Wararkii ugu Danbeeyey Lacagta Muranka Dhalisay ee Muqdisho Kumaqan & Cida Cuntay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Subscribe | Share | Like Comment

Комментарии • 129

  • @rermagalcashaq5570
    @rermagalcashaq5570 Месяц назад +5

    Halmar igula sali xabibkena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Месяц назад +5

    😭💔 ILAAHOW u naxariiso marxuum Kaas 🤲🤲💔😭 Samir iyo Imaan 😭💔

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 Месяц назад +4

    Rabi Talo Ku Filaan inshaaalh

  • @khadijaabdalla7192
    @khadijaabdalla7192 Месяц назад

    Illaahay ha u naxariisto walaalkayna aamiin.
    Aniga waxaan dhihi lahaa halaga bedelo muqdisho caasimada, hana laga dhiso dhul banaan oo aan hadda magaalo ahayn, magac cusubna ha loo bixiyo.

  • @ismaciiljaamac385
    @ismaciiljaamac385 Месяц назад +4

    Caasimadda soomaaliyeed waa in laga dhigaa gobolka sanaag ceerigaabo

    • @user-mg9lk9vg5r
      @user-mg9lk9vg5r Месяц назад

      cerigaabo somalia maaha lipah sorry😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Месяц назад

      Dalka Soomaaliya ✅
      (Afsoomaali, Afsoomaaliga)⬇️
      Soomaaliya
      Libaax
      Waan-Ka-Xumahay

    • @xareed1
      @xareed1 Месяц назад

      Muuse ismaciil ma ogol yahay masuul arinkaa😂😂😂

  • @user-tw5cf1ik3r
    @user-tw5cf1ik3r Месяц назад +3

    Allah ha u naxariisto kabtan guure halyey qaran

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 Месяц назад +1

    aamiin allaha unaxariisto

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 Месяц назад

    Wacalaikumu Salaam wrt walaal Hahilmamin Saliga Xabibkena Naxarista Badna Subanaha ((SALLALAHU CALAYHI WASALAAM ))ISKADAF BAKHAYLNIMADA KUSALI NABIGA OO SIDA KAMILKA AH UGU SALI SHUKRAN WALAL❤❤❤

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Месяц назад +2

    😂Waa dadka Xanuun san ayaa kala saraa Somaliya ❤ Somaliya waa Dad Walaal ah 😅🤣😅🤣🇸🇴🤣😅👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Guul guul guul guul walalaha somaliyed ❤❤️😀😆😅🤣👍🇸🇴

  • @barqadlepost494
    @barqadlepost494 Месяц назад

    Haa wan so dhaway nayaa waxaana kadhigi lahaa hargaysa ama garoowe madaama ay u qalmaan

  • @Sakariyesanwayne-o6f
    @Sakariyesanwayne-o6f Месяц назад +1

    😢😢😢😢😢😢 naxariistii jano Allah ha ka waraabiyo kabtanka eheladiisana samiro iyo imaan alle ha ka siiyo

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Месяц назад

    Asc allow u naxariiso isaga iyo umada soomaaliyeed intii dhimatay insha Allah aamiin

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 Месяц назад +1

    انا الله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم امين يارب العالمين innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun ilahay ha unaxariisto raxmatan waasicah allahuma aamiin eheladii iyo qaraabadii sabir iyo iimaan buuxa hakasiiyo aamiin

  • @Fanax-e3g
    @Fanax-e3g Месяц назад +1

    Waxan fili waqtiga somali midobi lahayd ina la jogo wayo 30 Sano kabadn dad ishaysta oo waxan wax weyn ahayn isku haysta ma jirto.
    Arinta casimada Garowe ama Baydhabo mid la guuro.
    Wa fikirkeyga qolana uma jeedo Wabilahi towfiiq

  • @user-fj2rr8rq1e
    @user-fj2rr8rq1e Месяц назад +1

    Ilahay ha unaxariisto qabriga ilahay ha uwaasiciyo farddowsa al aclaa ilahay haka waraabiyo

  • @user-dm3rg3xz7g
    @user-dm3rg3xz7g Месяц назад

    ALLAH ha u naxaristo aamiinaamiinYaaALLAHYaaRabi

  • @user-sz4pp3nl1i
    @user-sz4pp3nl1i Месяц назад

    Jiddah of Saudi Arabia wasxaa looga guuray Riyadh.

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 Месяц назад

    Inaalilaahi wainaaileyhi raajicun ilaahay haunaxariisto helyeygaas somaaliyed ehelkiisa iyo gudahaan umada somaaliyedna samir iyo iimaan hakasiiyo aamiin aamiin aamiin

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 Месяц назад

    Waa run waa in laga guuro Moqdisho.

  • @user-mv2ky1mx5w
    @user-mv2ky1mx5w Месяц назад

    Alaha.unaxariisto.aamiin

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 Месяц назад

    ALLE ha unaxariisto janadi fardusana ha ka warabiyo kitabkisa midigta Alle haka siiyo Addeerkey Albaabada janda ilahay ha ufuro amiin amiin☝️🤲🤲☝️🤲

  • @abassbobaker8595
    @abassbobaker8595 Месяц назад

    Casimada ugu wanagsan ee amaan iyo xasiloni ka muqato waa taan gobolka buutland iyo somaliland hadaa waa fikirkayga ❤❤

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER Месяц назад

    Guul iyo Gobanimo Somalia 🇸🇴…Allahuma Sali Calaa Nabiyonaa Muhammad SCW

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Месяц назад +1

      (Afsoomaali, Afsoomaaliga)⬇️
      Soomaaliya, Dalka Soomaaliya
      Nabigeena
      Muxammad
      Maxamad

  • @Mogadishu23
    @Mogadishu23 Месяц назад

    Alla haunaxariisto aamiin yaarabi.
    Mahadsanid sxb❤

  • @saynabahmed2135
    @saynabahmed2135 Месяц назад +1

    Allhah ha unaxristo aamiin

  • @abobasement346
    @abobasement346 Месяц назад

    ilahay ha u naxaristoh kabtankah

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Месяц назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Месяц назад

    ILAAHAY HAWNAXARIISTO MARXUUMKA GOROD OO KUGEERITOODEY CANADA

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 Месяц назад

    Allah unaxariisto walaalkeen Guure.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Месяц назад

    Inalillahi wa ona illeyhi rAjucuun.reer falastiina illahay
    Ha u gargaaro

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal Месяц назад

    Allah ugargaaro walaalaheena falastiin

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 Месяц назад

    Allaha u naxariisto marxuumka amiin

  • @aminaabdi2192
    @aminaabdi2192 Месяц назад +1

    Allah hownaxariisto aameen yaa rabbicalameen

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 Месяц назад +2

    ILAAHOW UNAXARIISO KABTAN AXMED GUURE

  • @user-zk1ko4yk8o
    @user-zk1ko4yk8o Месяц назад

    Waagararayaa muuqdisho caasimada somaaliy waa ceerigaabo cabital city

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 Месяц назад

    Congratulations Mr A/A/ SHAKUUR.

  • @ambarashkir3336
    @ambarashkir3336 Месяц назад

    Sax anaa aminsan in Mogadishu u qalmin magalo madax Somaliyeed😮😮😮maqaanka ka maqan muxuu yahey waba magalo madaxdii Somaliya, yaab.

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Месяц назад +1

    Asc kudarsoo xaashiyoow qaybtani waxaan uga faaiidaysanayaa in caasimada laga dhigo labo magaalo midkood ta ugu horeysa waa ceerigaabo ama laascaanood

  • @ibrahimmusse7423
    @ibrahimmusse7423 Месяц назад +1

    Asc wll suleman hashi...karka hore xabibkrna an ku salino..scw..marka xigta Ani fikir ahantyda..waxaann dhihi laha casimada hada ee muqdisho...hadi laga badali laha ...casimada ..waxaan dhihi lahaa mid cusup ha la dhiso ...wa.ayo somalida midas ayaaa ino fican wa.ayo magalo wayn oo casimad cusup ah ..Ayaan helayna....magalooyinkena wa.wayn ee gobolada dalka ku yalo...in laga dhigo casimad ma ahaan wa.ayo tasi somalida qabil ahaan uma ficno...

  • @Umo580
    @Umo580 Месяц назад

    ALAAH HAUNAXARIISO ☝️☝️☝️🤲🤲🤲

  • @abdirahimomar6900
    @abdirahimomar6900 Месяц назад

    Caasimada cusub waxaa ku haboon Baraawe 👍

  • @AdenMohamed-zj5hr
    @AdenMohamed-zj5hr Месяц назад +1

    Saax waa ron haqbadilaci

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Месяц назад +3

    😠😭 Ninkan Waa mid Xanuun san 👍 Sababta oo ah Waa ninkii Bada somaliya murunka galiye 💔😭 waxna ka cunay 😭💔 muxuu ku hadlayaa 😭💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-ox6xg5rs8w
    @user-ox6xg5rs8w Месяц назад

    Maqdisho caasumad maahan waa guri ba ay oo reero gaar ah unukaaleh kuhayaan oo soomaali lagu dhacay oo xaqdaro qabta

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Месяц назад

    Caasimada Muqdisho in Laga Badalo Ma Fiicno, Waa in Aanu Balaarino Oo Keliya Caasimada Dalka Soomaaliya iyo Caasimada Dadka Soomaaliyeed.

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 Месяц назад

    Ilaahoow u Naxariisto yaa allaah 🙏 insha allaah Jannah

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye2304 Месяц назад

    Allaah ha u naxariisto Axmed xaaji cilmi

  • @user-uc5mn5oh1w
    @user-uc5mn5oh1w Месяц назад

    Meel kasta oo lageeyo caasimadda soomaali ayaa dagan sidaas oo kale ayay u sheegan doonaan ee maad muqdishadan udaysaan ilee waa meeshi aan uga baranay caasimadda soomaaliya

  • @user-vm3os2rv9f
    @user-vm3os2rv9f Месяц назад

    Ishuu ka riday ccshakuur,xaqiiqada ayuu ka hadlay

  • @hanadadannur5625
    @hanadadannur5625 Месяц назад

    Cheers gaabo ayaan ka dhigi lahaa anigu

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z Месяц назад

    Hargeisa caasimada

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Месяц назад

    الله يرحمه ويغفرله ويسكنه فسيح جناته اللهم آمين يارب العالمين

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Месяц назад +1

    Asagana.waa.kii.dhihjiray..xamar.anaga
    Leh

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 Месяц назад

    waadmahadsantahay walal

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood Месяц назад

    Horfadhi ❤❤ hore usoco ku mahadsanid Tabintaada Wararka tayada leh Ee caalmka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤

  • @Umuqays
    @Umuqays Месяц назад

    Caasimada soomaaliya anigu waxaan kadhigi lahaa magaala xeebeedka marko, boosaaso, ama baydhabo. Intaasba waxaan udoortay waan idiin faafaahin. Waa magaalooyin kuwanaagsan in dalka laga maamulo dadka degana unukaa leh aan aqoon. Caadimada muqdisho dambi nagama gelin ee qaylo quutayaal baan tiraaba UNUKAA LEH

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax Месяц назад

    Idinkaa diidey markii 13 xildhibaan uu siiyey farmaajo

  • @mohamedabukaroficial1612
    @mohamedabukaroficial1612 Месяц назад

    Marko miishaas ayaa ugo quruxda badan

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j Месяц назад

    Waa waxay la qarxaysa maalin kasta. Xaqdaro kunool.

  • @axmedcabdiaxmed7615
    @axmedcabdiaxmed7615 Месяц назад

    Garoowe halagadhigo ayaankutalilahaa

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 Месяц назад

    GARBAHAREY ayey aheyd ALLAHA UNAXARISTO waxan kula kulmay demada belelxawo isla wagas o si weyn logu so dhaweyay

  • @mmogiire203
    @mmogiire203 Месяц назад

    Hargaysa

  • @MaxamedMuxudiin-ht5xd
    @MaxamedMuxudiin-ht5xd Месяц назад

    Baydhabo Janay ama baraawa❤❤❤❤❤

  • @roobocadeey688
    @roobocadeey688 Месяц назад

    Wllky Suleiman mahadsnd intaas kadib anigu aragtidayda caasimadda ku aadan wxn dhihilahaa Galkacyo hallaga dhigo caasimmaada soomaaliya waayo waa magaaladda kaliya ee soomaali wada deganthy oo reer walba laga helayo Oo aan hal Reer sheegan karin marka saas ayaa qabaa wllky

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Месяц назад

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @somalinimochannel8528
    @somalinimochannel8528 Месяц назад

    Bosaaso casimada cusub🎉

  • @user-gf2yn1os1t
    @user-gf2yn1os1t Месяц назад

    Aniga waxan madhigi lahay baraawe

  • @abshiraliabdi6741
    @abshiraliabdi6741 Месяц назад +1

    Muqdisho magaala madaxdeena been iyo mucaarad nomo aan dhamaanin bulshada xassan sheekh ayeey u bugtay meelahaan ka baqbaqleey adiga iyo afarta xabo ku taageerto reer muqdisho haku waalanin war waxba longa ma qaado eee qori soo qaado ama is qarxi sida shabaaab qabyo ninkeedaa dhameeystiro sidaas ula soco 4 sano oo soosocoto xasan sheekh ❤❤❤❤ kuu fadhiyo kursiga

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i Месяц назад

      Ar ninkii rababa ha I rertee aniga Rootiyaan rabaa! Kkk Nin Caweys ku Calool galay dal ma maamuli karo, wayna muuqataa!

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 Месяц назад

    Annigu waxaan odhan lahaa laascaanood ha laga dhigo caasimad kadib markaan u fiirsaday dabeecadaha dadka Somalida waana u fahmina innaan kaso jeedo ee wa magaalo somaliyeed

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 Месяц назад

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @ibraahimibraahim764
    @ibraahimibraahim764 Месяц назад

    Magacayigo waa ibraahim badal oo jooga hargasa

  • @MuhamedIshaq-zy4xy
    @MuhamedIshaq-zy4xy Месяц назад

    Mudug baa laga dhigayaa

  • @AhmedMohamed-eb8ht
    @AhmedMohamed-eb8ht Месяц назад

    Waxaan dhihi lahaa Baraabe.

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 Месяц назад

    Muqdisho ayaa u baahan in laga guuro

  • @khadrahassan4374
    @khadrahassan4374 Месяц назад

    Haa halga bedelo han lageeyo badhabo Amaya baraawe

  • @abdullahiabdi2156
    @abdullahiabdi2156 Месяц назад

    Waw Xabashi adiga waxwalbo wad issue noqotay

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 Месяц назад

    Xashi xasan sheikh adeerkaa Deni yaa madoobo adeeradaa yaa doortay hal maalin maadan sheegin

  • @hanadadannur5625
    @hanadadannur5625 Месяц назад

    Ceergaabo ayaan ka dhigi lahaa anigu

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Месяц назад

    Xeebta.sahnuniya.ilaahoow.sodedeji

  • @MaxamedXaaji-qy7rr
    @MaxamedXaaji-qy7rr Месяц назад

    Garoowe waa in loosoo raraa caasimada umada somaliyeed

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 Месяц назад

    Laasacaanod halaga dhigo caasimada dalka

  • @zeinabahmed5426
    @zeinabahmed5426 Месяц назад

    Mogdisho wey disantey garowe ama hargeysa ha loo guuro

  • @maxamuudabshir5551
    @maxamuudabshir5551 Месяц назад

    Seleban xashi qoralkaan aduuh kusoo gaaro ila soxiriir waa codsi saxafi fikir ahaan waxaa casumada Somali waxaa ku haboon magaalo kutaal center dalka waa nah garowe fikir ahaan

  • @JamhuriyaSalah-xo8un
    @JamhuriyaSalah-xo8un Месяц назад

    Abdiraxman abdi Shakur ali wax maleh iyo wax bu leeyahay isaga laga hayaa waxuu oran jirey muqdisho lacagteda la cunaa oo maamul gobaleedyada ku dhisan yihiin iyo kuwa noso shaqo tago hada isaga laga sheegtey muqdisho sida darted buu u leeyahay hadaladaan mida kale caasimada muqdisho wa in laga guuraa oo dhul banaan oo la kala laheyn dib loo dhisaa halkaaso ad loga baaraan degey waxaanse ku talin lahaa putland in laga dhigo waayo iyada dhul balaaran heysata mida kale dadkeedu wa dad ilbax ah oo cuqdad iyo ficilka ka fog wa bullhorn horu mar leh

  • @yusufaliosman2483
    @yusufaliosman2483 Месяц назад

    Barawe halageyo casimada

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 Месяц назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مرحبا يا اهلل خير

  • @cabdiqanigoobe7339
    @cabdiqanigoobe7339 Месяц назад

    Baydho ayan oranlahaa

  • @abdulfatahmohamed7393
    @abdulfatahmohamed7393 Месяц назад

    Hargeysa halakaduga

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Месяц назад

    1waxasn.dhihilaa.marko.ama..baraabe

  • @mohamedsalahali9687
    @mohamedsalahali9687 Месяц назад

    Asc saxiib anigu waxan dhihilahaa casimada halo raro leego oo katirsan shabelaha hoose

  • @xasancadow2306
    @xasancadow2306 Месяц назад

    Kkkkk sax

  • @cabdi-walicabdulaahicilmi2326
    @cabdi-walicabdulaahicilmi2326 Месяц назад

    Gaal kacyo halooguuro

  • @faatixaxmed8105
    @faatixaxmed8105 Месяц назад

    aniga waxaan dooralahaa hargeysa si midnimada loo ilaaliyo ama xeebaha caluula ilaaa bargaal eyl warshekh xarardheere .labo sabab aan u doortay dhulka beeraha in aan la baabi,in iyo wadooyin highway oo loo sameynkaro caasimadda 24 baabur in ay is dhinacsoco karto aa loo baahan yahay

  • @dalmar2499
    @dalmar2499 Месяц назад

    Caasimadii muqdisho hadiiba la heli karo meel lagu badalo! Waa labo magaalo ayaan is dhihi karaa/1 Baraawe 2 Ceerigaabo oo ah is tiraaji cadawga soomaaliya si deg dwg ah ku gaari karin.

  • @ibraahimibraahim764
    @ibraahimibraahim764 Месяц назад

    Asc xaashi waxa aan oo dhon lahaa ha laga dhigo magaalada lascaand waayo waa meel banan oo lqaabenkaro

  • @cartanyusuf21
    @cartanyusuf21 Месяц назад

    WAR NINKAN HASHI BARNAAMIJ QALBA SOMALIA KU CAYNAA XAAAISNIMADAN INTAN AAD UQABTO SOMALI MIYADAN OGAYN IN JIILKA.LAYS DHIGAYO CADIIFADA QABIILKA.ISKA.SHAAF MAREEXAAN JAANISKIINA WAA QADATÈN FARYAAMO DOORASHO.KU.IMOQ AXB

  • @user-fj2rr8rq1e
    @user-fj2rr8rq1e Месяц назад

    Musharax c.c ilaha ma magin galnay ilahow kuwan kuwo ka kheyr badan inoo soo dir

  • @mahamedmuuse3464
    @mahamedmuuse3464 Месяц назад

    Illahow u nẩiiso

  • @user-dq8zc3rt3l
    @user-dq8zc3rt3l Месяц назад

    Duur cidllaa waa ina xaarxaaro oo lagadhigo casumad waayo magaadan waa maaagalidi somali denbi intay iskagashay ku galeen weligeedna in aaney hagaagayn baan amisanahay allaha kuhanoosho soomali kaguurideeda

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Месяц назад

    AFAR MAGAALO MID INLAGA DHIGO AYAY IIGULA MUUQATAA KOW LAASCAANOOD LABA GAROOWE SADDEX BAYDHABO AFAR CEERIGAABO IYO HADDII LAYSLA QAATO GAALKACYO