Muxuu Yahay Heshiiska La Yaabka Ah ee Turkigu Ku Xidhay Masar ee Ayna Ka Bixi Karin Xogta Weyn

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 ноя 2024

Комментарии • 44

  • @LibanmohamudAidid
    @LibanmohamudAidid Месяц назад

    Insha allah wadamada izlaamka isu,zoo-Dhawaan shahooda ilahay ayaa mahadaas izka leh ALX

  • @Lovemesomedripppp
    @Lovemesomedripppp Месяц назад

    Dagal gaza so rarer madam somali heshin wayedaye.

  • @AhmedAliJibriil-tj8ni
    @AhmedAliJibriil-tj8ni Месяц назад +2

    Taladayda kliya ee ku aadan shakhsga tabinta leh waa BARASHDA AFKA AMA LUUQDA XABASHIDA EEE CADAWGEENAAA mhdsanid Afhayeen

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Месяц назад +1

    Muslimiit
    Allah mideeyo Cadowgood kuwo Masa unoqdo Allah ka dhigo

  • @mrabdirahman1300
    @mrabdirahman1300 Месяц назад +1

    Turkey wuxuu noqday daniiste weyn .nabad iyo heshiis itoobiya wuxuu uga Daba wareegayo waa in uu shidalka lasiiye bilaa buuq kula baxaa . Somalidu se in uu dalka difacayo bee u hestan oo madaxdenii baa dadka sas ujaha wareerisay

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood Месяц назад

    ❤😂Allaha guuleeyo muslimiinta 😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤😂❤❤

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Месяц назад +1

    Horufadhi Media Horufadhi TV guulest Allah idin xafido Suleman xaashi eng yaasiin ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @machariaali9187
      @machariaali9187 Месяц назад

      Dhamaantooda waxaay ushaqeeyaan yahuuda masakiinta iyo dumarka ayaa loobeenguurayaa nothing called Muslim leaders except 1 2..3 Palestine let down by those who called themselves leaders

    • @AhmedGuleyste
      @AhmedGuleyste Месяц назад

      6

  • @HirsiHILDED
    @HirsiHILDED Месяц назад

    ALLAHU AKBAR

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Месяц назад +3

    Somalie hadan nahay gaar maqa dano wayo dawladeni inaga burburiney dalkeni inaga babinay ila imika aya jiran dad tagero uu mujina dawlada Kristen ka ah Ethiopia

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Месяц назад +2

    Carabta iyo diinku waa iskaunmid carabtu waxay diidaan iyo waxaynyeelaaan way eegaan keliya beniaadmiguna mafahmaaan waxy rabaan markaa carabinwaa dukar waana dhab cidddii disha ayaa leh waa fulayo kelya yaqaan cunnnada iyo nolol beeenadka aan jirin oo agtooda aan ool.
    Aan ka hadaloo turkiyo persian iyo caalmaka islaamka ee kale.
    Laaakiin carab maya waa dumar.

  • @Dhuuxyareone
    @Dhuuxyareone Месяц назад +3

    Waxan aad u tageera warbaahinta Horufadhi Media taas wax badan Somalida usoo kordhisay.
    Laakin waxan oran lahaa Horufadhi Media Somalida waa qabyalad miidhan ee warkooda iskadaya

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Месяц назад

    Dadka Soomaaliyeed Ahaan, Waa Aanu La Dagaallameeynaa Cadowyadeena Dhaw Ee Deriska iyo Kuweena Kale Ee Fogba, Hadii Kale Si 100% Adoonsiga Waa Aanu Wadar Ogolaaneeynaa.

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 Месяц назад +2

    Masar😂aya Somalia di faceso😂😂😂😂

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 Месяц назад

    Thanks 👍🙏

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Месяц назад

      Mahadsanid, Mahadsanidiin (Afsoomaali, Afsoomaaliga)

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Месяц назад

    Xiriirkooda (Saxa)
    علاقات (Qalad)

  • @OS-db8um
    @OS-db8um Месяц назад

    Turkigu wa wadanka kaliya ee kaso horjeeda dulmiga meelkastaba ha kadhace jecelna inu caawiyo cidii aad ugu baahan sida Falastin iyo Somaliya

  • @ashawooo
    @ashawooo Месяц назад

    Ara ma ka soo bixi donta balanta madax wenah Siise kheera aya illahaya bana rajenaya gusha waa walaalah reer falasatina gul walaalah Turkey 🇹🇷

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Месяц назад

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @roblehgesod4270
    @roblehgesod4270 Месяц назад +2

    ❤😮😅

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 Месяц назад

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺 win win insha allah aamin scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴

  • @jaamacismaaciil845
    @jaamacismaaciil845 Месяц назад

    Ascmh
    Masar maxaa kusaliday ninba ninkuu kadoqonsan yahay.
    Carab raggii qiimaha lahaa waa kadhammaadeen, waxaana laayey daba dhilifyadii caddaanka ushaqaynayey, daba dhilifyadiina haddaa waagu kuberyey cadho alle idinku dhacday.

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m Месяц назад +2

    Kkkkkkkkkkk
    Xaashiyoow waad iga qoslisay,midka liida zii zii inow qabsado,waa wax dhici karo,
    Zii zii umada islaamka Alaha ka qabto

    • @salmanbashiir1712
      @salmanbashiir1712 Месяц назад

      Duliyow wxaad siisi kunaceso waa inuu itoobiya nacebyahy daroodka ileen itoobiya xagooda lagamamaro

    • @LightningFx-fv8ji
      @LightningFx-fv8ji Месяц назад

      ​@@salmanbashiir1712 salman bashiir hawiyo in ay oromo ay yihiin asala ahaan mesha ay kaso jedaan waa dad ka kali ay ku shaqestaan ay ku bur buriyaan somalida kale mohamed farah cediid iyo ali mahdi muse suudi abdi kheeb inta be malis ayaa hub so siin jiray

    • @LightningFx-fv8ji
      @LightningFx-fv8ji Месяц назад

      Qow miyada ethiopia oromo ayaa ugu doqon san somalia hawiyo kenya ne massay

    • @salmanbashiir1712
      @salmanbashiir1712 Месяц назад

      @@LightningFx-fv8ji darood villada waa ugudhamatay lasoco ex xaaskii abii ahmed mss farmaajo eedada myaa mise adeerka coz 5sano abii ahmed ayaa kubiyabaxaayo

    • @MohamedAhmed-k1f7m
      @MohamedAhmed-k1f7m Месяц назад

      @@salmanbashiir1712 duli waa kan cuqdadeeysan,misa itoobiyaan dabada u ursooda,oo qaainu wadan yahay
      Wiil hiiraan

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 Месяц назад

    qalabkan meeshayaala ee kusawira calaka masar waa ardafishaal waxaana loogu talagalay xiliga sawirada,
    halxabo sgaqaynaaya majiro

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 Месяц назад

    Turki iyo masar xashiska wa beeen 2madooduba man hirgelayo

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Месяц назад

      Yaa kuu sheegay inoo hirgaleeynin. Meesha ma soomaali baa joogto.

    • @mohammedabdul5923
      @mohammedabdul5923 Месяц назад

      @@Ahmedali-gw7xm Adugo Dokhonthy waxbo Aduunka kaogeen orod Suuqa moryanta ilasho

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Месяц назад

      @@mohammedabdul5923 adiga ma turkey baa tahay mise masar markaa leedahay. Waxba ka hirgalimaayaan. Bal inaa cawaan madoow badan. Sidoo dubkaads u madoow yahay buu aqligaadane u madoow yahay

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd Месяц назад +1

    Guul Turkish hadaanu na khiyaamaynzyn

  • @mustafaisse5135
    @mustafaisse5135 Месяц назад +1

    Kii kaa huub

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd Месяц назад +1

    Masaryk maxay udaawanaysaa falastiiniyiinta 40 000 in ka badan yuhuuddu ku dismay masaryk horteeda ilaahay wuu idin og yahay sidaad u daawanayseen gumaadkaas dadkaas muslimiinta ah. Haddii ay run tahay gumaadkaas.

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 Месяц назад +1

    Masaaridu micno badan uma sameyn doonto shacabka Turkish government oon Aheyn dal Aan loo Aaminikarin? Sababtuna Tahey. Iyagaa carabtaasi othomaan Empire of Turkish muslim othomaam iyagaa carabta masaaridu uhoreeyaan burburiyeyn dawladdii islasmka Aheud othomaan Empire oy carabta khaliiijka + masaaridu diideyn oy ingiriis kuso heshiiyeyn qaadeyn duulaankii qaawanaa ay carsbtu yuhuud kula heshiiyeyn dhulkii reer falastiiin iy yuhuud So dejiyeyn Shariiifkii urdun iyo masaarida iyo dilaaliiin carbeed oo lebnaanese ah. Ya dhulka reer falastiiin yuuhud So galiyeyn carabtaasi? Master. Fataax sii sii maahin qof la Aaminikaro berituu ka baxi doonaa balantaas markuu laga celsho yuhuudaas

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Месяц назад

    masar waa la biilaa nin baahane nasab ma aha

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Месяц назад

      Dadka Masaarida Waa Eey Dhaamaan Dadka Soomaaliyeed.
      Dadka Soomaaliyeed Ayaa Ka Baahisan

  • @hanadgarad
    @hanadgarad Месяц назад +1

    Waxaan war maahee
    Waa muxaadaro