DAAWO MW Xasan Wuu Ku Fashilmay Siyaasada Wixii Shalay Uu Ka Diidanaa Farmaajo Ayuu Maanta Rabaa inu

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 окт 2024
  • mw xasan, mw xasan sheekh maxamuud

Комментарии • 14

  • @cabdirabiabdalla7339
    @cabdirabiabdalla7339 6 часов назад +1

    Xasan waa fashilan yahay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 часа назад

    Hawiye is fiir-fiiriyey foolxumaa.

  • @Cabdiwiish-i3j
    @Cabdiwiish-i3j 6 часов назад

    Xasan dhiiqo waxa horadagan lojojimayo marka runta lesushego ehabedelo lojojimay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 часа назад

    Soomaalidu waxay ubaahantahay (cohession and synchronicity). Isla jaanqaadid iyo isku dareen inay noqdaan, lkn is sharaysi iyo kala didid waa waxyaabaha umadaha dumiya waxaana lagu xaqiijiyaa xeer adag oo ciqaabtiisa iyo abaal gudkiisaba wata.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 часа назад

    Gaajadii iyo silicii adsoo martay haddaadan illaawi karin cidina ku aaminimee.

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 6 часов назад

    Xasan inta uu qabtay aad u qiimo badan cunaqabateynta hubka la qaaday cafinta deynta miletiriga hub culus u keenay kursiga qaramada midobay soosarida shidalka ku biirida bariga afrika iyo qaar kale oo badan

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 часа назад

    Xasan isagaaba goofle ah.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 часа назад

    Soomaaliya laba arrimoodba isuma hoggaansanto dawladnimana ma imaanayso. Mid waa dekedaha qabiiladu dhisanayaan midna waa Xamar unukaa leh.

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 5 часов назад

    Siyaasiyiin is wada qiyaamaya ayaa soomaaliya la degey kuwaan iska dhigaya inay wax taxliilinayaan ma wajihi karaan xaqiiqda iska aamusa idin oranlahaa shalay wixii ay lahaayeen bey maantana ku hadlayaan tan kale tiimkii hore iyo kuwaani isku mid ma ahan

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 часа назад

    Africa ceel afweyn ayey ku dhacday waayo si fcn ayaa loo qaybsanayaa, dawlado c8sib ayaana qaybsiga lasoogelinayaa.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Час назад

    Farmaajo muxuu sameyn jirey?
    Ma’waxan xarkaha goostay ee ceeb oo dhan ah ee Xasan xaabsade sameynayo ayuu Farmaajo sameyn jirey?

  • @abdimahamed-jx9uz
    @abdimahamed-jx9uz 2 часа назад

    Xassan waa Qabiileeste tuug tuug dhalay ah. Xassan waa ninka kaliya ee ugu duulimaadka badnaa Somalia ama Aduunka
    war ninkaan nnkaan reerkiisa ku taxay . war waa masiibo XASSAN GURGUURTE

  • @maxamedjaamac-v1g
    @maxamedjaamac-v1g 2 часа назад

    HSM in lala taliyo ma ogol yahay?kolba inta aan ognahay ma ahan shakhsi talo-wadaag diyaar u ah,hada waxaa muuqda inuu gidaarka soo taabanayo waqtiguna ka dhamaanayo.....