SIDEE ISKU BARANE ANI IYO SAMIA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 янв 2025

Комментарии • 1,3 тыс.

  • @King-cayda10
    @King-cayda10 18 дней назад +351

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @rajowanaagsan3605
    @rajowanaagsan3605 18 дней назад +291

    Koko anigo weligay ku arkin ayaa sidaa ay hada saamiya kuu sheegayso inaad tahay kaa aamisanaa masha allah inaad boqorad tahay waan ogaa

    • @Falis-r1t
      @Falis-r1t 18 дней назад +6

      Masha allha koko waxaa tahy qof qali wanaag san allha isku kiin dayo

    • @RumeysaAbdilghani
      @RumeysaAbdilghani 18 дней назад +3

      Mansha Allah koko bulle iyo samia Ahmed Allah is ku kindayo❤❤❤❤❤❤

    • @AfnanOmarobsieh
      @AfnanOmarobsieh 7 дней назад

      Macal aniga sida ayan ka aminsana

  • @hiboabdikarin7349
    @hiboabdikarin7349 18 дней назад +253

    Koko m.a sida aan ka sawiranaayey iyo sida ay saamiya u shegeyso waa isku mid m.a❤ allah haidin dhooro

  • @mariahassan5387
    @mariahassan5387 18 дней назад +128

    Labo qof saas isku fahmo is jeclaado hadaad aragto badanka wa isku dabeecad isku fikir iyo dareen mashallah 🥰

  • @Deeqow861
    @Deeqow861 18 дней назад +601

    Labadaan gabdhooď xiriirka ka dhaxeeyo dareen gooni ah ayuu xambaarsan yahy runtii msha allh ayaan leeyahy allha deysto wll ahaada weligiin cadow idinma arko

  • @IbrahimCiid
    @IbrahimCiid 18 дней назад +205

    Labadiina waxaa kasimantihiin farxadda, furfurnaasha, iyo nasiibka, edebta, aqlaaqda

  • @SahalAbdullahi-s3n
    @SahalAbdullahi-s3n 18 дней назад +177

    Labo kamid ah gabdhaha ugu wanagsan ee uu ina baray Asad hagio, dadkii ugu mudnaa ee u qalmay in ay caan noqdaan❤❤❤❤❤
    Special place in our hearts

  • @Amiishmohamoud1122
    @Amiishmohamoud1122 18 дней назад +35

    Runteed waaye saamiyo koko shaqsiyad wanaagsan leedahay mnsha allah
    Markay muqdisho tagtay dadka dhan gurigoodii waa soo buuxiyeene ❤

  • @IsmaacilAburaas
    @IsmaacilAburaas 18 дней назад +400

    Inta jecel koko iyo saamiya like iisaar❤❤❤❤

  • @MudanAnwar
    @MudanAnwar 18 дней назад +74

    Koko we listen and we don't judge soo samee adi iyo amiira iyo samiya please 🙏 yaa igu raacsan guys 💙 ❤️ 😊

  • @faysalfaqay4376
    @faysalfaqay4376 18 дней назад +131

    Masha allah laba gabdhood oo an jeclahay aya tihin gob gob dhashay
    Koko puntland aya ka so salamayna anago shacabka puntlnd oo dhan u hadlya so noqo markale samia so kaxe❤❤❤❤

  • @Ayaano1993
    @Ayaano1993 18 дней назад +32

    Samiya waa gabadh qalbi fiican weeye masha Allah masuul weeye

  • @raxmasheekxuseen9824
    @raxmasheekxuseen9824 18 дней назад +220

    Asim dhalashadisa wa no ficned in la dhigo kooko i samiya is ku barteen😂

  • @salahyare3384
    @salahyare3384 18 дней назад +126

    Samiya iyo koko we need tartanka quraanka kariimka all teams 27 please ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AaminaAmina-vu6bk
    @AaminaAmina-vu6bk 18 дней назад +137

    Koko love you Amira i love you samiya iyo sudus❤❤

  • @Abdihashi_qorane
    @Abdihashi_qorane 18 дней назад +87

    Manshallah saaxiibo iyo wllo is jecel KOKO & SAMIA wada jirkiina wan jecelnahay queens👸👸 guys Koko 1m aan gaarsiino sanad inta usan dhaman plz🙏🙌

  • @yassinmohamed-ff5je
    @yassinmohamed-ff5je 18 дней назад +80

    Two queen we love you ❤ team Koko 1M wax yar ka haray lest go 1M inta sanadka cusub ka hartay 🎉

  • @maandeeq2121
    @maandeeq2121 18 дней назад +97

    Team koko isoo duceey inuu allah caafimad taam ah isiiyo 🤲

    • @AlvaroYaya9
      @AlvaroYaya9 18 дней назад +9

      Allah caafimaad taam ah kusiiyo walasheyda😢

    • @SamiraGullow
      @SamiraGullow 18 дней назад +2

      Allah kucafiyo

    • @Fadomo-f4h
      @Fadomo-f4h 17 дней назад

      AIlah caafimad

  • @AishamohmedAli
    @AishamohmedAli 18 дней назад +56

    Ankuwada salino xabib Keenan Mohamed scw scw scw❤

  • @cabdigood226
    @cabdigood226 18 дней назад +38

    Koko iyo samio waxay ka soo kala jeedaan Bay iyo awdal. Waa kuwaas walaalaha runta ah ah. Soomaliyay sidaas baynu walaalo u wada nahay lkn siyaasiyiin saaqidiin ah ayaa isku keen diray iskeena nacsiiyay. Dhalinyaro labadaas gabdhood ku dayano oo qabiilka iska dhaafno. All we are brothers. Guulaysta soomali meel kasta joogtaan🎉❤

  • @HabiboAhmed-j1s
    @HabiboAhmed-j1s 18 дней назад +59

    Kokoyey qurux badan anaga ayaa ku qirayna inaad tahay sida Samiya kuu shegtay iyo kabadan qof lagula simi karo majirto wlhi qalbi wanagey Allah ku xifdiyo xabibti❤❤🫂

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j 18 дней назад +33

    Kusalii rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw ❤️❤️❤️

  • @UmuMaida99
    @UmuMaida99 18 дней назад +103

    Samko labadeydii jaceylka aan idin qabo qiyaas maleh runti Allah ha isku kiin daayo kuweygi❤😭

  • @AlvaroYaya9
    @AlvaroYaya9 18 дней назад +66

    Koko waa sax wlhi samia waa runteda apayo waxa tahay qof cajiib ah oo wanaag iyo naxariis iyo dabeecad wanag ilaahey u dhaliyey sidokale aniga waxan la cajabey quruxdada ilaahey kugu maneystay m.a intaas qof isku heli kara majirto adiga kaliya queen❤✊️

  • @SalmaAhmed-og4tc
    @SalmaAhmed-og4tc 18 дней назад +65

    SAMIA IYO KOKO MARKASTE YOU GUYS BE BEST FRIENDS WE LOVE YOU GUYS WLHI XITA LABADINA ISLA SAFRA MELKASTE ❤️

  • @UmuMaida99
    @UmuMaida99 18 дней назад +43

    Koko byo aniga waxyabaha qalbigeyga ku kasbatey wa waxa saamia ay ku shegayso e wanagaga ah iyo in badan oo aan kaa arkay anigona kula dhaqmin hal maalin lkn adiga qalbigeyga boos weyn ayad ka dagtey sida aan kuu jeclahay allah kuu jeclaado mcnto❤️❤️❤️

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 18 дней назад +52

    Mansha Allah walalo wanagsan jira jooga Koko buule iyo samia Ahmed xasus caawa labo is jecel kuma xumudin coming soon million 🎉❤🎉

  • @Asli090
    @Asli090 18 дней назад +84

    Koko sidan kuu malynayey iyo sida samia wax u shegyso wlhi wa same mnsha Allah qalbigaga wcn ha kuu siyaadiyo sidoo kle samia qurux bdn qalbi wcn yadana wngeda Allah ha usiyaadiyo

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 18 дней назад +58

    Koko and Samia queens gabdha qalbi wanagsan dadnimo badan waligin wada jira hablaheniii 🥰🥰🥰

  • @AyaanXuseen-l4s
    @AyaanXuseen-l4s 18 дней назад +62

    Alla labadan samko saad isku fahanteen m,a wye teda runta wye samia wlhi qofkso kle adagty in la helo❤🥺

  • @HudiitaHazmar
    @HudiitaHazmar 18 дней назад +54

    Koko 1M coming soon we can't wait 🎉🎉❤❤🥰🥰🤗

  • @UsameAbdilahi-n9f
    @UsameAbdilahi-n9f 18 дней назад +38

    Koko iyo Samia wxaay soo tirtireeen mahmahdii ahyd gabadh sxp ma gasho wlhi they are cool 😎 ❤😮🎉

  • @shukri2903
    @shukri2903 18 дней назад +59

    Kokodeena ilove you aduun iyo aaqiro Allah ku xafido love iso saar hee koko iyo samia intaa iyo in kabadan wada jiray walalo is jacel tihiin❤❤❤❤ walalnimada hawaarto❤❤❤

  • @MuzhtaakAbdilahi
    @MuzhtaakAbdilahi 18 дней назад +33

    Mashallah noqda kuwii abid kala dheeraan wax kastoo yimaada yacni walaalo ahaada❤

  • @AbdullaahiYacquub
    @AbdullaahiYacquub 18 дней назад +33

    Qofka bin aadanka marba haduu walaahi dhaho waa xaqiiq samiya runta marka ey sheegeyso walaahi waan layaqaanaa❤

  • @SheikhIsa-t2e
    @SheikhIsa-t2e 18 дней назад +29

    Wallahi Ani iyo Koko same dawad wallahi Ben makushegayo

  • @tucha-m7k
    @tucha-m7k 18 дней назад +68

    Been ma ahn koko anigo an weligey arkin ayaa saaid ujecel m.a malintey yt kuso birth ila hada wan lasocda saaid ujeclhy kofokofo ina ila dhalatey cml ku daremaa❤❤❤

  • @Sagalyyyyy
    @Sagalyyyyy 18 дней назад +48

    Samia and koko wall nimo haday qiimo leedhay idinka Lee waaye❤

  • @KaltumaAbdi-j5e
    @KaltumaAbdi-j5e 18 дней назад +14

    An kusalina nabi mahamad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @halimamuse8273
    @halimamuse8273 18 дней назад +29

    M.a alhuma baarik sidas,isku ahada waligiiin wan jeclahay gabdho isku farxsan oo wllnimo io anag kadhaxeysa guleysta ❤

  • @Nazteehaabdirahmaanali
    @Nazteehaabdirahmaanali 18 дней назад +23

    Waxaa jiro qofaad si fudud aad kubaratey kadibna noloshada kuyeelanaya boos wayn Labadan gabdhood waa sidaa sheekadoodu ❤

  • @MohamedAbdirazak-b2f
    @MohamedAbdirazak-b2f 18 дней назад +15

    Koko waa gabar qalbi furan oo bashaash ah dadkana u siman yihiin soomaaliya markay timidne aad loogu soo dhabeeyay waana wanaageeda

  • @aswaanciise2032
    @aswaanciise2032 18 дней назад +18

    Xaqiiqa tan walhi koko waa qof wacan hal kas ka jecela day dar ilhay aya ku celhay koko wll

  • @SunishCadey
    @SunishCadey 18 дней назад +39

    Walhi ani io samiya isku dhaqan ayn nahnay 😢❤😂

  • @Qadiijocalimacalin
    @Qadiijocalimacalin 18 дней назад +21

    Kusali nabigeena muxamad scw ❤

  • @SadiaBillow-v9j
    @SadiaBillow-v9j 18 дней назад +28

    Ayy my lovely Queens koko iyo samia labada gabdood anjecly much love Guys labadina waxatiihin laba gabdo o wanagsan mashaallah Allah haidinxifdiyo❤❤❤ forever friends

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 18 дней назад +28

    Koko waan ka filaayay Wanaag wlhi waayo anig oo waligy arkin baan zaadi u jeclaady wlhi is ilaashda 😢❤❤❤

  • @adsd2762
    @adsd2762 18 дней назад +42

    Saad isku jeceshihiin si kabadan ana idiinjecel wlhi 😊❤😢

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s 18 дней назад +41

    Koko aniga camal waaye because qofka cusub waan ogaadaa xaaladiisa iyo inaan dadka kusoo dhex daro

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 18 дней назад +67

    Idinka wd is ijeceshihiin anagana wn idin jecelnahe mrksta wx so wada duuba samkoo kuweygii😢❤❤

  • @FaaraxWarfaa
    @FaaraxWarfaa 18 дней назад +22

    The best youtuber girl i supported in my ever life give up sis ❤🎉

  • @AbdallaHalazi
    @AbdallaHalazi 18 дней назад +24

    Qof wanaagsan Qof wanaagsan uunbuu la kulmaa ama bartaa Labadan hablood Shakhysiyad Gaara leeyihiin Waana Dabeecada Iyo Qalbi wanagooda ❤

  • @SafaAbyan
    @SafaAbyan 18 дней назад +45

    Saaxibtinimada ka barta samia iyo koko❤👸👸

  • @Malyuney-w6s
    @Malyuney-w6s 18 дней назад +22

    Team Koko iyo samia iyo ladna iyo Kiki ❤❤❤ please sundus ❤❤❤❤❤

  • @huseinabdiwiish3300
    @huseinabdiwiish3300 18 дней назад +43

    Kooko isku dabeecad ayaanu nahay waxan ahay dadka si fudud qofka lajoga ama uyimada wejigoda ka akhrista wuxuu rabo

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 18 дней назад +10

    Samia ahmed muhumed iyo kawsar maxamuud bulle walal isjecel alow inibarakee hunoyal ❤❤❤❤❤❤

  • @MustafeMaxamuud-j3m
    @MustafeMaxamuud-j3m 18 дней назад +21

    Azhayi ayinu gaadh siin no koko 1m please ayinu ka farxino wllsheen koko 48sacadood please

  • @AbdallaHalazi
    @AbdallaHalazi 18 дней назад +48

    Samiya & Koko Labada Qof ee Team 27 Ugu Jeclahay Saaxiibo iyo Walaalo isjecel Weligiin Sidaas iskugu Duubnaada alle Haysku kiin daayo ❤

  • @Beru700
    @Beru700 18 дней назад +13

    Samia iyo koko ❤❤❤.
    My Lovely sisters keep going ❤

  • @faadumomohamed-kx5bb
    @faadumomohamed-kx5bb 18 дней назад +8

    M.a koko ani teamka inan kuso biro wan rabaa samia na wan ka cabsi badanhy ilahay koko ha ila kulmiyo❤❤🎉

  • @MulkiHossin
    @MulkiHossin 18 дней назад +12

    Sidaas iyo si ka fcn isku ahaado ❤ mar waliba wey yartahay inta taqaano micnaha sxbtinimada guuleysta walaaladey ❤

  • @ZawdaJaamac
    @ZawdaJaamac 18 дней назад +17

    Koko io samia qalbi wanaagsan 🎉❤ illahy ha isku kiin daayo wll❤

  • @Dhuupo
    @Dhuupo 18 дней назад +28

    ❤❤❤❤❤koko guul ku saliya xabibkeen muxamed

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 18 дней назад +19

    Wlhi samia been ma sheegin kooko ine wangsanthy korkede kamuqataaa hdna waxa cdeen ku filan qofwalbo mlysia yimadaa wu jecladaaa ❤❤❤❤

  • @bakarcade-b6l
    @bakarcade-b6l 18 дней назад +17

    Kusali nabigeena❤ muxamed scw

  • @ReedaboMohamud
    @ReedaboMohamud 18 дней назад +35

    Waa boqorad koko lakin Samia yarantaydi bay isoo xasuusisay intaan dad hoosta kadawado markan barto waxay idhi jireen walaley maskiin baanu ku moodi jirnay aan hadlin. O quaankeedun ku mashquulsan 😂😂😂😂

  • @HajiraHassan-e5l
    @HajiraHassan-e5l 18 дней назад +301

    Team samia ❤

    • @miskisiga
      @miskisiga 18 дней назад +5

    • @NimcoDheman-e2k
      @NimcoDheman-e2k 18 дней назад +4

      ❤❤❤❤

    • @AliAhmed-fp9cu
      @AliAhmed-fp9cu 18 дней назад +11

      Samiya Waa Gabadh Qalbi wanaagsan koko Waa bashaashad furfuran Guulaysta gabdhahayaga

    • @djDeeqsi
      @djDeeqsi 18 дней назад +3

      ❤❤❤

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 18 дней назад +31

    Cwa wamqna mxaaa dhacooya samkoooo wda jirkodaa ine idhafan mba jecli cwana waxn sugayay mrhore ba noso galisay koko frxsnda waligiiin sxbtinimo wllnimo wxwalbo wngsanba wad isku noqoteen wligin frxsnda❤

  • @AbdirahmanDaleel
    @AbdirahmanDaleel 18 дней назад +32

    M.a koko waa qof qalbi wanagsan alllha ku xifdiyo walshey 🎉❤

  • @hibadomer8108
    @hibadomer8108 18 дней назад +18

    Mansha alleh illehey isku kii daayo aniga xata waa dareemeyna saxiibtimadi iyo wanagii idinka dhexaya hore usocdaa walalyal❤❤

  • @NawalFarahali
    @NawalFarahali 18 дней назад +19

    Koko samia saaxibo is jacel masha allah ❤❤

  • @Hanna13717
    @Hanna13717 18 дней назад +7

    Koko io samia waa idin jacelhye runtii❤😭🫂Alle ha idin xifdiyo😊

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 18 дней назад +17

    Team samiya qurux io koko bulle 🎉

  • @ceeyniayanle4120
    @ceeyniayanle4120 17 дней назад +5

    Saaxiibada dhabta ahi waa sida Gacan iyo Il oo kale, haddii ay Gacantu xanuunsato Ishu way illimaysaa, haddii Ishu illimaysana Gacanta ayaa masaxda waa idin ❤ jeclahy ❤ allaha waxa ka barya inaa niila kulmo insha allaha 🥰

  • @Fatimah-v2o4d
    @Fatimah-v2o4d 18 дней назад +9

    Masha Allah koko sanka aminsana ubey samiya no shegtay wlahi wa gabr qalbi fican samiya iyo koko farxad ku nolada insha Allah ❤❤❤❤❤

  • @Fatuushquru
    @Fatuushquru 18 дней назад +12

    Mshalh koko waa nasab nasab dhalay ❤🎉saas uwada jira weligaa❤😂😂😂

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 18 дней назад +19

    Finally vidou wn sugeyney samko for ever❤❤❤

  • @AsmaIBRAHIM-jt1zy
    @AsmaIBRAHIM-jt1zy 18 дней назад +5

    Ani haydy ahaan lahyd koko markaan arko walhi wn ku ordi lahaa walhi waa koorta ay koko inty iga shikiso i dhahdo qofkan inuu ku dilo muu rabaa walhi malintan koko arko horta haalkas an ka darema farxda iga dhici doonto yaa allah rabow ha idilin anigoi team 27 🤲🤲🤲

  • @AyanCisman-v6x
    @AyanCisman-v6x 18 дней назад +19

    Wlshy koko wlhi wankutaagera inad ilaso xidhiidho ayan rabaa wlshy ale haku sharfe gabar wlasha ayaan ahy

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 18 дней назад +5

    17,12,2023 maalin xasuus ah oo saamia and koko bulle❤❤❤😊

  • @namqaanabdi7373
    @namqaanabdi7373 18 дней назад +18

    Allahumma barik Samia and Koko May Allah protect you both.
    Noqoda kuwii daar Alle isku jeclada oo an kala dheraan.
    Aduunkana cafimaad iyo walaltinimo ku nolada akhirana Jannah firdowsa deris ku noqda❤

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 18 дней назад +25

    Illaah hada waxaa fiirsadaa fiidiyowgii kadiska ugu imaaneysay waa jclhy daweecadiina 1m ayuu gaaray

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 18 дней назад +3

      Haaa wlhi jceyl wllnimo iyo wanagba kadhexeya gbdhahan wlhi koooko qof lajeclado wthy wlhi gobgobi dhashay weye waligod frxad urajeyn ❤🎉

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s 18 дней назад +19

    Samia jiliinka waa ku fiican tahay sida ay Koko u qajilayso ayaaba iigu daran ❤

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 18 дней назад +17

    M.a kookoodeena ❤wlhi wekaa muqataa ina boqorad tahy ❤I.a wanku brn doona❤

  • @neimafouad1448
    @neimafouad1448 18 дней назад +8

    Masha allah❤hablo qurux badan🍂labadino ba waxa nika mugata naxaris allah👑ha ni sharfi il xun nima aragto hami walbo oo ad ledihin team27 allah ha ni rumeyo😘

  • @MustaqiimAbdi-x5h
    @MustaqiimAbdi-x5h 18 дней назад +14

    OMG 😮 labadan saan ujeclahay io sundus❤❤❤😊

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 18 дней назад +51

    Samko ❤Hadey wlalnimadu qiimo ledhay idinka laydinka bartee wada jira weligiin ilhy idima kala fogeeya wn idin jeclnhy dad degen qlpi wngzan naxriis badan samko for ever❤❤

  • @NasraAhmed-r5r
    @NasraAhmed-r5r 18 дней назад +9

    Labo qof saas isku fahmo is jeclaado hadaad aragto badanka wa isku dabeeecad isku fikir iyo dareen mashalha❤koko waa sax whi sami waa runteda apayo waxa tahya qof cajiib ah oobwanaag iyo naxariis iyo dabeecad wanga ilahye u dhaliyey anigoo ankuaragan hadan wgagu nomuuqad mnshala❤ sxptinmadu samko way dhaftay oo walinmo ayaa mraysaa alle hayskidayooo ❤🎉❤❤

  • @XayaadCabdi-h6j
    @XayaadCabdi-h6j 18 дней назад +4

    Wlhy isdan kaa amina sana ayada tahay. Masha Allah. Koko bulle❤🎉

  • @CabdirshiidMaxamed
    @CabdirshiidMaxamed 18 дней назад +11

    come soon 1M
    ku sali nabi maxamed scw ❤❤

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 18 дней назад +6

    Qurbaha hadii aad walal is weheshataan aad is heshaan waa Alxmdulilah 😊

  • @SucdiIlyaas-l6z
    @SucdiIlyaas-l6z 18 дней назад +10

    M a koko si aan filayay inaa tahay ay samian ku shegtay Allah ha ku xifidiyo ❤❤❤

  • @Najaxmaxamed674
    @Najaxmaxamed674 18 дней назад +15

    Ana uhoreya Hadaad Iga Danbeysid Like Isaaar pls😢

  • @Samsan-th6yg
    @Samsan-th6yg 18 дней назад +6

    Jah Ana samiya ismoday❤😢😊

  • @AyannaCumarr
    @AyannaCumarr 18 дней назад +10

    Koko wlhi wa qof wangsan wanay kamuqata hore usco xbti mcn ❤wanagagna xaga kasi wad quruxey ❤

  • @Amalmaxamad-mu4rx
    @Amalmaxamad-mu4rx 18 дней назад +9

    Ax wallahi labo gabdho is jecel koko iyo samiya allh idin xifdiyo isla jooga abid ❤❤wax xun allh idinka ilaaliyo ❤

  • @Sumayyyya23.
    @Sumayyyya23. 18 дней назад +11

    Ceyda Iyo koko Ya U xiisay👇

  • @ifrahhussein1204
    @ifrahhussein1204 17 дней назад +4

    Maasha Allah tabaraka raxmaan wan ku raxaysta video yada koko iyo samiya ❤❤❤❤

  • @SacdiyoMohamed-i7h
    @SacdiyoMohamed-i7h 18 дней назад +14

    Koko to samiya wa jeclhey markey is la jogaan❤❤❤

  • @AsmaDhaaki-oe3lv
    @AsmaDhaaki-oe3lv 18 дней назад +9

    KOKO Sawirkii aan kaa haystay ayay Samia rumaysay.😅
    NOOLOW WLLO.❤