Duqa Istanbul ee ay is-hayaan Erdogan oo maxkamad la soo taagay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025
  • Nin si isdaba-joog ah ugu gubay kitaabka Quraanka Kariimka gudaha dalka Sweden 2023-kii, arrintaas oo dhalisay caro xooggan oo kaga timid dalalka Muslimka, ayaa lagu toogtay koonfurta magaalada Stockholm, sida ay sheegeen baarayaasha, iyagoo intaa ku daray in shan qof loo xiray falka dilkaas.
    Senator-kii hore ee Maraykanka, Bob Menendez, ayaa Arbacadii lagu xukumay 11 sano oo xabsi ah kadib markii lagu helay dambiyo la xiriira qaadashada laaluush, oo ay ku jiraan baarar dahab ah, si uu u fuliyo danaha ganacsato reer New Jersey ah iyo dowladda Masar.
    Diyaarad kuwa rakaab ah oo wadday ilaa 64 qof oo isugu jiray rakaab iyo shaqaalaha diyaaradda iyo helicopter ay leeyihiin milatariga, ayaa xalay fiidki kaddib xilliga magaalada Washington ee caasimadda Mareykanka iskula dhacay hawada dhaw ee Washington.

Комментарии • 2