Subxaanallah wlhi wuxuu ahaa Geesi an gamban , wuxuu ahaa Halyeey Umada Soomaaliyed Daacad u ahaa oo aan qabyaalad aqoonin , Allah ha u naxariisto Abdirashiid , maanta ka hor safiican uma baran Taariikhdiisa 🤐😥😥😥💔💔💔
NECBIYAA FAQASH WAA CADAWGA DADNIMADA IYO SOMALINIMADA. لعنة ﷲ و الملائكة و الناس أجمعين إلى يوم يبعثون على الملعون سياد بري و أعوانه من الفقس القتلة الذين إغتصبوا كرامة الشعب الصومالي و جعلوا أعزة اهله أذلة. اللهم آمين يارب العالمين.
ASC asxaabta isku maandhaftay ereyga eebe Marka hire ilaahay 99 magac oo uu leeyahay ayaa quraanka iyo axaadiista lagu sheegay kumana jiro magaca eebe in kasta oo ay deegaanada qaar u adeeg sadan
Alle wuxuu soo direy nabiyo waxay alle ka magan geli jireen shirkiga iyo jaahilnimo jaahil waa cadow tolaay aawey somaali yaa cuney dal dibad intaba ceeb ayaa noo taala ❤yaa rabbi na daba qabo ❤❤❤❤
Taarikhda dalkeena marka aan dhageysto caloosha ayaa ihurta iyo hadda saan nahay iyo wakhtiga sidaa aan hal u ahayn soomaali hal walahii 🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 walahii runta ayaa ah anagoon midoobin wax ma qaban karno somali ha noolato ilahay ha unaxariisto cabdirashiid Cali Sharma arkee aamin aamin yaarabi aamin aamin yaarabi mid daacad ahna ilahay ha noogkeeno tobanka calan aan ka reysanee
Idaacada Buulaxuubay Wadaniyada Ad Dhalinta uhorkacaysan Ad baa ugu Mahadsanidtihiin Somalia Somali baaleh🇸🇴💪🏻
Radio BLX wlhi jeclhy wax bdn ka faiday hore usoco bro Xishmad buxda kuhya
Subxaanallah wlhi wuxuu ahaa Geesi an gamban , wuxuu ahaa Halyeey Umada Soomaaliyed Daacad u ahaa oo aan qabyaalad aqoonin , Allah ha u naxariisto Abdirashiid , maanta ka hor safiican uma baran Taariikhdiisa 🤐😥😥😥💔💔💔
Masha'Allah mhdsaNiD 🌺🌺
Run AhaaN Ad ayu icajabiyey BarNamijKaN Alle hawNaxaristo Marxuumka Geesi Ayuu Ahaa🤲🤲
Walihii wan quroday hestan somalinimda ka ka muqata mesha alle waxan ka rajen inay madax sidan o kale inay naso maran 😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wll adoo mahadsan videos badan oo taariikhda Somaliya iyo shakhsiyaadka somaliyeed taariikhdooda ka hadlaya noo soo badi horena usoco
Xuduudii gaalku samaystay inaan ka gudbayno Waan garanaynay♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Alle ha u naxariisto marxuum cabdirashiid cali sharmaake
Barnaamij kaan run ahaantii waa barnaamij aan ka helay. Mahadsanid
Mahadsanid wll👍iLhy Ha u Naxaristo Mudane crashiid cali sharmaakE Jannadana Ha Ka WaraaBiYo🙏
Cabdi rashid Cali sharma'arke 😭
Allow kunaxariso 😭
Walaal raisul wasaarahii ugu horeeyay wuxuu ahaa c risaaq xaaji xuseen alle how naxariistee
Mahadsanid radio buulaxuubeey aad baad u mahadsantihiin .. halkaa kasii wada walaalayaal waanu idin garab taaganahy markasta .
Wlhi waaa qiirooda markaan arko sey somlaia aheyd dad waa dadkii hore allow dalkeena dib usoo celi insha allah
Allah ha u naxariisto marxuum abdirashiid
Abihii umada somaliyeed rabi naxariis jano hakugu abal gudo mudane madax wayne😥😥👈
Aamin
wad mahad tahay sxb sare radio bula xubey aadban idin tageeraa waxan idin leyahay guuleysta
Xuduudka gadaaman
Ee gaalku samystey
Inaan ka gudbeyno
Waan garnyee
Inshallah markle tgyna xuduudka oo waliba dhaafeena
Asc wll waasidaa bilaahadal
Ilaahay ha u naxariisto adeerkay qaali
Radio Bulxubey wlhi waan jeclahay
Wllal adoo mahadsan taarikhdi daraawish noo soo daa
Alle ha unaxariista madaxweyne c.rashid cali sharmarke
اللهم إرحم شهداء غال كعيو
Allow unaxariiso geesiyasii dhintay geesi baa dhulkisa guusha u horsee 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
Masha alha wariyahan codkiisa baan aad ujeclahay ilahay haku xifdifo masha allah
Asc wll qali shukran noo dhameystir adi oo raali ah illaahy haku xafdiyo Qiyooyin nabiyada muuse iyo Nabi haruun Qeybta 2 shukran marka
xuduudka kadaaman
gaalkii samystay
inaa kagudvayno
waan garaanyee
waagaas bay somaliy qiirad io xamaasad lahyd wlhi shiit ilin isoo dhaaftay plhi😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Sxb awey dadki si walatinimo isku raci laha saqir iyo kabir qabol bala baray wakasa wadankeni sas udambaysay lkn
Hadi lamidobo cadowkga somaliya asaga jabi
Hada waa ka faaideysan karnaa
Somalìland somali lamamidoobikarto wa ayo horaanu idiinku lugonay Zxb iskufilaadah anagunah waanu iskufilaanaynah
Alle ha unaxariisto madxyenihii hore aamin
Idaacadda buulo xuubeey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah ha ku naxariisto amiin🥺😭😭🇸🇴❤🇸🇴❤🔥😭
Waan ka helay muqaalkan wllkyga qaliga ah jazaakallahu kheyr
Runti mesha lagu dilay wa tagay wana magalda ku dhashay
Alle ha u naxaristo
Masha Allah rdy blo xbey mahadsanidii no so badiya taarikhda so maliya
Masha,allh wll wad ku mahadsantahay taarikhda dalka oo aad noo soo gudbisay
xarardheere❤ Allaha unaxariisto MD CC.sharmaake
R.B waaku Mahadsantahay Muuqalada Nooso Gudbisa Allah ajar iyo Xasabad Ha Nigasiya Wxaan kaa cosanay inad Nosi Wadid Muuqalada Kuusabsan dalkeena Hooyo
Pls waxa idinka codsanayna inaa inoso turjintan sidu udhacay afgambigi torata barakesned iyado fahfahsan
Wana idin jecelnahay gulesta Bahda Radio buuloxubeey
yusuf mohamed ali kkkkk barakada ale kaa qaad
Hhhhhh xa imanka iga qade bisinke 😂😂
yusuf mohamed ali ado inta ku aragtay wx barakeysan
De towradi barakesned wamagac sida ba ku maqlay kuna qatay
Barako beel
Waa idaacad fiican thanks 🙏 👍👍👍👍
Buuloxuubey khayr ALLAH haydin siiyo from hargeisa
Necbiyaa Ethiopia waa cadawga somaliya😡
Necbiyaa FAQASH waa cadawga Somalinimada !!!
@@ahmedgellah3050 nacas adoo kle waxd istaahishaa dil daldalaada
NECBIYAA FAQASH WAA CADAWGA DADNIMADA IYO SOMALINIMADA.
لعنة ﷲ و الملائكة و الناس أجمعين إلى يوم يبعثون على الملعون سياد بري و أعوانه من الفقس القتلة الذين إغتصبوا كرامة الشعب الصومالي و جعلوا أعزة اهله أذلة.
اللهم آمين يارب العالمين.
Muxuu magacaaga uyahay Talaabiib
@@ahmedgellah3050
Yaa waaye FAQASH
Shiikh mahadsanid waxbadan ayaan kaa faa iidnay .rdbuulo xuubey cidii wax kafaaiday like iisaara pleas
Gaajada ka bax ban guntiga u xidhee ma hadaan galay geerashkedii
Burburkiiba halkasu ka bilowmay🤔
Gaajadii ka baxday baan guntiga u furtee ma hadduun baabaan galay geerashkeedii !!!!!
@@ahmedgellah3050 wll guntiga waa la xirtaa mark ay hool la galayo.
ilaahay ha uu wada naxriisto dhamaaaaaaaan inta dhimaatay 😭😭😭😭
Asalaamu Calaykum walalayaal Somali ha noolato love you forever aax yaa wadan
Thanks brother 👍
Ilaahow somali isku soo celi😍
Kaaf iyo kala dheeri kii uu dhalayna waakaa aan aragno cadawga wadankiisa ku noqday illaahayow kuu naxariiso cabdi rashiid
Well done bro.
*الحكيم* *حياة* *الصومال* *والموت* *الحبشه*
❤❤
Walaal waxaan kaasugeynaa qisadii nabi mohammed scw
In sha Allah
Thank you guys 💙🙏🏾
*-Waxaan isku Dilaynaa !
*-Isku Dooxanaynaa !
*-Diin iyo Xaq Maahee !
*-Waa Qabyaalada Dabuurta ah !
Waxaan Ahaan Jirnay Maantana Waxaan Nahay Kala Fogaa 😭😭😭😭
😭😭😭😭
Qabyaaladdiid Abdi-Hakim Muse
Yaasalaaam umad sharftede wagas aye jogeen walahi😍
alla maxaa waayo
nasoo maray soomaaliya ha noolaato 💪💪
الحكيم حيات الصومال والموت الحبشة
masha allaah zhp indhaha ayaad noofurteen dhhiiri Galina waynoo tahay, markaa waxn codsan lahaa 1969 ilaa maanta inaad kolba qayb qayb noosoo gudbiso si dhalaanka maanta at cibro iyo wadani nimo ugu noqoto intii kolba wadan shisheeye loo tahriibi lahaa
Wlhi blhi ilma kulul baa iga timid mrkaan heestaa maqlay “xuduudka gadaaman ee gaalku sameeyy inaan ka gudbayno wn garanayee geeshkayagow guulaystaa ‘’ illaahow guuumaysiga naga dulqaad somalia nabad kadhig 😭😭😭
Abdi Hakim waa runtaa 🇸🇴💕🌹
Mahad sanid sxp inta hadhayna noogu soo dhakhso
Eboow waxaankasugayaa qisadii nabi muse qeybtii 2 noso dedeji
Eebe waa ilahay
Bro qoraalka sifican u fiiri eebi ma,ahan ee waa Eebow
Wall
Mesha was aboowe
Tawbad keenen waadanbawdaye
ASC asxaabta isku maandhaftay ereyga eebe
Marka hire ilaahay 99 magac oo uu leeyahay ayaa quraanka iyo axaadiista lagu sheegay kumana jiro magaca eebe in kasta oo ay deegaanada qaar u adeeg sadan
Alle wuxuu soo direy nabiyo waxay alle ka magan geli jireen shirkiga iyo jaahilnimo jaahil waa cadow tolaay aawey somaali yaa cuney dal dibad intaba ceeb ayaa noo taala ❤yaa rabbi na daba qabo ❤❤❤❤
Hormar wacan idaacada buloxubeey
Mhdsanid wllkeen macluumadka qaaliga aad nala wadaagtid mrksta
Somaaliya taariikh ayey lahayd laakiin yaa cuney oo aan wax reebin ❤❤❤❤❤
Booyadda xaarka ayuu ifka kaga tegey Allow u naxariiso
Allah u naxaristo 😥
Tariikhda waa Cajiib Qoriga Xakiim eey masaarida u Bixisay Al Xakiim Xaatul Somali Wal Moowtul Xabasha😂😂😂😂😂😂😂😂
geesi weyn ayuu aha allah ha unaxariisto
Alla wadanka qurux badnaayaa xiligaas
Wadamada qaar ee Hada horumaray xiligaas sidaan uma dhisneyn
Anagane inaa hormarno iska daaye dib ayaan isku dhignay Ilaahow Somali israaci
Abdirashid cali sharmarke alloow ku naxariiso somaliya si fiican bu xooga militariga u dhisay sida cadowga ethopia iskaga celiyan
Hore u soco wll
Yaa ila dawanaya 2021 😀😀
Wlhi waan qiroday markay tiri xuduudka beenta gaalki samaystay inaan ka gudbayno waan garanayey 😭 allow aboodenii noso celi
Taarikhda dalkeena marka aan dhageysto caloosha ayaa ihurta iyo hadda saan nahay iyo wakhtiga sidaa aan hal u ahayn soomaali hal walahii 🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🏳️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 walahii runta ayaa ah anagoon midoobin wax ma qaban karno somali ha noolato ilahay ha unaxariisto cabdirashiid Cali Sharma arkee aamin aamin yaarabi aamin aamin yaarabi mid daacad ahna ilahay ha noogkeeno tobanka calan aan ka reysanee
Sxbo malinta 26 June kasoo hadal plz
Radio buuloxuubey qisadee nb ciise cs q.labaad ma iska ilowdeen
Asc asxaabta qaliga ah
ilahey ha unaxristo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Allah ha unaxaariisto cabdirshid Cali sharmaka geesi Bu ahay
Prother Muuqaladan Cml Noo Badi Sxp Mcne Aad Baad U Mahad Sn Thy
Alaha unaxariisto madaxweyne c.rashiid
Alle hakuu naxariisto jaalle madaxweyne c.rashiid cali sharma'arke insha allah.
Shuran Alle ha ku dhawro
Aadan cade iyo cabdarashiid iyo dhamaan madaxdii aadan cade waxay ahaayeen dad aqoon leh oo la aamino laakiin masiibo ayaa bases hey iyo cadow shisheeye ❤maxaa ka dambeeyey waxaan wax qorin oo cuney dad diin dal tolaay aawey somali ❤❤❤
Alahu akbar wlhy wan naxey ax ax ax ax ilahow unaxariiso mude madaxwene qabriga ku nuur
allow u naxariiso madaxwaynihii ugu horeeyey uguna danbeye,, ilove my country somalia
sxp noo so badi waxyabaha ku dansan somaliga mahadsanid
Gacanta bidix waanku codeynaynaa tan midigna waku dagalamena
Ilaahay u naxariisto
Mj o dhan wa mujahidiin😔✊
Waa run wallahi 😢
Maasha Allah
😭😭😭😭😭sokan an Kenyan ahy manta yac 😢😭😩
Ninkan hadlayo Taariiqda wadanka waxba kama taqaani umda Been ha u sheeg marks hore
Sxb mhad sanid Barnamijyada kda wan ku xiranahy inoo so badi sbx saan ogano wixi dhacay barisimadki
Majeerteen weydii dilkiisa
walla yalow wiilkan ayaan jeclhy ee hala i raadiyo hadii somalinimo jirto plz
@@kuluu-ss1no wll igadaa ciyarta hee inta lambar kaguma qori karo wa poplic sedee kale aan kuheli karaaa
@King Marwan yaad isiine numbarkisa
@King Marwan aniga kada marabo ee ciwanka wilkan ayaan rbaaa
@King Marwan inte kla so hadlaaa
😭😭😭 ilahow sideeni hore nagu soo celi
😩😩 allaha unaxariisto
الحكيم حياةالصومال وموت الحبشة
Xakiim waa nolosha somaliya waana geeridii xabashada
Masuul inooso badi tarikhdeena mahadsanid lkn somalidu wax kumahamahdaa masku abur buu dhalaa aburna mas hada cabdirashiid cali sharmarke wuxuu dhalay cumar oo ragii badda gaday kamid ahaa
WAAN SUGAYAY INAN WAX BADAN KA OGAADO TARIIKHDA MARXUUM CABDIRASHIID CALI SHARMAKE ALLE HA U NAXARIISTE
THANKS BUULOXUBEEY
AUN lkn wiilkisa waa dabadhiliif 😭😭😭😭
Dilkii carashiid iyo afgambigu way isu xidhnaayeen sxb waxana kadan beeyay ruushka markaa taariikhda bal sifiican ubaadh