INDHAHAGA OO XIRAN U GAMBI QARAHA KUNA GULEYSO 25 DOLAR TEAM DIRISKA ITAABO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 233

  • @maanka1111
    @maanka1111 Год назад +44

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢😢😢❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +50

    Wakhti ma u helaysa saliga Nebigena Muhammed scw 🥰🥰🥰❤❤❤

    • @Maqmaq1979
      @Maqmaq1979 Год назад +3

      آللهم صلي وسلامة علي سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم. عليه افضل الصلاه والسلام

    • @FarhiyaQueen-rm8bo
      @FarhiyaQueen-rm8bo Год назад +3

      salalah caleyhi wasalam

    • @QueenNazteexo
      @QueenNazteexo Год назад +2

      Scw

    • @cabasyare471
      @cabasyare471 Год назад +2

      صلي الله عليه وسلم

    • @iman1527
      @iman1527 Год назад +2

      Scw scw scw

  • @Canada.143
    @Canada.143 Год назад +41

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @maanka1111
    @maanka1111 Год назад +19

    ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️

  • @liibaancusmaan
    @liibaancusmaan Год назад +11

    Baabajey allaah Haku caafiyo walaal aamiin

  • @iimaancabdi2868
    @iimaancabdi2868 Год назад +12

    team kabtan baara guul inta iku raacsan l like saar👍

  • @ifraaxyuusuf2827
    @ifraaxyuusuf2827 Год назад +1

    Baaba jeey sidii asad oo kale ayuu noqday marnaabijyo io asxaab isku xiran masha allah

  • @maanka1111
    @maanka1111 Год назад +14

    culeys walpo oo ku heysto allaha laa qaado subscriber iso dheh walaal ❤️🙏😢😢❤

  • @Abdishakurx
    @Abdishakurx Год назад +7

    Muqalka 5 minute lafurayo naga so gaabi baaba dadka wey ku caajisen ❤

  • @XamseMustafe-ro5dq
    @XamseMustafe-ro5dq Год назад +8

    Inshalah mar ciyaartan an idiin sheegayo igaqata waa ciyaar Inaba an cadi aheyn team team oo filim button afar afar qof ku laba wiil iyo laba gabdhood team ahan haloo ciyaaro please 🙏 please 🙏

  • @yasirsharif5881
    @yasirsharif5881 Год назад +2

    Part 2 please
    Babajey ❤

  • @iqlaasseid5855
    @iqlaasseid5855 Год назад +5

    Captan baara qosolkiisa yaa isoo dajiya😂😂😂

  • @wadajirtravels3546
    @wadajirtravels3546 Год назад +4

    ❤❤❤❤❤looseey Waa ninka ugu fiican Oo guusha u dhawaa ❤❤❤❤❤❤❤

  • @naxnoofficial4445
    @naxnoofficial4445 Год назад +2

    oh my allah aniga idiin ka daba dhahayo aan arkay gambasho ku jiro 😂😂😂😂😂 intaa ila mid ah love saara 😂😂

  • @abdiqaniharun
    @abdiqaniharun Год назад +1

    Baaba jeey please part 2

  • @anisosuleiman3082
    @anisosuleiman3082 Год назад +3

    Part two gabdho please

  • @aishaabbas1579
    @aishaabbas1579 Год назад +1

    Ilaahay amarkiisa inuu video babajey inuu soo dhigayo lee sugar bah jah❤ waxas jaceyl miyaa misa babajey waa nin qalbi wanagsan allow xifdiiii

  • @ayuubfaniin6703
    @ayuubfaniin6703 Год назад +5

    Marka hore Ramadan Mubarak babajey wa qof qalbi wngsn Asxbt an garsino 1m insha Allah

  • @CabdiFatax-tc5ff
    @CabdiFatax-tc5ff Год назад +2

    Kabtan baara❤❤❤❤

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 Год назад +6

    Cayarta waa qalad 😂😂😂qofka hadu turta wu xisabanaya 😂😂go back lkn waxa qaba qof kale inu u tuura cayarta asagana indhaha u xirta😂😂

  • @sadiiqlove3012
    @sadiiqlove3012 Год назад +2

    Game Wxa Keenayn Raga China ah blse wxn arkaa Dhowr qalad
    1) Shabaqa Qaraha waa uu gaaban yhy kaasi oo keenaysa inysan si fcn qofka u gaarin.
    2) Qaraha qaabka logu riday ay tahy qaab aan sax sanayn oo Gees gees ayay ugu jritaa.
    3) Qofka Ciyaarayo oo Qoortisa aad u seexiyo taasi oo keenaysa inysan qofka ku dhicin qaraha si Ciyaarta u adkaato una xamasadaysnaato Arimahasi dib u saxa
    Ramadan Mubarak

  • @WALALMOHA-xq3ff
    @WALALMOHA-xq3ff Год назад +1

    Woooow captanka❤❤❤❤❤

  • @muniir_official
    @muniir_official Год назад +18

    Part 2 I can't wait 😂

  • @KorneelmaxamedabdalaMadi-pc9fz
    @KorneelmaxamedabdalaMadi-pc9fz Год назад +7

    Baaba waxa rabaa kabtanka Prank kusameey dalab waaye😂

  • @cabdiraxmaan-7981
    @cabdiraxmaan-7981 Год назад +2

    nabiga kusali scw

  • @HusniBulleEXBULLE
    @HusniBulleEXBULLE Год назад +1

    Seyga the legend

  • @jibriiljibriilmaxamedaxmed8909

    Baba waxa an donayaa inad isameyso hal wax miyaad isameyneysaa

  • @mohedrashiidmohamed5720
    @mohedrashiidmohamed5720 Год назад

    Muqalkan anaa mention kuso dhahay baba jey dhanka tiktoka wllh

  • @abdinasiraliahmed6829
    @abdinasiraliahmed6829 Год назад +1

    Part two peleey halasoo wado please

  • @maxamedxuseen8266
    @maxamedxuseen8266 Год назад

    Baaba jeey youtube kaliya aan ku xiranayahy m.a

  • @jamacxirsi4216
    @jamacxirsi4216 Год назад +8

    The best 👌 challenge 👌🙏❤️

  • @CaaishoAli-xy4yt
    @CaaishoAli-xy4yt Год назад +2

    Baba qayanada joojiyay loosey wuu saxan yhy ❤

  • @apdinasirbashir4266
    @apdinasirbashir4266 Год назад

    Awal comment yaq baaba☺️❤️✌️

  • @cabdiqadiraweiz-vu7tj
    @cabdiqadiraweiz-vu7tj Год назад +1

    Qofka ugu horeye like sare Ana daawan

  • @AxmedcabdiCabdi-yx6we
    @AxmedcabdiCabdi-yx6we Год назад

    Wllhi qosol iguma harin wankahele challenge kan ee nosobadiya plz

  • @calixusen7785
    @calixusen7785 Год назад

    Bahalkaan waa halis ee asaga meel dhiga qajacleydi sura mesha please 😢

  • @muktarcademedia3004
    @muktarcademedia3004 Год назад

    wllkey @anuseyga legend aan laga legensaneen wa ku wataa zjp

  • @raxmomaxamad1925
    @raxmomaxamad1925 Год назад

    Parte 2 eego iyo. Burhaan iyo Aj iyo idiriiska nogeen iyo baaquli boy

  • @abdinasiraliahmed6829
    @abdinasiraliahmed6829 Год назад +1

    Beley inad kasooo taktan ma ahayn 😢😢😢😢

  • @caliwaalane1176
    @caliwaalane1176 Год назад +1

    sooo badi baaba🙏

  • @UmalkharXiis-iz3si
    @UmalkharXiis-iz3si Год назад +1

    الهم امين يارب العالمين

  • @anfac559
    @anfac559 Год назад

    Kabtan he is so funny 😂😂😂❤❤ maxkamadee saranahay 😊

  • @yayatoni8
    @yayatoni8 Год назад +1

    axmed wuxuu ahaa qof naxariis badan😂

  • @Abdifitah.mohamed
    @Abdifitah.mohamed Год назад +1

    Sayga qosol igu dilay marku u ku dhacay qaraha gadaal ayu ugu imaday qaraha😅

  • @feysalabdi3028
    @feysalabdi3028 Год назад +1

    Wlhi caadi mahan the best game ever

  • @DanyeerowXassan-pg5jv
    @DanyeerowXassan-pg5jv Год назад

    Horumar fiican baad wadaan baaba❤❤ m.a keep gion

  • @CfataxIbraahim-ti4oc
    @CfataxIbraahim-ti4oc Год назад +1

    Pary 2 soomeey baba

  • @hamzeaxmad7623
    @hamzeaxmad7623 Год назад

    Parti 2

  • @aliyareoffecie
    @aliyareoffecie Год назад

    Igatag san ula gam binayay aya ba qorta idashaye ❤

  • @ilyaasabdulqadir3288
    @ilyaasabdulqadir3288 Год назад +3

    Booska qaraha halagu badalo banooni kamal ah ❤

  • @AadanAbdirahman-gx5jd
    @AadanAbdirahman-gx5jd Год назад +1

    Team idiriska 👋👋👋

  • @burhanabdi2974
    @burhanabdi2974 Год назад

    Part two sugaynaa

  • @abdiqaniharun
    @abdiqaniharun Год назад

    Please park 2

  • @UrCristiano-x8v
    @UrCristiano-x8v Год назад

    Baabajeey niyow fikrad prank ayaan kuu hayaa xageen kuugu soo diraa.

  • @yaxyebaari4511
    @yaxyebaari4511 Год назад +1

    Baba qaraha adiga utuur si osan wofka u xisaabin 1 gal lee dheh marko qaraha cabar warego part 2 😂😂😂

  • @abdinasirsharifhussein7370
    @abdinasirsharifhussein7370 Год назад

    Kakakakakakakakakakakaka part 2 Baaquli boy muumin baalow kabtanka Idiriska iyo baaba jey kuso sameeya haday macquul tahay mahadsanid from Kabtanka

  • @aminamohamed3387
    @aminamohamed3387 Год назад

    Ilmaha intaa lcg radinesid sanka haku dhufan yay dhimab

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku Год назад +1

    Baaquli meel u kamaqanyahay nuur malaha😂

  • @AmiinJekey-yp5rd
    @AmiinJekey-yp5rd Год назад

    ciyartan qaraha shineska ciyaraya ka argay wlhi

  • @najiibali3454
    @najiibali3454 Год назад

    Legend sayga ❤

  • @feysalcusman3243
    @feysalcusman3243 Год назад

    HADAAD RABTO LAKULANKA ALLAH ACMAASHAADA WANAAJI

  • @abdiqadir575
    @abdiqadir575 Год назад

    Abdullahi maneno abahey allow iidah

  • @hamzecr-cy6ij
    @hamzecr-cy6ij Год назад

    walaalyaal axmad yalow codka kudadala wuu naqusan yahy

  • @updyrahmandahir2069
    @updyrahmandahir2069 Год назад

    Part two legend Pele adiga Idiriska kabtanka so sameya

  • @nastexomaxamed815
    @nastexomaxamed815 Год назад

    Asad kudayanee ciyaal so aruurise ayaantn😂😂😂😂😂

  • @Mushtak8231
    @Mushtak8231 Год назад

    Zeyga wlhi wiil loxisay waaa Salam IGA garsi

  • @waqaayare2323
    @waqaayare2323 Год назад

    Wll booska qaraha ku badal banooni sababtoo ah qaraha waa xanuun haduu madaxa kaaga dhaco please commentigan baabjeey garsiiiya

  • @_arman_poy1
    @_arman_poy1 Год назад

    Walahi bilahi idriska ii taboo bis Lee firsaday 🙏😂

  • @rahmakodar2072
    @rahmakodar2072 8 месяцев назад

    Part 2

  • @abdiraxman9392
    @abdiraxman9392 Год назад

    Baabajey zxb labarkaaga ii soo bas jalanti quru badan ku hayaa dadka soo jiidanaayo

  • @mustitaaz3123
    @mustitaaz3123 Год назад +1

    Idiriska marki labaad sidu ugu dhacay xanun wlhi Ana isku maleyey wan qeyliyey 😂😂😂😂

  • @ayuubqaan6850
    @ayuubqaan6850 Год назад

    Hay wllhi idiriska qaraha madaxuu udhigty

  • @mahadabdullahi3918
    @mahadabdullahi3918 Год назад

    Ciyarta qaraha waa qalad saaan maahin

  • @ansufati38-qo5go
    @ansufati38-qo5go Год назад

    Sihaamiita ❤❤waraka ooasega aydhahda❤❤waa sax ❤❤bybiyeeye ❤xld. Mcnto

  • @rahmainacigaal
    @rahmainacigaal Год назад +2

    Plz sihaam tahlil io xayaat io anjalli io sumayo ku so dar baaba

  • @hanadahmed3780
    @hanadahmed3780 Год назад

    Soo badiya midkaan waan ka helay wlhi

  • @jibrilmohamedabdi8478
    @jibrilmohamedabdi8478 Год назад +1

    Idiriska qof kaciyaar xun malahan baan lahaa wll baaba jeey adigaaba kadaray😂😂😂

  • @ccasiisilyaas110
    @ccasiisilyaas110 Год назад +1

    From idiriska 💖 💗

  • @ciieight1635
    @ciieight1635 Год назад +1

    Baba jey ❤❤🎉🎉

  • @VatimahassanVarahsan-tc2jf
    @VatimahassanVarahsan-tc2jf Год назад

    Baaquli boy ayaa kamaqan ciyar taaan zxp

  • @anasinho_30
    @anasinho_30 Год назад

    WAA rafte wallhi part 2 soosameya😂😂😂

  • @AbdallaSugale-gn2ju
    @AbdallaSugale-gn2ju Год назад

    Baabajey meeshi dadka cibaadada tarawixda aadi lahaayen adgo nin weeyn gurigaga ka dhigtid meel qamaar ilaahey idamkiis lugta kuu hartay alla kaa gooy dhaqan xumada bisha barakesan dadka uhorseedday faattaxad umarno

    • @maxamedamiin560
      @maxamedamiin560 Год назад

      Dadka isaga ma qasbin iyaga wey dhihi karaan makuu sameyn karno weyna soo cibaadeysan karaan hadey doonan asiga xoog kuma laha waana ku qaldanthy inaad adiga sidaas uhadasho

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 Год назад

    legend Cabtan baraa qusul igudiley wankuwatah 🤣👌👌

  • @bahjabaool607
    @bahjabaool607 Год назад +1

    Losey ays gulaystay🎉

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 Год назад

    Mash Allah walalkay baaba jey

  • @zoo47be53
    @zoo47be53 Год назад

    Baba jeey saxib challenge tuug iyo askari oo cidi tuuga ah oo la qabto lagu shubayo jirigan ama 20tanle biyaha noo sameey. 🤣

  • @juweyriahusein82
    @juweyriahusein82 Год назад

    Wxan ciyaar maaha qofka xasuustisa kadhumi karto ee asxabey mesha banooniga kubadala

  • @shucaybCalas
    @shucaybCalas Год назад

    War waxaan day qaraha caloosha waalaga bixiyaa anaa fiirsaday videos ka chaynes ka ah caloosha wayka bixiyaan ka dib labada qolof ayaa lays kor saaraa ee ha.isdilinina niman yahow

  • @kowtharomar2597
    @kowtharomar2597 Год назад +2

    😂😂😂😂captanka qusulka adunka cawa😂😂

  • @aweyssanbuuqcade5058
    @aweyssanbuuqcade5058 Год назад

    From idriska ❤❤

  • @jiijomaxamed9273
    @jiijomaxamed9273 Год назад

    From aj style🥰🥰🥰🥰

  • @faafinta7175
    @faafinta7175 Год назад

    Seyga youtube muxuu is kaga dhafe boqortoyada rer hoyadey seyga

  • @Xuseenmaxamedshariif-cr6md
    @Xuseenmaxamedshariif-cr6md Год назад

    Keep going abti mcn❤❤❤❤

  • @Ritaaj1
    @Ritaaj1 Год назад

    Next gabdhaha kasoo dhig baaba

  • @Mahamed-he9do
    @Mahamed-he9do Год назад

    Baba je sxb dear cid no❤

  • @yusufmohamed4891
    @yusufmohamed4891 Год назад

    Keep going baaba

  • @AbdifatahMohamed-nl8vh
    @AbdifatahMohamed-nl8vh Год назад +1

    Walahi baaba jey lajankeeygatahay

  • @hasuuniinho
    @hasuuniinho Год назад +1

    Saa u ogaa inoo soo qàadanayaayo😂😂

  • @flight_pilot249
    @flight_pilot249 Год назад +1

    idriska funny 😂😂😂

  • @saciidxuseen4078
    @saciidxuseen4078 Год назад +1

    yacni wax kale lagu dhelo malahan miyaa waayo qofan heysanin qaraha rawo ino cuno ama afurna heysanin hadey san arkaan miyee calosha ka hadleynin darad baraf manta qaro war masakiinta sii saxib iyaga ayaa u bahan waxa dadka u bahnen ku ciyaara qaladka iska dhaaf sxb