Wararkii ugu Danbeeyey Qorshaha Donald Trump & Xogta Weyn ee Haa La Ogaaday Cabsida Dunida

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 ноя 2024

Комментарии • 37

  • @IAM-x5s
    @IAM-x5s 6 часов назад +1

    Thanks horufadhi tv

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 8 часов назад +2

    Horufadhi Media Horufadhi TV guulest Allah idin xafido Suleman xaashi eng yaasiin guulest ❤🇸🇴

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 5 часов назад

    Maasha alaah bagaa lalaayay ciidamada sahnuniyada dolalataga ah guul & gobanimo dhameystiran o dagdaga ayaan urajeynayaa walalaha falastiin iyo dhabarjab kudhaca sahnuniyada & mareykanka reer galbedkiisa lagudaray qaar caraba insha alaah❤palastin

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 7 часов назад

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @AbdixaafidAbdullahi-n2v
    @AbdixaafidAbdullahi-n2v 8 часов назад

    Allaahu Akbar

  • @OsmanIbrahim-b5t
    @OsmanIbrahim-b5t 9 часов назад

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 10 часов назад +1

    Ilaaheyow masiibo dhulgariir,daweelo,argagax ku rid Israel ciidamadooda iyo madaxdooda yaarabi Aamin

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 9 часов назад +1

    Ilaahey baa jabiyey bidixlayaashii mana soo noqonayaan insha allaah

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 11 часов назад

    Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 11 часов назад

    Marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee wixii Allah ugu talagaley ayey dunidaan mareysaa ee Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 11 часов назад

    Scw scw scw scw scw scw ❤

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 10 часов назад

    YA ALLAH YA RA'BBY GARGAARKAAGA GAZA

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 11 часов назад +5

    QOFKII UGU HOREYAY THANKS A LOT HASHI

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 10 часов назад

    ALLAHA BAABIYO YUHUUDA AMIN

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 5 часов назад

    Xaashoow xagenu wax kudarsanaa koonfuri weli maaha dad tashadeye

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 11 часов назад +1

    Koxda beydhan holac ayey donayan iney ugu tagaan calamka

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 11 часов назад

    Mansha Alaah tabarka Alaah wad naga farxisay ducada waa dhanka musliminta warkana waa dhankaaga yuhuuda jab io hoog Alaaha ku rido

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 11 часов назад

    Csw csw csw❤❤❤

  • @abdiabdi8589
    @abdiabdi8589 12 часов назад +1

    wow iam first one today

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 8 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 11 часов назад

    🥺🥺🥺🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 11 часов назад +1

    Munafaqiintu Markay
    Arintu Ku cakiranto iyo Markay Khatar dareemaan
    Ayey Turkiga u ordaan si ay u helaan Ciidankiisi tirada badan marka kalana Way luqaafeeyaan
    Cimrikiina Soo gaabay

  • @mudiali719
    @mudiali719 11 часов назад +1

    Hadalka dib maxa ugu celisaa?

  • @shafkafromhiiraan3748
    @shafkafromhiiraan3748 10 часов назад +1

    😅😅😅😅😅😅 war waad igaqoslisay walaqaynta kulahaa falaqayntaaad rabtay kkkkk

  • @QadarFarax-s5h
    @QadarFarax-s5h 9 часов назад

    Asc

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 10 часов назад

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @KhadarCqani-t3x
    @KhadarCqani-t3x 11 часов назад

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @KhadarCqani-t3x
    @KhadarCqani-t3x 11 часов назад

    ❤❤❤❤❤😂😂

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 11 часов назад

    KURDISH DHULMAHANTE
    CEERIGAABO REER KII LAHAA HADDA WAA MADAXWEYNEHA SOMALILAND REPUBLIC 😂🤣😅😅😅😅

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 11 часов назад

    Odaygan musiibaha ah oo kunbiyuutaka ah waxuu rabaa inuu aduunka oo dhan gubo oo uu Tump uga baxo madaxweynaha cusub

    • @osmanibrahim3470
      @osmanibrahim3470 11 часов назад

      DONNEL TRAMP OO JAMHUURIYADA SOMALILAND AQOONSADAY

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 11 часов назад

    SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @NabilBashir-o6n
    @NabilBashir-o6n 10 часов назад

    If turkiett to out Syria it's good for every Muslim and al bahath and all arab kurdish iranian and african nationalist is not dead we are still fighting we are not western so horufadhi must you understand cominist is what helping your people . We are not who are helping american yacni naga edebso horufadhiyow

  • @biyodsaid1071
    @biyodsaid1071 11 часов назад

    Asc wllyl Kusaliya suubanaheena scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscwscw scw scwscw scwscw

  • @QadarAbdiyussuf
    @QadarAbdiyussuf 11 часов назад

    Bal inaad waalantahay maxad nagala doontay dorasho lagu kala baxay iyo fahfahin teeda iyo sharaxeeda somalida wararkeda inan iska dayno weye wqax aan looba joogin unbay kugu mashqulin