600 DOLAR AYUU KU GULESTAY BAABAJEEY IYO IDIRISKA II TAABO OO XANAQAY hhhh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2023

Комментарии • 195

  • @nuurlaki2406
    @nuurlaki2406 Год назад +32

    😀:inta jiifka ku daawaneysa waan idin salaamey🥺😅

  • @amiinabdi5094
    @amiinabdi5094 Год назад +14

    The real
    goat 🐐
    of comedian
    kaptan baara
    Big fan 👏
    Wnku wadanaa
    keep going
    my prother 💯 🔥🙏✌️

  • @fodana4276
    @fodana4276 Год назад +22

    Kusali nabiga scw

  • @zamzamdahir7451
    @zamzamdahir7451 Год назад +8

    xamar in an imado ayan rawa insha alah captaan hadiyad ayan ni so wada teamka dhan

    • @shakalaboom3652
      @shakalaboom3652 Год назад

      Aneh igu soo dar ha iga soo hilmaamin😋😁🤣

  • @nasri.official
    @nasri.official Год назад +12

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhhamed❤️🤴

    • @maryamkhaano9673
      @maryamkhaano9673 Год назад

      Scw abowe Cali cawiya wali rerkisa muu helin 💔 wall yaalow ilahy dartiz u cawiya 😭 intey rerkisa lubnan Ku dhimn idinka marki hore Ku dhhy anga Ku cawinene 💔😭💔

  • @abdirizakzak3650
    @abdirizakzak3650 Год назад +6

    idirska ii taabo kuye Aar midh qudhad naga sareysa naga aamu🤔😂😂 cadi ayad cawa noo barajeysay hadii reer waqooyi nahay idiriska waan ku wadana💪🏻🙏💯♥️

  • @omardayah8786
    @omardayah8786 Год назад +3

    BBBI CABTAN BAARA KEP UP

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud Год назад +10

    Masha Allah Tabaa Rakal llaah keep going Baabajey iyo kabtan baara iyo idiriska iitaabto iyo Baaquli boy 😁😂🥰❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +14

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ustaadcqaadirbilaalbilaal5372
    @ustaadcqaadirbilaalbilaal5372 Год назад +4

    Qeybta sadexaadna caaga waa ka dhici lahaa libaaxa meesha mr baaba jeey Waan ku salaamayaa walaalkey

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Год назад +2

    Baabajey is right cayaartii hore hadii ey dhamaatay waa in la soo bilaabaa .

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Год назад +2

    I like the grey one. The shirts navy blue and burgundy 😍 👍👈

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Год назад +2

    Tabliiq quruujfisabilililaah isudiyariya obila taqabalalaah yajameca

  • @abdallasaciid725
    @abdallasaciid725 Год назад +4

    Asc Kabiikabi

  • @mohaade8588
    @mohaade8588 Год назад +14

    Kaptan baara the real goat 🐐 of comedian wan ku wataa

    • @maryamkhaano9673
      @maryamkhaano9673 Год назад

      Abowe Cali cawiya wali rerkisa muu helin 💔 wall yaalow ilahy dartiz u cawiya 😭 intey rerkisa lubnan Ku dhimn idinka marki hore Ku dhhy anga Ku cawinene 💔😭💔😳

  • @haykalyare2419
    @haykalyare2419 Год назад +4

    Ku sali nabiga صلى الله عليه وسلم❤❤❤

  • @abdikariimmohamed7309
    @abdikariimmohamed7309 Год назад +2

    Adinkoo qamiis wato luqada carabiga chalenge kasoo sameeya

  • @lulabdi2319
    @lulabdi2319 Год назад +4

    Asc. Walaalayaal waa nii salaamey, waxaan nii sheegaa madaha ha iska garaacina ma fiicna wax kale sameesta maxaa yeelay ma u fiicna maskahda Wsc.

  • @mahadabdi8547
    @mahadabdi8547 Год назад +2

    Dharka ramadaanka wa hesheen line up lagu gali lahaaa

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 Год назад +2

    Masha allah

  • @ahmedmahamuud5141
    @ahmedmahamuud5141 Год назад +2

    M a alle ha idin xafidiyo tiim iswatah

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Год назад +2

    Keep going

  • @otto7106
    @otto7106 Год назад +2

    Gaab carab waa legend runtii maanta unbaa legend ultra ah keenteen gaàb carab waa legend

  • @daadiimaxamed164
    @daadiimaxamed164 Год назад +2

    Kp going kaptan baara

  • @abdikarinmohamed399
    @abdikarinmohamed399 Год назад +4

    Idiriska ii taabo Sudaaneys caadi ayuu u egaaday hhhhh horay u socoda team aan muqaaladoo ku raaxesto ❤❤🐐

  • @habonsudi3399
    @habonsudi3399 Год назад +2

    Dharkaan style waa West Africa

  • @barkhadhassan3797
    @barkhadhassan3797 Год назад +2

    Lambarada shaashadda soo saara wll

  • @ustaadcqaadirbilaalbilaal5372
    @ustaadcqaadirbilaalbilaal5372 Год назад +4

    Baaba jeey tiradiisa hore 29 ayeey aheyd walaalayaal iska hubiya si Fiican u daawada muuqaalka marka baaba jeey xaq daro ayuu ku qaatey tan koowaad Lajen baaba jeey Waan ku salaamayaa walaalkey

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 Год назад +2

    Legend baara❤️❤️

  • @Mohakisumu6036
    @Mohakisumu6036 Год назад +4

    Baba jey congratulations 🎊 👏 💐 🥳

  • @maxamedabdirahman2349
    @maxamedabdirahman2349 Год назад +6

    Ana u Horeeyo kabtan keep Going Brother ❤️

  • @JoharAli-pv7ok
    @JoharAli-pv7ok Год назад +2

    hadii qofka 30 jiir waa in oo caaga qabta 3x10-30 sidaa ayaa ka shidan 2 3 5 xisaabta kuma jirta

  • @iidleabdiali572
    @iidleabdiali572 Год назад +4

    Baba allaah kusiiyo cafimad cimridheeri cibaada suban

  • @ayaanhussein4520
    @ayaanhussein4520 Год назад +8

    Cabtan adiga iyo teamkaga aad ban idin taagera dad funny ah ayaad tihiin guuleysta

    • @maryamkhaano9673
      @maryamkhaano9673 Год назад

      Wll Cali cawiya wali rerkisa muu helin 💔 wall yaalow ilahy dartiz u cawiya 😭 intey rerkisa lubnan Ku dhimn idinka marki hore Ku dhhy anga Ku cawinen

  • @mohamedkaafi8838
    @mohamedkaafi8838 Год назад +4

    Kabtan baara ani isii🥲
    Baaba jey haye
    Idiriska. Shaqayso noh😂😂
    Baaquli boy. Channel-kay waaye haku haynine😂😂

  • @najmaahmed2007
    @najmaahmed2007 Год назад +2

    Baaba jey masha allah👍

  • @mohamedcade9832
    @mohamedcade9832 Год назад +2

    Mi legend baaara❤

  • @gaadh-haye9481
    @gaadh-haye9481 Год назад +2

    Baaba j waa khaayin daacad uma guulaysan tirada wuu ku darsaday ninmanka kalena xisaabtooda ayuu ka jarayaa kan dabaalka ee garsooraha laga dhigay ayaa coyaarta diley

  • @aarshecilmi2819
    @aarshecilmi2819 Год назад +2

    Baabjeey mucjisa thy wle cwa🔥🔥

  • @MohamedAmin-ft1up
    @MohamedAmin-ft1up Год назад +2

    Bbd keep going

  • @absugecali2898
    @absugecali2898 Год назад +4

    Baba qayaano ayaa waddaaa itaabo 9 ayuu lahaaa

  • @buqaqrixasan128
    @buqaqrixasan128 Год назад +2

    Idiriska ugu shidan dharka

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Год назад +4

    Maasha Allah Captanka xafidullah ❤❤❤

  • @quengeenyo9936
    @quengeenyo9936 Год назад +2

    Kabtan baara baaba jey idirska itaabo wlgi habene chanel ledihin I'ma dhaafo comedian ♥️♥️♥️

  • @najmatuuryarecismaan3884
    @najmatuuryarecismaan3884 Год назад +4

    Dad aan jclhy daawashadooda masha allh

  • @hodancawil8680
    @hodancawil8680 Год назад +2

    Wllo baab jey waa wiil qalbi wacan

  • @muhuboibrahim6990
    @muhuboibrahim6990 Год назад +2

    Mansha allah gacantisa alle how barakeyo

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Год назад +2

    Captan baara legend wan ku wataa

  • @mohamedbarre4332
    @mohamedbarre4332 Год назад +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk captnka cwda xaadhacay alaabtan tariska caaga qatar aad ku aheedee

  • @abshirhegazi6459
    @abshirhegazi6459 Год назад +2

    Amazing baaba jey Allaah ku xafido

  • @Daud_Barkhadle
    @Daud_Barkhadle Год назад +2

    Be together my captain

  • @abdiwalinuux5612
    @abdiwalinuux5612 Год назад +2

    Captan bara babajey qayaney kulaa waa channel keyga 🤣🤣🤣

  • @aaziyah2103
    @aaziyah2103 Год назад +2

    Kaptan baara wn ku jeclhy 😁🙈🌹❤😫

  • @abdulaahisacja19
    @abdulaahisacja19 Год назад +4

    Wllhi bllhi tllhi mesha farxad ku dareemo kuna qoslo waa 🤣 sedexdina chanal 🤣🤣 lkn waxan jeclan laha baabajay iyo yackoo inee hishiyaan kabtan baara abti mcn ale dartiis uhishisi🤝 bage kagane haka soo muuqdaan haben danbe i.a 😪

  • @sadiasadia984
    @sadiasadia984 Год назад +2

    Asc aboowe captan baara iyo asaxabta mahadsanid masha allah aboowe macaan 💝💖💗💓💞💕💋💋💋💋👍👍👍🤝🤝

  • @Mohakisumu6036
    @Mohakisumu6036 Год назад +2

    Captain never give up bro

  • @dhereye44
    @dhereye44 Год назад +2

    Idiriska wuxu u ekaaday ugandes caadiya 😂

  • @rodaidbad471
    @rodaidbad471 Год назад +2

    Asalama ckum waa ku salameyna aniga iyo xaskeyga fadlaan idiriska I tabo haa lagu celiyo shamintadisa iyo guri dhiskisa wayo waxba ma fahmayo

  • @allowikaalmeyofficialchane4488

    Asc. Maansha Allaah 1M mar dhow gaar Insha Allah.

  • @F33709
    @F33709 Год назад +2

    Idiriska funny

  • @abdirahmanabdullaahihassan548
    @abdirahmanabdullaahihassan548 Год назад +2

    CAPTAN BABAJEY MARKA DHEELESID MURANKA IYO MASHQUULISKA HA NAGA DHAFO MISE WA ISKA QABANEENA
    TEAM TOGETHER

  • @abdiqanidaahir9581
    @abdiqanidaahir9581 Год назад +2

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaw sxbyl ilaaahay ha idiin dhowro horey usocdaa waxan joga burco markasta aad faraxdan waan farxaa ilaahay cadawga ha idiinka hayo

  • @maryamkhaano9673
    @maryamkhaano9673 Год назад +2

    Captain bara arinti Cali idinka io babjey AA bilben dhmestiyna Cali cawiya wali rerkisa muu helin 💔 wall yaalow ilahy dartiz u cawiya 😭 baris io bashl waxpa ma taran ee

  • @Daud_Barkhadle
    @Daud_Barkhadle Год назад +2

    baara my goat
    big respect bro

  • @iidleabdiali572
    @iidleabdiali572 Год назад +2

    Waxaan joogaa kakuma turkana waan kuwataa

  • @dhuuxcabdi2797
    @dhuuxcabdi2797 Год назад +3

    Legend idrika

  • @yaxyemaxamedmuxdiin7944
    @yaxyemaxamedmuxdiin7944 Год назад +2

    10/3/2023. 300k in.a

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Год назад +2

    MAASHA ALAAH BAABAJEY LANGED WAAYE❤❤❤❤

  • @somane512
    @somane512 Год назад +4

    MANSHALLAH walalaha ALLE dartiis isku jecladay

    • @maryamkhaano9673
      @maryamkhaano9673 Год назад

      Abowe Cali cawiya wali rerkisa muu helin 💔 wall yaalow ilahy dartiz u cawiya 😭 intey rerkisa lubnan Ku dhimn idinka marki hore Ku dhhy anga Ku cawinene 💔😭💔😭💔 xita shaqo ma hesti bu yriri 😭

  • @officialabdikariimalishaah2625
    @officialabdikariimalishaah2625 Год назад +2

    KABTAB BAARA DHAWR JEER WAAN KU SHEEGAY WLLKY QOFKA WAX TAABA GALIYAY EE KHARASHKA GASHADAY LANBARKIISA SHASHADA KU SOO QOR AFKA HADII AAD KA SHEGTID CIDNA MA QORANAYSO EE SHAASHADA SOO DHIG SI LOOLA XIDHIIDHO MAHADSANID BRO

  • @amiinupdy7596
    @amiinupdy7596 Год назад +2

    idiriska bari yahan way ka fadhiisatay

  • @istalewandowski1905
    @istalewandowski1905 Год назад +2

    Legend

  • @adenabdi1906
    @adenabdi1906 Год назад +2

    Captan idriska Dhaarta Hadhaafo

  • @ismailhaashi3637
    @ismailhaashi3637 Год назад +2

    Legends bbb

  • @mohaanofficial9522
    @mohaanofficial9522 Год назад +2

    Welcome

  • @fadumoabukar1136
    @fadumoabukar1136 Год назад

    Babajey kabtanka iska siii hhhhhhh legend

  • @ahmedsafar6044
    @ahmedsafar6044 Год назад +2

    Keep going guys

  • @frahjibrel2064
    @frahjibrel2064 Год назад +2

    Kabtanka isgo 17 marya 14 lagu ceshay babjey xaqdrada jooji 😢

  • @abdiqanidaahir9581
    @abdiqanidaahir9581 Год назад +2

    Asc bro waxan idinka bahnahay cml whetsap kina lee si aan idilaa soo xiriiro

  • @nacmoahmed6951
    @nacmoahmed6951 Год назад +4

    hambalyo baba jey ❤❤😎

  • @mohamedhassan-en5wr
    @mohamedhassan-en5wr Год назад +2

    Hargeisa ayaan idinka soo salamaya sxb captain baara. Waxanan aad u jecelahay baaba jey maxaa yeelay waa nin dhalinyarta gacan qabta iskuna xidha sxb salaan iga gaadhsii.

  • @amiinomar4660
    @amiinomar4660 Год назад +9

    Gaab carab is the best 👌

    • @maryamkhaano9673
      @maryamkhaano9673 Год назад

      Abowe Cali cawiya wali rerkisa muu helin 💔 wall yaalow ilahy dartiz u cawiya 😭 intey rerkisa lubnan Ku dhimn idinka marki hore Ku dhhy anga Ku cawinene 💔😭💔😭💔😭

  • @abdifatahalpha5042
    @abdifatahalpha5042 Год назад +2

    Legend baro❤

  • @kingnazuu4315
    @kingnazuu4315 Год назад +2

    Idiriska Nigerian ayuu ugeyahy😂😂

  • @diazejr7137
    @diazejr7137 Год назад +2

    Babajey qiyana daaf deh niyow baara ninkas lahisabtan

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 Год назад

    BAABA JAY waa ucodeeyay, waa akhiyaar.

  • @axmednuur1766
    @axmednuur1766 Год назад +2

    Cabtan baara waxaa kusoow dartaa chalanjiga Abdala jamaal

  • @mohaahassan967
    @mohaahassan967 Год назад +2

    Mash alah walahi waa cajiib

  • @xiinkamankey2524
    @xiinkamankey2524 Год назад

    Shiiq baara keep going

  • @moaaro6387
    @moaaro6387 Год назад +2

    idiriska biryahaan damiin ayuu noqday🤣🤣🤣

  • @F33709
    @F33709 Год назад +2

    Captanka 🐐 caaga gacan kuu taagay🤏👌🏽

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Год назад

    Maasha alaah waa qurux walaahi 😘😘😘🥰🥰🥰

  • @aaziyah2103
    @aaziyah2103 Год назад +2

    Cunagan yar yaa lhntdn ku lhaa baquli boy caadi mhn 🤣🤣🤣🤣

  • @zuuzaanmacalin5729
    @zuuzaanmacalin5729 Год назад

    Mash alllh waxba is laha dadkan labiska bakistan ma loga sodhibay

  • @saylicisheekh1201
    @saylicisheekh1201 Год назад +6

    Vaar Wlhy -14:48. Baaba waa dhuusay😂

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 Год назад +4

    Maasha Allaah 🙏🙏🙏♥️♥️♥️😂💘💘💘💖💖🥰🥰🥰😱👍👍👍👍

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Год назад

    Kabtanka walaahi legend waaye ❤️❤️❤️🫶🏻🫶🏻🤣🤣🤣

  • @nuurcade3142
    @nuurcade3142 Год назад +2

    Cwa suudaantan intee ka imady aa is dhahayy adinka lee miyaa😁🥰

  • @ismahaanxuseen6586
    @ismahaanxuseen6586 Год назад

    Captan baara the one and only legen

  • @mohamedomardaauud3643
    @mohamedomardaauud3643 Год назад +2

    Goatka caaga Baba jey🐐🙋‍♂️❤️