PUBLIC PRANK CABITAAN LA ISKA XOOGAYO….😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 263

  • @wartaentertainment3991
    @wartaentertainment3991  2 года назад +155

    Follow nosoo saaraa Facebook page warta entertainment facebook.com/717574506301589

    • @mudaneabdullaahicaano9562
      @mudaneabdullaahicaano9562 2 года назад

      Mashalah walaahi madadaalo tihiin caawe anoo xanaaqsan iga qosliseen

    • @casharosiciid690
      @casharosiciid690 2 года назад

      Baquli boy, moha iyo bile alto keep going zxpayaal tageera idin ahay waad iga qoslisan some times anigoo buuqsan

    • @ak25smtar49
      @ak25smtar49 2 года назад +1

      Waa qasab followga prankiga lee no so badiya maalin kasto hal prank waali ah intas naga badan 😁😁😁😁😁 😋

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 2 года назад +19

    Dadka dhan waxay ogolaayeen in aad biya cabto oo ay lacagta kaa dhiibaan. War dadkaan waa dad fiican.

  • @Marwaan.chanel
    @Marwaan.chanel 2 года назад +38

    Prank yada noso Badiya team warta 👍😂

  • @bisharmuse5579
    @bisharmuse5579 2 года назад +9

    Kan iska dhigay qof kala dhaxadinaya ee cabitanka cantuugay aya igu qosol badan😂😂😂😂

  • @Kingarmaan56
    @Kingarmaan56 2 года назад +11

    Ani baaquli boy aa kuheesta king of prank 🤪

  • @mk-gx5wo
    @mk-gx5wo 2 года назад +11

    Baal biyeeri mareekanka ku yaalo😅🤣🤣 aa xiyeesiin loo sameenooyaa waan qoslay

  • @Sadikshibka
    @Sadikshibka 2 года назад +13

    Ar bilaaa wllhi ninkaaaa waa wataaa MACAAN MIYAAA kulahaaaa 😂😂😂

  • @ahmedtaatiko30
    @ahmedtaatiko30 2 года назад +48

    Yarka ugu horeeyo waa top level wllhy 🤣😃🤣

  • @cristianoronaldofans8850
    @cristianoronaldofans8850 2 года назад +36

    ʙᴀǫᴜʟɪ ʙᴏʏ sʟᴍɴ ᴢʜᴘ 😂😂😂😂😂💞💞

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 2 года назад +8

    Shaati gududka masha allh ana bixinaayo cab uu dhhy

  • @ceenicaliabuukar9613
    @ceenicaliabuukar9613 2 года назад +5

    Wlhi bilahi talahi qadar markuu sogalay wan qoslay legend wlhi

  • @deeqodegan2236
    @deeqodegan2236 2 года назад +19

    I love wiilasheena WA iga qoslisaan😂😂😂😂

  • @darishore814
    @darishore814 2 года назад +1

    Wali ma arag comments ka qof ka hadlaayo naxariista iyo garashada dhalinta reer muqdisho sida ay ugu dalbayaan cabitaan cusub iyagoo weliba la dhibayo oo laga xanaajinayo reer magaalnimadii oo dad ah

  • @alifantastic5745
    @alifantastic5745 2 года назад +6

    Prank cajiib ah keep go.

  • @demhainaabdi4161
    @demhainaabdi4161 2 года назад +1

    War cunuga ugu horeye kajo aya ihesa ayu laha wadibteen ninka 🤣🤣😂

  • @abdirahmanfarah6180
    @abdirahmanfarah6180 2 года назад +7

    waaba baahidii oo qof ah😂😂

  • @cabdicade6546
    @cabdicade6546 2 года назад +6

    Walidiyoo dad ah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wad iga qosliseen wallahi

  • @qanjeyyare8461
    @qanjeyyare8461 2 года назад +4

    Baaquli boy meel uu ku jiro gowso kuguma harayaaan walhi ninkaaaas waan tagera guuleys0 zhp 💯🔥

  • @caaishasaney1622
    @caaishasaney1622 2 года назад +4

    Bile aa igu daran aniga macaan miyaa o raagan yahay 😃

  • @maxamuudclaahi4991
    @maxamuudclaahi4991 2 года назад +2

    First one love plz keep going my team

  • @saalimmaxamedaadenmaxameda4714
    @saalimmaxamedaadenmaxameda4714 2 года назад +8

    😂😂😂😂😂qosol iguma hadhin yaaqay

  • @madaryare9009
    @madaryare9009 2 года назад +1

    Zxbow dadka sii ey dhahooyaane maa isiisid😂😂😂

  • @clrahmancaqilka3374
    @clrahmancaqilka3374 2 года назад +6

    Libaaxyo horay usocda 🙏🏻

  • @zakariakhalif2742
    @zakariakhalif2742 2 года назад +1

    So badiye guy's waa idiin wataa waqti walbo mrka murug ihyso idinka madaxa ii dajiyo

  • @walalarjun1048
    @walalarjun1048 2 года назад +4

    We love you from Kenya Nairobi 👋

  • @ahmedmiirisisxaaq829
    @ahmedmiirisisxaaq829 2 года назад +1

    War baaquli boy waa wataaa wllhi waa kula cabaa seddex kunna waa qaadanaaa kulahaa....🤣🤣🤣

  • @mamasaciido6901
    @mamasaciido6901 2 года назад +3

    hahaha cabitaanlaha caadi maha wllhi😂😂

  • @muhiimjalato440
    @muhiimjalato440 2 года назад +14

    𝕄𝕔𝕟 𝕞𝕚𝕪𝕒𝕒 𝕜𝕦𝕝𝕒𝕓😂😂😂😂

  • @aiyded_yare
    @aiyded_yare 2 года назад +1

    Wlhi reer muqdisho waa masakin isman garten goor aan koobka kudhuftay from hargeisa 😂

  • @somaliok1035
    @somaliok1035 2 года назад +1

    Macaan miyaa kulaha 😂🤣 war sobadi video ga ama dheerey daqiiqo daha

  • @Masdille
    @Masdille 2 года назад +1

    Xamar iyo hargeisa way kala duwan yihiin wllhi Muqdisho waxba layskuma ogola xitaa sharaab laysma waraabinayo.

    • @misssmile3470
      @misssmile3470 2 года назад

      Baacow biyaha waa la isku oglyhy ee biyo qof cabaaya inaa kula dhagto ayay diidanyihiin nh

    • @Masdille
      @Masdille 2 года назад

      @@misssmile3470 Marba hadi safiiradayda Muqdisho jogta sida tidhi waa Ok.
      Lkn xuman igama Aha wllhi

  • @MOHAMMEDAHMED-kq5sj
    @MOHAMMEDAHMED-kq5sj 2 года назад

    dadka markaa brankiga ku sameesaan xitaa raaligeliya war yaadhaha qaabkaa wax ku wadiin wax brank ma ahan respect u sameeya shacabka

  • @mohan_farah
    @mohan_farah 2 года назад +4

    Soo badiya prank yada😁😁

  • @bashiirbb5445
    @bashiirbb5445 2 года назад +35

    Fast person 🙏🏼❤️🇸🇴

  • @yazincabdicaziz2688
    @yazincabdicaziz2688 2 года назад +1

    Dadkaano kle tlenti leh intaan somali arkayay dad tlenti leh dadkaan baan arkayay 😂😂😂

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 2 года назад +9

    Masha allah keep going❤🥰🙏

  • @hothenhoney3231
    @hothenhoney3231 2 года назад +1

    Wxbn barta kulha ana i anfacysa iyo dadka wx isi😂😂😂😂😂

  • @HashimBaraar
    @HashimBaraar 2 года назад

    Wara kan ogu horey gacan adka subxanllah

  • @user-cx8wy5qi3p
    @user-cx8wy5qi3p 2 года назад +1

    Macaan miyaa kulahaa😅😅😅😅😂

  • @nuurcumar6346
    @nuurcumar6346 2 года назад

    ilaahey lacag la,aan ku dhiq kuma dhihi karne ku laha kkkkk

  • @SuheybElmanowlimbo
    @SuheybElmanowlimbo 2 года назад

    Ninka kowaad gacan adkaaa,cabitaan iyo rashin qofki u bahan walasiya

  • @abshirfaarah6239
    @abshirfaarah6239 2 года назад +1

    Kan ugu horeeya taliyaha iimaan la'aanta 🤣

  • @maryancali4336
    @maryancali4336 2 года назад +2

    Another level prother's

  • @hazaanhazan3565
    @hazaanhazan3565 2 года назад +1

    Xayaysiskisa xata qosol weye baquli boy 😂😂😂🤣

  • @abdulganialbajuuri3754
    @abdulganialbajuuri3754 2 года назад +5

    ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @DEEQ
    @DEEQ 2 года назад

    Nio baaquli boy wajigiisa waa ka yaabe reera sixir inuu yahay maleynaa

  • @RM100-d9z
    @RM100-d9z 2 года назад

    Prankga Qofkii Lagu sameyay oo Qanacsan ayaa la soo Galiyaa

  • @Fiona.786
    @Fiona.786 2 года назад +6

    Wnka heley🦋

  • @abdullahihersare5992
    @abdullahihersare5992 2 года назад +3

    Best comedian Bile Alta

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 года назад +1

    Kkkk Baaquli cadi maaha

  • @Muhamad.Amin26.
    @Muhamad.Amin26. 2 года назад

    Bile umadaan maaha macaan miyaa kulahaa kkkk

  • @ahmedtaatiko30
    @ahmedtaatiko30 2 года назад +13

    Funniest prank 😂👍

  • @user-qr9ce2ug8j
    @user-qr9ce2ug8j 2 года назад +2

    Team warta, barnaamijkii yaman aaway

  • @qaranmnet5973
    @qaranmnet5973 2 года назад

    Waraa bille adiga nio maxaa lagaa rabay yaab hhhhh

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 2 года назад

    Kkkk walahi wan qoslay ku waana

  • @sabriindaadir8518
    @sabriindaadir8518 2 года назад +4

    Baquli boy wnkuxiisni prank nososmeey

  • @suldaanmoha8033
    @suldaanmoha8033 2 года назад +1

    Reer muqdisho waa bakhaylin war ceesh laguma hadlo.wa lasiya ama loga taga hadi lagugu qabsado

  • @kskey7476
    @kskey7476 2 года назад +2

    Walhi dacad uqoslay indho adeeg🤣🤣🤣

  • @mohammedmoney8596
    @mohammedmoney8596 2 года назад

    Wlhi qosol iku maharin war wuxu dhib badana🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdimohamudadam9658
    @abdimohamudadam9658 2 года назад

    Arday ahay Laga Keenay Igarka 1 aad

  • @fatuushally1117
    @fatuushally1117 2 года назад +2

    Saan niigu xiisnay lee so noqod wngsn🥰

  • @rooblealisuule92
    @rooblealisuule92 2 года назад

    Wlhi qosol iigu maharin baaquli

  • @huseinnur6949
    @huseinnur6949 2 года назад +1

    kkkkkkk prankii tima jaraha markale soo ciliya

  • @liibaanzaki7048
    @liibaanzaki7048 2 года назад +3

    Waa idin wataa legends

  • @Muhamad.Amin26.
    @Muhamad.Amin26. 2 года назад +1

    Kusoo dara kista aa dadka tuseesan in uu prank yahay sxbyaal

  • @deeqbeebe1047
    @deeqbeebe1047 2 года назад +1

    Hhh🤣 macaan miyaa kulahaa keep going team warta

  • @hawohashi3709
    @hawohashi3709 2 года назад +1

    Fifa bile miss u welcome back

  • @naajicade6521
    @naajicade6521 2 года назад +1

    Hhh😂😂😂 macan miya kulaha 😂

  • @kinghakimi1087
    @kinghakimi1087 2 года назад +4

    7:49 warkaas xariif ana nii cabaaya klhaa wuuna cabay😂😂😂🖐

  • @user-mk7td8sg6t
    @user-mk7td8sg6t 2 года назад +1

    Zxᴘᴋᴇ Wᴀʏᴇ ...Wᴀ ɪsɴᴀǫᴀᴀᴀɴᴀ Oᴏ Xᴏᴏɢ Eʜ 💪🤪

  • @brownahmed2160
    @brownahmed2160 2 года назад +1

    Walahi daacad baan uqoslay 🤣🤣🤣🤣

  • @liverpoolfchome2398
    @liverpoolfchome2398 2 года назад +1

    War bile indho adkaa waxu xashiish miyuu soocabaa pranka ka hor😂😂😂

  • @rashkaanicadde875
    @rashkaanicadde875 2 года назад

    Nio baaquli boy umad ma ahan asagaa oogu jiliin fiican

  • @abdihalimmhaaji3621
    @abdihalimmhaaji3621 2 года назад

    Nimanyahow bryahan wasii liidanaysaan
    Ee prank 🤣 yo waali ah soo sameeya

  • @NUURNUUR-wg7eg
    @NUURNUUR-wg7eg 2 года назад +1

    Keep move asxapey

  • @qalbidajiye2227
    @qalbidajiye2227 2 года назад

    Bile nasiib abihiis foriyaye ah kabad bad dho sxb

  • @djboydj9147
    @djboydj9147 2 года назад

    Ana ugu horeyo waxana idinka so dawanaya Mozambique

  • @mohalakiyoutup9324
    @mohalakiyoutup9324 2 года назад

    Prank kapaha isiip noo soosameya warta iyo paquli poy😂pls soo sameya kas

  • @akreamhapiip6322
    @akreamhapiip6322 2 года назад +1

    Rafat aduun part two brother where 😎😎

  • @ciiltire8391
    @ciiltire8391 2 года назад

    Waraa XamaR JoGa FaQri WaaYe Bee🤣🤣

  • @momohsin9073
    @momohsin9073 2 года назад +1

    Ninka ugu danbeeya inad cabitaan ugadaan weeyee maskiin bu aha wlhi wn kanaxay kaasoo kle 100$ wn siinlahaa

  • @mohazahmett564
    @mohazahmett564 2 года назад

    Last one sxpkey Gus Shaarbo Leh😂

  • @abdirahmanabdinasir6276
    @abdirahmanabdinasir6276 2 года назад

    Macamishu cabiran kaxoga kulaha😂😂😂😂

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 года назад

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💕💓💕💕💓💕💓💕💕💓💕💓💕💓💕💓

  • @aadanyaretube7102
    @aadanyaretube7102 2 года назад

    War ninkaan dulqaad badanaa kkkk

  • @cumarcali7492
    @cumarcali7492 2 года назад

    Hee marakan waxaa noqoteen bee somaaliland gooni istaag maa bilaaw deen 1k oo qof ma'warta ay ku noolyihiin warta kulahaa masaaraayi fallow illaa aa dhahdaan walaalahey inoo cimaamada fallow inoo saara raali galinna waa inaa ka bixisaan gooni istaaga aa sameeseen

  • @saalimmaxamedaadenmaxameda4714
    @saalimmaxamedaadenmaxameda4714 2 года назад +3

    Noolada qaraabo 😍💯✊

  • @somaliaelites2042
    @somaliaelites2042 2 года назад +1

    Keep going brothers

  • @mohamudissak1889
    @mohamudissak1889 2 года назад

    Baquli boy qofka ila arko inu qof ween yahay

  • @kaarlees5310
    @kaarlees5310 2 года назад

    Dadka kusameynaysaan prankiga raaligareeya

  • @yuunismalito9929
    @yuunismalito9929 2 года назад

    Shati Gaduudgi udambeeye wa Dacad Xaqiiqdi

  • @abdalamoha3552
    @abdalamoha3552 2 года назад

    Nio prankiyada soo dheereeye pleas🤒🥵

  • @cabdinasiralicabdinasirali5328
    @cabdinasiralicabdinasirali5328 2 года назад

    wlhi wiilka wo Ku dalbay dhip badanida baquli boy sadaxda kun isi kulaha sigar kucaba kkkkkkkkkkkkkkk

  • @shaakirjr7534
    @shaakirjr7534 2 года назад

    Xariifka buruska lasoo baxy Mxaa ka qaldan

  • @umuelias
    @umuelias 2 года назад

    Waxas dhaqanxumo waye waxa kafcned inad adinka biyaha gadatan ood isku diidan bal sidey dadka idin arkayan lkn san ad sameesen dadba idinku dayankaraya wllyal somalia sharci kala qabto malahane galas biyo dartii yanleysku dilin wa igatalo

  • @huhhh904
    @huhhh904 2 года назад

    Wlhi sabar ka bty kuwa cbtnkoda LGA xogayo ani San Tu u qabto kopka Ku jibin lhaay 😂😂

  • @hamzahamaza7851
    @hamzahamaza7851 2 года назад +1

    Bile alta wakuwata sxb

  • @aamiinyare4645
    @aamiinyare4645 2 года назад +1

    Hhhhhh waa iga qosliseen

  • @farxaanaadan4237
    @farxaanaadan4237 2 года назад

    Fist person and third person

  • @abdullahimoha8280
    @abdullahimoha8280 2 года назад

    Prank maraka sameysan raligaliy dadka ku sameysen that is my advice