Burco oo SNM Xusaysa & Taalo aan la filayn

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 янв 2025

Комментарии • 62

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 12 минут назад

    waa run xumaanta waa lagu baa baa ye ‼️subxaanallaah‼️😇hala joojiyo

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 22 минуты назад

    Subxaan Allaah, ilaahow kuwaas caafimaad sii.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 часа назад

    ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯
    VIVA New Police GUUL weyaan Hartiweene Cidanka Darawiishta SSC KH staat,
    5 Darood midooba waa lamtabtan dadka iyo Dalka dinta GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk 4 часа назад +1

    Subaxanallah ilahoow reerakan xanunaka kasar anigu iyaganab kanaxa dad ilamahoda iyo dadkoda qabayalad iyo nacayab baraya 😢😢😢😢😢 somaliyo dhan baa is babisay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 часа назад +1

    idoor sharkoda Allaaha kucliyo

  • @Qalaska
    @Qalaska 4 часа назад +2

    Waleeee dadkan caqligoodaaN la yaabaaaa bal dadkaas fiiriya aduunku dayax gacmeedkuu jiraaa dadkana cuqdad xumaan bay barayaaan ciyaalka soomaaliyeed 😢😢😢😢😢😢😢

  • @MaxamedBarre-ox6mt
    @MaxamedBarre-ox6mt 3 часа назад

    TAALOOYINĶAAN Waa cuqdadbaan kunoolahay ubadkayguna ha kunoolado

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 4 часа назад +2

    Subxaanallah subxaanallah

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 4 часа назад +2

    Waa nasiib darro in carruurta soomaaliyeed ee waqooyi galbeed ku nool maalinba daasad meel loo saaro loogu a sheekeeyo waa tii soommaaliya aabbahaa ku dishey.
    NASIIB DARRO.

  • @Cidhibmarako
    @Cidhibmarako 16 минут назад

    Munaafaq! Gacanta ayaa kugu qalali afkuhayta SNM!

  • @qofcilmileh335
    @qofcilmileh335 3 часа назад

    2023kiibayxuseen gawaadhidii laga qabsaday😅😅

  • @ju4965
    @ju4965 3 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 3 часа назад

    Subxana Allah

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 часа назад

    idor ilahay bah ciqabay ilahay idin duleh in shah Allah

    • @NimcoSagal-d3m
      @NimcoSagal-d3m 2 часа назад

      👎👎👎👎💣💣💣💣🖤🖤🖤🖤💣

  • @NajmoMoha-xg5mg
    @NajmoMoha-xg5mg 4 часа назад

    Way,masayreen reer ssc bay arkeen

  • @asheekh15
    @asheekh15 3 часа назад

    Halyeyba weligood mayeelan

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 4 часа назад

    SNM jabkii Goojacade waali xun ayey ka qaadeen. Maryahay dhigteen

  • @Maxdysfodowa-q6q
    @Maxdysfodowa-q6q Час назад

    Ssb iyo G36 baa laxusayaa

  • @MahamtDirir
    @MahamtDirir 3 часа назад

    Waar ilaahay kayaab iskadaa rer sh isaxaaq waa laxaquuqee mid kujees jeesa iyo mid xasuuqay ba ilaahay baa laxisaab tamaya

  • @J.KHR.A
    @J.KHR.A 4 часа назад

    Adigu iska daa, walal, Dadka waa laga waaniyaa waxa xun ee lama caayo.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 45 минут назад

    Hubkii ay Goojacade Ku garaacayeen ayey Xusanayaan

  • @FaizaNalayeh-fs7em
    @FaizaNalayeh-fs7em 4 часа назад +1

    Idoor waa Baanawaasiin cajaayib iyagii wax gaystay baa lah waa nala xasuugay kkkk iyaga wax xasuugay kkkk😂😂😂😂 isaag waa baaanawaasiin kkkk 😭😭😭😭😭cid idin rumaysanayso ma jerto aduunka way ogyihiin waxa aygaystaan baant la fadhiista isaagow kkkk😢😢😂😂

  • @OsmanAbdi-s2y
    @OsmanAbdi-s2y 45 минут назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 часа назад

    Inaadka sheekeeyso baaba qalada
    Waxsheegaba hadaay waayeen
    Iyaguba ma sheegsheegan are.ihiina

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 3 часа назад

    What is that mean??

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 2 часа назад

    Màxaa kaa galay ooyaayow

  • @bby6
    @bby6 4 часа назад +1

    War nimankan iidor reerka caqli yar waligay ma arag runti

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 3 часа назад

    What about sac genicide????

  • @ShireCadde
    @ShireCadde 4 часа назад

    WAR SAAS MA AHA. WAA XASUUQII GOJA CADE SI FICAN U EEG. SAWIRADA GARIGA SARAN FEYSAL BOTAN KUJIRA

  • @alisalaad4507
    @alisalaad4507 Час назад

    Even siyaad barre haduu reer waqooyi laayay waxaa toban laab ka badan gadane iyo axmed diiriye intee koonfuf ugeysteen oo jariimo ah iyo diig muslimiinta Iyaga oo hugan shaar diimeed waana wax iska cad oo cidkaahi fahmi karto

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 3 часа назад

    What about SSC Genicde??

  • @Umo580
    @Umo580 4 часа назад

    👍👍👍😂😂😂😂

  • @NimaIbrahim-p8f
    @NimaIbrahim-p8f 2 часа назад

    Wadiga la baxay khatumo khatumada sege mad qalin qadatid wadiga khayrkaa Ka hadhaye tusbax benalow

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 3 часа назад

    kkkkkkkkkkk lafihiina waay sooqadanayaan waxaay usaareen 259gos baay xusayeen

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 3 часа назад

    Waar waa dad waalan ee ha layska qabto!!

  • @JaamacHaaji-z5z
    @JaamacHaaji-z5z 3 часа назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MahamtDirir
    @MahamtDirir 4 часа назад

    War Adigu waxaad doonaysa in,laxasuusan xasuuqii logaysta shacab iyo culimo waxaad ogaata intad sidan uhadlaysid raalibaadkutahay xasuuqii logaystay culimo iyo caamaba hadalkaag naar ha uhoseedi rabigaakayaab

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 часа назад

    Suxaanalah Tusbaxna gacanta waa ku haystaa 😮😮😮 waar 34ka hor Dawladii jirtay ee Somaali oo dhan ka talinaysay maxay ahayd? Tii diyaaradaha iyo taangiyada u istacmaalaysay Muqdisho iyo HARGEISA duqaynaysay miyayna ahayn? No more Muuse biixi no more Saleebaan Gaal no more Ali sameter no more ina Saleebaan dafle.

  • @adanabdi8337
    @adanabdi8337 3 часа назад

    Intaad..noshaxay..Reer.sheikh..isaaq..hakumashquline..waax..kale..oo..kuanfaco..kumashquul

  • @HASSANDheere-dt8gm
    @HASSANDheere-dt8gm 3 часа назад

    Kuwaas bay ahaayeen nio kuwi idinkaga saareen gobollada barri oo dhan😂

  • @Qalaska
    @Qalaska 4 часа назад +1

    Talada cuqdada kkkkkkk

    • @abdu5777
      @abdu5777 4 часа назад +1

      Taladaha cuqdada ah 😂😂😂😂

  • @Sahal63
    @Sahal63 Час назад

    Qaasinow Kaaraha Buhodle Taallada saarani armuu kan ka horreeyey, ma leedahay labadaba in dhulka la dhigo? Oo labaduba caqlixumo yihiin? maxaad kala sheegi waa isla walaaqateene,

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 3 часа назад

    faqash maxaa ka rabtaa burco dadkii lahaa ayaa joogae halkee ku xanuunaysa adigaa cuqdad qabo oo la barooranaya ciil dartii

  • @CataniaCatania-y1c
    @CataniaCatania-y1c 2 часа назад

    Munaafiq tusbax ayuu gacanta mar walba ku wataa mufaqad iyo nacayb ayaa ka buuxa qalbigiisa siday isu qabanayaan dhibaato darood ayaa somali u geystay welina ku wada

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 4 часа назад

    Nacaybka soomalida ay u hayan ayey mujinayan iyo jabkii ku dhacay dagalkii goojacade

  • @maxamedcabdo3565
    @maxamedcabdo3565 3 часа назад

    Waar adiga iyo soomaalida kaleba waanu neceb nahay

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 2 часа назад

    Snm inay xuusto gadhiiki uu hooreye ee somaliland laku xooreyaaye adiku aklo ogadeen aya kaa tahaye

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 2 часа назад

    ❤❤I'm SNM❤
    SSC macnaheedu waa siilkii saado cali

    • @aminaawil8037
      @aminaawil8037 2 часа назад

      Walahay waad hoogtay maxaa kuu gayay marxuumada mootan Allah ka baqa oo ka xishoo maytida

    • @aminaawil8037
      @aminaawil8037 2 часа назад

      Nin waa kii xishooda wuxuu ku yaalaa hooyo maca wuxuu ku yaalaa walalo wuxuu ku yaalaa xaaskaaga cabarku caab balaha

    • @abdilaahijaamac6644
      @abdilaahijaamac6644 2 часа назад

      @aminaawil8037 sxb ninkan isaga cuqdada isaaq hayso maad wax usheegtid
      SSC macnaheedu waa siilkii saado cali
      Ma ceeba

  • @StahilMohamed
    @StahilMohamed 4 часа назад

    Isga amus. Nacas fooqol nacas😅😅😅😅😅😅

  • @xaqsoorottawa6074
    @xaqsoorottawa6074 4 часа назад

    xanuun iyo cuqdad ayaa kaa buuxda. Maxaa kaa galay burco?

  • @mohamoudsuleiman7558
    @mohamoudsuleiman7558 10 минут назад

    Ubo weyso wa kugu arka heel saladede edana wa kugu maqla oogta waberiye ashahadda beenlow maxa eeba ka buuxda) cudurka ad qabto Allah umada ka badbadiyo isaga caadiil oo qaniye

  • @StahilMohamed
    @StahilMohamed 4 часа назад

    Nacas. Fooqol a. N
    O

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 4 часа назад

    Somaliland is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @abdu5777
      @abdu5777 4 часа назад +1

      Reer oohinland qoomuluudland 😅😅😅😅😅

  • @keysaismail9696
    @keysaismail9696 4 часа назад

    War hoy joojiya hurinta colaada, maxaad ka rabtaa taaladooda? 1000 sano ha jirto ee maxaa kaala socda, dhib iyaga ma loo geystay walaahi inaad helayso waxaa lagugu buuxiyey ee beenta ah.