Maxkamada Calasow 24
Maxkamada Calasow 24
  • Видео 615
  • Просмотров 1 507 658
Omaar Dadkii Dhibaayey Ayaan Kamid Ahaa Waxaa Igu Kalifay, Sababta an U Dhibayey, #maxkamada #omaar.
#maandeeq #Hanaparanta #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushu...
Просмотров: 4 776

Видео

Sidan Cadaalad Maaha Gabadh Isaaq ah Oo Muqdisho ilmaha Looga Qaatay,Toogasho Lo gaystay #maxkamada
Просмотров 8 тыс.9 часов назад
#maandeeq #Hanaparanta #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moo...
Ilmo Nool Sababta Loo Qariyo Wa Ninka Dambe Inuusan Ogaan, in Hore Wax Usoo dhashay,Yaab #maxkamada
Просмотров 14 тыс.16 часов назад
#maandeeq #Hanaparanta #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moo...
Qaybta 4 Aad, Asma Farin Qiiro leh u Dirtay, Hoyoyinka Somaliyed E Carurta Udira Dhaqan.#maxkamada
Просмотров 3,5 тыс.День назад
#maandeeq #Hanaparanta #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moo...
Qaybta 3 Aad, Asma Oo Wax badan Ka Shiftay, Waxa jira Hablo Uk ku Nool Oi Meehaas Ka Soo,#maxkamada
Просмотров 8 тыс.День назад
#maandeeq #Hanaparanta #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moo...
Asma Qurbaha laga Soo Waday, Boding School Somalia La Kenay Nin Kawayn Xoog Lo Guuriyey.#maxkamada
Просмотров 16 тыс.14 дней назад
#maandeeq #Hanaparanta #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moo...
Niciima Joker Ayadoo Uurleh Bay Arintayda U Istaagtay Binu Aanimod Darteed, Somalinimo, .#maxkamada
Просмотров 2 тыс.14 дней назад
#maandeeq #Hanaparanta #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moo...
Daawo Kiis Adag, Naagaha khaladkooda Waa La Sheegaa, Ninkeeda Oo Raba Ayey Diidee, Waxla.#maxkamada
Просмотров 8 тыс.14 дней назад
#maandeeq #Hanaparanta #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moo...
Mahad Qurbaha Laga Soo Waday, Boding School Somalia La Keenay, Indhiisa Ayuu Kusoo Arkay, #maxkamada
Просмотров 8 тыс.14 дней назад
#maandeeq #Hanaparanta #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moo...
Asma Qurbaha laga Soo Waday, Boding School Samalia La Kenay, Fiiri Maxa ku Dhacay,#maxkamada #live
Просмотров 23 тыс.14 дней назад
#maandeeq #Hanaparanta #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moo...
Qaybtii 13 Aad #maandeeq Halkaas Ayay Ku Dhamatay Shedaydi, Wixi Tallo Ah Hos Nogu Reeb #maxkamada
Просмотров 11 тыс.14 дней назад
#maandeeq #Hanaparanta #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moo...
Qaybta 12 Aad. #Maandeeq Qaybtan Noloshayda Aad Umuhiin iigu Tahay, Waayo Waxa Ku Jira, #maxkamada
Просмотров 13 тыс.14 дней назад
#maandeeq #Hanaparanta #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moo...
Qaybta 11 Aad. #Maandeeq Xiliyadii Ay Dareentay Inu Ka Fogaanaayo Ninkeedii, Waxay Isku. #maxkamada
Просмотров 7 тыс.14 дней назад
#maandeeq #Hanaparanta #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moo...
Qaybta 10 Aad, #Maadeeq Ninkedi So Degayo, Balse Wixi Halkas Ka Dhacay Khalad kuma Laha #maxkamada
Просмотров 12 тыс.14 дней назад
#maandeeq #Hanaparanta #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moo...
Qaybta 9 Aad, #Maandeeq Markan Waxan Toos Ula Hadlaysaa Dadka Ku Xidhan Shekadayda #maxkamada #live
Просмотров 8 тыс.14 дней назад
#maandeeq #Hanaparanta #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moo...
Wiil Maskin Ah Oo Shaqaale U Aha Ayu Sharcigii Ka Xanibay, Wa Layso Tarxiilay, Kiis Adag, #maxkamada
Просмотров 1,4 тыс.21 день назад

Qaybta 8 Aad, Maandeen Oo Cadaymo Soo bandhigtay, Xanuun Badanaa Maalinkii Ciyaalka Laga #maxkamada
Просмотров 10 тыс.21 день назад
Qaybta 8 Aad, Maandeen Oo Cadaymo Soo bandhigtay, Xanuun Badanaa Maalinkii Ciyaalka Laga #maxkamada
Qaybta 7 Aad, Adkaatay Maandeen Markaan Qof Waalan Ayaa Laga Soo qaaday, Balse Sida Isku #maxkamada
Просмотров 12 тыс.21 день назад

Qaybta 6 Aad, Maandeen Oo Markan Wacdaro dhigaysa, Noloshu Marba Waa Nooc Ha. #maxkamada ,#somalia
Просмотров 9 тыс.21 день назад
Qaybta 6 Aad, Maandeen Oo Markan Wacdaro dhigaysa, Noloshu Marba Waa Nooc Ha. #maxkamada ,#somalia
Qayti 5. Maandeeq Anigu Waxba Ma Qariyo, Noloshii Aan Soo Maray Wa Taas, Qofkasta, #maxkamada #live
Просмотров 11 тыс.21 день назад
Qayti 5. Maandeeq Anigu Waxba Ma Qariyo, Noloshii Aan Soo Maray Wa Taas, Qofkasta, #maxkamada #live
Oomar Dadka Miyuu Ka Qali Badan Yahay, Safiirka Sweden oo Wax Badadan Cadeeyey, #maxkamada #somalia
Просмотров 5 тыс.21 день назад

Oomaar Dadka Runta u Sheeg, Waxba famailka Haku Meeraysanne, Nuurka iyo Ifdijnka Dadka u #maxkamada
Просмотров 3,5 тыс.21 день назад
Oomaar Dadka Runta u Sheeg, Waxba famailka Haku Meeraysanne, Nuurka iyo Ifdijnka Dadka u #maxkamada
Kiis kii Wiilka Oo Waji Kale Yeeshay, Wiilka Abtigi Wax Badan Bu Qrinaya, Waxan Lahadlay, #maxkamada
Просмотров 6 тыс.21 день назад
Kiis kii Wiilka Oo Waji Kale Yeeshay, Wiilka Abtigi Wax Badan Bu Qrinaya, Waxan Lahadlay, #maxkamada
Aabo Wiilkiisa Afduub U Haysta Muddo 2 Sano Ah, Meel u Ku Qariyeyna Lama Yaqan, Sababta, #maxkamada
Просмотров 7 тыс.21 день назад
Aabo Wiilkiisa Afduub U Haysta Muddo 2 Sano Ah, Meel u Ku Qariyeyna Lama Yaqan, Sababta, #maxkamada
Somalia Xalay Meel Joogaanba Way Debaal Dagayeen, Haneebka #galmudug Dad Saamayn Leh iyo #maxkamada
Просмотров 1,4 тыс.21 день назад
Somalia Xalay Meel Joogaanba Way Debaal Dagayeen, Haneebka #galmudug Dad Saamayn Leh iyo #maxkamada
Sharaf Tayda Waxan Ku Wayey Ha Ceebayn Ehelka Iyo Tolka, Ninkii Dhibta iigaystay.. #maxkamada #live
Просмотров 5 тыс.21 день назад
Sharaf Tayda Waxan Ku Wayey Ha Ceebayn Ehelka Iyo Tolka, Ninkii Dhibta iigaystay.. #maxkamada #live
25 Sano Kahor Wiilki Ay Dhashay Inta Macaga Aabihi Laga Badalay, Ayu Kula Nolyahay Sweden,#maxkamada
Просмотров 13 тыс.21 день назад
25 Sano Kahor Wiilki Ay Dhashay Inta Macaga Aabihi Laga Badalay, Ayu Kula Nolyahay Sweden,#maxkamada
Qaybta 4 Aad, Maandeeq Oo Xaaduhu Ku Adkatay, Ciddi Garbaka Siisey, Daawasho.#maxkamada #Hanaparanta
Просмотров 12 тыс.21 день назад
Qaybta 4 Aad, Maandeeq Oo Xaaduhu Ku Adkatay, Ciddi Garbaka Siisey, Daawasho.#maxkamada #Hanaparanta
Qayta 3 Aad. Waxwalba Waan idiin Sheegaa, Noloshayda, Daawo Qayb Xaasasi Ah, #maxkamada #Hanaparanta
Просмотров 35 тыс.28 дней назад
Qayta 3 Aad. Waxwalba Waan idiin Sheegaa, Noloshayda, Daawo Qayb Xaasasi Ah, #maxkamada #Hanaparanta
Qaybti 2 ad. Caawa Qof Aad In badan Raadi Neyseen Noloshiisa Ayaan Idiin Wadaa, Noloshan #maxkamada
Просмотров 15 тыс.28 дней назад
Qaybti 2 ad. Caawa Qof Aad In badan Raadi Neyseen Noloshiisa Ayaan Idiin Wadaa, Noloshan #maxkamada

Комментарии

  • @smile2567
    @smile2567 32 секунды назад

    Hooyo tas ma aha waa naag xanoonsan

  • @sahrahassan4535
    @sahrahassan4535 2 часа назад

    Allow hana ceeben gabadheeda siday u dafirikarta hooyo baas weeye subxanallh allow u soohadee walasoo qabanaya

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 3 часа назад

    Walaahi dadkii oo dhan (qori is Maris) ay wada noqdeen kkkkkk

  • @abdullahimohamud3035
    @abdullahimohamud3035 6 часов назад

    Anajooga hohayo

  • @abdullahimohamud3035
    @abdullahimohamud3035 6 часов назад

    lambarka habarta isodir bilis

  • @habibaalishitawe1448
    @habibaalishitawe1448 8 часов назад

    😂

  • @NimoOsman4040
    @NimoOsman4040 8 часов назад

    Runnadanaa

  • @Duniyo-dn5bc
    @Duniyo-dn5bc 8 часов назад

    Kkkkkk

  • @User-y4y0c
    @User-y4y0c 11 часов назад

    Naimo Jokar video beenta ahana Cafis weydiso gabarta marka a ka maseertay Ilkacase guurkeda.

  • @fadumoyusuf7694
    @fadumoyusuf7694 12 часов назад

    Ninkaa oomar waa nin daacad ah dadka daacada ah allah ma dayaco masha allah

  • @user-en9hc1cb2l
    @user-en9hc1cb2l 15 часов назад

    Ilahay baa wax dilla waxna notera hagarna barbarow noo 😢

  • @geelegaab
    @geelegaab 16 часов назад

    Waryaa kan caruurta dhalay inuu caruurteeda siiyo wuu ogol yahay ee daahirow maxaad caruurteeda u horjoogtaa

  • @sacidaadan4079
    @sacidaadan4079 18 часов назад

    Mashaallah tabarikallah wllhi omar waa nin qalbi fican mashaallaah illah haku xifdiyo wllo

  • @shukrimumin7074
    @shukrimumin7074 19 часов назад

    Subxaanallah cadaalad xumaa Daahir Calasow war gabadha siiya waa hooyo wax dhashay Abuhu bari naag buu karaaciye

  • @najma649
    @najma649 20 часов назад

    masha Allah omaar waa nin reer mudug ah

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 21 час назад

    Aleylehee waad badeen idinkoo niman ilma adeera haduu daahir dameer idin dhex galaayo oo waliba dhahaayo hadaan aniga idin hishiisiiyo dib dambe ma kugu safaadayo waa yaab caku

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 21 час назад

    Cumaro daahir miyaad raali galineysaa oo kaa nasabad leeto dulina ah oo dumarka googaradaha ku heysta caku nin reer mahad ah baa tahay midgaan ha raali galin hana is liidin islaan baa tahay cumar maxamuud

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 4 часа назад

      Ninkaan omar ah cid baryi maayo waa lajen

  • @bilejama9356
    @bilejama9356 21 час назад

    Landheere Daahir alasow anigu waxan ka mid ahaa dadka neceb Lakiin waa nin adag salan sare Daahir alasow

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 22 часа назад

    Oomar very good man ❤❤

  • @habibaabowe7531
    @habibaabowe7531 22 часа назад

    Kkkk oomaar nin raageed waaye

  • @user-bj6hf3cq6z
    @user-bj6hf3cq6z 22 часа назад

    Omar oo hornimo so qatay kana so qatay qolo qolo unaso jesaday somali nimo 😂😂😂

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po 23 часа назад

    Aniga hada kahor waxaan kismayo ku arkay hooyo inkirtay gabdh ay dhashay tiri kuma aan dhaline idhaaf gurigeyga ayadoo iska qarineysa nin qabay oo ay caruur uhaysay

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po 23 часа назад

    Hooyo fiican ma ahane soomaliyeey gabadha caawiya alla wey dhibantahay

  • @FaaisaMire
    @FaaisaMire День назад

    Alle haysu saqiro

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 День назад

    Daahir aboowe u naxariiso I llahey ha ku naxariisto❤❤❤

  • @AminaAwil-bt3dw
    @AminaAwil-bt3dw День назад

    Waa habar jeclo Muuse Abokor Biciide Ahmed Faarax Biciide waxay ku kortay Ceel afwayn weeye maaha reer Ceerigaabo Nafiisa waan garan wan isla ee keen

  • @fbidheahmedahmed7222
    @fbidheahmedahmed7222 День назад

    1990 bay dhalatay waxaas ay sheegayso oo dhami waa run aniga ayaa garanaya waa qalad iyo dulmi waxan lagu sameynayo

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi День назад

    Sabad wa dhiilo wayn

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi День назад

    Wa wacal very sorry ninka qabay ka baqaysa inay cunug hore dhashay

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring День назад

    that girl is 34 years or 35 years old now

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 День назад

    Dhaman teamka maxkamada dahir calasow top10

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 День назад

    DAAHIR CALASOW ARIN KU YEEY KA HOOS BIXIN ,NIN TOOGTAY XASKIISI OO DHAKHTARKI KU DAYACAY KU SILCIYEY HADANA CARUURTI KA REEBTAY ,ALBAABKA KA SAARAY, SE U TIRAHDA WA KUGU CELINA SUBXANALLAH ,BEER ADKIDA CALOOSHA IXANUUNTAY WAAN ILMEYEEY .

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 День назад

    Joojiya edeynta maxkamada daahir calasow ,wa cadaalad ugargaara dan yarta somaliyeed , Maanta dowlad ,somaliyeed oo ugargaari majirto maxkamada daahir iyo teamkiisa wa cadaalad wa gob cadaalad ah Wa hooyo yar oo dhib somartay allah ha ugargaaro .

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 День назад

    Stress badan ba haya wa hooyo yar , ninka ilmaha ka dhalay wa nin wanaagsan oo jecla xaska iyo caruurta isku heysto masa noqon duruuf awgeed. Iyaduna wa hooyo beer wax dhalay. Xal allah haya

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 День назад

    Daahir burco wa meel nabadeeed wa magaladeydi noloshu wa haadi Ee guriga one year ka bixi Wa hooyo wa hablo caada dumurka helan ku dhici daryeel hooyo raaban , Meherad maqaxi u fur Ama tukaan rashin u fur Somaliland wa halka ugu badan masajidada dugsi qur'anka iyo maxaad cilmiga lagu raacdo Hala caawiyo .wbt

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 День назад

    Pufiska joojiya maxkamada cadaalada ee daahir calasow / wa cadaalad Waan dhageysta Ukala qeybiya 2caruura iyada siiya inanta yar iyo mida ku xigta Inanta weyn ayeydeed hala joogto iyo abaheed ,haday ogolato, hooyo wa hooyo

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 День назад

    Qofta mindhaa qofta qalad baa ka dhacay lkin cunugteeda in eey heysato ayaa wanaagsaneyd

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 День назад

    Naa adba hanooy intaad aduunka soo qastaad hada maro madaxa noo saratey ma adaa hadaa malaig ah 🥷🏿🥷🏿

  • @user-dz4ti5ru8d
    @user-dz4ti5ru8d День назад

    😢😢😢😢

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 День назад

    Mucjiso badanaa tan hooya ma ahan illaahay baa ku badbaadiyay

  • @user-ip5ni8fu2s
    @user-ip5ni8fu2s День назад

    Naa orad iskaka tag guntan wabad arkaysaye inuu uhiilinyo wana isku mide kaa ka timid iyo kani wa ilmadeer ee calool adeeg caruurtna aygoo socday ku iman doonan cuqubaduna way socon oo daahir si xun ayuu udhinane

  • @shukrimahamud6648
    @shukrimahamud6648 День назад

    😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-tg2bg1wu3b
    @user-tg2bg1wu3b 2 дня назад

    inanta abaheed 3 sa magac hasheegto iyo meesha laga helo hadeey rabin inteda

  • @leymoenahmedhashi8616
    @leymoenahmedhashi8616 2 дня назад

    Aabuhu waa in uu ilaha koriyaa

  • @user-ck9hy7dn2m
    @user-ck9hy7dn2m 2 дня назад

    Dahir alasow waxan Ku jeclahay illahey Dartis wayo dadka Odhan way kusiman Yahiin wadna wada Cawisa illahay Haku Cawiyo wlaalkey macane

  • @HalimaUlosow
    @HalimaUlosow 2 дня назад

    Gabadhan ilmaha halugu biilo Xamarna ha kuhayso

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms 2 дня назад

    Hooyo gabdhaheeda iyadaa uroon wuxu waa gabdho ,gabdhana hooyadood ayaa u roon daahir illaahey ka cabso gabadha caruurteeda siiya

  • @ifrahyusuf2816
    @ifrahyusuf2816 2 дня назад

    Gabadha ilmaha halasiiyo waahoyo koriuo hosbay u ooyde ilahsy hakuu gargaaro

  • @ifrahyusuf2816
    @ifrahyusuf2816 2 дня назад

    Hoyo ilmeheeda madaycmo intaya unoshahay

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 2 дня назад

    Naalagu qaadye ninkale guurso oo waxaa kamaaran isaga iyo caruurtiisaba