MashaAllah this is beautiful . Meesahan waxaaan ku raaci jiray Adhiga berigaan reer miyiga ahaa, ogoowoo wali waxaan ahay Reer miyi. haatana waxan Truck ku wadaa Maraykan Waaa addduun InshaAllah dhawaan waan soo booqan doonaa.
Asc waxaa igu maqaala ama la ii sheegay o hooyadey ii sheegtey inaan gaashamo ku dhashe lakiin wali anigoo garasho igu filan leh ma arag rabi se waxaan ka rajeynayaa inta cimrigayga ka dhiman in uu aniga iyo caruunteydaba dhamaantod ama qab ka midaba noo fududeeyo inaan maruun arko waadna ku mahadsantahay
Mashaa allah kurta dhagooli runtiii waa xasuus anoo aad u yar ayaan geel ku ag raaci jiray walaalkay ayaa maqaaxi ku haystay waa magaalo aan dhalasho ahaan ka sooo jeedo xirsi cismaan ahaan waliba cabdi xirsi reeer cawad aaad ayaan uga fogahay inshaa allah waan u laaban
Nio adigoo United States of America 🇺🇸 joigay maxaa kugu soo celi yay Somalia 🇸🇴 xaataa hadada dalxiisayso wadamada horu maray ku dalxiis mise kuwaas lcg baadan u hayn
Instagram
instagram.com/ahmed.rashid.s/
Gaashaamo waa hoygii reer abtigeey Xirsi Cisman hooyaday waa reer Cabdi Xirsi anigoo reer Garoowe ah ayaa Canada 🇨🇦 idinka soo salaamaya
Thankis abti
Maasha Allah Abti so dhawow
@@ahashi7828 mahadsanid abtiyo
Reer Garowe waxaa utiri reer Gashamo ba tahay canada baaba ku nooshahay anaa reer Garowe ah oo Garowe jooga
Wan ka qaday hbo
War magaalada gaashaamo noo soo dub suuqa xafadaa masha allaah
Gaashaamo waa magaaladii habaryonis ❤❤
Wooow Yaxye waa Ciyaartooy 😂😂,kubbad ayan u geynayaa inshaa-ALLAAH.
This is where my 4fathers where born xaguuga👍 the last time I was there is 35 years ago awesome 😎
Maansha allaah Dhul daaqsimeed aad u qurux badan 💯👌👌👌
Waaaaaaw muqaaaal aad uqurux badan in kasto aanan arkiin magaladaydii aan kadhashay xalxalis😍😍😍😍😍😍😍😍
somaali ilaaho is jec laysii Alla maxay isu egyihiin ogadenka wa wax is dhalay isna dhali jiray waan isdin salamayaa
Maasha allaah gasshaamo goob habar yoonis reer ceynaadhe❤
Salan sare reer awoowgey from wardheer! Love my ayeeyos
Well done, brother! Intan dambe wacba mad soo dhigin. Kusoo dar the history magalooyinka si anaguna uga fa'iidno.
Well done 🎉
Ninkii Axmed wakaas daawaha kasoo qaaday Muuqaladiisii,maasha-ALLAAH.
Odaygu wuu qunyar soconayaa Ramadaanta iyo Muuqaalo qurux badan waa inuu isla eegtaa.
MashaAllah this is beautiful . Meesahan waxaaan ku raaci jiray Adhiga berigaan reer miyiga ahaa, ogoowoo wali waxaan ahay Reer miyi. haatana waxan Truck ku wadaa Maraykan Waaa addduun InshaAllah dhawaan waan soo booqan doonaa.
English ka usa great learning ku soco sxb 👍
ماشاءالله aad iyo aad ayan ku salmaya waxan kaa samya Dubai waxad na xususisay ayamo iyo waqti dher waa Awil Dubai ❤
Mahadsanid sheekh Cawil
Bankii xaguuga Xirsi cismaan
Mncha Allah Gashmo iyo xal xalis dhexdooda
Masha Allah mesha oo barwaaqo ah waxa igu danbeysay banka xaguuga over 20 years gashamo gudaheedana 2006 oo aan jogey one week
That's pretty and paradise on earth ❤
Mashallah muuqaal fiican sxb
Masha Allaah wa dhuul aad qurux badan
Biisinke maa baananki xaaguga baa saan nooqoday waaxan maarayi 1988 aniigo 6 jiira waaga waaxa kaa buuxay caawus haal sano kaadibna waadank waan kaa taaganay 34 dibi umaa araaga weeligey maa ilobayo 1988 waa xiiligan ugu xaasus fiiciina
Ma runtaabaa?
Mashallah ❤ it's so beautiful country, would they let me to life the,I love sand, flat 😮😊
Abdiqani awliyo meesha si fiican buu ukala yaqaanaa alla mxuu geel ku raacay 20:57
Masha allaah aniguna waxaraha baan. Ku raaacijiray
Gaashaamo ❤
Dhulkani waa dhul beereed,waxaa wanaagsanaan lahayd inay,khudaar kabeeraan xili roobaadka.
Maashaa allaah wll guulayso
حبيت المكان والفيديو ❤
Waa meeshii aan uqaxnay 1988kii xaaji diiriye gaashaamo intabawaan soodegeneyn. Waxaan kasoodhoofay1993
Masha allah dhul qurux badan
Axmed rashiid rageedii waad dheeraysay
Caadaad noo dalxiisiseen ❤
Maasha Allah tabaarakallah
Mashallah ♥️ malagayaaba dhalinta dhulka ku nool inay tahriib ka doortaan😢yaarabi juuni dahab,😂yaarabi arbaca beesa xamaal😮
Are you from abroad
Asc waxaa igu maqaala ama la ii sheegay o hooyadey ii sheegtey inaan gaashamo ku dhashe lakiin wali anigoo garasho igu filan leh ma arag rabi se waxaan ka rajeynayaa inta cimrigayga ka dhiman in uu aniga iyo caruunteydaba dhamaantod ama qab ka midaba noo fududeeyo inaan maruun arko waadna ku mahadsantahay
Kurta budhyare waa tuuladii Qays qaysar awoowgii
dhubadna waan garanayaa reer abtiyaashay
Yucubole mashaa allah ❤
Lebis xumida iyo camerada qaabka looduubay waa Mid aad u hooseeya.
Aar waxa iska hagaajiya.
Haddii siwanaagsan looduubi lahaa aad ayuu soo jiidasho u lahaan lahaa.
Mashaa allah kurta dhagooli runtiii waa xasuus anoo aad u yar ayaan geel ku ag raaci jiray walaalkay ayaa maqaaxi ku haystay waa magaalo aan dhalasho ahaan ka sooo jeedo xirsi cismaan ahaan waliba cabdi xirsi reeer cawad aaad ayaan uga fogahay inshaa allah waan u laaban
Sxb congratulations 🎊
Mahadsanid wll
Asc wll gacanta iska jir qurmada
Xaguuga geela ayaan ku raaci jiray
Marka aad degmooyinka iyo tuullooyinka booqanayso taariikhda goobtu leedahay inoo soo duub?
Keep going pro
Waa xooloihii ogaadeenka laga dhacay
Ma ayaga kudacaa iney Ogadeen xoola kadacaan.
meeshaas ayaan adhiga ku raaci jiray , london ayaa ka dawanaya youtube kaga , 2024
Duni aakhiru sabaan waxaa ah
Gaashaamo ayaan English idinku barayaaa
War burco soo ree sheikh ma ahayn dagan koda waa maxay bariis iyo hilib baan dhowraye ciirta la sheegi waxy ku haboonayd hilib inaad tiraahdan
You are legend 😢
Haji diriye my home
Sxb markaad magaalo soo istaagto ama aad dhaafayso magaceeda soo qor
Waxaasay dhartii ku dhameeyeen
Masha Allah 🥰🥰🥰🥰
Asc.walaal.wad.mahadsantay.wayad.naxasuusisey.dhanaangodanameeday.iyo.ina.nurmuse.waxan.ahay.reer.dhanaangoden
Sanadka 2025-ka bilawgiisa Gaashamo Muuqaalo Qurxoon ka fisha Insha-ALLAAH.
KURTA BUDH YARE WAA QAYS QAYS AWOOWGII MUUSE CARE
In balance balance adhi ku racay
Dhulka reer abtikay
Gashaamo so duub
kurta-dhegoolle✌️
❤
Ahmed Rashid wanku slmy
Wn ka qaday wll
Magalada soo duub
Waxaan soo marteen halkaan ku dhashay xaaji diiriye
M.a big bro ❤
❤❤
Ok
Malaha waxaa koorta qoriga ah ka habboon in aad tumaalka ka soo tumataan koor bir ah.😂
waa tuula dayadii hudisa
Wali maan arag
130 neef oo geela ayan ku racey banka xaguga ano 10 jira
Waaba xoolo kan ,ma ingiriis ayaa kudaawanayo mise soomaali. Waa maxay English cantara babushka ee kuhadlayso
Magaalada raga waa cay
🤗🤗🤗🤗👏👏💪💪
Englisch dhacay baad ku hadlaysaaye Somali isaga Hadal 😊
kuu yaqaan buu ku hadlayaa
Safar qurux badan ayaad gashay lkn inaad nala qaybdato deegaankan quruxda badan mudo ayay kugu qaadatay sababtoo ah saaxiibkii aad wada socoteen bari ayuu soo noqday.
Waar waa noocma dee soomali uun ku hadal mise wax baa kugu yidhi ajaanib baa ku dawada
Gashmo
M.a
Dhulku wa qurux lakiin hadaal wada walaan baad ku kharibtay marna siidi wariyad uu geerarasa then one part suddenly started speaking cringe English.
Nio adigoo United States of America 🇺🇸 joigay maxaa kugu soo celi yay Somalia 🇸🇴 xaataa hadada dalxiisayso wadamada horu maray ku dalxiis mise kuwaas lcg baadan u hayn
Www
Faagato jubi 😅
RIP English 😂
ha ka dalin ala kugu garabglo ❤
Mhdznid
Boodhanki