mawe wa geed ama buruq la qoto waxa lagu boora loda lodu marka la sidkayo o cunug aysan dhalin la ogolaysinyo ba la boraa dabada ama ilma galenka laga galiya wa buruq kulul sida go gobada oo kale u kululu wa inta ku maqaly wadna mahadsintihin in aad na so xasusisan dhirtan i laaway🤩😍🤩
Sool iyo sanag marka ma hoyada iya wada leh tuuloyinka aad ka dagto sheego dee mida kale marka waxad rabtay sidina inaanu somalida hub iyo qoryo iskugu dhiibno wayo reer gashamo xabashi isma gadhane hadiy aay hub qatana marka ma somalida hala diriran oo hays gumadan iyad leeday marki lalaha waxa bariga sool Ama tulada lascanod wa argagaxiso been iyan modi jiray ilay wa ruun
Maan Allah keep doing
Dadkeenii hore way lugayn jireen xanuuna kuma dhici jirin
Wayna cimri dheeraayeen 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
Anigoo qurbaha joognaa Waa lugaynaa waana orodnaa
Beenta iska daa naaya dabo buuran iyo naaso wa weyn Aya qabta
فلوق عالمي❤
Axmed rashiid hore usoco
Keep goin pro
❤❤❤ guul Somaliland
Socodku waa caafimaad 😊😊
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Mashsa Allah tabaaraka raxmaan
Waa dhul gurux badan
Hore u soco waan ku salaamayaa Axmed
Walaal aad Ayaan kaaga qaaday wlaal aad ayaad u mahadsanthay
M.a banka xaguuga iyo gaashaamo dhul qurux badan
Masha alah ciidu casa oo qurux badana
Masha Allah Dhul qurux badan #Banka_xaguuga❤
Masha allah ❤
Maashaa allaah wll guulayso
Wllo maxamed xuseen waan ku salaamay wll aad iyo ayaad u mahadsanid
@@AhmedRashidvlogs1 sidoo Kale salaamanthy wll alle haku xafido
LUGTU WAA CAAFIMAAD ❤❤❤
Jamaal wlaal mahadsanid.
maansha allaah waa ilaahay mahadii
Masha allah mahadsanid muqaal qurux badan
Imisa jeer ayad magacayga igu yedhay Ahmedow ?
Darfadal Ila gaashamo xaji diria?
Walaalkay abdiqani 😊
Dhulkaas waxaa sheegta itoobiyo lakiin markay soomaaliya dawlad xoogleh yeelato waanu soo ceshan doona ISHA ALLAH
Maasha Allah
Mawadu waa geed loo isticmaalo caafimaad khaasatan dumarku markay baadiyaha ku umulaan ayay ka illaalisaa jeermiska ama caabuqyada
Manta ayaa igu maqal horaysa. Ma lacunaa mise waa lasku qiijiyaa
Muuqaal heersarre ah weeye saaxiib
Walaalkay
Ahmed rashiid,Cabdi qani cismaan iyo yaxye Daahir
Maasha-ALLAAH maalintaas Socodkii dunida ayaad gasheen.
Wllo mahamed
3 sacdood ban u baahanay inaan lugeeyo 😂😂😂
AHMEDOW,
MAWADA WAXA LOO SHIDAA OO LAGU ERYAA MASASKA.
WAXA LA YIDHAHDA,
MAWO MAWO MAWO MAS.
Geed walba waan aqaan laakiin mawa weligey maan maqal
Wame weye😊
HORTA MAXAA SABAB AH EE IDIIN GEEYAY SOCODKAN IYO SAWIRADAN?
SUAAL KALE,
MA BARATAAN DHUKA MARAYSAN MAGACIISA?
OO MA BARA TAAN,
DOOX WALBA MAGACIISA
IYO BUUR WALBA MAGACEEDA OO MA QORTAA?.
MAHAD SANIDIN ADEERAYAAL.
Lugtu wa dhaqankeena.
mawe wa geed ama buruq la qoto waxa lagu boora loda lodu marka la sidkayo o cunug aysan dhalin la ogolaysinyo ba la boraa dabada ama ilma galenka laga galiya wa buruq kulul sida go gobada oo kale u kululu wa inta ku maqaly wadna mahadsintihin in aad na so xasusisan dhirtan i laaway🤩😍🤩
Isaaqi laa nacay
Ninkaa ku dooda Sool Sanaag Ingriiska isiyay muu dawladda Hargeysa ku dhiraato in kuwan Hargeysa la midayso