PUBLIC PRANK JEEB SIIB BOORSO AH / STEALING WALLET BAAQULI BOY..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Boorso jeeb siib ah public prank qosol badan oo horay loo.dhigin cajiib ah Somali prank|
  • ПриколыПриколы

Комментарии • 152

  • @ahmedabdixafidfiqi499
    @ahmedabdixafidfiqi499 4 года назад +114

    Gabadha meesha maraysy kulahaa prank waaye youtube iyo tik tok ku nacay soo baxaa inta maqashay like ta ha iga xasdin

  • @zakiqays3718
    @zakiqays3718 4 года назад +60

    Wr wlhi xmr dad fcn ba jooga iyadoo ints dagal io colad kajireen m.a wlhi meshn an joogo wa PUNTULND gr ahaan bosao tug ku jeeb siibey iska dhafe suqa dhexdiisa hdii duhurkii lagugu furanayo cid ku fiiri nysa ama is ka dhahysa lama arko wlhi been shegi mayo inta reexmr iny dacd yihin ila argtey like dhac ❤

  • @shooliofficial2402
    @shooliofficial2402 4 года назад +40

    Balnteenu waa one million team #baaquli poy like iisara👈

  • @zeanhajiahmedmilano1315
    @zeanhajiahmedmilano1315 4 года назад +36

    Taagerayaasha baaquli boy maanta waan so hormaray wax itusa

  • @altayzaboy1062
    @altayzaboy1062 4 года назад +24

    paquli poi intuu ka qosl siiyay like sare

  • @abdikadiryre1775
    @abdikadiryre1775 4 года назад +5

    masha Allah dadka sidey iskugu xiran yihin midna kama harin ila boorsada a kasowada qadan wlh qofki mela bdan tagay yaqano Somali hadanahy tugnimo nagula mayqan I love my people

  • @qadarbarre4108
    @qadarbarre4108 4 года назад +11

    aqyaarey prankiyashina wnka heley hal codsiya wata muuqaalkan muuqaalka xiga wxa ka dhigtan qof qaba cudurka carona hadbo qof inta ak istaagtaan ku qufaca aan aragno dareenka dadka sida uu noqonayo mhdsnd.

  • @yussufabdibilleyussufabdib9771
    @yussufabdibilleyussufabdib9771 4 года назад +9

    War walhi somali dadka dan wa iska dacad masha allah tug dan majiro ayan fila baquli boy kenya nairobi imaw kenyatika qas sidat muqdisho uqaste

    • @muqtaaryare9368
      @muqtaaryare9368 4 года назад

      Sxb ma in lagubo ayaad rabtaa 😁😁 Nairobi. Messi waa LA gubaa 😁

  • @mohaabdiwali9536
    @mohaabdiwali9536 4 года назад +10

    anaa ugu horeeyo like isaara

  • @khadirabdi7088
    @khadirabdi7088 4 года назад +9

    Masha Allah ninka baaquli boy taageeraan u ahay zxp

  • @yusufalimohamed3485
    @yusufalimohamed3485 4 года назад +4

    😂 marki #prank laga soo tago, video kaan wuxuu cadeen u yahay in tuug lawada neceb yhy kii wax tilmaamay iyo kii laga xadayba tuuga waa loo wada cararaa si loo garaaco lee 😂😂😂

  • @manboss6101
    @manboss6101 4 года назад +9

    Rijaal ofiicial Prank yadooda Anon dawan maba seexdo huunayaal Boraman niga soo salamayaa

    • @cctvcamera2508
      @cctvcamera2508 4 года назад

      Isku mid ayan nahne wlhi boss wlhi hda waaa 1:43 hwn nimo hda ka dici maeaaa balse baquuli ayan dawanaaya

  • @sakimaahirkalid5083
    @sakimaahirkalid5083 4 года назад +4

    Kkkkk aad baad u mahadsan tihiin asxaabtayda rijaal iyo baaquli boy .
    Ďaawadihi kobaad 🥰

  • @abdikarinwiire7801
    @abdikarinwiire7801 4 года назад +4

    🤗🤣🤣🤣🤣 wlhi kal iyo laab subscribed iisaara asxaabeey inta ka heshay❤❤❤❤❤❤👈

  • @abdisallamsheik1178
    @abdisallamsheik1178 4 года назад +6

    Teamkan pranks koga waa iska taageeeraa😃
    From Borama

  • @munaali2388
    @munaali2388 4 года назад +3

    Maqul boy caadi mahan shactirooloow waaye

  • @caaqilkaofficail7343
    @caaqilkaofficail7343 4 года назад

    Masha allah weye muuqaaladiina wan xiisaya run ahantii hore usocod wngsn insha allah

  • @nimcoladan7827
    @nimcoladan7827 4 года назад +9

    Dadka dhan daalacan bay dhasheen qof wax u qarinaya tuuga ma jiro

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 4 года назад +1

    3:38 inta maqashey RUclips shidan Tiktok maxaa ku dhacay😂😂😂😂😂😂😂😂😂 like

  • @ahmedabdinoor5245
    @ahmedabdinoor5245 4 года назад

    walaahi somaali wanaagedha cid kudeceysa makufirinaayan MashaaALLAH

  • @zeanhajiahmedmilano1315
    @zeanhajiahmedmilano1315 4 года назад +9

    Gabadha mesha marey inee dhahday waxan prank waa inta maaqashay like bac

  • @thanks.404
    @thanks.404 4 года назад +1

    3:29 inta ila maqashay Gabadha xijaab madoowga ineey dhaheeyso waxaan Prank ayeey duubayaan ee naga soo wad RUclips ayaan usoo nacnaye like ha ii saarto 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅😅

  • @hanad138
    @hanad138 4 года назад +4

    5:40 maxamed harigle waa lagu gaady sxb prank le wye 😂😂😂😂😂

  • @cumardmt1826
    @cumardmt1826 4 года назад

    M.a dad fikrado badana tihiin keep going team rijal official

  • @engdoxadajuba6325
    @engdoxadajuba6325 4 года назад +2

    Asc asxaabta hore usocda lakin halaga digtona dumarka inad baranki kusameysaan waayo waxa laga yaaba iney uur leeyihin oo dhibato kaso gaarto

  • @abdiwaliomarali8384
    @abdiwaliomarali8384 4 года назад +1

    waa Qosle Wlhi Nolaaw baaquli Boy😂😂😂🤣

  • @muqtaaryare9368
    @muqtaaryare9368 4 года назад

    Wllhy waa prank qosol badan 😀😁😁 part 2 plz

  • @abdirahmaanburhaan5302
    @abdirahmaanburhaan5302 4 года назад +1

    Xiriifka uku horeeyo
    Strees ku furan xanaaq 😂😂

  • @EngCaddan
    @EngCaddan 4 года назад +3

    Kep going rijaal

  • @munaali2388
    @munaali2388 4 года назад +3

    Masha allah

  • @bukharimaxamed9676
    @bukharimaxamed9676 4 года назад +1

    Keep going

  • @Ataxeey
    @Ataxeey 4 года назад

    Kkk runtii inta muqalka bilawin ayan like saraaa

  • @ismacilleejo
    @ismacilleejo 4 года назад

    Somalina lagama amaan helo kulaha prank ey sameynooyiin waxan RUclips aa ku nacay somaliyey il bax noqda oo horay u socda waxan hada taqaano ama aad horay u aragtay iska aamus si ey xiiso u yeeshaan waan mahadsan tihiin Somali Maxamed 🇸🇴 one love my people ❤️

  • @abdirahmannurafgy2625
    @abdirahmannurafgy2625 4 года назад

    Baaquli boy wiil hoog waan ku salaamoohooyaa horay usocod wanaagsan

  • @ohmygoal176
    @ohmygoal176 4 года назад +1

    Keep rolling 💪 love u from Nairobi, eastleigh

  • @abdulkadirhajji818
    @abdulkadirhajji818 4 года назад +2

    war horta waxn wa la isla ogyhy sbabtuna wa
    1=inanu jirin qof ka amusya tuugnimada baaquli.
    2= wa in kuwa wax la sualaya eysan ku mashquleyn marka rijaal uu forarsado wana wax laga shakin karo
    ma ila qabta arintas adi 🤣❤

  • @shakracade7370
    @shakracade7370 4 года назад +3

    M.allah wlhi rijal io baquliboy si ad io ad ayaan utageera salantana waa idika kudonay

  • @thuglife3774
    @thuglife3774 4 года назад +1

    Waxaan waxa kunacay youtube kulahaa naagta🤣😅🙋‍♂️

  • @zakidool2922
    @zakidool2922 4 года назад +3

    Keep going🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙋✅

  • @updirahmannbashir3194
    @updirahmannbashir3194 4 года назад +1

    Part 2 noso sameya lkn baaqul poi marku marki la qapto inu dhaho xarifkan ila og cml keep going 🙏

  • @maamaankabosscolow1826
    @maamaankabosscolow1826 4 года назад

    Wlhi baquli boy caadi maaaha sida uu u jilaaayo maaha mid la sameen karo bro horay usoco

  • @xasanmohamed1221
    @xasanmohamed1221 4 года назад +3

    baaduli booy horay usoco

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 года назад +4

    baaquli boy fans

  • @baari4674
    @baari4674 4 года назад

    Meeshani waxaan ka arkaa ixaanfal taasoo ah kii boorsada lagaxaday midka kaled dabaraacaya
    Walee is caawiin ayaan wax kunahnay

  • @liibaankalkaalofficial5769
    @liibaankalkaalofficial5769 4 года назад +1

    Lkn rijaaloow waxaa ceeb ku dhigtay videoga brankiga ah waad soo yareysaa 8.daqiiiqo maxey tahay

  • @mrdajiyeofficial7742
    @mrdajiyeofficial7742 4 года назад +2

    Dadka somaliyed amaano weeye m.a

  • @amoore164
    @amoore164 4 года назад

    baaquli boy inuu xogaa ordo ayaa fiicneed 😂

  • @hamseizhqi6997
    @hamseizhqi6997 4 года назад +1

    Rijal sxb mcne iga qoslisay wllhi kulha nin dhere war kalay wrya run wye wlhi baquli boy dhirirkuu kabatay biyo met lagu dhaqag muu cabey😂😂😂😂😀💔

  • @twitterspace5290
    @twitterspace5290 4 года назад +1

    Vedio qurux badan

  • @osmaanlallana9015
    @osmaanlallana9015 4 года назад

    Pranki jeebsiib waa uu naga baty mid kale no kena ader yaal💝

  • @wadanigaofficall6384
    @wadanigaofficall6384 4 года назад +2

    Rijaal hore usoco

  • @fardousaabdulkadir3422
    @fardousaabdulkadir3422 4 года назад

    Walaladey mashaa aĺlah wad mahdsantihiin

  • @teamsuuqyarpubgmobilesomli52
    @teamsuuqyarpubgmobilesomli52 4 года назад +2

    Baaqule boy maxaa dhagool moo nagday

  • @ishowspace1
    @ishowspace1 4 года назад

    3:36 dulmi badanaa gabadha 😂😭 waxan RUclips ku nacay kulaha

  • @zakariyemaxamad5271
    @zakariyemaxamad5271 4 года назад +2

    Hore usoco wll

  • @ilyas071
    @ilyas071 4 года назад

    Baquli boy prank sa ujilesay dhagool ma iskubadashy 😂😂

  • @giiigianagiigianalozy2622
    @giiigianagiigianalozy2622 4 года назад

    6:01 waa rag rag dhalay🤗

  • @abdikariimkulane3891
    @abdikariimkulane3891 4 года назад

    Kaalay xamar wali gacan maa la isku salamaa yaab somali caafimaadka kuma dadalaan

  • @jabracade9878
    @jabracade9878 4 года назад

    Somali dhiig ayey leeyihiin wlhi hddii wax lagaa xado waa lagu sheegaa🙏

  • @abdifitahahmedshador628
    @abdifitahahmedshador628 4 года назад

    Runtii gacana idin tagy asxbta Keep going🙏

  • @shortssom2955
    @shortssom2955 4 года назад

    Waraaa libaanow Part 2 waan sugaaa

  • @amiinmuudey3364
    @amiinmuudey3364 4 года назад

    Baquli boy sxb tageero an kuu ahay

  • @buuflebaariyow9405
    @buuflebaariyow9405 4 года назад

    Codku waa muhim maxa dhacay team rijaaaal cusbadii dhamays baad ka tagteen

  • @saami5777
    @saami5777 4 года назад +2

    Somaliyey Subscribe isaara idiinko mahadsan walalayaal

  • @cawiyahadadweynaha
    @cawiyahadadweynaha 4 года назад

    Yaaa idin digay intaasa Ayaan Ku waraeeray

  • @kiinoowggmu233
    @kiinoowggmu233 4 года назад +2

    Waa i kanaa🖐

  • @dhoosqorane1924
    @dhoosqorane1924 4 года назад

    Keep going rijaal official

  • @aymanchannel5998
    @aymanchannel5998 4 года назад +1

    😂😂😂🤣🤣🤣😂😂😂🤣🤣

  • @guulsideofficiall3859
    @guulsideofficiall3859 4 года назад

    Keep going Rijaal

  • @lukmaansheikhhassan3635
    @lukmaansheikhhassan3635 4 года назад

    kkkkkk ninkaan markan arko aan ku qoslaaaa

  • @halfwolf.
    @halfwolf. 3 года назад

    3:35 hahahahaha lady ain't joke ma nigga

  • @mowlidabdi9619
    @mowlidabdi9619 4 года назад

    Horay usocd baquli boy

  • @hamseizhqi6997
    @hamseizhqi6997 4 года назад +1

    Sxb baquliyow xarifka siduu kugu dhagay laybanahy asago wlibo tabar sas ah ka muqan rer muduga kuhelay iska dhaf😂😂😀😂😀

  • @cabdulahiyare1222
    @cabdulahiyare1222 4 года назад

    Ok rijaal official and baaquli boy wcs wan idin taageernaa kal io laap

  • @hamdiabdihassan1361
    @hamdiabdihassan1361 4 года назад +2

    rijaal wan kaqeyliyay

  • @ZACKTHEKING87
    @ZACKTHEKING87 4 года назад

    3:30 😁😁😁gabadha hadleyzo

  • @Hayskey
    @Hayskey 4 года назад

    Baaquli booy markaan arkabo waaba iska qoslaa illah amarkiisa

  • @farahgarabey9139
    @farahgarabey9139 4 года назад

    Soo badiyo sxb

  • @sulaymanshuab5666
    @sulaymanshuab5666 4 года назад +1

    Hhh

  • @ciisexayaata6161
    @ciisexayaata6161 4 года назад

    Rijaal waa prank kaliya aa xiiseeyo

  • @cabdiqanikaraaf9826
    @cabdiqanikaraaf9826 4 года назад

    Halkaa ka wada like share iyo commant waa idin siiyey day baabuurka

  • @munaali2388
    @munaali2388 4 года назад +3

    Kkkkkk

  • @amiincade1162
    @amiincade1162 4 года назад

    hormar wcn asxbey

  • @daahirraage1544
    @daahirraage1544 4 года назад

    Baquli boy bahasha qosol maleh midki kushega asa idhibtay ina. Dhahdey kuwurux badned sxb marlabad noso bis sxb teda kale daru salam ken brkiga wanu kutagera hada nahay reer darusalam mugdisho dg yaqshiid bro keeb goin

    • @baaquliboy1948
      @baaquliboy1948 4 года назад

      ok bro
      wan idin imaanayaa waa balan insha alaah

  • @ilesbogba4882
    @ilesbogba4882 4 года назад

    Reer xamar waa dad dacad ah

  • @qaranmnet5973
    @qaranmnet5973 4 года назад

    Aqyaarey horaa loodhahay warlaqabaa xiiso maleh ee jeebsiib waaku daalnay wax kale keena

  • @ahmedyacqub7770
    @ahmedyacqub7770 4 года назад

    Somali wali dadnimada maka dhamaanin kkkkkkkkkkkkkk

  • @haajihaaji291
    @haajihaaji291 4 года назад

    Wlhi reer muqdisho dhiih ayay leeyhiin lkn sidee tuuga usheegaan may shababka usheegaan wadanka wuu is raaci lahaa wlhi

  • @rahinhonoh9966
    @rahinhonoh9966 4 года назад

    6 :25 cml nin culus waaye waa kabaxsaday

  • @bukharimaxamed9676
    @bukharimaxamed9676 4 года назад

    Walhi dad fcn sida lgu diidanyay tuugta mnshlh

  • @faarx51
    @faarx51 4 года назад

    Baquli boy wa funny

  • @abdirisaqabdi1279
    @abdirisaqabdi1279 4 года назад

    Hhhhh ninkan wa tagrra

  • @axmedzakifalastiin3351
    @axmedzakifalastiin3351 4 года назад

    Waar ilmaderayaal Wax Cusub La Kaalay Gabi Giinuba Jeeb Siib Prank Baad Nagu Dawakhiseene

  • @bakarfarahofficial8775
    @bakarfarahofficial8775 4 года назад

    Sxbkey baquli boy nin aan ku tixanahay nolow

  • @osmaanlallana9015
    @osmaanlallana9015 4 года назад

    Good libaan

  • @aminmoh6047
    @aminmoh6047 4 года назад

    Love baaquli boy

  • @stohlengegestohlen168
    @stohlengegestohlen168 4 года назад +1

    Kk

  • @liibaankalkaalofficial5769
    @liibaankalkaalofficial5769 4 года назад

    hadana mideeda kale labo daqiiqo adinkaa bilowga hadal ku dhameynaayo

  • @osmaanlallana9015
    @osmaanlallana9015 4 года назад

    Mid ul ah no keena ama serbi yariis💔

  • @hassandahir1819
    @hassandahir1819 4 года назад

    Baaquli boy nin weyn