Wararkii ugu Danbeeyey Masar oo Ogaatay in Waagii Ku Baryey iyo Meesha Ay u Carartay Xalaada Xun

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 ноя 2024

Комментарии • 48

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Месяц назад

    Dadka Soomaaliyeed Ahaan, Waa Aanu La Dagaallameeynaa Cadowyadeena Dhaw Ee Deriska iyo Kuweena Kale Ee Fogba, Hadii Kale Si 100% Adoonsiga Waa Aanu Wadar Ogolaaneeynaa.

  • @maryanyusuf5041
    @maryanyusuf5041 Месяц назад +1

    Horfadhi tv waxan ka codsanlahayin in uu muuqalo kun ka duwan ka diyaariyo oromada calamada noo soo xidhanaysa ee marba laba qabiil isku diraysa waa in dadka ka baraarujiyo fasasbadana la gu wajoho arintan

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 Месяц назад +1

    Siyaasadda waxaad uga faalootaa sida aad jeceshahay oo qaldan.

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj Месяц назад

    bismillah asc s xashiyow caawa waa cawadi aadku bururi jirtay difaaca dalkena hooyo waadku mahad santahay waxan anigu marqaati ka ahay oo wiliba kuuqirayaa inaa tahay muwaadin somaliyed aadla xanuun saneeyso dalkena iyo dadkena dayacan sidokale anigu waan kula xanuun sanayaa wllhi suma wllhi xanuunka dalkena iyo dadkena iga hayo hurdadaa habeenki iiga tagto wllhi inaa caawa been kuusheegeyn lkn umada somaliyed sidaan ma ahaan doondo weyna iska qaadi doondaa halista iyo musuqa ku hareereysan insha allah dadkena kuwi wax fahmi lahaa allaha kadhigo illahow aamiin

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare4 Месяц назад

    Ilaaheey ha unaxariistee maxamed mursi wuu fududaay waayoo 5 sano ama 6 sano kadib wixii uu sameeynlahàa ayuu koow ku dhawaaqay waayoo hanjabaad ayuu bilaabay markii la dhaariyey mana loo baahneeyn waayoo cadawgiisa inuu muda u seex seexdo ooysan dareemin ilaa waqti waayoo cadawgu 50 sano ayeey ku dhaxjireen wadanka isla markiina weey inqilaabeen kadibna weey dileen

  • @احمدسعيدعثمانعبدي
    @احمدسعيدعثمانعبدي Месяц назад +1

    Waa taxliil aad ufiican
    Yuhuuddii ingiriiska ahaa kutub uu qoray 30sano kahor oouu kusheegay sida loo kala qaybindoono carabta iyo muslimiinta masar waxay noqonaysaa 5dawladood ciraaq 3 suuriya 3 suudaan3 suciudiga 2 waxa lawaayi doonaa kuweyt qadar imaaraat iyo cummaan iyo somaliya turkiga 4dawladood bakistaan 3dawladood yemen 3dawladood tii ilaaheen ayaa kaweyn

  • @maxamedabdi8789
    @maxamedabdi8789 Месяц назад +3

    Somli yey ninkan inti ila nacday love isara psle farta taga mujiya inowsan wariye somali yed u qalmin ninkan o kale aya dhalita somlia qaldo aso qabil si dad ban u adegsayo😢

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Месяц назад

      Wariyahaan iyo War-Baahintaan Ma Eeynan Ku Wacanin.
      Tagoo Dhageeyso War-Baahinta Aad Ku Kalsoontahay

  • @abdulahimohamed434
    @abdulahimohamed434 Месяц назад +1

    Waxaad kamid tahay dad ka kala irdheeya somalida
    Hadaad ogtahay iyo hadiikalaba

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 Месяц назад

    Comments kayga Itoobiye oo bur burtay miyaa gudaheeda fiican Waleed wasn ka yaabay ceebta aad ka daba wado dalkeena Soomaaliya. Waxaan arkaa inshaa allaah in Soomaaliya ay gaartay heer wanaagsan. Waxaad ogaataa hadalka wanaagsan waa sadaqa.

  • @rashiidmaxamed2103
    @rashiidmaxamed2103 Месяц назад +2

    Asc.S.Xaashi ninkan Sisi waxa u reer abti ah israil.falastiina hawsheeda waxa wadi jirey sadaam xuseen iyo maxamed siyaad.labadiina waa dhinteen

  • @dahirmohamed156
    @dahirmohamed156 Месяц назад

    Waa kusalaamay, xaashi carab waxaa sifiican loo qaybsaday 1973 markii reer galbeedka ay 8:07 kadhacday ool shak, markaas ayaa khaliijka laka dilay oo midba meel lagu xiray. Baar maktabadaha jaamacadaha mareykanka iyo Canadaba waa yaalan qoraalkaasi, nabadeey.

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 Месяц назад

    Saleban waa weriye ruug cadaaya oo codkara, soona gudbiya xoggo
    Badan, waqti badan geliya may allah
    Protect u bro.

  • @HalihodanFaarahTimir-jz3zh
    @HalihodanFaarahTimir-jz3zh Месяц назад

    Ku mahadsanid taxliishaas qaayaha badan👍

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 Месяц назад

    Aslm'aliakum w w

  • @AAli-c5u
    @AAli-c5u Месяц назад +3

    Jabuti danaheydey firsaneysa fursadbey u tahey

  • @jeri100100
    @jeri100100 Месяц назад +1

    Somalida waxa kala diràayo oo la soo adegsaday waa adiga saleban ah

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 Месяц назад

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺 win win insha allah aamin scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 Месяц назад

    Gurguurte Masar iyo emaradka akgligiisu ku ciyarayaan gurguurte umada somali khiyamayaaa

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Месяц назад

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s Месяц назад +2

    Jebuuti 😭💔💔 Waa shalaha itoobiya 💔🇸🇴😭 xasan waa shalaha Jebuuti Wadankeena waxaa maamula Waa Ismail cumar geele 😭💔Waa Ciil walaal 😭😭💔💔💔

  • @cabdifatax5794
    @cabdifatax5794 Месяц назад

    idaayo hada waa maxmiyad maxmiyadbuu kabaxay ayaa ku yidhi

  • @MubaarikQamashi
    @MubaarikQamashi Месяц назад

    Somali waxa guuugi careba

  • @alijama6723
    @alijama6723 Месяц назад

    WAXA TAA KA HORAYSA MINDIDA DAAB KEEDA AMA TALADA SOMALIDA MASIYASI DALKIISA IYO DADKIISA U DACSDAA HAYA MISE TUUG IYO DILAAL DAD IYO DUUNYABA XARAASHAY IYO DAMIIR LAAWAYAAL SIDA DABATADII BAAHAN OO KUWAA SII DEWER SANAAYA ALLAAH HAW NA ARIISTO SOOMAALI WAA MEEYD SOCONAYA DAD KEEDU

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Месяц назад

    Csm Csm Csm Csm ❤❤❤❤❤❤❤

  • @eljey.Tailor
    @eljey.Tailor Месяц назад

    Mah makan som qayad weey ku gulesany masar na weeya ku gulesaney hada siyasad adunka iyo dhaqalah adunka waxa Jan gunyo sucudig iyo Qatar qafak lawa wijilaha waa turkiya

  • @nasriina6617
    @nasriina6617 Месяц назад +1

    Kkkkk beenta nagadaa wax aad haysaa majirto beenaaley

  • @ShucaybHussein-h5m
    @ShucaybHussein-h5m Месяц назад

    Allah maxay labo wajiile isnacay yihiin reer galbeedka midkey diidan yihiin ama ayaga ka soo horjeeda waxay leeyihiin waa kaligi talis halka kan dantooda fulinaya uu yahay boqor aan xilka laga qaadi karin

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 Месяц назад

    Dadka soomaliyed waxaa kujira dadis mooday ineey waxgar taan dadku kalena xoola moda sida kuwii baramanka dhaxdisa taageray itobiya adigana kuwaas ayad lamitahay cadeyso anaga itobiya wakaadag nahay dulibatahay

  • @cumaraadan8751
    @cumaraadan8751 Месяц назад

    Ninkan wa ficnajiryay lakin hada aadban unahay mucarad nimo cad cad saxafi umaqalbo

  • @MaryanAli-v4k
    @MaryanAli-v4k Месяц назад

    Nabsigii max,d music ayaa haya

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Месяц назад

    Masar teeda ayeey gatay Ithobiyane
    Qabaano ayaa dalken joogo oo maxad is ku sheeg äh

  • @omaradan2167
    @omaradan2167 Месяц назад

    Hashi daarood madagaamayo

  • @abdolamohamed9625
    @abdolamohamed9625 Месяц назад

    Sxb waxaan kugulatalinayaa in aad Chanel kale furato

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 Месяц назад +1

    KKKKKK MASAR WAXAA KALIITA KUWA MOODAAYA INAY WAX UQABANAYSO SIDA XASAN SHEESH

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Месяц назад

      Soomaalida iyo Masarta Waa isku Dan.
      Baro Oo Fahan Siyaasadda

  • @HassanKhaliif-o6v
    @HassanKhaliif-o6v Месяц назад

    Mar.ayaa.laqan...markaalagu.
    Lagu.qabto.maxaad.filanaysaa..
    Waligaa.dacaayadaha.meelahaa.wadwad.oo.inyar.oolacag.ah
    Kuraadso..melwalba.ood.jogto
    Waa.lagudabasocdaa.ogow....

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Месяц назад

    Masha Allah suleyman xaashi noolaaw

  • @abdillahiolad7190
    @abdillahiolad7190 25 дней назад

    .

  • @deeqshirre4734
    @deeqshirre4734 Месяц назад

    Jaaajuuus ethipin cbbb tuuuugfarmjo dayuuus miyaa kusoodhiibay cbbbb

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 Месяц назад

    Allah halajiro allah ha kabadbaadsho turkiga yahuuda

  • @IlyaasAbdirahman-l8f
    @IlyaasAbdirahman-l8f Месяц назад

    Wariyaha dhulnbte been badana adeer hol hol maxa ku jira wa adigan sanka naga mariyane

  • @CabdiDhicisow-e7n
    @CabdiDhicisow-e7n 27 дней назад

    Salebanow..waaku.fahansanahay.adigaya.daarod.kaaga.amxaro.ayad.tihin

  • @hassansadaaq4988
    @hassansadaaq4988 Месяц назад

    Hassan mental illness 🤒 igu salaama

    • @ShucaybHussein-h5m
      @ShucaybHussein-h5m Месяц назад

      Not mental illness, he is a loyalty empaloya for our foriegn enemy 😅

  • @IlyaasAbdirahman-l8f
    @IlyaasAbdirahman-l8f Месяц назад

    Wariyaha dhulnbte been badana adeer hol hol maxa ku jira wa adigan sanka naga mariyane