Wiilkan yar Aabihii Dhalay Ayaa Nacay Isaga O Nool Sababta, Daawo Adiga Yaabi Doone,

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 168

  • @foozia426
    @foozia426 2 месяца назад +6

    Ax waan ka naxay wiilka yar miskiin ilahay faraj khayr qaba how furo insha allaah ❤

  • @dhhol77
    @dhhol77 2 месяца назад +4

    Wiilka waa nin rag ah wuuna koray illahey nolosha ha u qurxiyo

  • @foozia426
    @foozia426 2 месяца назад +10

    Isaaqu wa reer. Nasab kaamila ah. Lakiin qof iyo 2 ba way qaldami karaa

    • @MohammadMohamed-qt4ip
      @MohammadMohamed-qt4ip 2 месяца назад +4

      Nasab iyo isaaq kala dheer taliso wayo aqoon uma lihid micnaha sanad ki hore ma aragtay waxeey sameyen iyo somali Ethiopian ayanu ka jecel nhy dhehen

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 месяца назад

      Laakiin ubadkoda madayacan hadaan ale kabqno wey dad jecel yihiin ilayn colada iyo iskuma xidhna wanaaga kale anigo ah daarrood sidaa leh​@@MohammadMohamed-qt4ip

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 месяца назад

      YAAHUU 😂😂😂😂😂

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 месяца назад +1

      @@MohammadMohamed-qt4iphahahahahahaja😂😂😂😂😂

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 2 месяца назад

      Cuqdadii oo comanti ah😂😂😂😂​@@MohammadMohamed-qt4ip

  • @CcasiiscawaaleCcasiiscawaale
    @CcasiiscawaaleCcasiiscawaale Месяц назад +1

    Reer xayd waa adaraxmaan sacad muuse subeer awal sh isaxaaq

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k 2 месяца назад +11

    Walaalayaal fadlakum iso qora abaha taleefankisa ana london jooga o aqan abahi joogay na maalintu gursanayay iyo malintu dhalanayay ana dhameynayo

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g 2 месяца назад +2

    Naagtan waxeey iska dhigtaa wax kale naa wiilka haku qeeylinin amusna ha dhihin

  • @CcasiiscawaaleCcasiiscawaale
    @CcasiiscawaaleCcasiiscawaale Месяц назад +1

    Adaraxmaan sacad

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 месяца назад +10

    Bisinka waa isagiiyo halkaa taagan yaa alaah ilmaha yar muxuu uciilaaya

  • @HalyeeyGA
    @HalyeeyGA 2 месяца назад +10

    Reer xayd oo dhan ma khadro xayd bay isku qaabiil yihiin, takale ma wada sacad muuse ba Xayd oo idil?

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 2 месяца назад

      Xay badan leeyihin isaaq isaxaaq ba waa leeyihiin xayd

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 2 месяца назад +5

    Daauud xanfar kiyaa dhalay mise walalkiis u ekaa mubaarak aktoobar farxiyo fiska qabay

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 месяца назад +2

      Waa u eg yahay Somali dhan waa isu eg yihiin

  • @AnisaWarsame-jx5xy
    @AnisaWarsame-jx5xy 2 месяца назад +1

    Wiika iyo abihi lamakala gaRto ❤🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @foozia426
    @foozia426 2 месяца назад +6

    Ilahay hasoo hadeeyo abahaa xitaaa haday colaad. Xumi dhexmarto. Wiilkiisu maxuu danbi ku leeyahay waar ya ilahay yaqaan

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 месяца назад

      Waa Sidaaas Raga Somali markay Naagta is dilaan ayuu ilmaha dayacaa

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 2 месяца назад +1

    Subxanallah waa u Eg yahey Mashallah Mashallah

  • @sucaadkhaadi9455
    @sucaadkhaadi9455 2 месяца назад +4

    Asc hana abayo duceysaney alaha ku xafido amiin ❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕

  • @shukriali5770
    @shukriali5770 2 месяца назад +3

    Wiilka hadii u haysto adeer iyo awoowo iyo ayeeyo utaag waayeen allaha u sakhiro insha. Allah

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 2 месяца назад +1

    Mubaarak aktoobar u ekaa ma walalkii baa

  • @daraqoon
    @daraqoon 2 месяца назад +3

    Sacad muuse kaliya reer xeyd mahalaha balayo
    Isaaqoo dhama reer xeeyd leh aniga hooyadeey waa reer xeeyd habaryooniseyna tahay
    Sacad kulahaa war dadkan qabiil mayaqanan iga tag 😂😂😂

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 2 месяца назад +3

    waaruntiisa ciisa muuse weeye waana reer xaad

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 месяца назад +4

    wiilkan wa abahiis oo soo tagan ka yar siduu ugu eeg ayahay waa lalayaabay

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 2 месяца назад +1

    Adeerki magacii?

  • @hassanadan4703
    @hassanadan4703 2 месяца назад

    Asc gabadhan meel lagu furay mayna sheegin heer inay leedahayna way sheegtay arintaa waydii

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 2 месяца назад +4

    Wll qof inecebi waxba imayeeli karo eekana jecel noosheeg
    Muslin ayaynu nahay muslinku
    Cadaw inooma aha ee nafteena iyo Shaydaanbaa inoo cadaw ah

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 2 месяца назад +4

    Aabo somali awalba ma jeclayn ubadkiisa ee inaga dhaafa wiilka ha iska korsato hooyadiis

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k 2 месяца назад +3

    Taleefanka abhi isiya anaa aqan wiilka aabihis iyo hooyadis o jooga london

    • @maamuusmedia843
      @maamuusmedia843  2 месяца назад +1

      Hana Numberkeed Kuu Qoraaa, iyadaaa La Xiriir

  • @OmarismaelMohamed
    @OmarismaelMohamed 2 месяца назад

    Allaha u sodhaweyo amin

  • @Sahro5096
    @Sahro5096 2 месяца назад +2

    Masha allah waa uegyahay wiilka.iyo.abihiis.

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 2 месяца назад +8

    Ala siduu ugu egyahay aabahiis

    • @CabdiCalishiikh
      @CabdiCalishiikh 2 месяца назад

      Mala hubaa

    • @asiilmahir6072
      @asiilmahir6072 2 месяца назад +2

      Wuudhalay🎉wuubaxsaday😢

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 месяца назад

      @@asiilmahir6072😅😅😅😅😅😅

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 месяца назад

      @@asiilmahir6072😅😅😅😂😂😂😂😢😢😂😂

  • @AshoHussein-ke2ej
    @AshoHussein-ke2ej 2 месяца назад +10

    Allahumma Amiin

    • @ArabNour
      @ArabNour 2 месяца назад +2

      Gabadhaay ninjas waa xamagle

    • @ArabNour
      @ArabNour 2 месяца назад

      Xamagle waaye

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 месяца назад +5

    SHAARABAHA HADDI LA SAARO, ISAGA IYO AABIHIS HAL QOF AYEY ISKU NOQONAYAN.

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 2 месяца назад +4

    Goormuu Nin Soomaaliyeed Aabbe Ahaa Oo Caruur Jeclaa? Naagaha Soomaaliyeed waa Inneey Joojiyaan Dhaldhalka Maalaayacniga Ahee Ilmahaan Ee Kaligood Ladaalaa Dhacayaan. Maxeeytahay Naagahaan Iska dhaldhalo Ee Kaligood Iska Korsaddo.

  • @luqmanjo-w8g
    @luqmanjo-w8g 2 месяца назад +1

    Wiilka iyo aabihiis lama'kala yaqaan hal qof ayaad u maleeysaa.

  • @AswanAswaneossob
    @AswanAswaneossob 2 месяца назад

    Wallahi willkan iyo abihi ad bay isugu eg yihin 😮😮😮 .ya Allahu uso dhawe .❤❤❤

  • @FoosiyaAli
    @FoosiyaAli 2 месяца назад +1

    Adaraxmaa sacad

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 месяца назад +2

    Naa Hana Isaaq Imisaad O'Day baa xayd layidhaahdo ayaa kujira

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 месяца назад

    Daahir calasow haloo diro
    Wiilkana Halakeeno Hargaysa ha arko oo habarto Dadkiisa waayo dadku waa dad geeriyaade

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 месяца назад +1

    Gabadhan waxay udhowda hay in iyadoo uqabo ay ninkale ka guursatay😢😢😢😢
    Laakiin mey ahayn inuu ciilo wiilkiisa

  • @adan5209
    @adan5209 2 месяца назад +1

    Masarif ayuu igagostey waan kadanestey ayey leedahay ma lagufurey ?

  • @laylaxuseen-i7s
    @laylaxuseen-i7s Месяц назад +1

    U egaa aabihii waa aabihii marag ma doon weeye

  • @ugbadosman2616
    @ugbadosman2616 2 месяца назад +2

    Alaaa naga neefsanaa nin anay qabilkisa aqoon see u gursaneesaa

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 месяца назад +4

    NINKA AY GUURSATAY, MAGACIISA HA SHEEGTO

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g 2 месяца назад +1

    Adigoo kalaa nin cadaan iyo Meadowbank raaceysid maa moodaa

  • @ismaailibrahim4165
    @ismaailibrahim4165 2 месяца назад +1

    Abaayo waad mahadantay

  • @fardusa411
    @fardusa411 2 месяца назад +2

    Nimanka ilmaha intay yar yar yihiin bay kacarataan lkn markay waynaadaan wayrabaan lkn kan waa kadiwanyahay

    • @FatumaDek
      @FatumaDek 2 месяца назад

      Horta qof markaad ubaahned Ku dayacay maxaad ka raadin markaad weynaatay

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 2 месяца назад +1

    Alla wuu u eg yahay wiilka ( Hanni 🌹🌹🌹viva per Sembri )

  • @nasteexoismaancali2879
    @nasteexoismaancali2879 2 месяца назад +1

    Aamiin

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 2 месяца назад +3

    NAAGTA UU GUURSADEY BAA KU DIRTAY

  • @PublioMarinho-ff7rn
    @PublioMarinho-ff7rn 2 месяца назад

    Waa runtaa abaayo wax lee qaldan yaa kasaya

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 месяца назад

    Ma aabe jiranaa yaaab
    Yaa allaah
    Colaad walbo dhex marta isagiyo islaanta why ilmaha yar😢😢😢

  • @AhamedwalishariifIbraahim
    @AhamedwalishariifIbraahim 2 месяца назад

    Khadra.maxamuud xeyd

  • @FatimaJama-d9m
    @FatimaJama-d9m 2 месяца назад +1

    Allahu akbar illahay ha fududeeyo

  • @shukriali5770
    @shukriali5770 2 месяца назад +1

    Wamlee wà isku egyihiin aad iyo aad

  • @HalyeeyGA
    @HalyeeyGA 2 месяца назад +3

    Adeerkiis haddii uu joogo maxaa loo sixi la'yahay qabiilkiisa?

  • @sainabnor8550
    @sainabnor8550 2 месяца назад +1

    Aabihii Allah how soo jeediyo

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 2 месяца назад +1

    Ma Colad ba jirta Oo kadhaheyso Hoyada iyo Aabaha. Xaqiqatan Wa Su'aal Fican muhim ah in la ogaado

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 2 месяца назад

    Xaydku waa magac eeqoladiisa sheega

  • @CabdiidirissheekhXaashi
    @CabdiidirissheekhXaashi 2 месяца назад

    Waa cabdi ramaan sacad

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 месяца назад +1

    Boqolaal Xeyd baa jirta
    hal qoys kaliya maahan

  • @foozia426
    @foozia426 2 месяца назад

    Maasha allaah aad bayisugu egyahiin abahii

  • @hassanabdullahi7857
    @hassanabdullahi7857 2 месяца назад +3

    Anaga isaqa nososheg

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 2 месяца назад +1

    Wuu u eg yahay asahi waa cabdirixman sacad

  • @mukhtaarabshir7022
    @mukhtaarabshir7022 2 месяца назад +1

    Adeerkii muu uraadiyo abihii ileyn waa waald isba

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 2 месяца назад

    Hano Odagaan Balawad buu yeeshey.

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 2 месяца назад

    Yaab waaba jacal cusub🎉 Abe labaryayo jaw

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 месяца назад +3

    Iska daaya haduna cidna rabinabahaa qurbaha dad jiran aya jira ama cabtoy u yahay waad waynatay isga ku bahnan dona daa

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 2 месяца назад +1

    Ummadda dhan madaxda ha ka Qabsan waxaasi Aflagaado cad,

  • @imanmohamud5457
    @imanmohamud5457 2 месяца назад

    Haa waa garanaa

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 2 месяца назад +2

    Waa problem nin Isaaq ah oo haddana luqaddaas ku hadlaayo......!!!!!!.😮

    • @Hodanmoh15
      @Hodanmoh15 2 месяца назад

      𝐋𝐮𝐪𝐚𝐝𝐮 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐰𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐰𝐥𝐥𝐨 𝐦𝐚𝐱𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐝𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐣𝐚𝐝 𝐝𝐡𝐞𝐞 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐬𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐝𝐢

    • @Hmpk5020
      @Hmpk5020 2 месяца назад +1

      Waaad quruntay luqada cida uu lagoray buu ku luqadyahay adigu qabyaalada Laftiiinagaa kagartay😂

    • @hindaseenyo1556
      @hindaseenyo1556 2 месяца назад

      War wiilka reer abtigiis baa korsaday

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 2 месяца назад

      😂😂😂😂😂😂😂 waa cajiib haladoono inanka

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 2 месяца назад +1

    Wiilkaba ka xagga xaggan habarts,Reet Xeed Olol asagaaba intaa gartey

  • @luulmaxamedcismaan5706
    @luulmaxamedcismaan5706 2 месяца назад

    Reer xasan xaydh mise reer xayd

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 2 месяца назад +1

    Share

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 2 месяца назад

    Asc wr wb
    Ayeeyo iyo Awowgii hala weydiiyo meeshay joogaa

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 2 месяца назад +2

    Naagta uu guursaday ayuu iska gadayaa malaha

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 2 месяца назад +2

    Who Are you ? Hanna awoodaaa intee kakeeentay ufff

    • @Hmpk5020
      @Hmpk5020 2 месяца назад

      Caada qaato wee dhaantaa Maxkamada Dahir Alasow iyo Hanna wax Madagaskar qaban Karo

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k 2 месяца назад +2

    Meelintey is aroosayeen anaa joogay

  • @BashirCabdiqadirbashiir
    @BashirCabdiqadirbashiir 2 месяца назад +1

    Abaayo.ninku.carafa.uuqabo.waa.midsìil.kakacday

  • @indhogeele2723
    @indhogeele2723 2 месяца назад +2

    waa cabdiraxmaan sacad muuse

  • @amalquule84
    @amalquule84 2 месяца назад

    AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @hodanahmed8489
    @hodanahmed8489 2 месяца назад

    Gabadhuu ninku jeclaa markey guurstuu ka hinaasey

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k 2 месяца назад +1

    Horteydu ku dhashay wiilkaan

    • @bashirmohamed383
      @bashirmohamed383 2 месяца назад

      Hadaad taqaano macay tahay sababta u wiiljiisa ujaraya mrka

    • @Gureey-l6k
      @Gureey-l6k 2 месяца назад

      @@bashirmohamed383 war aniga asoo yara igu danbeysay asaga iyo aabahi waxan u bahnaa telka aabaha

  • @AnissaaliAnissa
    @AnissaaliAnissa 2 месяца назад

    Jibuutian qabiil malahee miya

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 2 месяца назад +2

    Wiilka ka jawaab fcnbee

  • @kkin7066
    @kkin7066 2 месяца назад +1

    Boqol xayd ba jiira

  • @bilan9135
    @bilan9135 2 месяца назад

    Xayd waxa jira isaxaaq ah waxa jira Xayd Muuse cabdale ah waxaa jira baqalaal Ilma Xayd la dhaho kaliya wixii Xayd ah macnaheedu ma aha in khadra xayd edo u tahay ama sacad muuse uu yahay😅😅😮😂😂

  • @SakariyaDeeq
    @SakariyaDeeq 2 месяца назад

    Doqon nimada iskadaya luqad leyskuma hayi wilku dadkisu radsanaya

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 месяца назад +5

    DHIILO KASTE BAA ISAAQA HAA KUU WAALATO HAA NAAGU WAALANINE

    • @haldoortvchannel9320
      @haldoortvchannel9320 2 месяца назад +3

      Naa. 100 loowga abihi heesan uma jeedid miyaa isaaq asaga ah maxaa laga waasha
      Isaaq waa qabilo maaha 4 ta gubatay ee hargesa joogta

  • @hassanabdullahi7857
    @hassanabdullahi7857 2 месяца назад +1

    Asc

  • @amalquule84
    @amalquule84 2 месяца назад

    waa cabadala sacaada weeye

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 2 месяца назад +1

    Walee Horta waxbaa jira Arintu mel ayey iska qaban La'dahay

  • @foozia426
    @foozia426 2 месяца назад +1

    Khadra xayd wa sacad muuse

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 2 месяца назад

    HADUUBA ADEERKII IYO AWAWGII GARANAYO MAXAA DHIB AH
    AABIHII NA MABUU DAFIRINE

  • @FatimaJama-d9m
    @FatimaJama-d9m 2 месяца назад +1

    Abaayo colada aad waydibayso Maxay tahay wilkan waa ka shaley dan I ma Lagan ka Ilkaha hadalada hanafta leh ka ilaali

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад +2

    kkkkkkkkkkkkkkkk ma khadra xaayd uun baad maqashay boqo xayd baa jira,e

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 2 месяца назад

    reer xayd ku waabafanyahay

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 2 месяца назад

    Nayaha akbar qablisa ayatahay ader waxatahay qoomalood ayatahay

  • @marshalpologne
    @marshalpologne 2 месяца назад +2

    waxan wa show iyo mashruc lakin dadka aqliga yaare run bay moodayan . taakaale hanna jaaaajuuus miyaad run ka sugaysa yaabka adunka anigu wan ku qosla un waxba kama rumaysto wiilkan yare hanna ba lacag so sisay waxan wi jiilaya un wax ka run ah ma jirto walaahi

    • @Hodanmoh15
      @Hodanmoh15 2 месяца назад

      𝐌𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐟𝐚 𝐢𝐢𝐝𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐚𝐥𝐪𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐲𝐚𝐫𝐚 😂😂😂𝐥𝐚𝐜𝐠𝐛𝐚 𝐥𝐚 𝐬𝐨 𝐬𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐡𝐚😂😂

  • @OmarAbdiHachi
    @OmarAbdiHachi 2 месяца назад

    Adraxmaansacadwaaye

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 2 месяца назад

    Shekadan waxba ka qaldan waxay leyihin ader iyo eedo hadana ma garanayno yab badana

  • @AshoHussein-ke2ej
    @AshoHussein-ke2ej 2 месяца назад +1

    Wilkiisa marki u drogaada bartay bu malaha nacaay

  • @SahraBoqore
    @SahraBoqore 2 месяца назад

    Ayaydii iyo awoogii maxaa loo waydiin waayay qoladooda will aabii dad kii dhalay la garanayo maxaa baafin keenly waa yaab

  • @munamire6805
    @munamire6805 2 месяца назад

    Muuse biix ayuuba uegyahay