Duufaan Milton 3 Million Buu Qaxiyey, Masiibo Xag Rabi Laga Soo Diray, 100 Years Ma Dhicin 🤔

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 95

  • @anabali5298
    @anabali5298 9 дней назад

    Waa masibada rabi ku dhacay falastin uu ilah uga gudy guuuuuuuuuuul musliminta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QueenTina-i9u
    @QueenTina-i9u 11 дней назад +1

    Iran way guuleysan inshAALLAHA IYO FALASATIIN IYO ISLAMKA INSHAALAHA DAGAL MIDAYA ISLAMA IN U BARIGA DHEXE KA DHOCO AYAN ALLAHA KA RAJEYNAYA

  • @QueenTina-i9u
    @QueenTina-i9u 11 дней назад

    ALLAHA REER FALASTIIN DHIIBTA JA SAAR INSHAALLAHA

  • @anabali5298
    @anabali5298 9 дней назад

    waali waa oyay Wiilka yar falastin 🎉 Waa saxibadad ila shaqeno❤

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 11 дней назад +1

    SubxanaAllah. Allow adi ayaa jiro. Yaarabi. Muslinka u naxarariiso.

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 11 дней назад

      Muslimka. Allah unaxaristo 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 11 дней назад +1

    Subxaanalaah aduunkan illaahay baa awoodiisa tusaya inuu aduunka illaahay Ka taliyo illaahay khatumada khayr haynaga dhigo aamiin

  • @xasanyuusfo5578
    @xasanyuusfo5578 12 дней назад +2

    jasaa allaahu khay wll

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 11 дней назад +1

    😢😢😢 Allahu akbar
    Waa awooda Allah
    Wa cuqubadi falastin

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 12 дней назад +2

    Ilaahay Waa Xaqsoore, MashAllaah🤔❤❤️‍🩹👍

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 11 дней назад

    Adigoo rerr waqooyi ah walaahi maanaha allah mulac baad i xasuusisay walahi qatar baad tahay reer waqooyiga ma yaqaanaan xayawaankan yar magaciisa.mansha allah

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 11 дней назад

    Waa yar yahey cunugu waana qaracansanyahey

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 11 дней назад +1

    Ciidamada ilaahay waa noocyo badan yihiin

  • @sadio949
    @sadio949 12 дней назад +2

    Alle wuxuu yiri markasta oo dakaal dartiis dab u shidaa allah ayaa demiya allaahu akbar yaa ka runbadan allah subxaana watacaallaa aduunkaba muslim kuma noolaadeen hadii nimcooyinka loo joogteeyo lkn markasta oo ay arin amaamudaanba Allaah ayaa wax kle ku imtixaama sida quraanka alle nuugu sheegay ❤

  • @CaashoCanabXaaji
    @CaashoCanabXaaji 11 дней назад +2

    Allaha baabiyo Kofiyogaab iyo Huwntooda . Masiibo degdeg ah allaha u keeno

  • @JawahirIssack
    @JawahirIssack 11 дней назад

    Maa shaa Allah..... Nabi maxamad S.c.w ayaa iLaahey ka baryay inuusan umadiisa halaagin

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 11 дней назад

    Subxaanalaah illaahay reer falastiin haw gargaaro guushana ha siiyo allahuma aamiin

  • @HammadAbdullah-d8q
    @HammadAbdullah-d8q 12 дней назад +2

    Subxanallah

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 11 дней назад

    Yaa allh u gargaar walalheen
    Ax ax xanuun badanaa
    Ilaahyow aday ku ashkatonayan ee ilaahyow waadigi balan qaaday mid la dulmiyay inaanad ducadoisa dib u dhigine ilaahow ajiib ducada madluumiinta yaa allh

  • @sahramohamed9199
    @sahramohamed9199 12 дней назад

    Fathia Ilaahay hakubarakeeyo qalbi gaad iruxdaa markaan kudaawado ❤❤❤❤❤❤waan kujeclahay Ilaahay dartiis xabiibti

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 12 дней назад +3

    Madaxda Gaalada ah guryohooda in eey gashaan jeclaan.

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 11 дней назад +1

    Qof walba oo muslim ahi hadhaho xasbunallaahi wanicmal wakeel.

  • @naimaboor5646
    @naimaboor5646 12 дней назад +1

    farxiyo i love you abyo

  • @asmacali111
    @asmacali111 11 дней назад

    Awoda illahay wayna

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 12 дней назад +2

    Yaarabi wa ooyay. Farhiya qalbi nadiif. Kuma na aqaano. Iga badan intan ka maqlay

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 11 дней назад

    Alle swt waxa walbo wuu arkaa awoodna gacantiisay
    Ku jirtaa 😢

  • @Moha57959
    @Moha57959 11 дней назад

    Subhanalah ilahay waxba Kuma aha unuu burburiyo lkn anagu nagu firinayaa adunkana waa lasiyey

  • @SaidILmi-t7l
    @SaidILmi-t7l 11 дней назад

    Illaahey duufaan in ku salid america illaahow u qixi sida ey reer qaza ey u qixiyeen illaahow sido kale u qixi yahuuda ayagane aamiin

  • @asilimohamed7322
    @asilimohamed7322 12 дней назад

    Alaa Inna nusrulaahi qariib

  • @englandfariid7199
    @englandfariid7199 11 дней назад

    Ya Allah ilahow u gargaar masakiinta

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 11 дней назад

    Inallaaha samiicun basiir 😢😢😢😢

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 11 дней назад +1

    Subhan Allah, what goes around comes around look how they at write your name on your body, this is how it’s fro Palestine 😢😢😢 it’s happening to them, Allah sends clear sings but they ignore it.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 11 дней назад

    Allow yasir umuraha

  • @rodamire1502
    @rodamire1502 11 дней назад

    Allahu Akbar ❤

  • @SMShersi
    @SMShersi 12 дней назад +4

    Don’t forget Bassem Yousef!

    • @room333rd
      @room333rd 12 дней назад +2

      What about him?

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  12 дней назад

      @@SMShersi You are right! Bassem is amazing. Thanks for reminding me❤️

  • @burcotvshabeelblackadam1925
    @burcotvshabeelblackadam1925 11 дней назад

    Berigii horee waan laa yaabiin jiray xadiiska tidhaahdaa dhiirtaa sheegii doontaa lakiin maanta kamaa yaaboo markaan arkaay waxaay samaynayaan

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 11 дней назад

    Nabsi daris ma noqdee Subxaanallaah

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 11 дней назад

    what goes around comes around allah is fair

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 11 дней назад

    Xiniinyaheena ma wiifow baa lagu dheelaa iiga soo jawaab quruxey

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 12 дней назад

    🙏🙏🙏Allah 🙏🙏🏼🙏🏼🙏🏼Almighty 🙏🏼🙏🏼🙏🏼 HaboFathia

  • @samiayhussein8432
    @samiayhussein8432 11 дней назад

    😢😢

  • @chouriaskar9685
    @chouriaskar9685 12 дней назад +1

    Wcs Absieh

  • @fathiaomar-is7hr
    @fathiaomar-is7hr 12 дней назад

    Asc

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 11 дней назад

    Allahu akbar waxa walba sidii uu Allah ugu talagalay ayeey u dhacayaan ee xarifa ilaahay an qabsano hadii aduunka nalaku dulmiyo yaanaan weynin janadii ilaahay

  • @Moustapha97
    @Moustapha97 11 дней назад

    Lowkey

  • @nasramuse3225
    @nasramuse3225 11 дней назад

    Mahdi waa falastiini

  • @MOHAMEDALIMOUSSE
    @MOHAMEDALIMOUSSE 11 дней назад

    Illahay waa cadil

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 12 дней назад

    What Mahdi Hassan

  • @xasanyuusfo5578
    @xasanyuusfo5578 12 дней назад +1

    asc

  • @abiibmaxamed1194
    @abiibmaxamed1194 11 дней назад

    Add zakir naik

  • @siradhali9291
    @siradhali9291 11 дней назад

    Subxaana Allah!!! The same desperation language that the Gazas use for their bodies to be found.

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 12 дней назад +1

    Kkkkkkkkkkk fadxiyo kuwad uwarami ma aqli bay dheer yihin
    Waa kuwa kaliite

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 11 дней назад

      Afsoomaali ma fahmin. Farxiya waa gabar aqli badan.MashAllah. Diinta. Allah siibaro
      Aamiin yaarabi 🤲.

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 11 дней назад

    Waxuu kaloo yidhi ayeydey na waala diley 😢😢

  • @fartunfarah6447
    @fartunfarah6447 12 дней назад

    Basam yuusuf

  • @sadio949
    @sadio949 12 дней назад +1

    Abaayo waxaa noo hormartay inaan umada nabi muxamed aan dab biyo duufaan lagu halaageyn lkn gacmohooda ayeey isku dhameynayaan

  • @MOHAMEDALIMOUSSE
    @MOHAMEDALIMOUSSE 11 дней назад

    Wuw Maxaa dhacay

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 11 дней назад

    Wlhi musiiba ku dhacday, lakin dad waxba aan galabsan ayay dhibtu soo gaadhaysa, ilaahay waa caadil, intay Masakinta muslimka ah dhibaataynayaen maanta iyaga ayay haysta, yahuuda qadhmuun ilaahay wuu halaagi doona

  • @CaashoCanabXaaji
    @CaashoCanabXaaji 11 дней назад +1

    Fatxiyaay wadamada islaamka iyo Afrikey usocdaan si ay usoo dhacaan. Meel beey wax ku ogyihiin

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 11 дней назад

    Fircoon

  • @HalihodanFaarahTimir-jz3zh
    @HalihodanFaarahTimir-jz3zh 11 дней назад

    Mahdi Xasan aniguba waa jecelahay siduu u doodo, sidoo kale Basem Yuusuf.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 11 дней назад

    Ciidankii Allaah halayska celiyo ⁉️Allaahu Akbar

  • @AHLAAM-AHMED-OFFICIAL
    @AHLAAM-AHMED-OFFICIAL 11 дней назад

    Waa fulay uf nafta marbay godaa

  • @janojecelxusen
    @janojecelxusen 11 дней назад

    anu waxnba is yidhaa waxaan hub uheli waynay e idnguba diiri wayday isku daygu islaam ahaan
    hubkaa cidwalba waan ku xasuqi karnaa ilmo dhashay hooyo dafiic ah gabadh yar qof wayela nin aan dagalba war uhayn waxaso dhan markaa muslimkuna maaha dee kuwa burburiyayaal ah waa ehlu salaam
    kafirka aan alle aqoon baniadm utudhi mayo oqalbigiisuba allah ma yaqaan
    lakin taa macnaheedu maaha inan fadhiga ku sugno o wa isku day inad iska dhiciso ado alle kashanaya si dhaba allena ma iilo ka dadaalaya❤

  • @mariakhalif3615
    @mariakhalif3615 11 дней назад +1

    Carab saadam xuseen ba hortooda lagu daldalay shico iyo maraykan baba daldalay wayo shicada bu cadow ka dhigtay hada manta carab iskuma duubna kuligodna maraykan iyo srael ba mamaula

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 11 дней назад

    Walaah waxa soo socdiyo wabiga yaa weeyn yurub xitaa dabeylo daadad ayaa laga baqayaa ilaa shaley ilaa beri

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 12 дней назад +1

    I have no doubt about my mind that It's a karma, it was just 2 weeks ago the other Hurricane Helene, now Milton is on the way. Shaqaalaha ila shaqeeya ee Maraykanka ahi, waa markii ugu horeeysey ee aan arko iyaga oo dawlada u cadhysan, sababtoo ah lacagtayada dawlada shisheeye baa la siiya anaguna waa ka qatanahay siiba Israel farta ku fiiqayeen

  • @samira-141
    @samira-141 11 дней назад

    😭😭😭💔💔💔🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼👈🏽

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d 11 дней назад +1

    Aan isaga tagno goor la rogaba waa la rogiye waa loodigi mase garanayaan

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 11 дней назад

    Ilbaxnimada

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 11 дней назад

    Ala walasheey ayaantaan qafiif aa noqotay dufaan ne wani soo heysaa! Bad timing ball xarig adag isku xer on the bed post! Chris ne waxaa tirahdaa hold me tight I don’t want fly away! Ale hani xafido!

  • @Cr7FanTeam133YT
    @Cr7FanTeam133YT 11 дней назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 11 дней назад

    Ilaahy baa la jira eeran lubnaan xuuti iyo xisbilaah
    Muslimka xun ee daba dhilifka ahna ilaahy waa la isaabtami doonan
    Soomalida culimada isaga keen dhigaa carabta ayay la mowqif yihiin
    Ilaahy idin baa bi i

  • @sadio949
    @sadio949 12 дней назад +1

    Marka tani waa wajaan dulmigooda lagu naaqusinaayo

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 12 дней назад

    Shiico hanoo xayeysiin waa gaalo kuwa ugu xun diintane yaqanan

    • @ubahdahraan4494
      @ubahdahraan4494 12 дней назад +1

      Gaalada waa hal mid halaka aad Shiica iyo Sunney ku mashquushan tihiin Shame on you.

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 11 дней назад

    Walal rabi cidamadiisa ma oga ila isaga mooyee waa xaakim intay muuminta reer falstiin xasuuqaan oo iyaguna nabad ku ladaan ha sugina Dheh masiibada rabi ha umso diro dhulkay degan yihiin

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 11 дней назад

    Fircoon naclatullah caleyk badda lagu harqiyay

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 11 дней назад

    Muslimiintu. Aduunyo. Jacayl iyo. Geeri nacayb. Ayaa. Ku. Dhacay

  • @sagalhaashi1483
    @sagalhaashi1483 11 дней назад

    Umada mohamed lama Halshaug wax waxba ey sameyan lkn ayada dhaxdoda ayaa la isku adejenayaa markey carada Allah badato Somalia soma aragtaan waxaa lagu imtaxanay madax un iyo abaro wayo dulmiga iyo cadalad darada iyo dhiga iska dadanayo waye

  • @MUNAA888
    @MUNAA888 12 дней назад

    Marka Allah Yuhudii wax dilaysay kuma dirin duufaan lakiin florida loodirayaa?? doesn’t make sense also Allah will never change a nation until they do for themselves..

  • @IndhouronHaji
    @IndhouronHaji 10 дней назад

    Aniga adaganba ku baqa walaley is ilali carur bad korsaneysaye waxad aminsantey iskala amus waxna kama qaban kartide waqtigi islamkana wuso socdaye

  • @sagalhaashi1483
    @sagalhaashi1483 11 дней назад

    Israel sidaa ayuu Allah u gali kara lkn Allah waxuu rawaa dhulkas barakesan in ey musliminta furtaan lkn USA ma ahan mel muslin iyo dhul barekesan so dufaan iyo dadad ayaa lagu imtaxanaya subhannallah and Allah Akbar

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 11 дней назад

    Mohammed Hijab waa nin is cajibiyey meel kasta ka muuqo waa lugu muunad beelaa bey maahmaahdu odhanjirtay..waana xaqjir qolyahaas wahaabiyada ayuu ka mid yahay ma dhagaysto. I feel he lacks wisdom, fatxiya isagoo maalin dhaweed lahaa it is better to be khaniis than to be a Christian where Islam is concerned ma maqlaysay? Maxaa nimanman dacwada ka so ah? Ma waqti lays xaqxaqto oo lays riffriffo ayaa lugu jiraa? Caalamkoo dhan oo gaalo badani ku jirto falastiniyiinta u hiilinayso oo u ooyeyyaan ayuu waxaa ku hadlayyaa fadaraha. He thrives of notoreity and saying controversial stuff wuu isla baxay belaayuu is mooday.

  • @FadumaOsman-d1j
    @FadumaOsman-d1j 12 дней назад

    Asc

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 11 дней назад

    Fircoon

  • @abiibmaxamed1194
    @abiibmaxamed1194 12 дней назад

    Asc

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 11 дней назад

    Fircoon