Wariye Nadaara #2- Wareysigii halista ahaa ee Aadan Xaashi Ceyroow

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 795

  • @abdirahimaliahmed4759
    @abdirahimaliahmed4759 2 года назад +222

    Nadaara siduu u bixinayo warbixinta aaba funny Ah😂

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y 2 года назад +7

      Shactiro ✔
      Funny = faanni(aqriska,Dhawaqqa)(ingilish)

    • @ayuutoshorts488
      @ayuutoshorts488 2 года назад +2

      Funny weye

    • @Shanqaranmedia
      @Shanqaranmedia 2 года назад +1

      Haa wlhi waa funny

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y 2 года назад

      @@ayuutoshorts488
      Shactiro

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y 2 года назад

      @@Shanqaranmedia
      Shactiro

  • @umcasuus894
    @umcasuus894 2 года назад +95

    اللهم انت ربي لا إله الا أنت خلقتني وابا عبدك وأنا علي عهد ك وو عدك ما استطعت اعوذ بك من شر ماصنعت ابو ء للك بنعمتك علي ابوء بذ نبي فا غفر لي فإنه لا يغفر الذنوب الا انت

    • @abdishakurhussein9598
      @abdishakurhussein9598 2 года назад +2

      Aamiin yaa Allah 🤲 Insha Allah 🤲

    • @abassadik8788
      @abassadik8788 Год назад

      Mm ññ? mm ñ?ñ?ñ mm??? Am!nnmnnn!nnnnñnmn??ñ!nnmññ?nñ?n?? km ññ mm ññnn?nñ?ñnñmnñn!!ñ?nmnm?? mm ññ nnmm?nm!m!!mnn??ñ?! mm ñ?ñ?? pm

  • @saynapsaidmoha9031
    @saynapsaidmoha9031 2 года назад +28

    Waligay waraysi ma dhagaysan lkin kan waxa ka helay suu nadaari u shekaynayo m.a awoowe🥰🦁

  • @somrecaps8306
    @somrecaps8306 2 года назад +167

    Ayaanle: mana diidi kartid?
    Nadaara: see u diidaa macalinka albaabkuu noo daganyee.
    🤣🤣🤣🤣 this line made me luagh so loudly
    Welldone nadaara legend

  • @abdurazakfh
    @abdurazakfh 2 года назад +29

    Nadaara waa nin caqli badan cajalka ila dhagaysta ban ku dhahay kulahaa waa runtii yaa hadhaw lagadaa oo qoorta laga jaraa waxkasta waa layska hubiyaa 👍😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedoday4767
    @mohamedoday4767 2 года назад +99

    Wllhi nadaara 🤩 funny waaye 😄😄qoortaa la iska jaraa kulahaa

  • @Jamaalmw22
    @Jamaalmw22 2 года назад +19

    nadaara legend wlh ninkaan waa wariyihii ugu horeeyay aan magaciisa maqla caruurnimadeydii 😢😢

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 2 года назад +35

    Waad Mahadsan Tahay Walal Ayaanle Xuseen Cabdi.
    Waxan Ka Codsan Lahaa Inaad Aad Iyo Aad U Raadisa Kaydkii Idaacadii Horn Afrik Madaama Ay Ahayd Idaacada Keliya Ee Dalka Ka Jirtay 1999 Ilaa 2007.

  • @abdulkhadirabdi5510
    @abdulkhadirabdi5510 Месяц назад +3

    Wuxu wariye aad loo jecel yahay nadaaraa (xog warran). Caadi mahan.

  • @aminahassan1204
    @aminahassan1204 2 года назад +21

    Thank you nadara for the positive side

  • @ahmedkhalif7081
    @ahmedkhalif7081 2 года назад +20

    asc ayaanle aad iyo aad ayaan kaaga mahad celinayaa barnaamij yadada xiisaha badan waana kaaga mahad celinaa wll maadaba aan ka mid ahay dhalinyarada soomaliyeed gaar ahaan kuwii magalada mogadisho ku soo barbaaray aadna aan ugu raaxeysan jirnay idaacadihii berigaas mogadisho ka shaqeyn jiray ani ahaanteey aan aad ugu tixnaa 2 idaacadood ee mataanaha ahaa ee Horn Afric iyo kabital voice
    waxaan kaa codsaneynaa hadaa nahy dhalintii waqtigaas joogay in aad noo soo aruurisid wareyso aad ku wareysanaysid asxaabtaadii aad shaqo wadaaga ahaydeen intooda hada nool si aan ugu raaxeysano xasuusaha berigaas iyo waayihii wacnaa ee na soo maray runtii xasuusto waa u muhiim bini aadamka
    waan rajaynaa ayaan xuseen in aad noo tixgalin doontid codsigeena ani iyo dhalinyaro farabadan oo ila mid eh mahad sanid wll 👍

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 2 года назад +17

    Dadkan Allaha unaxariisto haa dhihin ku haya maxa ka qaldan, qof islaama oo dhintay wuxu doono haa ahaado isaga iyo cmlkiisa Allahii abuurta xisaabaya lkn anaga ina naxariista Eebe u barinoo waa sax.

    • @clcaziizbaanzi4724
      @clcaziizbaanzi4724 2 года назад +2

      waa runtaa haduu ba dhintay naxarisTa alle way furantaHay

  • @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
    @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 2 года назад +29

    Waa wareysi xiiso leh runtii. Xaalad adag ayey kusoo shaqeeyeen wariyayaashii 1990-2016.

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 2 года назад +2

      Waliba qaar badan baa naftooda kuwaayay xaaladaas adag

  • @leaderman812
    @leaderman812 2 года назад +53

    #NADAARA hadda aydba cabsi saaid muujineysa #JILIINKAAGU iyo dhaka salaaxaagu waa 100% 😀

    • @kingahmedzahal9167
      @kingahmedzahal9167 2 года назад +2

      waan kula arkay absolutely🤣😂

    • @hananqurux9457
      @hananqurux9457 2 года назад +1

      Hada xata waa jogan waa u dhameynayaan hadu fakado kkkk

    • @oneatatime4468
      @oneatatime4468 2 года назад +1

      Jiliin kama aha ee waa mucaanshaq aaminsan falsafadoda Al shabaab

  • @fatheroflove5806
    @fatheroflove5806 2 года назад +15

    Qofkii ugu horeeyay ayn noqday ayaanlow lovta ha ila dhaafin sxp

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 2 года назад +30

    Cabdulqadir Nadaara Nin Sharaf Badan Waqti Xusid Mudan Iyo Fooljignaan Geesinimo Go'aan Adayg Waraysi Naftiisa Uu Huray Ayuu Ahaa. Waana Sax Macalin Aadan Nin Sahlan Ma Ahayn Jannadii Alle Ha Ugu Deeqo Danbigiisa Ha Dhaafo.
    Ku Mahadsanid Saaxib Barnaaminkaan Muhiimka Ah.

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 года назад +2

      Amiin rabbow u naxariiso🤲🤲 cadow baa dilee macalin aadan

    • @abomoha9566
      @abomoha9566 2 года назад +3

      Aamiin. Macalinka Allaha u naxariisto. Nin xilli loo baahnaa soo baxay, taariikhna reebay buu ahaa.

    • @fowsiyabashir5833
      @fowsiyabashir5833 2 года назад +2

      Allaha u naxriisto

    • @abomoha9566
      @abomoha9566 2 года назад +1

      @@fowsiyabashir5833 Aamiin.

    • @hodandhoombe1272
      @hodandhoombe1272 2 года назад

      Asc

  • @mohameddeq6370
    @mohameddeq6370 2 года назад +26

    Ayaanlow usoo share garee chanelka uu leeyahay nadaara ee lagu magacaabo nadaara show.
    Si uu shacbiyad u helo

    • @hawoadan3035
      @hawoadan3035 2 года назад

      Maba arkine away

    • @abdi-nm2vy
      @abdi-nm2vy Год назад

      @@hawoadan3035 nadaara show Lu qor yutubka

  • @sali3492
    @sali3492 2 года назад +3

    Ilaahay ha u naxariisto Marxuumka. Wuxuu aad u rabay guusha Islaamka

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 года назад +111

    two journalists with extensive media knowledge and their interviewees🧣🧣💯%👌

    • @mohamednourqaadi1374
      @mohamednourqaadi1374 2 года назад +2

      Raggaasi waxaa kamid ah Nadaara, Hereri iyo Cagjar

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y 2 года назад +5

      Pure
      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

    • @jamaalhasanrasta8271
      @jamaalhasanrasta8271 2 года назад +3

      @@C.2022-t7y he is lander not somali

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y 2 года назад +1

      @@jamaalhasanrasta8271
      Lander ?

    • @Somalinimo-e9z
      @Somalinimo-e9z 2 года назад +2

      @@jamaalhasanrasta8271 hhhh muhimada e ledahay mxay tahay inu dhagesto ilen waraysigu wa somaliye 😂😂😂😂😂 iska war haay ceeb ma ahan🙄

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 2 года назад +8

    Muqdisho ayaa dib ugu laabtay xasuus
    2 mar baan arkay Nadaara
    Waqti fiid ah asagoo maraayo 2 dhagax ,marna kalana habeen Hotel Peace uu aroos ka jiray
    Waxaan u rajeynaa mustaqbal ifaayo in sha ALLAH.
    waxaan ku xirnaa Barnaamijkii Xog-Waran
    Guuleysta C/qaadir Nadaara iyo Ayaanle Xuseen .

  • @axmadcumar708
    @axmadcumar708 2 года назад +27

    wlh nadaara funny waye🤣🤣🤣 ila dhagesta dhahy kulaha

    • @huda6211
      @huda6211 2 года назад +1

      😂😂😂in lajaruu ka baqay wlhi waa halyeey

  • @xafsanimo8302
    @xafsanimo8302 2 года назад +3

    Wareysi aan aad ugu raaxeystay oo xiiso badan. Mahadsanid Nadaara.

    • @shcyb1584
      @shcyb1584 2 года назад

      Xafsanimo salama ka dheh

  • @fe8445
    @fe8445 2 года назад +3

    Pulitzer Award oo lagu abaalmariyo weriyayaasha buu xaq u leeyahay Nadaara. Thank you Hanoolaato.

  • @abdullahicm6427
    @abdullahicm6427 2 года назад +12

    Zxb ayaanle waa mahatsantahay guuleyso sharaf karamo guul iyo gobanimo sharaf iyo cizi ku noolaaw wariye qaran ayaa tahay zxb waxaan kaa sugeynaa wareysigii sooqaad aan ku dahay 5tii sano nisa waxa ka dacay iyo sida ugu fudud lagu ogaan karo wayo hay'adda nisa iyo alshabab wada shaqeen ayaa ka daxeeysay alshabab qaraxyo iyo dilal ayaa loo fududeeyay oo ka dacay Somalia gaar ahaan muqdisho insha allah inaa wax ka ogaano ayaa rawa wareysi nooga soo qaad Gen abdala abdala thanks wareysiga waan kaa sugnaa hadaa nahay bahda ku xeran hanoolato

  • @abdirisaakabokor5335
    @abdirisaakabokor5335 2 года назад +23

    Siday dadkaasi u sugayeen waraysigaa ayaan hada u sugaa waraysigan 😂

  • @rizakhiak3839
    @rizakhiak3839 2 года назад +29

    21:34 😂😂
    Nadaara Wa funny wlhi Si possive ah uu u hadlay asigoo cid gooni ah dureeynin
    Barnaamij Xiiso badan uu ahaa Runtii
    Weriye Ayaanle iyo Nadaara alaha idin sharfo

  • @abdullahihindi4751
    @abdullahihindi4751 2 года назад +21

    Wlh nadaara fantastic waaye saan u qoslaaye kaligey xiiso gooni ah ayuu lahaa barnamijkaan aadna waa uga heley waxaa mahadaas allah ka sokow ayaanle waana ku bogaadinayaa walaal horu socod wanaagsan

  • @abdilaahipersia528
    @abdilaahipersia528 2 года назад +41

    The best interview ever 👏

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 2 года назад +9

    ''Cabsiyaa Iska jJrta Ma Ogtahay''. mahadsanidin Nadaara iyo Ayaanle, Runtii khatar dhab ah ayay aheyd.

  • @halambeygroup5809
    @halambeygroup5809 2 года назад +4

    Big respect cabqadir cashara nadara waa sax in uu tarikha badan e ogyahay Diwaanka lagu qoro iyago tariqesan mahadsanid.
    BOOK AAD KA QORTAY WAXI AAD U SO JOGTAY O WATO CDS . WAAN JECLAAN LAHEEN IN AAD QORTO. MAHADSANID MAR 2BAAD.

  • @Yon1s_7
    @Yon1s_7 2 года назад +21

    No 1 today 😉❤️

  • @anwarhaji5974
    @anwarhaji5974 2 года назад +1

    C.qaadir nadaara wlhi waa wariye buuxa hadanaa geesi ah aadnaa uu aqli badan intaa wariyasha ah inuu ilaah xafido ayaan u rajeeyna dhaman adiga iyo ayaanle waan idiin salaamay

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 2 года назад +12

    Masha alla waraysi waayo aragnimo laga helay ayad samaysay waaga iyo hadaba

  • @saidamohamed9728
    @saidamohamed9728 2 года назад +8

    Waxaan aad igu xasusta 2003 dagalkii Sadan xusein iyo madaxwyne mereykan Markas jogay chorche w bush
    Idacaddi horn afric qalbiyadeena kama Baxdo markaad dib u jaleecno wariyayaal Badan oo sharaf wayn ku leh dhankeena aya nagaso dhaco oo hadda qurba jog. noqday Meel walba jogtaan nolol farxad leh intee dhimatayna allah jano ha.siiyo🙌

  • @naima4219
    @naima4219 Год назад

    Wareysigii iigu xiisa badna o aan dhamesto waye thank you wariye ayanle iyo cabduqadir nadaara

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 года назад +5

    "Hadii aadan nolosha ka yeelan ujeeddo ama yool adiga ayey dadku kaa dhiganayaan yool"
    So dhawow wll ♥️🙏

  • @mohammadkafi9401
    @mohammadkafi9401 2 года назад +1

    Ayaanle iyo nadaara wariyasha hadda joga wax haka bartan. Waraysi qiima bdn bu aha👏

  • @fatimagaraad399
    @fatimagaraad399 2 года назад +3

    Www Nadara waa legend
    Funny ah 😄 wali waaan dili laaha
    Macalin Aadan Xaashi
    Allaaya Raxmah 🤲

    • @osmanguuledcali
      @osmanguuledcali Год назад

      haa walahi Nadaara waa Legend macalinka Alle yaa raxma

  • @maxameddeeq6642
    @maxameddeeq6642 2 года назад +7

    Nadaara funny haduusan taxadarin waa maqnan lahaa wariye rugcadaa ah

  • @onehour772
    @onehour772 Год назад +1

    Nadaara allaha ku sharfo rug cadaa soo jaby wlhi waa qosly

  • @faisomaxamed3636
    @faisomaxamed3636 2 года назад +2

    Nadaar wariye rugcada,ah masha allaah wax badan waa dhageystay barnamijyadada

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 2 года назад +5

    Wareysigaas haddii uu heli karo Mr Nadaara, Hanoolaato dib ha loo soo dhigo isagoo Digital ah.

    • @AbdinasirNaale
      @AbdinasirNaale 2 года назад

      Kaydkii Horn Afriik Shabaab baa gubay 2009 inay ahayd ayaan filaa

  • @Abdifatahugas
    @Abdifatahugas 2 года назад +30

    Shaqa adag ayaad heysaa Ayaanle, Hori u soco. Mowduuca Allaha u naxariista waxa isku qilaafay Culima waa weyn oo Islaamka aha, Waxeey Isku qabteen in Xijaaj Binu Yuusuf la dhaho Allaha U Naxariista. Dadka soomaaliyeed iney isku qilaafaan wa wax dhici kara balse qaab adabeysan haloo hadlo.

    • @mohamedaliahmedhashi3246
      @mohamedaliahmedhashi3246 2 года назад +2

      Walaal mowduuca maxaa ka wadaa

    • @darishore814
      @darishore814 2 года назад +1

      Xajaaj bin yusuf Maxa keenay meesha mawduuc kale Aya ka hadle. Waa so qaldantay

    • @marufabdiwarsame1638
      @marufabdiwarsame1638 2 года назад +1

      Alle ha u naxariisto aadan ceyroow.

    • @kaarimbindahir4882
      @kaarimbindahir4882 2 года назад +1

      Naxariista allaah ayaa bixiya. Shiiq diidi karo majiro.

    • @Abdifatahugas
      @Abdifatahugas 2 года назад

      @@mohamedaliahmedhashi3246 af-soomaali ayaan ku hadlay walaal

  • @drdaqare2954
    @drdaqare2954 2 года назад +9

    Mahadsanid Wariye Sare Ayaanle

  • @adurahmanabdulahihaile4839
    @adurahmanabdulahihaile4839 2 года назад +25

    Waxaan xasuusta marka barnamijka xog waran oo idaacada kadhamado inaan dugsiga aadijirnay sacad oow no ahaanjiray 😁😁

    • @kawizo50th6
      @kawizo50th6 2 года назад +1

      Xasuus wlhi isku team ayaan aheen sacad ayee no ahayeen😁😁😁✌️

    • @sayidcali1303
      @sayidcali1303 2 года назад

      Afar jir ahàay weynaada wanagsanaado

  • @Guhaadkilwe
    @Guhaadkilwe 2 года назад +1

    Naxariista jano allaha siiyo macalin aadan wuxu aha sarakiishi ugu horeysay ee an arkay waqtikii maxkamadaha la wareegayen magalada Beledweyn.

    • @abdiaziizok8421
      @abdiaziizok8421 Год назад

      Naxariis arki maayo tiinki beray waye waxa manta qarxyda ku dhimnyo dadka somaliyed jahno allha ku fogoyo

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 10 месяцев назад

    Great interview i really enjoyed it.

  • @Dayr12
    @Dayr12 Год назад +3

    Best interview ever 👍

  • @axmedalfa766
    @axmedalfa766 2 года назад +3

    Ayaanlow ninkaan legend waaye mr nadaara wariye culus

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 2 года назад +1

    Wareysigaan mar hore inaad qaado ayey ahayd ,waa Wareysi aad u xiisa badan .

  • @casho5657
    @casho5657 2 года назад +3

    Hada madhamaday thnx wll 😊😊🥰

  • @Chen12347
    @Chen12347 2 года назад +9

    😂wligy wareysi ysha ma dhagysn jirin lkn kan diffrent wye m.a wariye nadara

  • @muhumednathirhanshi3112
    @muhumednathirhanshi3112 Год назад +1

    Ilahaw unaxariso macalinka

  • @ibrahimgacal8611
    @ibrahimgacal8611 2 года назад +7

    Mashallah wareysigi ugu xiisaha badna waye

  • @ahmeddaud1525
    @ahmeddaud1525 2 года назад +5

    nadaara isagaaba funny ah walahi😂😂😂😂

  • @fiicaneeyfarduus4331
    @fiicaneeyfarduus4331 2 года назад

    Waa dhab Maxamed Qanyar Afrax, Wuu gacan furnaa alaha u naxariisto.

  • @zadaqnuur7
    @zadaqnuur7 2 года назад +6

    Nadaara allaha ka raali noqdo aduun aqiraba Nin Somali kaalin mahiim ugu jiro tahay

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 года назад +12

    NAXDIN NAXDIN weeye waraysiga qoorta lagaa jari
    Kulahaa anagu reer Waraysi manihin😂😂Wlee waxba ku helay
    Waraysiga magaciisa waxan u bixiyey #QOORTAA_LAGAA_JARI

    • @huda6211
      @huda6211 2 года назад

      😂😂😂🤣

  • @afitaaxdekadaha4256
    @afitaaxdekadaha4256 2 года назад +14

    Hanolaato Ha Dhawaaw 🤣

  • @yusufd.j3563
    @yusufd.j3563 2 года назад +6

    Wareysigaan aniga xataa waxaan dareemaayay marna cabsi,marna waan qoslaayay. Waxaanba mar isku maleeyay inaan booskii nadaara joogo. Ayaanle & Nadaara you've tested my emotion. Very intresting & shows the art of your journalism. 🙏💯

  • @hodaneeyarab5359
    @hodaneeyarab5359 2 года назад +3

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Wlh kan wareysi maha Ee waa so funny ❤️❤️❤️

  • @MuruqsayPodcast5223
    @MuruqsayPodcast5223 2 года назад +7

    Waraysi xiiso gooniya lahuu ahaa waana dhamaystay

  • @JugeQaaraamiMusic
    @JugeQaaraamiMusic 2 года назад +1

    Wareysigaan wareysigii sanadkuu noqon doonaa إن شاء الله
    Wareysi aan qabyaalad iyo eex midna lahayn ayuu ahaa👍👌

  • @MuseAbdirahmanMohamed
    @MuseAbdirahmanMohamed 2 года назад +5

    Waraysigii noo soo daaya (Macalin Aadan Cayrow )
    HANOO-LAATO

  • @bilanroble2727
    @bilanroble2727 2 года назад +18

    brilliant interview well done nadara enjoyed very much hh

  • @mohameddahirNoor
    @mohameddahirNoor Месяц назад +2

    Nadaara Qosoloo Nafta 😂😂😂😂iiga Qaadi Gaaray 😂

  • @maami243
    @maami243 2 года назад +5

    Alle ha unaxaristo aaaaaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maankayare7461
    @maankayare7461 2 года назад +33

    Best interview for ever

    • @nasseromar4986
      @nasseromar4986 2 года назад +1

      Best interview ever*

    • @nopmo780
      @nopmo780 2 года назад

      @@nasseromar4986 nio ingiriisidi waa kufsany hhh

    • @xasansagaar
      @xasansagaar Год назад

      Njn mmm mmmiikkk

  • @axmedkaffi5331
    @axmedkaffi5331 2 года назад

    Nadaara wlhi legend waa niñki ugu horereeye ee nin cabsiye ah wareesto

  • @ogaanshahadunida
    @ogaanshahadunida 2 года назад +4

    Nadaara waa funny wlhi 😂😂😂
    Video-ga si oosan iiga dhamaan toban toban daqiiqo udaawooyaa 😂😂

  • @saidabokor3890
    @saidabokor3890 2 года назад +4

    Mashalah caaadi ma ahan

  • @ismailmustaphe5241
    @ismailmustaphe5241 2 года назад +5

    Macalinka aridoow taagnaa yaa gudbi karo kulahaa wariye nadaara waa legend wllhi🤣

  • @shaaficiosmaan4716
    @shaaficiosmaan4716 Год назад

    Cabsi Cabsi waaye wlhi Waa ku kala Jaraa oo dhab ah waaye Aadan Ceyroow 😂😂😂😂

  • @daafeedowchannel4056
    @daafeedowchannel4056 2 года назад +6

    Funny waaye nadaara wlhi rageedi legend

  • @fnw8688
    @fnw8688 2 года назад +1

    Ayaanle Xusein Abdi best Somali wariye hoowashada mesha ka sii wada Tv Hanoolaato guulesta

  • @kamsuma91ibra2
    @kamsuma91ibra2 2 года назад

    Nadaara iyo barnamijki xog waran e idacadi horn afric duhurki ayn ku tashan jirny xusuus wcn tnks hanolaato

  • @jeeyfarmaofficial1861
    @jeeyfarmaofficial1861 2 года назад +1

    kkkk NEXT WAREYSO WAAGII CABDULLAHI YUSUF LAXIRI JIREY NADAARA

  • @anashajiaanoos6587
    @anashajiaanoos6587 2 года назад +1

    Waaw maasha allaah what a best interview mclm nadaara i saw in 200 at al imra branch three in around kpp waaw long time adoo saxafada programkeeda raba inaa ka fuliso as xiisad saxaafada in laga barto walina kawada bukhaari school at laba dhagax waaw it was 22years ago i was student at englisj language by my teacher white man waaw xasuus allaah macak

  • @engnajmudiinabdirahman8347
    @engnajmudiinabdirahman8347 2 года назад +2

    Taariikh cajiiba. Yaanle taarikhaha nosbadi .thanks

  • @lilmaajid5257
    @lilmaajid5257 2 года назад +1

    Wlhy legend wye Nadaara so funny 😂✌️

  • @salmanmufakir5189
    @salmanmufakir5189 2 года назад +1

    No 1 for the second day👀👓

  • @yasserabdullah9523
    @yasserabdullah9523 2 года назад +2

    Ilaheey u naxariso macalin adan xashi ceero

  • @maryamaabdulkadirosman6950
    @maryamaabdulkadirosman6950 2 года назад +11

    Ayaanlow hada siyaasadii nadaara maa nagu heysaa sxb waxa Hanoo yaryareynin yaaqeey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdiladhiifmohamed7097
    @abdiladhiifmohamed7097 2 года назад +6

    Senku didaa kulaha kulaha 🤣🤣🤣 nadara funny wye mahad sanid bro howsha ad bulshada uheyso

  • @mahamudmohamed1286
    @mahamudmohamed1286 2 года назад +5

    Wlhi 2part wan Dhameste Walipa Ano Sii rabo inu Sii Socdo Waresiga Waxan Jeclan lahaa Ayanle inaad noso badisid Shekoyinka Nadara io Kuwa kale sida Hareeri oo kale✌️

  • @abdirahmanabdullahi539
    @abdirahmanabdullahi539 2 года назад +10

    Wlhi wariye nadaara riski an caadi aheyn ayay aheyd in uu u bareero wareysigas, lkn waa nin adag

  • @mohamedarsalan3411
    @mohamedarsalan3411 2 года назад +17

    Somalida barnaamijka ma jeclo lakin wey war jecelyihiin balaayo iyo hoog ayey Ka helaan

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 2 года назад +4

    Ayaanle iyo nadaara wad salaaman tihin

  • @togayomediagroup4769
    @togayomediagroup4769 2 года назад +6

    Ayaanle ustaad waan sugayay walhi

  • @mruun2509
    @mruun2509 2 года назад +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @dantadalkadiinta4510
    @dantadalkadiinta4510 2 года назад +3

    Nadaara wallhi si kal iyo laab ah ayaa u qosley 🤣🤣🤣🤣

  • @duceysannoor4022
    @duceysannoor4022 2 года назад +1

    Mashà allaah wariye an Marna xasuusta kago'donin waye Nadara

  • @lafaHore
    @lafaHore 2 года назад +18

    Allaha unaxariisto waxaa la dhahaa qof walbooo muslim ah danbiguu galay kolley ilaahaa kula xisaabtamaya😕😕

    • @abomoha9566
      @abomoha9566 2 года назад +3

      Godane, ama taageersanow ama kasoo horjeed, waa nin halgamay, rag ahaa, cadawgiisana ciil baday. Allaha u naxariisto.

    • @abomoha9566
      @abomoha9566 2 года назад

      @@kingakram9996 Jaalle Akram, Meel uu dhiig ku banaystay ma arag. Hadii aad hayso isagoo dhahaya dadka dhiigoodu waa ii banaanyahay ii keen. Waan kala noqonayaa taageerada.

    • @lafaHore
      @lafaHore 2 года назад

      @@abomoha9566 Godane waa ninka alshabaab fikrada qaraxa ukeenay
      Cadaabka salkeeda allaha geeyo
      Shabaab intii hore wey roonaayeen oo dadku wey jeclaayeen

    • @lafaHore
      @lafaHore 2 года назад

      @@kingakram9996 wallo aadan xaashi ceyroow dhiig umad muusan baneysan
      Nin dadku jecelyihiin ayuu ahaa
      Lkn mardanboo isagu geeriyooday howsha quruntay

    • @abomoha9566
      @abomoha9566 2 года назад

      @@lafaHore Bruh. Waad hurdaysaa ninyohow. Shabaab hada urur way ka weynaadeen, waa dawlad dhisan oo Somaliya ka taliso. Dadkuna yaysan wada jeclaanin laakiin boqolaal kun ayaa jecel oo ciidan , xubno iyo taageerayaal u ah. Wake up man.

  • @YaQane465
    @YaQane465 2 года назад +3

    Best weriya of somalia 🇸🇴

  • @caishasayid3348
    @caishasayid3348 2 года назад +2

    Cabsi cabsi wlhy😂😂waligay warysi dheer ma dawan please prt 3 nala soo dhaqso ayanlow

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 2 года назад +11

    Ayaanle waan idin salaamay Guul iyo Nabad Insha Allah

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 года назад +5

    Like hala saaro Walaahi Waan Qoslay ♥️💕❤️❤️😄😄😄😄😄😄

  • @serioussomalian6075
    @serioussomalian6075 2 года назад +8

    They are mature journalists.keep up both of you

  • @mohamedoday4767
    @mohamedoday4767 2 года назад +4

    Wariye nadaara ciyaal Xafadeed waaye

  • @faatixuseen8457
    @faatixuseen8457 2 года назад +1

    Ayanle manadidikartid
    Nadara :see udiidaa 😂 😂 😂