Guri iib ah,Xaafada Towfiiq,Yaaqshid, Laami saaran,Cabirka 40×20 Qiimaha 400kun+252610482060WhatsApp
HTML-код
- Опубликовано: 7 сен 2024
- Guri 🏝 iib ah
Waxaa laguu haayaa Guri iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Yaaqshiid
Cabirkiisa: 40×20
Document: Saxan. (Maxamed Siyaad)
Degmada: Yaaqshiid
Xaafada: Towfiiq
Wadadiisa: 2 Jidle, Laamiga saaran
Qiimaha: 400,000$ iyo Heshiis.
Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252 61 4194979 +252610482060(WhatsApp)
F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya.
Laakiin qiimaha waa sax ah maaha. London ayaan intaa kaga yar kaga heli dabaq kor iyo hoos ah modern design ah Ama Washington
Meeshaan guri kuma yaalo waa dhul wuxuu saaranyahay Isbartiibo ama garoon ciyaaro meel deegaan ku fiican ma aha
Qiimahuna aad ayuu aqaali u yahay
Aaway
Malaha waa guryihii sagaashameeyadii la dhacay oo la xaraashayo..400 kulahaa
Masaajidka cayaarta maad ka deysaan 400 kun usd qof heysato inesan jirin waad garan kartiin hadeey jirtana 1 boos oo guri ah kama bixineyso waxyaalo kale o badan ku qabsan kartaa
Ani afar boqooll iyo konton doollar kaash igsii ninyow meeshan waa meel lugu kala hadee
400 kun ma swetzerland buu. ku yaala guriga bololka ka ah
400.000.00 tuug lee haysta somali meesha uu joogo ba
Meesha aad banankiisa aad u duubtay waxaa ka myhiimsaneed in aad soo kuubto muuqaalka banaanka kan gudahana aad guriga kubdhex wareejiso oo aad gudaha u badiso vedio ga
Lanbarka katagtay
Lambarkee walaal?