Lahjada Sujuuga iyo Lahjada Woqooyi PART 1 || Sujuu Dialect Vs Woqooyi Dialect

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 май 2024

Комментарии • 95

  • @hayam4675
    @hayam4675 Месяц назад +4

    Inamo imaan iyo somaalinimo ka muuqato maashallah rabi Hayden xifdiyo qurux miidhan ❤

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 Месяц назад +9

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤

  • @Eng_moy
    @Eng_moy Месяц назад +1

    ❤nio reer waqooyigu waa asalki somalida ,waa dad xeel dheer , markiiba wayku fahmayan , macaqlibadnanba tolow waxamay sababtu

  • @GeediSahan
    @GeediSahan Месяц назад +11

    Lahjada ciyaal casiir ma jirto miyaa 😂

    • @PerfectZizou
      @PerfectZizou  Месяц назад +2

      Wanso wadha😂😂

    • @Amrancadey111
      @Amrancadey111 Месяц назад

      Asc abowe cawinad ayn kaga bahanahey blz inte kala so xarira waxn ahey hoyo somaliyed blz iso jawab

    • @NanaHarajuko
      @NanaHarajuko Месяц назад

      Waxaasi waamaxay

  • @abdifatahonlinetv8609
    @abdifatahonlinetv8609 Месяц назад +2

    From Garissa ❤. Much love guyz 👍🥰

  • @yaasmiin1234yasmin-nr1wp
    @yaasmiin1234yasmin-nr1wp Месяц назад

    Mcha allah goforward wllo

  • @eazydazit
    @eazydazit Месяц назад +3

    Foundation/aasaas

  • @NaimaEbrahem
    @NaimaEbrahem Месяц назад

    Waxbadan ayan ka faaiidey lahjada sujuuga ,hore u soco wll❤

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 Месяц назад +1

    Prefect man ❤😊
    Keep up
    Hargysa waa magaalo unad somaaliyed ku raaxsyso

  • @Cawoizmail2383
    @Cawoizmail2383 Месяц назад

    Dhakhtarrr io Abdala jamaall So Qabo❤

  • @khadraaadan2168
    @khadraaadan2168 Месяц назад

    Wiilka 40k gaarsiiya❤🎉keep on wllo

  • @MudenAbdi-ey7ko
    @MudenAbdi-ey7ko Месяц назад

    Waa xayaashka

  • @abdirizakapdirahman9072
    @abdirizakapdirahman9072 Месяц назад +2

    Dhiiil Ba La Idha Ta Cannaha Lagu Luuxo ✌️

  • @FeysalXassan-dc3uh
    @FeysalXassan-dc3uh Месяц назад

    🎉🎉🎉🎉40k hala garsiiyo

  • @nastehoali9184
    @nastehoali9184 Месяц назад

    mi brother wan ku tagree wllo qaali wan ku leyhy hore soco❤

  • @sacadbaashesacad768
    @sacadbaashesacad768 Месяц назад +3

    Niyad same
    Nin sare😅😅😅
    Muxuuse ku jiqi muxuuse ka jiqi

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 Месяц назад

    burcadku waa cheese ka ee maahan fermented milk / yoghurt waa ciir ama caano dhanaan

  • @sultaanfilms
    @sultaanfilms Месяц назад

    NIce one guys

  • @user-sp4om5zb1f
    @user-sp4om5zb1f Месяц назад

  • @LegendaryMaestero
    @LegendaryMaestero Месяц назад

    ❤❤❤

  • @khalidmohamed2662
    @khalidmohamed2662 Месяц назад +1

    War ninkaa reer hargeysa ee murtida badan waa legend dhakhtar waa reer burco oo waliba dhalinyara wax badanbaa u dhiman isagoo meelo badan tagay

  • @Funnysoccervidoes76998
    @Funnysoccervidoes76998 Месяц назад

    Zizu Salan From Bulla Gudud wagaraana filaa

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 Месяц назад

    yirinyiri ma qudhaanjaa mise aabaheed

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Месяц назад +1

    Lahjada Somalilan dheh

  • @roblemohamed9681
    @roblemohamed9681 Месяц назад +1

    Meeqaa Asal ahaan Wuqooyi kasoojeeda Oo Somali Sujui ah? NFD keliya ma ahan Sijui.

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml Месяц назад

    Jamcad mise baaquli

  • @nihalabdi465
    @nihalabdi465 Месяц назад

    Zizou sin khan💕

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 Месяц назад

    tank waa english haan ayaa soomali waqooyi lagu yidhaa ,mida caanahana waa dhiil

  • @Jazuu_jazzy
    @Jazuu_jazzy Месяц назад

    From garissa❤

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u Месяц назад

    Abdicaziiz yayna ku sirine bahasha rasaasta ka hadha waxa la yidhaah qalfi halka ay ku leeyihiiin khashar😁😁😁

  • @aminaabdi6245
    @aminaabdi6245 Месяц назад

    Wiilka garamada modow miduu haan ugaqaano ee caanaha lagu lulo waxaa ladhahaa Dhiil haantana waxaa ladhahaa mida kale biyaha lagu shubto guryaha ee caaga kasamysan foostana waa mida birta ka samaysan badanka dadka wax dhisa isticmaala😊

  • @amiirakaapa3672
    @amiirakaapa3672 Месяц назад

    Jalxad baa la dhahaaa hantu waa ta caanaha😂

  • @abdirizakomar238
    @abdirizakomar238 Месяц назад

    Sujuuu waaxid😂😂

  • @BARNAAMIJKAWACYI
    @BARNAAMIJKAWACYI Месяц назад +5

    Where is the name of channel perfect zizoi

    • @PerfectZizou
      @PerfectZizou  Месяц назад +1

      Its there 😂can't you see it

  • @murszal4801
    @murszal4801 Месяц назад

    Sxp Reer Garisa luuqada somaliga kuma hadlaan
    Aniga sujuu dhalad ayan ahaay balse intu garan wayey wan garanayaa
    Reer mandhero unbaa somali ku hadla

  • @abdillahihassan7192
    @abdillahihassan7192 Месяц назад

    Ambooga waa afsawaxili saxib 😂😂😂

  • @Abdulkhaliq_nahi
    @Abdulkhaliq_nahi Месяц назад

    Haanta wa weelka biyaha lagu kaydsan jiray oo dhoobo aya laga samayn jiray😊wax ka biyo qaboow talagad u baahan maysid😂

  • @eazydazit
    @eazydazit Месяц назад

    Dhalxan/baqbaq

  • @BARNAAMIJKAWACYI
    @BARNAAMIJKAWACYI Месяц назад +1

    ❤😂🎉😢😮😅😊

  • @ruunmoh
    @ruunmoh Месяц назад +1

    Ani lahjada sujuu waxbadan ka fahmyaa mana ahi 😂❤

  • @Abdulkhaliq_nahi
    @Abdulkhaliq_nahi Месяц назад

    Kan garanka madow leh ayan shegaya inanka caadi wax u waydii oo caadi ugu jawaab mesha ma dagaal banlagu jira mxd kaga adkaynaysa inanka dhega🙄😳

  • @Amal-di8qv
    @Amal-di8qv Месяц назад

    Dhalxan. xafajo . from buntlandbakooro 😂😂

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 Месяц назад

    qubac ayaa u aqaanaa midka rasaasta ka dhacdo anigoo waqooyi ah

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan Месяц назад

    Sufur wa maxay ?
    Sufur waa Sufur biyo lagu cabbo!
    فسر الماء بالماء بعد جهد وتعب 😂

  • @MaxamedCabdiraxmaan-be4mm
    @MaxamedCabdiraxmaan-be4mm Месяц назад

    Yirin yiri kulahaa waar dhakhtarow hakuwaalan afkaluukugulahadlayaaye😂

  • @NanaHarajuko
    @NanaHarajuko Месяц назад

    What lahjad do siju-somalilanders use? Im so curious .😂especially the older generations who moved to kenya along time ago.

  • @Mayaastories4556
    @Mayaastories4556 Месяц назад

    Qoryga markii larido Waxaan u maqana fooq 😂

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 Месяц назад +1

    Team sujuu oyaa😂😂😂

  • @luckyothman5630
    @luckyothman5630 Месяц назад +1

    Waar. IGA tag ma saasaaa Somali lagu wadayahay inankan waxuu ku hdlaayo midh kama fahmin wlhi 😂😂😂😂

  • @user-qk4xp8dn9u
    @user-qk4xp8dn9u Месяц назад

    😅😅😅😅😢😢😢😢😢😢😂😂

  • @mohametniyadsame9081
    @mohametniyadsame9081 Месяц назад

    Burcad badeed ninka yidhi ma Soomaali ka sugaysaan asxaaweey

  • @Hanish139
    @Hanish139 Месяц назад

    Sujuuu wba waxklee😂

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. Месяц назад

    Ninkaas funanada madow baa somali saxan garanaya

  • @LegendaryMaestero
    @LegendaryMaestero Месяц назад

    War zizou aniga badiyaha Garissa kaimadhe luqada waqooyiga wa fahmay siduu wax ujira Burcad ba kuhoste, maka diciya 😂

  • @Bucket_content
    @Bucket_content Месяц назад

    Suju weynaday ba tahay zizu😂

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 Месяц назад

    Dhiil weeyan mida caanaha lagu lulo. Zizo wa ciyal grsa umalena marka baadiyo waxba kama yaqaano Umaleyna. Qof rer mandera balanso wll.

  • @user-nz3ry6jq7t
    @user-nz3ry6jq7t Месяц назад

    Somaliland 😮😮😅😅

  • @minhaj9543
    @minhaj9543 Месяц назад

    Foundation 😂😂😂😂😂 warya wax an kala ognahay malahan hadii aa nahay somali sujuu. Qosolka iga dhammaaday 😂

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi Месяц назад

    Ar Aniga ka imaday daganka Lagdheera ma fahmin waxas reer garissa hano sheegan

  • @SaalaxYare-vx8ht
    @SaalaxYare-vx8ht Месяц назад

    Niyad same wa saxan yahay haantu waa ta caanaha lagu lu sho dhiishuna wata kasii yar yada caanaha lagu dhiga foostaduna wa ta biyaha lagu shubto

  • @user-dr9xh3cu6z
    @user-dr9xh3cu6z 7 дней назад

    Niyadsamahani miyuu ka boodheeye Ba,a kafadhiido arooska labada ninba kudhex rafanayee🙄

  • @Luckymansom
    @Luckymansom Месяц назад

    Ta caanaha lagu lusho Dhiil baa la Dhahaa
    Haantuna waa Haantii birta ahayd ee Awrta lagu rari jiray
    Burcadku waa Subaga caanaha laga lulo intaan Dab lasaarin

  • @abdillahihassan7192
    @abdillahihassan7192 Месяц назад

    Burcad badeed 😂😂😂

  • @2daysago_
    @2daysago_ Месяц назад +1

    Somaliland waxooda waaba kadareey....afcarabi iyo english ayey luuqad ka dhigi rabaan. Ayaga waxeyba isku haystaan in afsomaaliga saxda kuhadlayaan.
    English iyo Carabi waaye erayadooda dhamaan.

    • @aminaabdi6245
      @aminaabdi6245 Месяц назад +1

      Somaliga saxda ah waqooyi ayaa lagaga hadlaaa mida kale wiilshan midh midh mooyee erayada ay ku hadlayaan waa erayada reer miyugu isticmaalaan somalina noloshoodu miyi ayey ka bilaabatay ✌️

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Месяц назад

      *_daysagi_*
      inkaba itali iyo sawaxili iyo afxabashi iya iniga buuxa lahjadina😅😅 canjero dooro wa xabashi shukuman jalato wa itali sawaxilina wa ooda jaban

  • @user-zb1ev7uz1g
    @user-zb1ev7uz1g Месяц назад

    Why didn’t say matungi instead of haan 😂

    • @NanaHarajuko
      @NanaHarajuko Месяц назад

      Is he Swahili or somali kenyan?

  • @Jamac20
    @Jamac20 Месяц назад

    Somalidu labo lahjad bey leeyihin af maxaa tiri iyo af may. Waxa kale waa been aan jirin.

  • @Burkanka_
    @Burkanka_ Месяц назад

    Burcadku waa subaga caanaha ka baxa marka la lulo balaayo burcad badeedse 😂😂😂

  • @zakariaismail5912
    @zakariaismail5912 Месяц назад

    We are already loosing you. Your accent is slowly changing 😂

    • @PerfectZizou
      @PerfectZizou  Месяц назад

      I was recording a video for the story i said afarti subaxnimo instead of taban sac oo habenimo😂😂😂

    • @zakariaismail5912
      @zakariaismail5912 Месяц назад

      @@PerfectZizou we have to struck you from the sijuu list. 😂

  • @KINGFAIZUL01
    @KINGFAIZUL01 Месяц назад

    Canaha marxalad bey maran waban maqle maa dusa baa mise😂😂😂