Maasha allaah. Waa qurux. Badan. Ta hay. Illaahoow. Dhulkeeda. Na bad. Iyo. Barwaaqo. Waarta.iyo. dowlad. Dhulkaas. Iyo1. Jidadka. Noo dhista. A ya an. Kaabaryeynaa
Axmedow maalintii hooyadaa ku dhashay maantaad dhaantaa 😂😂😂😂 inaadeer dhulkaan ku indho doogsan jiray ayaad martay Inaadeer sawiradaadu ha u badnaadaan goobahaa quruxda badan Aadbaan kuu taageeraa inaader hore u soco axmed
Manshaa ALLAHA waa muuqaal aad U quruxbadan xarshin ilaa Qudharaamaale ilaa balilyaleey banka balaadhgoble Alla maxaan U Kala lugeeyay caawaba Sydney baan joogaa xusuus qaaliya mahadsanid wlal
Asxbta ! Muuqaalada Dhaadheer iyo Kuwa gaagaaban kee baa fiican😊
Ok sxb kuwa gaagaaban thanks wll
Kuwa dhadheer zxp waa amazing.
Meel dhexaad..well done. Mashaallah raxmaadka Alle meel uu helay qurux badanaaa..jazakalahu khyr
Xarshin iyo qudhac raamaale ayaad isoo xasuusisay waayo waayo
@@maxamedxuseen4516 mahadsanid wll
Beautiful video Very informative thank you very much for showing us our homeland l wish I was there❤😊
Geedka, may-gaag, baladhaha, hadhubada iyo hamaha canaha , lagu cushaa, Hawdka Togdheer baan kasosalama🎉.
Xarshin wada Bariis dhulkayagii oo barwaaqo ah thank you again ....and I will subscribe to your channel now❤
Thanks wll
Sheekh Mooldhe masii martay? Allah waa dhulkani waa dhulkaygii oo barakaysan!!
JazakaAllahu khayran, best RUclipsr, keep going!
Please if you can, visit Alley badey!
Balay Cabane, Deegankaygiih. ❤️
Iyo Aderkay Xusen Carab. Thnks bro and keep going. Horey u soco madaxey.💚🤍❤️❤️🔥🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Inagu wan ku dhashayba balay cabane
Meesha dacarta waxa layidha damal balayga iyo qudhaca ayay u dhaxaysa
Adeeraday ba ku dhashay ilaa hada dagan.
Sacad muuse dhulkiisii wuu nabaad guuray waxaa deegaankoodii ilaaliyey habar jeclo waliba aaga bali dhiig iyo tuulooyin u dhow dhirtu jiqbay ahayd dhul.qurux badan laakiin sacad muuse dhulkoodii wuu nabaad guuray
Jamal waan runta se hanalayaabin rer oogo uubaan nahaye basha uuba nugu soo baxaysa uun iskgaga daag waynay
Maasha allah 😍😍 dhulkeena nimcaa fadhida ilaahoow noo siyaadi nimcada ,thanks Rashid
MaashaAllah beautiful landscape,,,please do more videos like this,,,thank u
Maasha allaah. Waa qurux. Badan. Ta hay. Illaahoow. Dhulkeeda. Na bad. Iyo. Barwaaqo. Waarta.iyo. dowlad. Dhulkaas. Iyo1. Jidadka. Noo dhista. A ya an. Kaabaryeynaa
Aamin wll
Video fican sxb shaqad no haysa qoloyin kayaga qurbo joga ah hore u soco sxb 👍👍👍
Mahadsanid wll
Zxp noo soo badi waan kahelnee😊❤
Bariiska iyo baastada doolarka inaga dhameeyey shuradeena ayaa ka wanaagsan.
Iskuma dhawa
Axmedow maalintii hooyadaa ku dhashay maantaad dhaantaa 😂😂😂😂 inaadeer dhulkaan ku indho doogsan jiray ayaad martay
Inaadeer sawiradaadu ha u badnaadaan goobahaa quruxda badan
Aadbaan kuu taageeraa inaader hore u soco axmed
Mahadsanid wll
Sheekh Xuseen Carab iyo Axmed Rashiid Salaam Ya ilmaderayaal 😊
Mahadsanid wll
Hawd and reserve area of Somaliand
Salan sare legend
Wllhi anuu Barigi CARONA VIRUS 2020kiiba tagay xarshin oo 3 haben baan kusii jirnay meel ladhaho
Damal
Waa deegaan isaaq maansha Alaah
Isaaq maxa wadada waa degaan reer Samatar.
@@waleedmohamed3311 miskiin waad caqli yartahay xitaa maad odhan waa deegaan sacad muuse ipbax ma tihid
@@jamalskp7280😂kaxidh way lataraartaaye
Wa dhul Nabaad guurey! biyuhu waxba ma sooo saray yaan fiican
Masha allah al wlhi jowi gan oo kale wan jecelhy❤❤❤🤴✋🙏❤
Maschallah war ayuubki igu salan indr 😂😂iyo abtikey xusein carab
In sha allah
Thank you for sharing this with us ❤
Adaa mudan
Mashalah dhulkaasi maanta igu horeysa quruxdiisa mahadsanid
Mansha allah dalka nimcaa heshay Allah ha u siyaadiyo
kkkkkkk haa waa runtaaye waa dacar nooc kale ahoo u eeg wixii cream-yada iyo saliidaha ku sawirnaa
Maasha Allah raashinkeenii Alxm ❤
Waa in Wada Wadabariis ee Xarshin iyo Hargeisa u dhaxaysa la dhiso
Zxp ahmed sownigaa gormaad iga duubtay waa ninkii marada dhakada ku xidhan
مغامرة جميلة
Miigaag baa la yidhaah daa zxp😊
Waa deegaan Qurux Badan
Mahadsanid
Nio calaydh baan galaa anigu waan idin salaamaya
Real life experience
Thanks
War xaafadaydii ayaa halka iiga muuqatay xarshin❤❤
Muuse biixi cabdi dameer dameerkii awow gii asalbuu ulahaa
Meelaha baleyga xarshin iyo gamaad maxaad sii fiican noo tuusi weeyday?
Wallal hadii ay suurtagal tahay xarshin oo muuqaal magaalada ah soo duub waxaan jeclaan lahaa in aan arko siday u fiday magaaladu
❤❤❤❤❤ Manscha allah abti
Miyaadan garaneyn waa meegaag
Oo jidka mxay Ethiopia u dhisi wayday ama ha iska warejiso anaga dhisayneee
Dadka Afrika, horumar yaraa, meeshii awoowgood tobnaad joogey talaabo horay ugama qaadayaan!
Maashaa allaah Gaadhigaa huruuda ah 10 sanno ka hor baan dhulkaa u raacay.
Ma ina carab baa
Waa dhulkii aan tegi jiray yaraantii ee geelu joogay qudhaca ayaan tegi jiray
Geedka aad leedahay waa dacar nuuc kale ah waa xaskul
Mashallah
Maygaaaag weeye geedkaasi sxb
Waa gadhgi xasan carb ka hurda
Maasha Alla xarshin waa magaaladan ku qaxnay 1988 marka xasuus weyn bay ii tahay hadda waxaad igu celisay 88-kii markay faqashtu na qixisay
Dhulkaan ku dhashay Tahtay Xarshin video kale
Mn sha allah
Manshaa ALLAHA waa muuqaal aad U quruxbadan xarshin ilaa Qudharaamaale ilaa balilyaleey banka balaadhgoble Alla maxaan U Kala lugeeyay caawaba Sydney baan joogaa xusuus qaaliya mahadsanid wlal
Mahadsanid
Xuseen carab axmed waa abtigay
Waa abti fiiican mn sha allah
gaadhigii adeerkay xuseen carab ahmed xassan
Gaadhi daalay bd raacdeen Ahmed
Wadada kaga so dhawaysay
Nin culus
Lugtaa idiinka fududeyd sahminta iyo dhiiqada
ما شاء الله تبارك الرحمن كان جميل جدا
شكرا
7:52 waa jiic
Inder , meesha Gamad Ee
Cidiba Aaney joogin maxad
Ka doontay Inder ma dhuxul baad soo raraysey waan yaabee
Hhhhhh 😊
Masha allah
Inkastod shegtay masaafada waxa kasii fican adigu khariirada isticmaala dadka na u suureeya jihada na raaciya. Good trip.
Mahadsanid wll
Waa xiliga roobka ayey sidaa udhib badan tahay
Marka kale waa boodh mahadsanid wll
Wooow this is it bro must be like this
Maashaa allaah wll guulayso
Mahadsanid wll
@@AhmedRashidvlogs1 Sidoo kale thanks wll
Barnaamijydan oo kale daawashadiisa miyaan kaba daala mahadsanid sxb!
Adaa mudan wll
Hadaan dacartaa maal galin ku sameeyo reer Samatar ma ka nabadgalayaa ?
My legend ku hashing mayno😅😅
Nooca creamada iyo shabooya laga sameeyo waxa la dhahaa aloe vera tana waxa la dhahaa africana aloe
Waa in wadabariis laysugu tago oo la dhiso
Waa run wll
مناضرجميله ماشاءالله
Waan jecelahay travel ka tuuladada miya meeshas gamad
Waxanba dirawalo ka ah wadanki sxbanigu 1994 ila 1999 ki ayan mari jiray meeshan roob iyo abaarba
I’m interested in these vlogs
أنا مهتم بمدونات الفيديو هذه
Waaaaw magalddi
aad ayaad u mahadsan tahay walaal
ADAA MUDAN WLL
Maashaa allaah
Waa deegaanka sacad muuse bari
Axmed rashiid 2007 daarul quraan ayn xasuusta sxp
Hadii aad wali joogto deegaanka si balaadhan u sii sawir dibiile hartii garaweyne meel kasta oo aad gaadhi kartid
Mahadsanid sheekhow
Adaa mudan in sha allah wllo
Nice footage
THANKS
Kidi baa laydhaa waryaa
Xuseen carab 😂😂😊
Garc idho beela wada gaadhiga
Mashallah from borame
Mahadsanid
Maygaag ayaa la yidhaahdaa geedkaa
Mahadsanid wll
Dhibaa idin Gaadhay
Baabuurtan Xoog Maaha.
Haa in badan ayay shaqeeyeen
Waxan dacarta u eeg waa xig
Mahadsanid wll
Waciyi galin xaga deegaanka ah ayaa loo baahan yahay dhulkaas iyo in dhir lagu beero
Maxaan geel ku raacay Meeshaa ilaa cafuuflay
Rageedi
waddo bariistu tii makaahiilka maanay ahayn?😅
Haa reer Xarshin baad ahayd miyaa waan gartay dhul jacaylkaaga aad kolba baloodh soo duubi jirtay hhhhh halkaa ka hay.
Hhhhhh wan ahay lkn dhulka ma jeceli geela ayaan jecelahay
@@AhmedRashidvlogs1 hhhh ok.
Masha allh legend🥰🙏🏻
Thanks 😊
Ok lipah
DACARTA FRANCE WAY BEERTA BEERO CAADIYA WAXAA LAGA SAMEEYA CREAM IYO CABITAAN
Taas aloe vera aya la dhaha noocana africana aloe aya la dhaha waxba laguma falo sidan filayo
War maad qodotaan oo qudrad ku abuurataan wwba dhul wacane
Wado bariis ex road
Safar faniya
Mahadsanid wll
Edaahir ii
Muqaalada dhàadheer
Mahadsanid wll
DACARTA WAA IIBSADA MAALIN KASTA AYADOO CABITAAN AH SWEDEN
Waad mahad santahay sidaad noola wadaagtey dhibka diiriga jawiga iyo dulkaquruxda badan . Geedkaasna inuu maygaag yahay baan umaleyn
Fasaxa tagaya
daqara xabada keliya yacanihii geedka laan kamida waxa la siistay wadankan aan joogo $3 iyo siday wadnkeena isaka buuxdo wa cajiib
Hhhh ma rarnaaa
Isku nooc maaha tan waxa la dhahaa africana aloe taana aloe vera tan cid iibsanaysa ma arag
Ahmed Mahamed yaa waxas kugu shekeeyay wa iyada waa lacag runtii sharab ba laga sameya wax badan bay tarta dumarka timaha marsada
Dacar maaha waa xig saaxiib
Mahadsanid
Shuurada yaa idin siiyey warka dadka ka dhargi
Gaadhigaazi kii husen carab maanu ahyn