash

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 7 месяцев назад

    Masar waxaa iga shekeyey wiil walalkey aha alle ha u naxriiisto markad guri ka kireysaro inad lacagta maxkamada ku bixiso hadii kale laga inkirayo hadad taxi raacdo in magaalada oo dhan lagugu warejiyo oo lacag badan kugu soo dalacan tuug wey dhaftey masar hada qasa maxey ku subiyeen halkii qof ee xadka soo gudba 10.000$ inu bixiyo kuwas alle ayaa naga celiyey alxamdulillah

  • @samiryeelo143samiryeelo2
    @samiryeelo143samiryeelo2 7 месяцев назад

    Jaajuusiin adoo kale ah oo wada cuqdad iyo ciil qab ah ayaa meesha kabuuxa in waxloosheego ama lalatashto waaqalad

  • @DalabMaxamed-b1c
    @DalabMaxamed-b1c 7 месяцев назад

    Xaraare murtida maanta meel aar yimid dhidar waxba uma yaal

  • @bileahmed8675
    @bileahmed8675 7 месяцев назад +1

    Laasqorey wa golf oo Aden maha redsea 😂 redsea Jabuti baa naga aadan

  • @AMDajiya
    @AMDajiya 7 месяцев назад

    Légionnaire wa magaca cidamada franaciska

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 7 месяцев назад

    Turkigu dadkiisu somalida ma jacla

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 7 месяцев назад

      Reer Somalia jacayl aan lala qabin la daba socda turkidu waa dad kibirkii ka batay mana ogola in laga faa iidaysto dalkooda lacak ninkii haysta ee iyaga wax soo galiyay oo kaliya ayay ogolyihiin ganacsiga Somalida way ka dagaalamaan hadana hantidii aduunku ugu qawlisanayd oo. Waxba lagaga badalan oon xataa laga darsin la akhrin baa duuduib loogu ssiiyay heshiiskiina waxayna tidhi waxan la dagaalamaysay budhcad badeed waxa ku jira 7 doonyood oo ah kuwa kaluunka caasha ilaa kaymaha bada ee kaluunku ku tarmo kaluumausatada somalidu bada cag dambe galin maayaan kii doon la gala budhcad badeed bay ku sheegi mid ay qafaashaan iyo mid ay dilaan bay noqon khasaarihii abid ugu waynaaday gashay somalia

  • @Xalimokapur12
    @Xalimokapur12 7 месяцев назад

    Ana uhoreyo ❤

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 7 месяцев назад

    Turkia rer muqdisho abal uheyna warya 😂masagada canjera loga dhigi jiray dil nalagu sin jiray 😂ilahayow walidked cafi bur uray nalo kenayay ordugan marko imaday xolaha dalka dhane noo qalen nef is ka jidanay ilahey qer ha siiyo abala uheyna anaga ❤

  • @InnocentOrcas-lp8tg
    @InnocentOrcas-lp8tg 7 месяцев назад

    Turkey boqortoyadi osmaniyinta iyo boqortoyadi ajuran ayaa bah wadaag ahaa qarnihi 13 14 15.aad balse somali malin walbo tarikh baa la dugaa

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849
    @abdiqaniismaaciilismaaciil3849 7 месяцев назад

    Waxa loo yaqaan dastuur waa in loo helo magac somaliya hadii lawaayo waa dastuur
    Yadoo laga baarayo
    1.Somali maxaabiis
    2.soomali may
    3.soomali coloowe
    4.Somali bada we
    5.Somali aguuran
    6.Somali gare
    7.Somali baajuun warday munkiya iwm
    8.Somali xamarawi
    9.bagadi galadi goobroon iyo buraas
    Hadaan eegay Somali maxaa tiri
    Dastuurka ka hor 1948 maxay ku dhaqmijireen dadka somaliyeed oo dastuur u ahaa
    1.xeer dhaqameed
    A.xeer daarood
    B.xeer ciise
    C.xeer biyood
    D.xeer daaqsimeed
    E.xeer qooys ararta iyo awradaaqeenka
    D.xeer beeralay
    F ..xeer kaluumaysi iyo ganacsi hada
    H.xeerka kaalada martida soorya guurka
    I.xeerka xididka
    J. Xeeran gaadiidceliska
    K. Xeerka caanoqaybta
    L. Xeer colaadeed iyo nabadeed
    Intaas iyo kabadan oo looyiqiin xeerka geedka iyo guurtida oo kadhiga barlamaanka
    Marka magaca guud xeer dhaqameedka somaliya baalooyiqiin
    Maxkamadiisana garta geedka looyiqiin
    Hadaba xeer dhaqameed kii somalida oolahaa xeer hoosado buuxa
    Waxna waa lagu dari jiray waxaan waalaga dhimi jiray
    Marka guurtida fadhiisato garta lasoodhiga gudoomiyuhu waxa uu ku furi jiray gartu ma ugub baa mise waa get cusub oo aan hore ujirin
    Haday curad tahay waxa uu ku xejinjiray
    Garba garteedaa lagu raad shaa mandheera garteedaa lagu raadshaaye
    Tii lanooca ahayd ee ugu dambaysay inoosooqabta
    Haday cusubtahay guurtidaasaa goaamin jirtay xeer dhaqameedkana ku feel jiray
    Waxay ku gunaanadi jiree n gartu guurtida iyo xeer dhaqameedba adiga iyo aabahaaba kawayn kiidiidana waageed quranjo leh ku xirsi
    Haysdaba daatuur= dhaqan dawladeed
    Xeer dawladeed =dhaqan dawladeedka somaliya

  • @Daqare666
    @Daqare666 7 месяцев назад

    ALI XSRSAROOW SIDII NADAARO OO KALAA NOQOTEEN CAAWA
    WAR EDITOR MA IDIIN JOOGO MIYAA MAXAA WAAYE NINKAA KAMERADA KU DU BOODBOODAYO

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 7 месяцев назад

    Ali Xar

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 7 месяцев назад

    Somali naceebka iyo xasiidnimad Somaliland baadod baay Turke baay siiyan munfqiin

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 7 месяцев назад

    MAREEYKAN
    YAA U OGALAADAY
    INUU
    #BADDA,
    SOOMAALIYEED,
    KASOO AFDUUBTO
    SHACABKA SOOMAALIYEED,
    OO UU
    DALKIISA U QAFAASHO!!
    KADIBNA
    #XABSIYO,
    KUXAREEYSTAAN?.

  • @phprince5153
    @phprince5153 7 месяцев назад

    Dadka farmajo taageera, isweydiiya muxuu u samey waayay in badda la diffaco

  • @AbdalleKhadar
    @AbdalleKhadar 7 месяцев назад

    Soomaalidu waa wada siyaasi 😂

  • @LibanAhmed-s7j
    @LibanAhmed-s7j 7 месяцев назад

    flightkaas anigaa saarnaa waa run inaan hawada dhowr jeer kusoo jiireenay

    • @abiiboladjama1659
      @abiiboladjama1659 7 месяцев назад

      Wxba kama jiraan wx xasan sheikh maxamuud yyhyť waana waana Ethiopia kakalzoyhyba dee🎉

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 месяцев назад

    Arinta hawada lagu celiyo Kenya waayo xasan Muufo Dameer culusow ayaa ka macaashey 100m$ ayuu ka qaataa sankiiba cidna wax kama siiyo

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 7 месяцев назад

    Sax weeye 😂😂😂😂😂😂

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 7 месяцев назад +1

    Barnaamijkan Kaftanka Siyaasada Waa Musasal Aan Ula Socdo Sida Filimada Oo kale.

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 7 месяцев назад

    Farmaajo la soo galay

  • @cabdiibrahim9804
    @cabdiibrahim9804 7 месяцев назад

    KKK Walaahi arrintaas telefoonka annaa horay ula yaabanaa e ileen waad ila aragteen fikirkaan kaqabay umbaad CALI yaw ka dhawaajisay

  • @Ayanlehgesale
    @Ayanlehgesale 7 месяцев назад

    Asc ali abdi

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 7 месяцев назад

    Ninkii keenay farmaajo ayui ahay

  • @AbdiwahidHussein-w5u
    @AbdiwahidHussein-w5u 7 месяцев назад

    Asw cali xarare

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 7 месяцев назад

    Laasqoray 😂😂😂 waar ka daa halka iman maayaane turkigu maha wax la qaldi karo way ogyihiin meeshu inay ka baxsantahay somaliya e.

  • @abadidsaid5727
    @abadidsaid5727 7 месяцев назад

    Ruun baad kaashigtay imaradkaa

  • @sainabsaed2516
    @sainabsaed2516 7 месяцев назад

    Masaakiin gaajaa kubarateen ee tii nebi muusuu tanjoogay
    Bilaa caqli waxa idiinka dhaw tukri islaaxa umada

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth 7 месяцев назад

    Darood hawiye isaaq walalahi iso bookhda

  • @AbdirizakQaameey
    @AbdirizakQaameey 7 месяцев назад

    Cali xaraarow maxay sameyn keni karta heshiiska turki aan lagalnay markii laga eego dhanka carabah qasatan emarat sacuudi iyo

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 7 месяцев назад

    oo calow mawaxaad leedahay madaxda somalida badan keeda Emirates ayay ku mehersanyihiin oo dhabarka kawada taanata walee beenna ma'aha 😂😂😂

  • @ia5159
    @ia5159 7 месяцев назад

    Somali become emotional when it comes to politics. Turkey does not care for somalia, they have invested in Ethiopia over 3 billion and have 100s of companies there🤣 somalia keep dreaming and thinking turkey is your friend

  • @SaadaqMacalin-f6r
    @SaadaqMacalin-f6r 7 месяцев назад

    Loginer

  • @jamiljama8650
    @jamiljama8650 7 месяцев назад

    Adigaa ka kow
    Ka ah madigaa adba siyasi ah waad qardajexaysaye

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 7 месяцев назад

    Mr Martin muuse juudaan qabiil ugu hiilinmaayo kumajiro miyaa kuwa beenta lacabsiiyey mise jeegaanta kamidmaaha tolow mise waa Garxajis land?

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 7 месяцев назад

      XAAROOD YAA QABIILISAN????.

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 7 месяцев назад

      @@mustafahassan2555 xaarood?? Miya layirahda mise oromka tahey miya

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 7 месяцев назад

      @@saadhussein5466 OROMADA SOWDINKII IDINA NOQDAY????.

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 7 месяцев назад

    Kuwaas oo dhan waa in laga saaraa kuwaa xildhibaanada

  • @basrahassan5116
    @basrahassan5116 7 месяцев назад

    That was wiil waal and It was more than 2 wives.

  • @SaidMohamedElmi-s8y
    @SaidMohamedElmi-s8y 7 месяцев назад

    MMM PLEASE AAWAEY ILHAAN OMAR, AAWAY AYADAA QAYLIN JIRTAYE.😮
    BIDEN MUU LA HADLO MAXAABIISTAAS MADAXDOODA.😮 , INTUUSAN IDIOTKII TRUMP LA DHIHI JIREY CARIIRIS SAMAYN.😮
    CALI XARAAROW PLEASE NO BILOW.😮DADKAAS WAA IN LASOO DAAYAA. SOOMAALIYEEY.😮

  • @Mom-tg8yb
    @Mom-tg8yb 7 месяцев назад

    Cali kkkkkkkkk

  • @sahil-hadi
    @sahil-hadi 7 месяцев назад

    Normally ahaan ani wxa fahmi wayay xasan dagal kuma dhawaaqo mana aamuso
    Hebelo kalay facay iga celi wa gun nimo fursada Turkishka uusiyay madaxwenaha dhalinta somalia hauga faideyo oo boos dahab ah hauaga radiyo ileen xabaali ninki laha qarax tirte

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 7 месяцев назад +1

    Aniga waxaa la yaabanahay dad wadanka ka maqan usa ama wadan kale sheegto hadane Somali ka hadlaayo ceeb ka weyn ma jirto ader wadanka imow ama iska aamus damer baa tahee

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 7 месяцев назад

    Kkkk dad cuqdad qabiil qaba ayaad tihiin ( habargidir naceybka joojiya ), TV-gu siyaasada dowlada ayuu ku shaqeeyaa ( shiikh Shariif dowlada ayuu ku shiday kadibna dowlada ayaa ka xidhay).

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 7 месяцев назад

    CBB cayayaanka daarood

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 7 месяцев назад

    Cali badda somaliyeed darood iyo hawia mooyee isaaq iyo somalida kale maye.
    Sheeko nacas.

  • @Daryeelnaftaada
    @Daryeelnaftaada 7 месяцев назад

    Aad iyo aad hambalyo max weynaha iyo shacabkeena 😇