In la baloogo ayuu astaahilaa sababtoo ah nama tusin masaajidyada magaalada Hong Kong iyo muslimka wadankaas, nama tusin maqaayadaha xalaal food lagu gado iyo dhaqanka wadankaas iyo waxyaalaha ay ku hormareen. Caqliga wuxuu idinka galay jeegada xiiran ee ku talagala waxa daawadayaasha ay xiisaynayaan ma ahan jeegadaada xiiran ee wax ay kugu amaani karaan soo bandhig sida waxyaalaha aan kor ku xusay ok
Hong Kong is one of the best public transportation systems in the world so glad to be watched this incredible video,thank you for sharing this video brother Zizzu channel
قال علي بن أبي طالب رضي الله عنه : (قد يبلغ الصَّادقُ بِصِدْقِهِ، مَا لَا يَبْلُغُه الكَاذِبُ باحْتِيَالِهِ) Cali Bin Aba Dhalib : ( Qofka RUNTA sheega heerka uu Ku gaadho RUNTIISA , kuma gaadho BEENAA LUHU beentiisa ) ADERR XUSEEN
Dal Uu Ahaa Jiray 2000 Aa China Lagu Daray, 50 Sano Aa British Ka Loo Saxiixay 2000 Eeku Ekeyd Hada China Eeka Tirsan Tahay Baabuurta Dhanka Midig Aaalaga Wadaa Sida Uk And Japan And Australia China Baabuurta Dhanka Bidix Uu Steering Ku Yaal Sida Canada And U S A And Germany
Nacas iska dalxiisaaya waa kanoo kale khaladaadkaaga waxaa ka mid ah 1) 3 beri aad joogtay noogama sheekeyn oo nama tusin 5 masaajid ee Hong Kong ku yaala 2) nama aadan tusin maqaayadaha laga helo cuntada xalaasha ah halal restaurants ee magaalada. 3) waxaad noo saartay music ajaanib adigoo saari kara music soomaali maadaama daawadayaasha ay soomaali yihiin. Waxaan kula talinaa youtuberada soomaalida ah inay xisaabta ku darsadaan waxa fiirsanaaya waa soomaali ee hasoo gudbiyaan intee laga helaa masaajidyada wadanka, tirada muslimka dagan wadankaas, intee laga helaa xalaal food iyo meelaha ugu fiican ee la booqan karo iyo dhaqamada ay wadankaas leeyihiin iyo hadii muuqaalkooda ay muusik ku larayaan in music wadankaas ay ku laraan ayagoon badineyn. Wabilaahi Towfiiq
Eeshiyaan ubaxay cuna fiicana wan soo cunay beenbad sheegtay Teeda kale yaa ila arkay kii baraiis aha bay ku nacsiinayan qado qurac casho oo wada bisbasa gebigaguba baris baris bad uraysa
dhuuxa aad xuntay xage kayimi ? waxan kula talin lahaa inta aad jogta wax hilib kujira haisku cunin only kaluun ama malaay cun wa iga talo walaal ama raadso meelaha dadka muslimka wax kucunaan , mahad wanid
Amazing incredible place thanks your sharing this video
Guys let gooo 100k wallahy he deserves more ❤❤❤
nakukubali kabisa
@@habibamohamed3738 au sio cadey 🥰
In la baloogo ayuu astaahilaa sababtoo ah nama tusin masaajidyada magaalada Hong Kong iyo muslimka wadankaas, nama tusin maqaayadaha xalaal food lagu gado iyo dhaqanka wadankaas iyo waxyaalaha ay ku hormareen.
Caqliga wuxuu idinka galay jeegada xiiran ee ku talagala waxa daawadayaasha ay xiisaynayaan ma ahan jeegadaada xiiran ee wax ay kugu amaani karaan soo bandhig sida waxyaalaha aan kor ku xusay ok
Hong Kong is one of the best public transportation systems in the world so glad to be watched this incredible video,thank you for sharing this video brother Zizzu channel
Wn kusalamy Zizu horay usoco alaha kugu amaan sado safarkaga Zizu wxn wataa codsi I Tixgali haben kasta fidyoysodhig hacajisin wll horay usoco
Hong Kong waa wadanka ugu fiican ee public taransportion system inthe world matro tram trin and bus Hal second xita soma daahanaa
100.k coming soon 🎉🎉🎉❤😊
Wakenya muko 😂❤❤❤ let do it he is our brother 🩸 dhiga waye ❤
wakenya mpo si tucheze kama sisi. ujinga tunafikisha wengine mbali na wetu bado wako chini
Manshaallah Hong kong qurux badana
🙏🙏
Wow wonderful
👍
Nice meeting you bro! Make me look good on the picture 🙏🏽🙏🏽
Somaliyey walalakin 1m Garsiya Dawasha ficana siya likes ta na ka dhisa de agah
Bast youtuber come soon 100k sxb🤝🎉
Muqaladaa inabba caadi ma'ahan idetin
Keep going my brother 🙏
Video sawira and u qurux bdn sawira ka qata❤😮
🇭🇰
Wow insha allah safarka xiga muqdisho
Wow yasalaaam❤
Mnsha alha wlkey waxan rajaynaya in aad nairobi timado oo aan is aragno insha alha ❤❤❤
Zxb ziso hore usoco sxb hong cong chinihii yaraa
Wxa afsomali lagu dhaha faromagoge😊
Sxp. Hadaaanan. Qaldaneen. Hong Kong 🇭🇰 Waa. Qeyb. Kamida Dalweynaha . China 🇨🇳
Hong Kong waa gobol ka tirsan Shiinaha
Afsomali waxaa lagu dhahaa Faro Magooge Guleeyso bro 🫡👊🏻
wllkay hore usoco insha allah in channelkagu hormaar weyn gadho ayaan ku rajaynayaa
Mashallaha pro horay usoco halkan meelkasi sareso ku rajeynaya🫡
He deserve more than 100k guys, let's encourage him. lets subscribe guys.👏👏🤗❤
keep it my brother 😇😇😇
❤
Very soon 100k dalili inaonyesha
Kabisa
Caaro Caaro Badeed . Baaladhahaa
I.went to hk more than 15 times.
🎉🎉🎉
Xaqiiqatan watchable videos waaye muuqaladadu, but haseexan dadaal.
قال علي بن أبي طالب رضي الله عنه
: (قد يبلغ الصَّادقُ بِصِدْقِهِ، مَا لَا يَبْلُغُه الكَاذِبُ باحْتِيَالِهِ)
Cali Bin Aba Dhalib :
( Qofka RUNTA sheega heerka uu
Ku gaadho RUNTIISA ,
kuma gaadho BEENAA LUHU beentiisa )
ADERR XUSEEN
Zizou another level
Dhuux waaye
100k coming soon lipx haka daalin 💯🤝
Waxa la dhaha faramugo from puntuland
Ilaahow hargaysa noo ca nooga dhig iyo dhulka somali
Hong kong micnahedd dekedda udgoon", ee
Keep going brother zizu. Am also doing travel documentaries, intan kulakulm ayan rejeyni Nairobi markad kusolabatid in shaa Allah.
Am your great fan❤
Keep going bro
❤
Wow mnshallah
❤❤
Hong Kong horta ma chinay ka tirsantahy mise waa dal Gaara 😮
Haa
@@MahamedAhmed-ih5ru waa chino.....koreas waye
China wey ka go'dey
@@khadijasaidahmed8632 dekedda udgoon", ee
China beey ka tirsan tahay
Ninkaasi wadan jooga xagee kala xidhiidhaa
Nice editing
Hala dhira giliyo walalkena 100k dagdag halo garsiyo sida u muqalo wanagsan u noga so dhigo sa u faraxno halaga farxiyo
haa wallahi waa runta
Zizuyow maser igu dishey wlllhi Meelaha aan ku hamiyo lee tageysa mamlin malin kadanbeysa😰🥳😘💗
Join me😊
@@PerfectZizou "I love it, but what I love even more is making my dream come true."🫶🏻😘✨️💯
Wow 🎉❤
@@Asma-Abdiqadir exactly
❤️
I love your videos zizu
🙏
Asc Zizu ....
Wll waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid
Dal Uu Ahaa Jiray 2000 Aa China Lagu Daray, 50 Sano Aa British Ka Loo Saxiixay 2000 Eeku Ekeyd Hada China Eeka Tirsan Tahay Baabuurta Dhanka Midig Aaalaga Wadaa Sida Uk And Japan And Australia China Baabuurta Dhanka Bidix Uu Steering Ku Yaal Sida Canada And U S A And Germany
Ha sheegin waxaanad cilmi u lahayn 2000 ee aad shaysid garan.mayno meesha aad ka keentay. Markad wax sheegaysid wax aad hubtid sheeg.
Zizuu brother from Garissa ❤❤
❤❤
Bro Hong Kong dal maahan ee magaalo ka tirsan dhiuweybaha China
Faramuugo baa la dhahaa wax ka macaan ma leh
waaryaaaaaaaaa heesta naga dhaaf dhaga naxanujisay
casaanyo badeed
Bahashaas luga badan ee bada ku jirta waxan unaqaan(aarjoosato)
Argosoto lama dhoho argosoto wxa ladhaha tan (🦞)
Broo macan
Wlh blh tlh taageero
Lampar one ayan kuu ahay
Aniga wan jeclahay ruux mar walbo iska qalbi furan
Zizuuu waxaa tahay shaqsi qalbi wanaagsan oo welipo
Youtub ka hammi ka leh
Inshllh 100k comming soon
(From kenya mandera )
❤
Keep going zxp.
Marka hadleyso faro taag taag waa kaa yaaben
1m Ayad u Qalantaa Bro ❤
Keep going
From burco
Qorax aad ukulul dheh wll
Kalmada xun isticmaalkeedu ma wanagsana
Nacas iska dalxiisaaya waa kanoo kale khaladaadkaaga waxaa ka mid ah
1) 3 beri aad joogtay noogama sheekeyn oo nama tusin 5 masaajid ee Hong Kong ku yaala
2) nama aadan tusin maqaayadaha laga helo cuntada xalaasha ah halal restaurants ee magaalada.
3) waxaad noo saartay music ajaanib adigoo saari kara music soomaali maadaama daawadayaasha ay soomaali yihiin.
Waxaan kula talinaa youtuberada soomaalida ah inay xisaabta ku darsadaan waxa fiirsanaaya waa soomaali ee hasoo gudbiyaan intee laga helaa masaajidyada wadanka, tirada muslimka dagan wadankaas, intee laga helaa xalaal food iyo meelaha ugu fiican ee la booqan karo iyo dhaqamada ay wadankaas leeyihiin iyo hadii muuqaalkooda ay muusik ku larayaan in music wadankaas ay ku laraan ayagoon badineyn.
Wabilaahi Towfiiq
Dhulka tareenada leh waxn kaga noolahay booorama buuuro badan marka ha i wareeerin hunoooooooy😂😂😂
Masheege😂
Passport somali miyaad saxib ku aaday mise onether passport weye?
Dhuux
😂 Jiis 😅
Let us subcribe the channel plz he deserves more keeping bro
Masha Allah ❤❤❤
Masha Allha bro keep going
china aan tagay meel kasta police aa jooga camera wee dhegan tahay
keep going bro
Eeshiyaan ubaxay cuna fiicana wan soo cunay beenbad sheegtay Teeda kale yaa ila arkay kii baraiis aha bay ku nacsiinayan qado qurac casho oo wada bisbasa gebigaguba baris baris bad uraysa
2:11 daawanaya❤😊
Oktafaas firaanfir ladhahaa soomaali ahaan😂
Fara badan baan u aqaaanaa
Caaro badeed aya la dhaha
bahasha inaa cuntana waa rabtaa waana kaabqee kkkk ani cml fulay tahe
Keep going sxb ❤❤❤❤
Hore usoco pro❤🎉
Zizou ❤ hard worker ✊
Bro 1 m uqalanta fr😊
❤Thanks bro
Idle My bro
saxibow meeshu quruxbadanaa ilahow wadankeena saan kadhig
Dal asiga iskama dhismo aqli baa loo baahan yahay.
@Ahmedali-gw7xm waa runtaa wlh
@ibraahimmuusexasan4410 35 sano baan garan la nahay sidaan u noolaan laheen. Umad nooc aduunka la yaabay baa nahay
Waxaa ladhahaa faramagooge
100k ku tuura wilka somaliyey
Zizu lpx passporka aad ku safreyso ma kan kenyaa mise kan somaaliya
Ninkan wiligis Somali ma tagin Kenyan wye
nice video
🙏
keep going wll
🙏
Cuntada zooom dheh vedio marka duubayso lama arko cuntada markaaa waxyaaabaha qaaar
Zooom tu ha shaqayso si aan u aragno
Kaliga maxa juice ka u gadatay😮
War adi mxa ka galay war somalidan mshqul bdna
dhuuxa aad xuntay xage kayimi ?
waxan kula talin lahaa inta aad jogta wax hilib kujira haisku cunin
only kaluun ama malaay cun wa iga talo walaal
ama raadso meelaha dadka muslimka wax kucunaan ,
mahad wanid
Luuxa hada Ayan cunaynay ani iyo wllashay iyo hooyaday 😅😅😅😅😅
Dhuuh aan u aqaaana sxp it's same bro
Faro mogo baa la dhahaa
Octopus means
(Cago baadan😂)
Faro magooge aa lo yqna😂
Somaliduna waxay ka wiswista dadna waxay cunay caaro badeed 🤣🤣🤣🤣
War waxan sida dumarku waxusogudbiya qashinkan😂😂😂
Ciil udimo dhee athiga wilkan waa wiil shaqeyste oo bashale
Waxey waxaso qaraari kadhamaw inanka yar magadheyside
Amiiro qurux iyo ceyda cml maa rabtaa in caag la tuuraayo la soo duubo iyo prank been ah
Sax wallahi❤ caruurtaas daawo dheh
Sxbkey Maanbuuq ayaad lakulantay 😊
❤❤
WhatsAppkiisa ma kaa helayaa
Hurumar ku rajaynayaa walal
Thanks wll
Bro whats the secret