Daawo Suldaan Fowsi O Si Adag Ugu Jawaabay Salaadiintii isaaq Ee Dagaalka Dacawaleey Ka Hadlay Kuna

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 янв 2025

Комментарии • 71

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 15 дней назад +5

    Si wanaagsan ayuu u hadlay Suldaanku! Jasaakalaah khayr

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 15 дней назад +4

    Suldaan allaaha ku sharfo aqoonyahan garanaaya in uu dhimanaayo weeye kuwayagana xaqa allaha garansiiyo

  • @Salamin77
    @Salamin77 15 дней назад +6

    Suldan fowsi waa aqaan waa nin fiican muddo dheer buu ku xidhnaa jeel Ogaden. Waa ina caaqil yare Awowgiis waa Makhtal Daahir.Waan nin wax bartay Waan salaamayaa.

    • @MahamedCabdi-p5h
      @MahamedCabdi-p5h 15 дней назад +2

      Salamiin sxb sidaasaaloobaahanyahay dadku waa iskudagaan meelamakalatagikaraan colaadina waxba matarto

  • @Mawliid-rd8en
    @Mawliid-rd8en 15 дней назад +4

    0daygasi anigo garxjisa waxa imuqda oromo iyo canfar dhulki somaliyed ayay raban in ay qatan wa in la heshiyo isaaq iyo ogaden cadawga somaliyed wa in ay umidoban mw mustafe adiguna dul qaado qalad aya dhacay inader dad dana kale wata ayaa kashaqeyay hadi dagalkale dhaco wa laynaga faidaysanayaye

  • @sali6052
    @sali6052 15 дней назад +2

    Suldan allh aku barakeyo
    Ilahay umadana xaqa ha tuso

  • @IB_Adam
    @IB_Adam 15 дней назад +5

    Ogaden iyo Isaaq (Cagdheer iyo Idoor ,marka la isku xanaaqo ama xurguf timaaddo)waa dad walaala ah oo daris iyo ood wadaag ah ee nabadda ha laga shaqeeyo dhammaan!

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 15 дней назад +3

    Fawsi Mohamed ali wa SULDAN magac iyo mamus ala siiyay waxa awowe u ah AUN GARAAD MAKHTAL DAHIR oo ay maryo dhiigle kalafurten Xayle salaase

  • @aiderusahmed4394
    @aiderusahmed4394 14 дней назад

    Masha alllah

  • @cabdiqolee8192
    @cabdiqolee8192 14 дней назад

    Ugaas mahadsanid ugaas saas ayaafiican inloohadlo wixiidhacay waa inlaxaliyaa

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 14 дней назад

    Cagdheer FADHATO cawaan ALQUSHAASH

    • @IdrisAlikorow-my1ld
      @IdrisAlikorow-my1ld 14 дней назад +1

      Inta fican maxa kudidey ogaden waki towxidka kuqabtay ee.

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj 15 дней назад +5

    Adeer dadkan aad la hadlaysa e idoor wanag waxba kuma leh luuqada ay yaqaanan waa in xabad afka laga geliyo,hadalka nastexada ah e aad kula hadlayso way ku kibaraan,nimanka dabka hala saaro.guul ogaadinaya

    • @JamaAbdullahiQalinle
      @JamaAbdullahiQalinle 15 дней назад +1

      Walee sida illaah iga adagyey ayaan kaaga adagay suldaankaa ogaadeen ee hadlayaana wuu I yaqaanaa sidaasaanu u leeyey nabad nabad waayo anigu liyugaagii ayaan tukaha u wadhay dhashiikaha kusoo dagaal galay oo maydkoodii iyo dhaawacoodii ka cararteen kkkkkk markaa maw malaynaysaan ogaadeen maryo cad ah oo macawisley ah ayaa iisoo badheedhi kara waa taa ta suldaankiinu u baryootamayaa wuu ogyey inaan yoocaale lasii deganaanayn sxb malaa caruurnimo ayaa kaa hadlinaysee indhahaagaad ku aragtay 2000 oo liyu bolis ah inaan ka dhigay wax dhintay wax dhaawacmay iyo wax firdhaday ilaa yoocaale kkkkkkkk miskiin baaqigana kusoo celi afjeex waxaan ahayn sidii maalintii dhawryd inaanan futada kala dhacayn

    • @AliMohamed-vj8uj
      @AliMohamed-vj8uj 15 дней назад +2

      @JamaAbdullahiQalinle idoor faan iyo oohin kaladaaya idoorow

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 15 дней назад +2

      @@JamaAbdullahiQalinleiidoor faan iyo futo weyni badaanaa iidoor gaadamo iyo inuu wax qaraxiyo ma ogiye bareer ma u dagaalami karaa waa may

    • @Sirad47
      @Sirad47 15 дней назад

      Odayaashan caqligui ka guuray ee qabiilku nadaxnaray hadana muslimka isu ejaysiinaya.
      Oday shacabkaagu sawkii ciidamadiisa hoos yaacayey ee magaladii ay weerarareen liturgy bililiqaysanayey.
      Ciidanka aad sheegaysaa waxay u dhisan yihiin inay shacabka masakinta ah ee dumarka caruurta waayeelka ay gumaadaan , waa wax caddaana aan caad la saari karin.
      Lakin Ogaadeenow waxad tihin dad dulmiga iyo gardara isku taageera.90jirkiinna iyo 8 jirkinna
      Caddaaladda la idinka qariyey, belo ayaad u gacan haadinaysaan.
      Walle dambarkeeda waad ka dhergi doontaan.

    • @JamaAbdullahiQalinle
      @JamaAbdullahiQalinle 15 дней назад

      @ShukriOmar-g3n
      Somaliyi way taqaan dacawaley oo Arab niyu boliskii haadka iyo waraababa u loogay ayaa dagaalyahanimada isaaq kaaga filan anaga Waxayagu waa itus oo I taabsii sadex boqol ayaan ku dilay anigaana laysoo gaaday oo magaaladaydii la gubay oo baraha bulshada ogaadeenku isasoo dhigay iyagoo timirtii sita maxaase ka raacay hadaanad indhaha somaliyi ku aragtay fadalkii ka dhacay iyo dhaawacoodii iyo maxaabiistoidii iyo maydkoodii daadsanaa aad adigu is diidsiinayso markhaati baa laga ahaa ee miyaan faanayaa mise shaahid ayey soomali u ahayd kkkkkkk naa qajil oo xishood cagaf baan maydkoodii ku aasay gabadheeye candhuuftaada dib u liq xabiibi

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 15 дней назад +1

    Waa runta ee allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 14 дней назад

    Masha allaah adeer waa runta oodi ab ka dhow laakin kuwa ogaaden ee jamac galad nuur guuled bidhaan media ma aragtay ku waa ka bilow illaahay xumaanta dadka wil iyo abtigod ah illaahay masalaxo dhex doodo ha dhigo laakin new police dadka xasuuqen waa in la qiraa

  • @xildhibaanxasandhabaase945
    @xildhibaanxasandhabaase945 15 дней назад +1

    Suldaanku waa mahadsanyahay, suldaan si wacan baad uhadashay,adiga ayaana ku faa'iidi doona,hadaba dadkan Mar hore ayaa jaamac dubad lagu laayey,liyuu booliska aamin darro ayey ka qabaan, dadkan reer sh.isaxaaq dawlad deegaanka ku soo dara ciidan iyo madaxba, salaadiinta idiin timaada ee xalka usocotana qaabila oo ha laynina hana xidh xidhina ,is aamina meesha ha laga dhaliyo.

  • @muxumadshcabdilaahiCarab
    @muxumadshcabdilaahiCarab 14 дней назад

    ❤❤❤❤❤

  • @Eazy-q8l
    @Eazy-q8l 14 дней назад

    Nabaad ma talo ilma sheekh isaxaaq bin axmed bini hashim dagalma ciidna ha dagysaniin duqaan uunba la saxya kaaca ilma sheekh isaxaaq

  • @cabdiqolee8192
    @cabdiqolee8192 14 дней назад

    Ciidanka yaalaayay marking hore ilayn iyagoo hurdaalalaayaye

  • @SagalmohammedAli
    @SagalmohammedAli 15 дней назад

    Marabno mamul ogaden

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg 14 дней назад

    Suldaan cismaan isdifaaca ayuun buu yidhi haddii ay xuntay iyo haday fiicantayba runtii weeye dacawaley xasuuqbaa ka dhacay dagmooyinka gaashaamo daroor iyo xarishna dawlada fadaraalka ee itobiya ayey hoostagayaan

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 15 дней назад

    Haaye odaygu Suldaan Cismaan ma wuxu ku dhaliilayaa Isdifaac ma aanu idinqabsanee ha isdifaacinaa

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 15 дней назад

    ManshaAllh suldaan saladiinta somali hadaay saa u hadli lahayeen badbado badaan baa jiri lahayd lkn waa la khairo seegay oo anana waa nala dhiibay nabaad waxay ku baqayaan odayada isaaq ciid nala qadanaysa ma jiiran waax raba inaay dhintaan waxna dilaan oo cadabta galaan baanu aragnay

  • @Dhagaxbuur-k4q
    @Dhagaxbuur-k4q 15 дней назад +1

    Afku kumago adeer waadlahadashay iidoor Afdhogor

  • @JanoGale-b6w
    @JanoGale-b6w 15 дней назад

    Aleh hakalaqaboojiyo
    Soomaaalidan

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 15 дней назад

    ❤❤❤❤ waaruntii hadan qaladka la qaban waynu rogmsnaynaa walahi ciqaab rabi ba inagu soo so socde dhiiga islamka aynu joojino wixii ina duufsanaya labada dhanba halayska qabto waad arkaysan ilahay jawabaha uu galadii siyay awoodisu second ku qadan mayso inu dhulka sida uu ujaray uu idiinla gooyo somaliyey

  • @MubaarigHassan-m5v
    @MubaarigHassan-m5v 15 дней назад

    Adr,isaaq isagaa xabada kubarey

    • @afbile1
      @afbile1 15 дней назад

      Dad xun, hadal xun leh waa Idoor

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 15 дней назад

    Somaliyey ilaahay ka baqa oo ilaahay u noqda cadaabtii aduunkii bay ka Soo baxday iyadoon aakhiroba la gaadhin qabiilna waa qudhune halaga fogado Somali haday sidan ku Socoto way is dhamaynayan suldanow ilaahay nabada ha idinku garab galo

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 14 дней назад

    HA LAGU DILO OO WAXBA HA ISKA CELIN OGOBAY MA AHA WAX LA YEELI KARO.

  • @nkm3449
    @nkm3449 14 дней назад

    Sidaa uu yidhi suldaan Fowsi hadii ay ka dhab tahay war dagaalka ma fiican oo nabad waxa ka fiicani ma jiro dagaal sokeeye faaiido ma leh oo cidina kuma guulaysto burbur iyo qasaaro uunba laga dhalaa halkaa ha lugu joojiyo

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 14 дней назад

    Ciidan haduu na Dillay adiga maxaa ku galiyay Ayuu se Ahaa uraye

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 15 дней назад +1

    Hooyadaa iyo somalilandba was waxba ha calaacalin ceerigaabo rag waad isku arki doontaan dhawaan viva ssc khaatumo !

    • @helpneedypeople5835
      @helpneedypeople5835 15 дней назад

      Ninkan hadlaya waa ogaden yaad uhaysataa ?

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy 14 дней назад

      Odayga hore kama hadlayo miyadan dhegaysan odayga gadhka cas ee iidoor ee faanaya

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 15 дней назад

    Beenbaad sheegtay Suldaan Fowsoyow ninka yidhi Reer Sheekh Isaxaaq ha ka guuran oo xadka ha dhafaan ee Ugaaska isku sheegayay.
    Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar ayaan hadalkiisa maqlayna oo noo Suldaan ah

  • @gooranguux3929
    @gooranguux3929 15 дней назад

    Ciidanka lama weerarin suldaan ee isagaa dadkiisii laayay dadkiina markay xanuunsadeen way iska cesheen .. dadkana waa iska xignaa o waa runtaa lkn dee daarood uunbaa colaada bilaabaya ama dawlad deegaan ha ahaado ama meel kale ha ahaado ..

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 15 дней назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂beentu qof yar ayay ku wanagsan tahay

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 14 дней назад

    DACAWALAY miyaanad FADHATAYSAY OO AANAD FADHATAYSAN YAA GUBAYEY CAGDHEER FADHATO

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 15 дней назад

    Adeer beentad ku hadlayso 1:27 1:37 waa ceeb meshaad shegaysa dacawelay waad guubteen o nagihini ayaa bililaqaysanayen miyaad xishoonan

  • @IsmailMohamed-l8t
    @IsmailMohamed-l8t 15 дней назад

    Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa dad Diiiiday Ma Hashiiinayan Xaqiiqda Walama Huraan Muslimiiinta Shareeecada islamka ayaa Sharci U Ah Gaaladane Demuqraadiyad Marka Hala Qaato Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Hala Dumiyo Demuqraadiyada Qabiilkan Sanamka Noqday Iyo Calamadan Badan Reeer Walbo Samaystay Talo Hadad Rabtaan Is Daaaya Reeer Walbo Gurigiiisa Ha Jooooogo Ilaa Shareeecada islamka ka Qaadanaysaan Waxba Ha Isku Darsaniina Ku Kala Taga Buuuuqiiiina Dadka Ka Daaya Iyo Waalidiiiina Aaad Wadaan Bari Baanu Idinka Nahay Ogaada ilaaa Shareeecada islamka Ka Qaadanaysaan Cadowgayna Ayaa Tihiiin Qaata Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Mid Noqda Hadad Diidan Intaa Ku Kala Taga Baan Idin Leeyahay

  • @Jimcaale143Bile
    @Jimcaale143Bile 15 дней назад

    Magalda yagubay markaa dumarka guranaye gubayay iyo cidanka wad socoday yay ahayen

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 14 дней назад

    KKKKKKK KAN HADLAYAA MA ISAGAA CEERIGAABO LEH XAGGUUSE JOOGAA QARANKUU SHEEGAYAA WALLAAHAY KOODA YAR IYO KOODA WEYNIBA WAXAY KUNOOL YIHIIN KHIYAALI WAALLI AH AAD BAAN UGA XUMAHAY IN NIMANKAN MIYIRKII KATEGEY WAA YAABKA YAABKII

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 15 дней назад

    Ugaasyadiinii iyo culumadinii miyaanay dhamaan Dagaal ku dhawaaqin. Dee horta dib isugu noqda.

    • @IsmaciilIsmaciil-li1bx
      @IsmaciilIsmaciil-li1bx 15 дней назад

      Adeer dacawalay idinkaa soo weereray oo shacab laayey ee dib isugu noqda oo dhulkiinu haydin deeqo ogaadeenoow

  • @maxmudmaxamud
    @maxmudmaxamud 15 дней назад

    Suldaan. Caawibo iyo wanaag ka taliya. Marnaba lama mid aha. Mid suldaan sheegta. Oo dadka ehelka ah fitno dhex dhiga. Dhiiga islaamka in la daadiya waa xaaraan. Soomaaliyeey heshiishiya

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 15 дней назад

    Waar Liyuu polis ayaa Caruur iyo waayeel ba lagu laayay.

  • @adansamale5613
    @adansamale5613 15 дней назад

    Oday aqli badan wa runta haday Somali sida wax uu fahmiy lahayd dhibato maynu arken hadana dhigajagu dacwalay bilash ayu ku datay mar dambe dhaciy mayso

  • @umm123
    @umm123 15 дней назад

    Kuwiina dirayska nuuyboolika isku sawirayay maxay ahaayeen? Naagaha ragii nuuypoliska xiniinha ka jaray maydkoodii islaamnmda ka baxasan ma arktid, khaladka isaaqu galo idinma muuqdo dagaal doon hadaad tihiin diyaarbaa laydiin yahay.

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye 15 дней назад

    Waar dawladiina la hadla ogaaden baa iska leh ma runbaa mise waa been

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 14 дней назад

    Sheekhow waxba dabool ha saarin wixi dhacay waxa dhul balaadhsi wada waa inadeerka cadhowjar ey wata daquudka dayuus fuqal dayuus bolis rereysan oo raba inay aabahoodi snm bireysay iyo kuwaa lascanood ey adonsiga nogu jira ey falastiniyintaa uga argudan arab sheekh isaxaaq anakuna dhhiigu biyo maahin ey wan garab sinaynaa dadkayaga ku daawan maynow cadowga hubihii ka hadhay afwehne daacuun wana ku faraxsan nahay sida ay dayuus bolis u bireeyen ey qudhunkii daacunka ahaa ey cadhowjar ay iskaga difaaceyn waxan tolkay ugu baaqaya kuwa horgalada cadhowjar ilmo xaraan u watow haday nabad an jirin oo hosaasina madaxa ka toogta isaga iyo wixu so dirsanaayiw cadhow jar waa cadow weeyiye marka cagdheer haday ini so donato dharyo kulul oo saliida madax ugaliyaa waa cadowga hornudka u ah hubihii afweyne daacuunay waa gaalow cagdheere dhiigoodu waa xaalaalay ku falaxasha sida biyaha falaxalka

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 15 дней назад

    Dee abti ILahay hadaad ka cabsanayso maxaad utidhi dadkayagu idinmasoo weerarin show tii macal habrihiinii timirtii caruurta guranayeen ILahay kacabso mise waad ulaqabtaa

  • @injalxajarialxajari3515
    @injalxajarialxajari3515 15 дней назад

    Miyaydaad ahayn kuwii go'aamiyey dagaakii l/caanood
    Miyaydaan ahayn kuwiivm hanjabi jiray ee lahaa [ waa faataabakh !!!!]
    Ma haday idinla xumaatay
    Waxaad ku sifoowdeen inaan wax Soomaali la yidhaahdaa sii jirin qaran iyo qoomiyad midna
    Caqligiinuna noqday aan waxaan doono kugu sameeyo adiguna waxba ha samayn!!!!

  • @CarabCabdilaahi-c6r
    @CarabCabdilaahi-c6r 15 дней назад

    Hadanad shacbigii laynin maxaa ma Roobbaa laayey

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 14 дней назад

    Wacad malaha ogaadeen iska ilaaliya yaanay idin kaadine

  • @cabdirahmaanyuusufbaashe1265
    @cabdirahmaanyuusufbaashe1265 15 дней назад

    waar ma isku isaaq baynu nahay mise kala isaaq😂😂

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 14 дней назад

    Waar ha odhan xabad maanaan ridin

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 14 дней назад

    Wu kywii gooj cade ku soo qaaday dagaalka

  • @MohaCumar-o6f
    @MohaCumar-o6f 15 дней назад

    Man sha alah

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 15 дней назад

    Adeer ciidankaaguna dadku laynayey shacabkaaguna gurahana wuu gubaayey xoolahii dadkana waa kuwii guranaayey markaa sideenad dagaalka ugu jirin halkeese ciidan lagu weeraray iyagaa weerarka lahaa oo salaadiintiina afduubaye goormaa ogaadeen daacad nimo ku hadlayaa gabay baa ahaa kkkkkkk
    Waa taan ogaadeen noqdaa
    Ahabta diidaaye
    Diintaba waxay u yaqaanaa xoolaha isaaq waa xalaal car wixii meesha ka dhacay siday ahayd hawga hadlaan waa kuwaase illaahay kama baqaan waar xishooda ogaadeenoow isma qabataane islaamihiinii ayaa xoolahii dadka iyagoo sita isku sawiraayey iyagoo dadka afduubaya isku sawiraayey iyagoo guryaha gubaaya isku sawiraayey hadana waxaad isla soo taagaysaan waxba maanaan samayn xataa saxafiyiin ku sheegina Kan warkani soo dhigayaa ka mid yey ayaan qabiilnimo mooyee daacad u warami Karin oon odhan Karin waxaanu muuqaalada ku arkaynay dad wax bililiqaysanaaya guryahii gubaaya wuxuu ku odhanayaa kkkkkkkk shabaabaa wax soo weeraray waar marka sidaa wada tihiin sidee loo heshiinayaa ma dad waalan baa la hadlaysaan waar isla yaaba run ma taqaanaane dagaalka ayaa wax ku taqaanaane waa inoo dagaal daaroodoow aniga anoo ak sita. 88kii ayaan afka dhulka idinku dhuftee maanta oo hayto dal dhisan dad dhaqan iyo dhaqaale mayga adkaan kartaan ayaa u malaynaysaan kkkkkkk walaahi riyo ayaa ku jirtaane cagaha dhulka dhiga ayaan idin odhan lahaa hadii kale soo socda waxaa ka heshaan ayaa leediine

    • @hassanmohamed900
      @hassanmohamed900 15 дней назад

      Hhhhhhh ninyahow geelii waahore lagatagay ayaad maskaxda kuhaysaaa ee caadi iskadhig war cagdheer mushahaar ayay dhadhamiyeen Garxajisna madaxtooyoda ayay iidoorkii kale kuhortaagan yihiin marka nadad geed uwaab siaad kursiga usii haysatid hhhhh hadiikale buurtii ayaad uxiistay awoowgaa lagubye

  • @amirahmed6170
    @amirahmed6170 15 дней назад

    wallalo manihin Sam iyo dhol fog banonahay xaramiyiin yahow

  • @amirahmed6170
    @amirahmed6170 15 дней назад

    kadab darood amin malaha munafiqin