Villa Somalia oo markale doonaysa in ay ciidan u daabusho Gedo, furin kale oo JL lagula dagaalamo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 дек 2024

Комментарии • 73

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 часа назад +12

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 27 минут назад +1

    Somaliya waa in hal meel looga taliyo hadii kale meesha waxba mayaalaane halagu kalatago

  • @AliHersi-q1e
    @AliHersi-q1e 46 минут назад

    Mareexaan..d'ambigiiwaynaa..eedaarood

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Час назад +1

    AAD BAAN UGA KALSOONAHAY SIDA AY UGA FEEJIGANYIHIIN DHAGARTA UU XASAN DHIIQO UU KUWADO BEESHA DAAROOD IYO IN BEESHA SEDE DAAROOD IYAGOO OGSOON WIXII UU UGEYSTEY BEESHA MARREEXAAN EE DEGGAN GOBOLKA GEDO IYO WOQOOYIGA GALGUDUUD. GUUL BEESHA SEDE DAAROOD. FROM LAASCAANOOD KHAATUMO STATE OF SOMALIA

    • @XuseenCismanadan
      @XuseenCismanadan 49 минут назад +1

      Cidda beesha mareexaan dhibaataysay waa kab iyo lax ama majeerteen iyo ogaadeen oo u deegsaday Kenyan iyo itoobiyan kuna qabsaday state koodii ilaa haddana ay u afduubanyihiin hadaa ogtahay iyo hadaadan ogaynba

  • @mohamedabubakr-gq6qh
    @mohamedabubakr-gq6qh 2 часа назад +6

    M.a All Mareexaania 🇱🇺🫡 Xasan munafaq sharafkina io karaamadina yuu iibsan

    • @XuseenCismanadan
      @XuseenCismanadan 2 часа назад

      Waxaas cagdheer iyo badhya culus ka ahow

    • @mohamedabubakr-gq6qh
      @mohamedabubakr-gq6qh 2 часа назад

      @XuseenCismanadan waa lun sanatahay zxb from 🆎🚾 munafaqad liima tuso dadkaga dhinac ka raac Xasan bahane haduu Mareexaan wax uqawanayo lacagihii bundada lagu talagalay jaabka ma gishteen Mareexaan hada maa ladhalay shalay markii fatahaadada xagu jiray munafaqa

    • @XuseenCismanadan
      @XuseenCismanadan 2 часа назад

      @@mohamedabubakr-gq6qh geedanaar baa marka wax uqabtay soo maaha🤔

    • @WiiLMuDuG-f7c
      @WiiLMuDuG-f7c Час назад

      ​@@XuseenCismanadan😂😂😂 mareexaan ma hooyada ba dhashay soo cagdheerta aad sheegaysi lama dhalan adeer marku qof munafaq na soo dhexgalo hal jifo ban nahay al daroodia ba nala dhaha😂

    • @XuseenCismanadan
      @XuseenCismanadan Час назад +1

      @@WiiLMuDuG-f7c kulama dhalan waxna iimakaagalin ee iidhig magacayga kukuya iyo kumadiyo oromo midna ma aqaane😡😡😡

  • @MahadmaxamedCadhays-v1d
    @MahadmaxamedCadhays-v1d Час назад +1

    Xamse iyo xasan.dhiiqo REER.GEDO mayeelayaan in dab.lalasoodoonto waxaan idinleenahay orda reerihiinu meeshay deganyihiin dab.dhexgaliya

  • @MahadmaxamedCadhays-v1d
    @MahadmaxamedCadhays-v1d Час назад +1

    XOG.DHABA xamse waxaasoo korsaday xasan.sheekh xamse waa ciyaalkii lagaga sooqaxay soomaaliya sida dhabta.ah inuu asal ogaadeen yahy lama cadayni karo wecello badanbaa kafaaiiday qixii soomaaliya oonasab sheegtay arintaana waanaqlay haloofiirsado

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 Час назад +1

    Shacabka soomaaliyeed xasan waxa uu wado ma indhaha ka daawan waa in loogu daadataa madaxtioyada inuu wadanka maamulo uma qalmo !
    Ciidankii hore oo qaxooti ku ah kenya

    • @ogaaloge3281
      @ogaaloge3281 25 минут назад +1

      Adi noo biloow madaxtooyada darbigeeda ayaan ku geyneynaa ee udaado 😂 hadii tareeso lagu laqsiiyane nasiibkaa

  • @shariifcadow853
    @shariifcadow853 2 часа назад +3

    Xasan dalka dagaal sokeeyo uun buu galinaa mooyaane ma heysto ciidan UU Ahmed Ku soo qaban Karo ileen ciidan Xasan asigaa burburiyay

  • @xidigahaofficial8281
    @xidigahaofficial8281 Час назад +1

    Afkiibaa juuqda gabay ayan maqli jiray
    Aydii oo tusaale ah

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy Час назад +1

    Jubalaand

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 часа назад +1

    xassan sheekh haka daayo reer gado dhibtuu ugeystey mid hore iyo midanbe

  • @abshirokeyr6418
    @abshirokeyr6418 53 минуты назад

    Xasan sheekh markuu Farmaajo haystay sowtuu axmed madowe caawinaayey what cames around cames around

  • @warsamemayele
    @warsamemayele 2 часа назад +1

    Dowladan magaca hawiye huwan waxa ay ka doonta gobalka gado waa qalad dadka rer gado waxan leyahay war ayahiina ka tashada xasan bahane dantiina kama shaqeynayey yuusan dhalinyada xaabo ka dhigin

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 2 часа назад +2

    Marexan waxaa furan chance ah in aan hassn tiisa loo yeelin waayo danitiisa ka dhex arko ma ahan in ay raacaan waayo asaga gado dayacay hassn team waa duli aan lanyeelin axmed waa cancar asagana waa in maskax midysan loo wajahaa

  • @juuq158
    @juuq158 2 часа назад +3

    𝗙𝗶𝗿𝘀𝘁 𝘃𝗶𝗲𝘄𝗲𝗿 🎉🎉🎉🎉

  • @FowziyoAbdikaafi
    @FowziyoAbdikaafi 6 минут назад

    ❤❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Час назад +1

    daarood ceeb in layskugin dhufto war xasan il bu ka arkay daarood oo wuu iskaduleystay war reer koonfur galbed ba xasan looga ilaa uu soo gurguurto oo baryo axmed

  • @NazuuJr
    @NazuuJr 2 часа назад +1

    Anigu mataageersani Axmed mujrim balse waa in uu xoreeyaa caasimada jubbalnd ee bu aale hadii bu aale laxoreeyo Axmed waa. Udhamaate balse maalinkuu qaab qabiil kusoo weeraro isagoo adeegsanayo beesha mareexaan waa balan in dalkan uu unoqdo 1991

    • @Youmumshouse
      @Youmumshouse 58 минут назад

      Aad iyo aad shati kale ayu gurgurte nooso xirtay waxaas kama yeelayan mareexan. Mareexan ayaga kula diriri lkn lagumaso adeegsan karo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад +1

    waxay u eegtay dagaal sokeeye inu wadanku wejiga saaray laakin waxay ubadantahay in kacdoonki buluugga xoogeysto oo kacdoon shacab wadanka lagu nadiifiyo

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 2 часа назад +3

    Hassan dhiiqo hadii uu run sheegayo wiilashisa ha geeyo furinta dagaalka, waxbo yuuna xasuuqin wiilasha masaakiinta ah

  • @abdirisaakhcali9651
    @abdirisaakhcali9651 Час назад +1

    Xasan io team kiisu waa rafanayan ilaa xasan lasoo xirana deyn maayan

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 2 часа назад

    🥺. 🥺. 🥺. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад +1

    xasan wuu asasaqay oo wakas baddi iyo dhulki soomaliyed itoobiya usiiyay si maamul daarood loo dumiyo adeer itoobiya danteda way taqaan ee soomali duleysaney iskaqabta xasan wuu waashaye oo dantina garta

  • @CabdulaahiBuulle
    @CabdulaahiBuulle 2 часа назад +4

    Gobalka gado waxa dago dad dhiigya cab ah hassan shaikh wuxuu rabaa in sidi ceydiid loo ceyrsaday ookale loo fiijisto😂😅

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 часа назад +1

      Waa logo wasa adiga meshaan oromo ka tahay

    • @Youmumshouse
      @Youmumshouse 57 минут назад

      😂😂😂😂adeerkay shabeel weli waa idin haysana

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Час назад +2

    puntland ilaahay ba waafijay inay xamar katashato mar hore waxan leenahay puntland haguuleysato

  • @WiiLMuDuG-f7c
    @WiiLMuDuG-f7c Час назад +1

    Xasan munaafaq mareexaan ma baadi cade buu uqaba mise habar ukun war wiilasha sade waxba ka faa'idi maysid farmaajo ina adeerkood ah bay tageerayeen ee adoo futo madoobe ah salantay balooto ka siinayan munafaq ku dhalay was

    • @Youmumshouse
      @Youmumshouse 49 минут назад

      😂😂 aad iyo aad sxb intuu reer Gedo yaqanaa iska yar wallahi waa cawaan reer gedo dhiigyacabyo ah 😂hawada lagu cunaya sidii caydiid 1991 loogalay oo kale soo daa dheh gurgurte waxad hayso

  • @CosobleDiiriye
    @CosobleDiiriye 2 часа назад +1

    Ma dhul iibiskiibu dagaal sokeeye noogu darayaa.
    """" Doqon durbaan loo tumay,deriskuu kaa raacaa""
    Abiye iyo Erdogaan baa madaxa ka
    U rogay,oo dalkiisii cadaw uga dhigay,haddii kale Amxaaro dhaxalkii Soomaaliyeed oo qaaliga
    Ahaa uguma deeqeen.
    Bulshadduu ka dhashanna been lama soo hor istaageen.

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 Час назад

    War may kadayso😊

  • @abdifatahmohamed5208
    @abdifatahmohamed5208 2 часа назад +5

    Majeerteen jecelaa waxii dowladda somalia duminaya,
    Kan weriyaha iska dhigaya ee axmed madoobe nagu wada eega.
    Hadad maqasho somali qabiil darteed bay dowladnimo u waayeen CID KALE MAAHAN WA MAJEERTEN IYO IYAGAA SOMALI QURUN IYO QABIIL LA HORTAAGAN.

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs Час назад

      majeerten ba kuwaalatay

    • @WiiLMuDuG-f7c
      @WiiLMuDuG-f7c Час назад

      Ayagaa ba dhisay ee maxay dumiyaan 2004 dowladaan lacsgtii dekada bosaaso ba lagu dhisay ayadoo hawiye diidan yihiin aduu caqligaga ma wax aan ina adeerkay ka diiday ban adi kaa yeela anu ka hadli mayo qof io cod si xalaal ah u dhacaysa ee xasan munaafaq beenta uu umada u sheegayo oo uu rabo inuu beri ku soo laabto ban ka hadlaya

    • @abdifatahmohamed5208
      @abdifatahmohamed5208 Час назад

      @@WiiLMuDuG-f7c dowladaas Ethiopian ka keentay miyaad sheegaysaa taasi dowlad ma ahyn, taas waxii ka dameyeyna dowlad kasta mucaarad bay ku yihiin, halka galmudug kuli si sharaf leh ula shaqayeen, shikh sharaf, farmaajo, iyo xasan oo laba jeer ah.
      Hadad maqasho somali qabiil darteed dowladda somaliyeed u diidan CID KALE HA RAADIN WAA MAJEERTEEN.

    • @Mofamisa77
      @Mofamisa77 Час назад +1

      Lkn shalay matkat xassan lahaayeen darbiyada halooga daaato waa ay wanaagsanaayeen sax

    • @abdifatahmohamed5208
      @abdifatahmohamed5208 59 минут назад

      @@Mofamisa77 waxii dowlad somaliyeed samayso sax iyo qalad ba wa kuwii kasoo horjeeda, somaliland baba roon keliyah waxay dhahaan dowlad somaliyeed ma rabno lkn kuwaani waraaqo qor, gaalo la hadal, wa kuwii un dowladd somaiyeed ku taagan.

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 2 часа назад +1

    Cajiib markan dawladi danshaqsi .
    Maduminta melaha nabdonbay isujahaysey🥹🥹

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse Час назад

    Mareexan waa niman waaxna gala waxna guda dagalkana yaqan haday yeelan in lagaso weeraro madobe Gedo waa ceebobayan

  • @AxmadtayyibSaciid
    @AxmadtayyibSaciid Час назад +1

    Hassan Horgal kama heli karo Marreexaan iyo Majeerteen midna

  • @Hsn1224
    @Hsn1224 2 часа назад +3

    Xasan shiikh maxaa kasootaaggey inuu bu'aale oo caasimada jubaland xoreeyo axmaaxadduu lasoo heshiiyey adeegsado haduu bu'aale iyo jubada dhexe xoreeyo axmad madoobe dhoobley iyo kismaayo ku oodnaan lahaa ninka caasimadda jubaland ee bu'aale iyo gedo joogaa jubaland wax lagaweydiin lahaa axmedna saasui kusaqiirilahaa waligiisba haysku caano shubo lkn xasan shiikh asagey kamadowdahay meeshey siyaassaddu kajirto

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 56 минут назад

      Wlh waarunta buaaley kajirtaa hassan arinka jubaland hadey dhab katahay ..buale hadi laxoreeyo bas weye ahmed wakudaaye ..go'odon bu gali ila uiska soodhiibo

    • @ZAKYAREE
      @ZAKYAREE 9 минут назад

      Waa usc doneyso inay dhul darood qabsato waxba qiyaliga ha is kugu shekenina xasan dowladnimo uma jedo waxa u hara iska yar

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 Час назад

    Daarodow mareexaan dhaqan oo caawa aad gedo ku halayneysan ma jiro mareexaan wakaas noqday nagahaan dhankii loo rogaba dhinacna diideyn magaalo buundadeedii go antahay bardheere yuu raba xasan in uu ciidan ka dajiyo 10 kun oo askari keeye amxaaro kaxaysto bu aale qabsado dabdeedna kismaayo ooga gudbo aaway ragii gobalka u dhashay ma fartaag iyo in xasan sarey yaa Maraan horjoogo u ah caada qaatihii la yaqaanay jamaal xasan sarey oo luuq reer xasan ku la diriray - axmed fadhigaha ka koco ha u yeero mareexaan ka hortago qorshaha xasan iyo faarax sakiin

    • @Youmumshouse
      @Youmumshouse 52 минуты назад

      😂😂waa iska hadashay USC watii Gedo soo gashay ayado xata raxanwayn wadata macala dir maxaay kaqadeen shabeelna mesha lagu cunay caydiidna cidankisi watuu mid dhintay iyo mid carara noqday ma darood ba noogu yimid mise mareexan kala dagaalka nala galay mareexan Gedo intad taqana yar dhulka ay hasytan garee iyo janjan aya ka kacsadeen oo saas kuqabsadeen reer gedo dagaal adiga iyo gurgurte midna dagal utilmami maayo sxb hub iyo ciidanba waa haysana ha imaado haduu runshegayo madobe asago janan nooso adeegsaday ayuu soo galay balad hawo tii lagu dhigay watii lawada ogaa faraha caano kuma haysano dagaalna waa isnaqanaye soo daa waxad hayso dheh gurgurte iyo hamse

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 50 минут назад

      Halaxoreeyo buale ..mxaa waye qeyla dhaantad wado adiga ...anago daarood ba kuleh halaxoreeyo buale ..dhul naga maqan weye gacanta khawaarijta halagasaaro ..ahmed kismaayo cid fooda ugu galin karto majirte wa ninkaas iska taxadare e ciidan iyo huba kuyareene ..wax udhowaan karana majiro buala laxoreyni kadibna xagaas ba dowlad looga dhawaaqi

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso 2 часа назад +1

    Xasan waa hoggaamiye kooxeed USC ee maaha madaxweyne soomaaliyeed iska celiya daarood buu rabaa inuu isku laayo .

    • @XuseenCismanadan
      @XuseenCismanadan 2 часа назад +2

      Daarood kula ma ahi

    • @NightingaleTorso
      @NightingaleTorso Час назад

      @XuseenCismanadan anigu daarood ma ahi ee waxaan ahay waddani patriot . Xasan iyo nin kale midkoodna qabiil haku taageeriin waayo dantaada iyo muustaqbalka ilmahaaga labadaba wuu cunay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад

    yaa oo xasan wuxu badda soomaliyed itoobiya usiiyay si u axmed madoobe uga caawiyo subxaanallaah war soomaliyay maxad wadanka kawaawaneysan maad xasan munaafiq tuurtan

  • @mahaddahiromar4894
    @mahaddahiromar4894 2 часа назад +1

    haqiqdu waxay tahay xasan darod manecebah lakin darod ayaga neceb madaxa weynah qaranka alha indin sohanunsho

    • @FarxiyaCarab-fh6mh
      @FarxiyaCarab-fh6mh Час назад

      Xasan qoslaye hawiye naf ha galiyo daarood iyo hawiye naceyb iyo jaceyl kama dhexeyo lkn wa siyaasad shalay saaxiib ahayen farmaajo la eryanayey maantana xasan is eryanayan

    • @WiiLMuDuG-f7c
      @WiiLMuDuG-f7c Час назад

      Hhh oo shalay markaan ina adeerkay cayrsanayay ma necbaa adeer xasan munafaq jacayl io neceyb toona wax umasoo kordhinayo ee qof io codkaan kaaran io aadan yaal lagu qabanayo hanagala tago

  • @Ayuu-wd8mh
    @Ayuu-wd8mh 2 часа назад

    Modowe wa shabab io ethopian malagu moot lee iska suga 😂

  • @FatushDhahir-b7l
    @FatushDhahir-b7l 2 часа назад +1

    Xasan caqli xumaa dad wada dhashuu isku dirayaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад

    oo jubaland iskacafiday mooryaanti xamar kagaso duushay oo guryahodi sifiican ugu celisay bu hawiye kuso rogaal celiyay war hawiye wa gun jaqajana uffffff

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад

    xasan daarood nacaybka ba cudur kunoqday oo kuxidiideysatay isada isaaq soomali nacebku cudur ugu noqday laakin waxa layaabkale wadanka ma xasan loogu fiirin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад

    wa dagaal cad oo daarood laguso qaaday iyado magac federaal lahuwinayo dee xasana wuu cadeystay inu abgaal kubeerayo jubland ee reer daarood midooba

    • @XuseenCismanadan
      @XuseenCismanadan 2 часа назад +1

      Anaga daarood ka aad sheegayso ah dad dhulkoodii amxaaro iyo oromo ugasoo cararay kismaayo ma joogayaan waana laga saarayaa