Jasiiradaha Comoros | Jasiiradda Dayaxa | Comoros Islands

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 июн 2021
  • Comoros Islands waxa la isku dhahaa Afar jasiiradood oo yar yar mid ka mid ah weli waxaa heysta faransiiska, Comoros waa jasiiradda lagu tilmaamay Janada Adduunka, haddaba maxaad ka ogtahay Qisada Jasiiradan aadka u xasiloon? ku daawo Warbixintan

Комментарии • 121

  • @Cashraabi
    @Cashraabi 3 года назад +7

    maashaa'Allah wll waad ku mahadsan tahay, mahad kadib dalkaan QAMAR ama DAYAXA waa walaalaheen dalka udhaw ee jaamacadda carabta ku jira waa SOOMAALIYA, dalkeena insh'Allah waan is caawin doonaa waana is garabsan doonaa .

  • @cbasidismail715
    @cbasidismail715 3 года назад +5

    Meel quxux badan weeye
    Thank you aways xaaji
    Dalka shiinah
    Ayaan kaa sugaynaa xogtiisa 🇨🇳🇨🇳🇨🇳🇨🇳🇨🇳

  • @ahmedwalad4336
    @ahmedwalad4336 3 года назад +9

    2018 ayaa tagay waana dad aad u fiican waxay lee dahay dhul cajaaib iyo shalaalaad biya dhac qurux badan aadna u macan waa ku arkay dad aad u fiican muslim suna ah walow shiicada reer iiran dowlada xiriir la lee dahay sida ay ku soo galeen waxa kalo dagan dad asalkood cumaani ah oo yimi xiligii boqorka cumaan gumaysi ahaan u joogay dadka halka ku nool dad aad u wanagsan naxariis badan maciishad ahaan aad u raqiis ah qofkii raba meela wanaagsan waqti uu ku soo qadan karo isha,allah was tilmaami

    • @zakicaganechannel8715
      @zakicaganechannel8715 3 года назад

      Passport somaliga malagu tagi karaa

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 3 года назад

      @@zakicaganechannel8715 passport somali melna laguma tago wxsi wa qashin ethopia o xaarmaajo udaba dhaqo kaliya lagu taga

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 3 года назад +7

    Masha allah waligay jus qamar ama Comoros uma heysan inay yihiin islaam ilahay islaamka haguuleeyo waa dad haysta dhaqanka carabta

  • @kadra825
    @kadra825 3 года назад +10

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم ماشاءلله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين 🇰🇲🇰🇲🇰🇲🇰🇲🇰🇲🇰🇲🇰🇲🇰🇲❤❤❤❤

  • @eng-mohamedmohamudahmed8676
    @eng-mohamedmohamudahmed8676 3 года назад +2

    Macluumaad ayaa igu kordhiseen Itaal media.
    Mahadsanid ustaad Aweys xaaji Nuur

  • @burningspear1701
    @burningspear1701 3 года назад +4

    Asago luqa carabiya firsade lkn thanks brother and keep going

  • @abdulkadirmukhtar8455
    @abdulkadirmukhtar8455 3 года назад +1

    Masha allaah jazakalaah khery

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 2 года назад +1

    Jazaa aka Allah kheyr

  • @ubaxaragsan180
    @ubaxaragsan180 3 года назад +1

    Masha alaah waa meel ad u wanagsan

  • @cabdirashiidgiire1969
    @cabdirashiidgiire1969 Год назад +1

    Mansha Allah tabrakalaha hambalayo 👍

  • @calibulaxawo4896
    @calibulaxawo4896 3 года назад

    Msh alh wll keep going

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 Год назад +2

    masha allah

  • @moabdihafid3677
    @moabdihafid3677 3 года назад +1

    Good Documentry

  • @youngash6411
    @youngash6411 3 года назад +1

    Mashallah

  • @khadardhacar2938
    @khadardhacar2938 3 года назад +1

    Ustaad soo badi mar walba

  • @sarakookie
    @sarakookie 2 года назад +1

    maasha allah 🥰🥰🥰

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi 3 года назад +7

    Ustaad macluumad kan soobadi si aynu waxbadan oga ogaano bulshooyinka caalamka iyo
    wadamadooda
    Mahadsanid ustaad

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 2 года назад +1

    Maashaa Allah

  • @kasanyoovlogs8363
    @kasanyoovlogs8363 3 года назад +6

    Ww M.a jaziiradan waa inan booqda waxan ku bartay cup afirca oo ay u soo baxeyn sanado badn kadip ayay kasoo muqan doonan waa wadan u muqaal Eg Somaaliya

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 Год назад +1

    Maashaa allh

  • @abdirammansamir8508
    @abdirammansamir8508 2 года назад

    Allahu akbar Allah ha ciseyo Muslimta dhan

  • @hirsigoolmohammed5475
    @hirsigoolmohammed5475 Год назад

    Manshalah waa dad xadarad wanaagsan

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 года назад

    Masha ALLAAH ALLOW ugar gaar adoomahaaga

  • @MohamedAli-no5wp
    @MohamedAli-no5wp 3 года назад

    Mansha Allah walaal waxaan arkey ama bertey wiilka yemed wadankaas caruurteyda u dhege jirey quraanka kariimka ah waxaa dadka ey dhihe jireen ma soomalibaa marka dadka dayaxa waa dad farax san oo dhoola cadeeya oo soo dhawernta ku fiican waad mahad santahey walaal

  • @xareedproduction.7740
    @xareedproduction.7740 Год назад

    Comoros 🇰🇲 🇰🇲 🇰🇲 🇰🇲 🇰🇲 🇰🇲 ❤❤❤❤ waan tagi doonaa yaa ila mida

  • @ahmedgarmadow1422
    @ahmedgarmadow1422 Год назад +1

    ASC dhamaan iisoo duceeya in allaah i caafiyo ałlaah dartiis

  • @dirieali8944
    @dirieali8944 3 года назад

    Baararku maaha wll adeegyo...sidaas hkaga maQnaadane Daa

  • @farhiyahaaji5024
    @farhiyahaaji5024 Год назад

    Dad quruxbadan ayaaba ku nool maasha allah maasha

  • @rabiaibrahimfarayare9656
    @rabiaibrahimfarayare9656 3 года назад +1

    Allshabaab haday nadeyso o Somalia nabad noqoto anguba noqnlaheen dayax inaha allaha

  • @abdow4104
    @abdow4104 3 года назад +2

    الله والحب
    Mashallaah shukran 🇸🇴👍✌🤲

  • @user-gn1yc6vp3z
    @user-gn1yc6vp3z 11 месяцев назад +1

    Waan booqan doonaa insha allah

  • @abdulkadirfarah7755
    @abdulkadirfarah7755 3 года назад +1

    waa comoros saaxiib

  • @Random-uf6ky
    @Random-uf6ky 3 года назад

    Is good edebtaa ku jirta

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 3 года назад

    Waa inaan meeshan mar tagaa

  • @lakuufarah7013
    @lakuufarah7013 2 года назад +1

    Cajiiib wa meel ad u qurux bdan

  • @mahmoudcapass1343
    @mahmoudcapass1343 3 года назад +4

    Maclumadka kale waxd ka dhigta jaziiradaha Maldives xaji aweyz

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 3 года назад +7

    Iska daa Jazeera Al qamar xitaa Madagascar ayaan ku Soo arkay dad tiro badan oo Soomaali asalkoodu yahay,waliba ku faana oo SI aan caadi ahayn loo ixtiraamo,illaa gumaystihii Fransiiska aan wali isbeddelin, iyaka unbaa is guursada, Cid kale maa dhex galaan. qaar ayaa muslimiintii India,Pakistan iyo noo caas dhex galay laakiin,wali og in ay Somali yihiin

    • @jiniinsi9726
      @jiniinsi9726 2 года назад

      Thanks brother

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 года назад +2

      Mozambique gabadh somaliyed Aya quranka uga qeyb gashaay wayo Somali Mel walbo way jogaan

    • @jiniinsi9726
      @jiniinsi9726 2 года назад

      @@blessingchanne1866 mashalah that’s great

    • @cabdulwehab5166
      @cabdulwehab5166 2 года назад

      Dadkan inooh sii u ruriyah daad waah somlia asal aheh

  • @cabdimaalikmaxamedwehliye1460
    @cabdimaalikmaxamedwehliye1460 3 года назад +1

    Allaha kaqabto farnsiiska

  • @salmaabdikarim2098
    @salmaabdikarim2098 Год назад +2

    Saxibadey ayaa wadankaan kasoo jeedaan waa Dad aad ufarxad Badan Dharka arooska xataa isku mid ayaa kanahay waa Dad Fican illaahey habarakeeyo❤️🇰🇲

  • @alimahadabdi1496
    @alimahadabdi1496 Год назад +1

    Mar anoo tanzania airopt kaduulaayo aa ku arkay yar somaali ama itopiya shabaha markaaba weeydiiye dalka oo ka soo jeedo markaas oo xdhahay camor aa ahay waa fahmi waaye dalkaas passporka oo itusay waaba carabi ku qoran jus u qamar balse hadaaa si fican ii fahansiisay thanks ustaade

  • @abdirisaqmedia2785
    @abdirisaqmedia2785 3 года назад +3

    Sobadi barnamijyadan sxp

  • @abdulkadirfarah7755
    @abdulkadirfarah7755 3 года назад +2

    waa in faransiika kabaxo comoros runtii

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 2 года назад

      Abdulqadir farah@ shabaab meel saar marka hore

  • @shaamtube8401
    @shaamtube8401 3 года назад +3

    Boqorka Oman ❌
    Suldaanka Oman ✅

  • @xaqiiqymc1562
    @xaqiiqymc1562 2 года назад

    Mashalah muslim

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 3 года назад +2

    Keep going sxp

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 2 года назад +2

    Walaale waxaan kaa codsanayaa in aad wadankeenna Somaalia aad saan oo kale aa u soo duubtid meelaha taariikhiga ah waad mahadsantahay

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  2 года назад

      insha'allah bro, xoogga ayaan saari doonnaa inaan deegaannada gudaha dalkeenna warbixinno kasoo diyaarinno oo dadka tusno muuqaallada cajiibka ah ee uu dalku leeyahay ... thanks!

  • @kamalaadanyusuf2991
    @kamalaadanyusuf2991 3 года назад

    Caalaankeyaguu waa cirkaa sawuu waaxaa naa Qiiyeemaye madxaadeydii somalia

  • @ahmedwalad4336
    @ahmedwalad4336 3 года назад +2

    Maaha dad aha carab dadkaan asal ahaan waa african boqortoyadii cumaan ayuun baa raadkeeda ja muuqda ciyaarahooda iyo dhaqankooda wa gooni kaliya waa dad islaama kuna adag

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 3 года назад +6

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍📝📒✍️ 👍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*

    • @kadra825
      @kadra825 3 года назад

      MASHA AALLEH GUULL GUULL GUULL IINSHA AALLEH ❤❤❤ THANKS BROTHER

  • @suleimansh.adamhererbritis128
    @suleimansh.adamhererbritis128 2 года назад +1

    hotels iyo bararka miyaad hormomar u taqan sxb

  • @malyunabdile4303
    @malyunabdile4303 3 года назад

    Comor

  • @ruushalijamac638
    @ruushalijamac638 2 месяца назад +1

    mahad sanid aweys

  • @shaahidaskar8789
    @shaahidaskar8789 3 года назад

    Sxb wad qaldantay wxad sheegtay baahiyaha ka maqan wxana ka xustay baarar iyo hotelo baarar miya baahahiyaha asaasiga ah

  • @yooscade695
    @yooscade695 3 года назад +6

    Aniga waxaan jogaa hada jaziirad Ka mid ah waxaana la dhaha Mayotte

    • @deqaomar3773
      @deqaomar3773 3 года назад

      Sidee waaye noloshooda ama dad la dhaqankooda

    • @yooscade695
      @yooscade695 3 года назад

      @@deqaomar3773 number ama Facebook kaaga iso qor aniga Ku siinayo sharci France laga qataa

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 3 года назад +1

      @@yooscade695 isheg sxb ana dalxis u imane dhalasho Germany ayn wata

    • @qarnicusub5339
      @qarnicusub5339 3 года назад

      Sc yoos sxb sideen Kula soo xidhiidhaa

    • @anushacharlotte7406
      @anushacharlotte7406 Год назад

      @@yooscade695 ila hadal abowe

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 3 года назад +1

    Jaziira Al qamar ama Comoros dadka ku nool Somali ayaa ugu badan ogaada waa dhul Somaliyeed.

    • @xasanjaamac8872
      @xasanjaamac8872 3 года назад

      +252613992336 igalasooxariir wll whats apka adoo mahadsan

    • @burningspear1701
      @burningspear1701 3 года назад

      Hhhh dacow cusub miya wa bantu

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 года назад

      Way jirta somali tagtaay jaziradhahaas wakhtigi ajuran

  • @ugaaska7107
    @ugaaska7107 2 года назад +2

    Awees, Waxaan Aad U xiiseeyaa Barnaamijyada Aad Adigu Soo Jeedisid.
    Si Deggan Ayad Usoo Tabisaa Oo Xirfad Ku Dhisan Oo Qofka Daawadaha Ama Dhageysta Ah Aad U Xiiso Geliya, Iyo Goobta Aad Codka Ku Duubto Oo Ah Meel Xiran Oo Dhageystaha Si Fasiix Ah Wax U Maqli Karo
    Mahadsanid Kun Jeer
    Horay U Soco

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  2 года назад +1

      thanks bro, waan dadaalayaa

  • @xamdinafyar5822
    @xamdinafyar5822 Год назад +1

    Carab maNihin n anaga wah maxan iskga Dabo qorna dad an na rawin

  • @adoontiiallechannel9458
    @adoontiiallechannel9458 3 года назад +1

    Waxaa i wareeriyay lambar la iiga soo wacayo oo jasiiradan ah

  • @Random-uf6ky
    @Random-uf6ky 3 года назад

    Dadkaan waa carab waa bilaaal

  • @abuuyaasir1663
    @abuuyaasir1663 2 года назад +1

    Abti sidaas maaha arinku لن ننسي الإتحاد الجسر القمري وهم من الجامعة الدول العربية ولن ننسي أحد من العربية wexena xaduud badeed laleedahay madagaskar iyo south Africa iyo musambig

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  2 года назад

      waxaaga waxaa la dhahaa:
      خالف تعرف

    • @abuuyaasir1663
      @abuuyaasir1663 2 года назад +1

      @@ITAALMEDIA أكيد والمعروف dheh almiino

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 8 месяцев назад

      ​@@abuuyaasir1663
      اذا اتحاد العربيه شنو فائدة

  • @somaliweyntechnology1135
    @somaliweyntechnology1135 3 года назад +4

    Geedka caleentisa carafto gobolka baay ayow ka baxaa laakin barfuum ama saliid lagama sameeyo balse reer baadiyaha markey dhuumaal aadayaan ayey caleenta geedka jirkooda mariyaan reer megaalkana jimcaha ayey dhegta soo surtaan caleenta geedka wasalaamu aleykum

    • @richhome3678
      @richhome3678 3 года назад

      Af soomaaliga maxaa lagu dhahaa geedkaas walaal ?

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 2 года назад

    See lagu gali karaa sharci nooceeya

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +1

    Dal aan tagi doono

  • @malyunabdile4303
    @malyunabdile4303 3 года назад

    Wa somali ree Djibouti ah
    Sxb compria adban ukala aqana
    Merci weriye

  • @ahmedabdullahi6876
    @ahmedabdullahi6876 2 года назад +1

    Aniga ayaa dagan Comoros Moroni waa meel aad u kulul koronto la'aan ayaa ka jirto meel liidato waaye

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 Год назад

    Meel fransiiska qabsaday oo hormarggaaray maba jirto iney baabashaan maahee waa waxa loogu kacay gumeystaha fransiiska doqonka

  • @geesigacagaaran7968
    @geesigacagaaran7968 3 года назад

    Wax badan baa warbixintan ka qaldan Sida bedka dhulka iyo tirada dadka oo aad ka tagteen

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  3 года назад +2

      markaas wax baa ka dhiman ayaa la dhahaa ee wax baa ka qaldan ha dhihin, qaladku waa marka xog sida ay aheyd si ka duwan loo sheego

  • @hasanabshirali3922
    @hasanabshirali3922 7 месяцев назад

    Waxaan jclhy lahaa mugdi 😂😂

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 3 года назад

    Shiico miyaa mad_habkoodu.

  • @Random-uf6ky
    @Random-uf6ky 3 года назад +1

    Somali waa gardaro iyo gumaysi uun bay sheegtaa

  • @cabdisalaan6306
    @cabdisalaan6306 2 года назад

    Hadey carabi waxtar leedahay wey xoreyn lahayeen jasiiradas

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup Год назад

    sxb subscribe baan kusiiyey horey usoco

  • @somaliancientegyptian
    @somaliancientegyptian 3 года назад +3

    Somalia ??

  • @suhuurmaxamed1845
    @suhuurmaxamed1845 3 года назад +3

    Way quruxbadantahay lkn way kulushahy manalaha xola somalidokale lkn wa wadan qurubadan haystana dad ay islam nimadodu wanagsantahy mahad sid wllo

  • @queen-najwa
    @queen-najwa 3 года назад

    Raga le miyaa muslimin ah naaguhu waa caariyaad

  • @yaracasse8870
    @yaracasse8870 3 года назад

    Islam lama noqon karo ilaa dharka carabta ka xidho, diintaba waxay u egtahay wax carbeed dhaqankooda ma wadan karaan miyaa dadka iyaga oo aan ka tagin hidahoodii ab-laga soo gaadhka ahaa

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 года назад

      Cuman Aya darka sisaay lkn kahoor waxay ahan Jiren dad darlaay oo keymaha kunool